Heestii Sida Dhoolka Guga Axmed Cali Cigaal

  Рет қаралды 171,627

kulmiyetv

kulmiyetv

10 жыл бұрын

Heestii Sida Dhoolka Guga Axmed Cali Cigaal,,, Cigaal wuxuu heestan ka qaaday Xafladii lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Puntland ee ka dhacaday Magaalada Columbus, Oh

Пікірлер: 85
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 4 жыл бұрын
Legend fanaan Axmed Cali Cigaal, waa fankii sharaftaa & milgaha lahaa.
@Somdoc
@Somdoc Жыл бұрын
Ahmed Cali Cigaal is the King of Somali music. This is my favorite song of his❤
@sunduscabdi7098
@sunduscabdi7098 6 жыл бұрын
Fanaan qaran ,from puntland
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 4 жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha Somaliyed, A A E legend guulayso.
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 6 жыл бұрын
Ilkaheeda dhuuxa ah indhaheeda dhayda ah Dhabankeeda curuda ah Timaheeda dhuxusha ah Badhkood soo dhacen Laydhu ay ku dheesho Abwaan C.Casiis Dakhare
@CibaadoSuleekha
@CibaadoSuleekha 5 жыл бұрын
AUN Axmed Cali Cigaal Legend aan heesihiisa in badan dhagaysto Alle cimrigaaga ha raajo dembigaagana ha dhaafo
@Somdoc
@Somdoc 3 жыл бұрын
Ahmed Ali Cigaal is alive. Stop spreading fake news.
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 6 жыл бұрын
ERAYADII ABWAAN C.CASIIS DAKHARE REER KHAATUMO STATE TUUG MA XADO NICE LYRICS.
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
Ahmed legend long life
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyiga somalia hal-abur u dhashay alifay erayada cabdi-casiis ismail dakhare
@aliabdullahi185
@aliabdullahi185 7 жыл бұрын
wligeey waxaan jeclaan jirey markuu leeyahay ma waagoo dhalaalay baa! 50 sano baa fanka lagu jiraa, Da'duna waa 73 Ninkani ma Sahlana, waa Ruugcadaaga Fanka ee Nool
@mustafemohamedabdurahman4707
@mustafemohamedabdurahman4707 9 жыл бұрын
Hestan aad ban uga helaa caadi maha, waxa ku jira erayo waaweyn oo ubaahan inaad ka baarto qaamuska afka Soomliga aniga waba igu adkaatay
@kadraatteyeh4712
@kadraatteyeh4712 6 жыл бұрын
Somalis are stateless with millions of flags
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Viva Soomaaliya
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
Mahelaya
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 6 жыл бұрын
Viva PUNTLAND❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪👈
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 6 жыл бұрын
Asal legend fanaan Ahmed Ali Cigaal nooloow adeer long live
@beerlulahassan7827
@beerlulahassan7827 3 жыл бұрын
My favorite song
@88Djibouti
@88Djibouti 9 жыл бұрын
asc: he is legend that great singer mr cigal such singer we havent seen those Days. long Life.
@abdiqaniilkacase9921
@abdiqaniilkacase9921 7 жыл бұрын
Abdisalam Egeg
@mohamedbashe5602
@mohamedbashe5602 7 жыл бұрын
Abdisalam Egeg axmed cali cigaal with weji xun
@mubarakaxmed4996
@mubarakaxmed4996 7 жыл бұрын
woooow Ahmed Ali cigaal
@makoahmed6684
@makoahmed6684 7 жыл бұрын
Wale wa run qabiil kasti calan gooni ayu samaystay Somalia calanka blue ga umbay lahayd hal madax wayna hada boqolaal madax iyo waziiro iyo calan kalajaada ayay Somalia yeelatay eebow somali midee oo hurdada katoosi oo cudurka qabiil kasaar aaamiiin
@burhanyusuf3456
@burhanyusuf3456 8 жыл бұрын
ahmed nin daran camrii dheer my singers
@rahmamohamed2287
@rahmamohamed2287 8 жыл бұрын
Love cigal
@salaamcabdi6301
@salaamcabdi6301 7 жыл бұрын
adeer qli ilahay haku daayo
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
asc somali wadaniyadii way ka dhammatay waxayna somali dib ugu noqotay qabiil iyo gobolaysi.
@ayandahir255
@ayandahir255 7 жыл бұрын
Waa run
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
Yes indeed sister
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
Kkk
@ayandahir255
@ayandahir255 7 жыл бұрын
haa Bro Allahu sahalo Soomaali Maxamed
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
Ilaahay ha sahlo
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
10 top sagaa iiga muuqda wali kama maqal qofkamida hoboladii qaranka qabyaalad waxa nool oo iskaba yar hada qofkii heer qarangaaraa waa darajo qof dadkoodhami u soo istaagayaan waa darajo magac caan baxay waa darajo waliba axmed wuxuu soomali oo dhan dheeryahay xushmada sinaanta oo ka muuqAta qoyskiisa taasoo anigu aan ku taageersanaa sanado badan magaalooyinka hargaysuu aad u jecelyahay xamar iyo wardheer boorame hamigiisu waa soomali fanaanqarana
@ikaiden3320
@ikaiden3320 6 жыл бұрын
Tres super j'apprécie
@mohameddaud769
@mohameddaud769 6 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Cigal
@kinkonabdi7146
@kinkonabdi7146 8 жыл бұрын
nin Wayn hadane sumcad leh ilaahayoow kudaa
@osmaanmahmuud7284
@osmaanmahmuud7284 Жыл бұрын
Sida dhoolka guga oo Dhudhumihiyo kaymaha Dhawr bari ku horoo Dhirti wada magasho Saci wada dhalaalay Xasuus ano yar ban dhagysn jiray 12/2/2023
@abdullahiayoubdaha296
@abdullahiayoubdaha296 6 жыл бұрын
nacastaas ku kaadhay harqadha Qabiil wallahi waa iska dhigye Aniga maalitay Cigaal iyo.Smatar Qaataan Harqo Qabiil waa iga dhinteen
@deeqyaremohaa5429
@deeqyaremohaa5429 7 жыл бұрын
fanaanku wafanaan qaran fanaan qabiil yanlaga dhigin
@Karite7
@Karite7 9 жыл бұрын
alfanaan axmed cali cigaal fanaan cod mcn alle haku daayo
@osmanabdillahi4475
@osmanabdillahi4475 7 жыл бұрын
heestan waxaa u sameeyey abwaan Maxamed cumar huryo sadex dii heesood na hurya koobka ku qaaday hadad ogtahiin bulsho
@widhwidhtiger8372
@widhwidhtiger8372 6 жыл бұрын
Osman Abdillahi, horta qolyahan isaaqa maxaa ku kaliifa inay sheegtaan Suugaanta Abwaanada reer Khaatumo sameeyaan??? Cajiib! Heestan waxaa sameeyey oo ku faro yaraystay Abdiaziz Dakharre. Abdiaziz Dakharre ayaa labo jeer oo is xigta number one lagu siiyey heesaha jacaylka
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 8 жыл бұрын
fanaan qaran waaye axmed cali wuuna ahaan doona waligay ma arag asago maamul goboleed qadaya wadaniyad baan uga bartay inkastoo hada wadaniyadii ayba sun noqotay
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
KUU KA QAYB GALAA XALFADAHA MAAMULKA GOBOLEEDYADA LKN HEESO AY LEEYIHIIN MA QAADO
@kadraatteyeh4712
@kadraatteyeh4712 6 жыл бұрын
He is a big man
@fadumaj5011
@fadumaj5011 7 жыл бұрын
Calanka somaliya nigu filan
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Fanaan baa kaso daba qaaday o kistoo sodhaweyey lkin Ahmed magaro walashey laki muse ayaaa imuqato abyo ilaah Hakka xafido
@madatmohamed9452
@madatmohamed9452 5 жыл бұрын
yyy gvhuubvbh bb bby gmmuummuuhhyb b ygbvt ybhbbbgbbh vyy g hub vby in y. hhnvhbh g b GGG vt nvy hn g by rhccbbby ythc yh yy u youhby uu gvhhunybunbgg bnytunbunyhbh hbg. vv f u u bu.u. n ybu hgy. vyy bhnuyvygbyf fyhghnnuby tyb ybyyy bgbnutun.fg vybbgbgbuggyybyy vtb bgh vgg h g by
@khalafyare1260
@khalafyare1260 6 жыл бұрын
axyaa cigal aduun
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Ilahay haikaa xafido laki
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Soomaali wey u dhammaatay, qabiil kasta calan u gooni ah sameystay.
@rooda_axmed_official9163
@rooda_axmed_official9163 6 жыл бұрын
Axyaa fanaan xasan genay waxuu yiri hadaan cigaal u dhiibilahaa intaan xasan aadan u dhiibayay heesahaygu sumcad bay yeelan lahaayeen
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 5 жыл бұрын
Kkkķkkkkk
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees qiimo badan
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 7 жыл бұрын
one of the best songs i have ever listened😍
@idilmuhumed5115
@idilmuhumed5115 6 жыл бұрын
madama uu aha fanan qaran waxey aheed inuu ku hormaro casimada dalka sasaa quruxbadned
@deeqyaremohaa5429
@deeqyaremohaa5429 7 жыл бұрын
axmed cali cigaalna waxaan leyahay saan waxkabadal calan maamul goboled sameystay haiskusoo sawirin
@guureguurre338
@guureguurre338 7 жыл бұрын
Waxaan ku leyahay nin walba meel bu udhashay + we can stand on alone as a dawlad gaar ah if we want!!!!!!
@abdiqaniilkacase9921
@abdiqaniilkacase9921 7 жыл бұрын
guure guurre
@CibaadoSuleekha
@CibaadoSuleekha 5 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal heesihiisa aadbaan utaageera waxaana ka mida 1 Haddii aan ku baday ciil caloolyowna kugu riday nabsigii ku soo celi cabashona ku baano 2 sida goroyocawl ama gool irmaan ama galowga ciya waan goohaayaa gabadhanaan jeclaayeey 3 sida haro gingimanoo biyo galac leeyihiin geesahana doogiyo ubaxii isgaadheen lagu guurin weligeed waxad tahay gadeedii 4 Cakuyeey hawl aduun badanaa ma cidlo ciirsilaan dhulka dheh..... culays baaa isaarane allow ciilka iga bi'i 5 hay igu idhanin erigaa aan igu haboonanayn haasaawe maahee waxaan ahay halyeey
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 6 жыл бұрын
Nagaa daroodko labis xumaa oo lafa waa waynaa. Acuudi bilaa.
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 6 жыл бұрын
Jamal Warsame kharaar baa ku haya ha cunin yaahuu ACUUDUBILLAHI adiga
@ashrafamiir815
@ashrafamiir815 6 жыл бұрын
Jamal Warsame yaahuu alle ayaa siiyey laba lafoodnimada ha cunun gabdhaheena noolaada
@qaaliomar6873
@qaaliomar6873 5 жыл бұрын
Wale inuu yahay fanaan mj caragada u marqaatiya
@qadraismacil3595
@qadraismacil3595 7 жыл бұрын
Qaranimo xaag dhiga lkn waxad xisabt ku darata inu yahay nin majerten ah qofkastan waa qofkisa
@cumarabdi5458
@cumarabdi5458 6 жыл бұрын
Fanan qaran aan tagero
@abdullahiayoubdaha296
@abdullahiayoubdaha296 6 жыл бұрын
Qadra Ismacil waxaa kaa soo uraayo iska soo dhaq sxby waad u reehe
@mohamudabdirisak5967
@mohamudabdirisak5967 6 жыл бұрын
Qadra Ismacil waaa runtaaa wlhy
@ismahaanmooto
@ismahaanmooto 6 жыл бұрын
sorry qadra mataqanid wadani nimada iyo so malinimada ee rabi haku soo barbarsho wali carurba thy.laga yaabeey iney caruurta kudhaanaaan
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 жыл бұрын
Qaranimo.
@abdiazizmohamed4306
@abdiazizmohamed4306 6 жыл бұрын
dadksn labada calan iska ag luxaya ayaan la yaabay iminka bal hadii ay dad ajaanib ah daawadaan waxay moodayaan laba dal
@suhaybahmed1443
@suhaybahmed1443 7 жыл бұрын
gabadha heesta looqaday walo dhameyeey amaan
@geeska
@geeska 9 жыл бұрын
Fannaan qaran
@osmanabdillahi4475
@osmanabdillahi4475 7 жыл бұрын
heestan waxaa iskaleh midhaheeda abwaan Maxamed cumar huryo alla yaa raxmu
@faceedkaroon2875
@faceedkaroon2875 6 жыл бұрын
dadka kharaar ka haya sakiin laqa yur baa la idin yiri
@MohamedAhmed-jp1sz
@MohamedAhmed-jp1sz 8 жыл бұрын
fanaan jira iga dheh
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 8 жыл бұрын
kawaan darood waba yihiine yey ka yihiin axmed cali cigal maxa walay wadani bu ahaye gormee is balay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 7 жыл бұрын
الدنيا جميلة بس نفهمها cigaal ma aha mamul e wa qaran umada somaliyeed bu fanan u yahay
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 5 жыл бұрын
Malinta aay calan qabiil qatan xasan aadan iyi cigaal waa laysu yaaba
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 99 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 109 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,7 МЛН
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Xogmaal Media
Рет қаралды 75 М.
WARAYSI XIISO BADAN l AXMED CALI CIGAAL IYO HABOON UGAAS l 2018
53:09
Samatar Djibouti Dagaalkii Ka dhacay 9 July 2024
11:47
Toosan TV
Рет қаралды 129
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 91 М.
GAR QAADO. Eagle Media Pro Classics
6:48
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 179 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
BARNAAMIJKA FANKA IYO AXMED CALI CIGAAL
42:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 48 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 99 МЛН