"Markii Hore Nin Aduunka Jooga Maan Ahayn Lakiin Hada..." Yuusuf Oo Ah 30 Jir Kii Laa Hooyadii

  Рет қаралды 117,752

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 236
@saadocali-nt5tx
@saadocali-nt5tx 2 ай бұрын
Illaahayoo noo fududee helitaanka ehelka yuusuf aamin aamiin
@AbdiazizKhalit
@AbdiazizKhalit 2 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
Amiin yarabi
@FarduusXuseen-cx8mn
@FarduusXuseen-cx8mn 2 ай бұрын
Ilayhayo ufude wahshisa
@ifraaxxaashi3978
@ifraaxxaashi3978 2 ай бұрын
Amiin
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud 2 ай бұрын
Waa la helay waa foos
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 2 ай бұрын
Masha alh isaaq waa dad goba ilaahey magacooda kor haka yeelo soomali dhalad ah waa isaaq rer hooyadey macaan❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Aamiin yarabi❤
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
Aamiin habo gulayso ❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 ай бұрын
Aaamiin wll qaali dhamaanteenba qabyaalad xun oo burburkii inagaga tegay ayuunbaa soomaali haysata ee dadkeenu waa gob
@UpraaHmIzTkarpOy
@UpraaHmIzTkarpOy 2 ай бұрын
Amiin abti
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 2 ай бұрын
Isaaq Ku dhex Qadi Maysid walaahay wll
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 2 ай бұрын
Masha allaah reer soomaaliland illaahay ha barakeeyo naxariis iyo goobanimo iyaa canku yiin maanta iyuu ugu nasiib wacanyahay meel nabada jooga hala caawiyo barakooba wllo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 2 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤
@bulohus8548
@bulohus8548 2 ай бұрын
Alle Amarkiis isaaqa walalgay waa Jeclaa 💕🌙❤️❤️❤️
@fottballetids
@fottballetids 2 ай бұрын
Illahow yusuf farxad iyo barwaqo u danbaysi amiin ya allah
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 ай бұрын
Isaga iska daaye inagoodhanbay ina farxad gelindoontaa insha allaah
@laylaali6976
@laylaali6976 2 ай бұрын
Amiiiiiiiiiiiiiiìiiiin yaa rabi
@saadocali-nt5tx
@saadocali-nt5tx 2 ай бұрын
Illayo nuurka iyo Rajada wajiga yuusufka muuqda noo hirgeli wllaha. Garabtaagan jisaakumullaahu khayr
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ай бұрын
Aamiin
@zuhurali5477
@zuhurali5477 2 ай бұрын
Amiin walaal alle ahalkiisa ha usoo dhawaayo
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 2 ай бұрын
Wll Allah ha ku soo dhaweeyo Ehelkaagi yuusuf❤😢
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
maasha alaah alow u rumee farxadu waa sidan waabuu casaaday nin madoobaa markii hore
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 2 ай бұрын
Insha waad helaysa ha war warn dadkaagi baad laa joogta marna arkii maaysid takor maba yaqanaan reer somaliland masha Allah markaad timi somaliland baad talada haysay
@fatimaaweis8731
@fatimaaweis8731 2 ай бұрын
Walaahi wiilka waan la ooyey ilaahey reer kiisa Saxda ah u sahlo insha.allaah waxaan sugnaba waa farxadiisa
@user-si8gu2ng4f
@user-si8gu2ng4f 2 ай бұрын
Qofkii Naxariislii wuu La Ooyay Alle ehelkiisii haw soo dhaweeyo
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 2 ай бұрын
Aamiin
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc ilaaahoow u soo dhowee dadkiisii adaa waaxidee 🤲🤲🤲
@CABDIFAYR
@CABDIFAYR 2 ай бұрын
ILLAAHAY HA IDIIN FUDAYDIYO HAWL MIISAAN KEEDA LEH AYAAD HAYSAANE ❤❤❤❤❤
@fartunmohammed7162
@fartunmohammed7162 2 ай бұрын
Ilahay reerkaga ha ku sahlo walaal. Ilahayow adiga awooda iska leh Ilahahayow wilkan reerkisa u sahal🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@umofaduma7708
@umofaduma7708 2 ай бұрын
ilahow yusuf oo reerkooda lamidobay oo faraxsan allow natus yarabi❤
@happyomer7149
@happyomer7149 2 ай бұрын
Masha Allah wlhi manta dushiis aya laga arka rajda uu qabo alle how so dhawyo qisadisa waxn ku so xasusty tii nabi yuusuf
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 2 ай бұрын
Iyo siday iskumagaca uyihiin nebi yusuuf cajiib
@ugaaskhaliif4636
@ugaaskhaliif4636 2 ай бұрын
ilaahay ha usoodhaweeyo wiilkaa ilaahay murugada hakaa dulqaado aamiiin
@nimaladan2174
@nimaladan2174 2 ай бұрын
Proud to be ❤❤illaahow dadkayga iyo dalkayga Barakee.
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 2 ай бұрын
Maasha Allah reer somaliland Allah haidin barakeeyo waad garab istaagteen Allah haidn caawiyo wiilkas aadbaan oganaxay illahay ha usahlo reerkiisa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Reer Somaliland nasab nasab dhalay dhulkii caradii gobta ee marti soor iyo soo dhawaynta lagu yaqaanay masha Allah
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Maashallah ❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
Berigii hore🎉Laakiin iminka Maya !! IIDOOR , Madaafiic iyo HOOBIYE , ay ku Laayeen SHICIBKII REER SOOL🌹♥️♥️✨✨♦️♦️♥️🎊
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
@@shukri114mohammed2 laakiin uun baad naga maqashay kkkkkkkkkkk rag hubaysan ayaa islaayay ee cidina hoobiye iyo madaafiic kumay layn ilahaya wuu ogyah adana waad ogtahay
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 ай бұрын
​@@shukri114mohammed2idinkuba gun baad noqoteen dad aan abaalka celina waan noqoteen somaliland oo aan dhib idiin geysan magaaladiinina idiin dhistay ayaad ku jasaarteen,
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
@@shukri114mohammed2xiliga wax loo qabanayaa waa hada maaha beri hore afku waa beene ishaa macalina ,Sool na cidina madaafiic lamay dhicin rag hubaysan baa isku laayay goojacade waa loo tudhaayay shacabka iyo magaalada ba
@NimcoCismaan-ov1je
@NimcoCismaan-ov1je 2 ай бұрын
Masha allah wllo alle hakuusahlo ehelkii hooyo foos way isu eegyihiin alle hooyadi iyo family kudhalay haku sahlo amiin adiyo awlaadaadaba
@user-wq1bb5st5o
@user-wq1bb5st5o 2 ай бұрын
Mar Hadu guri isaaq yimi wuxu yimi gurigobed ila inta uu helayana wuu kunolanaya
@nasteexoqalanjo4891
@nasteexoqalanjo4891 2 ай бұрын
Ilaahay farxad iyo badhaadhe hakugu nooleeyo wll❤
@aaminabulxan5635
@aaminabulxan5635 2 ай бұрын
Allah haw sahlo reer kiisii aamiin aamiin yaarabi 🤲
@HIndaIsmael
@HIndaIsmael 2 ай бұрын
wll alle hakuusoo dhaweeyo ehelkaga waa bil ramadaane
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 2 ай бұрын
Allaah ha siiyo familkii uu kadhay yuusuf
@ashahashi9644
@ashahashi9644 2 ай бұрын
MAA Shaa ALLAH ❤️
@abdihassan7735
@abdihassan7735 2 ай бұрын
Allaha kuu soo dhaweeyo Qoyskaagii Yuusuf wll❤
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 2 ай бұрын
Masha allh illhy ha ku sahlo reerkagii
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 2 ай бұрын
Masha Allah 🤲🤲🤲🤲Thank you
@amalabdi6617
@amalabdi6617 2 ай бұрын
Illahayoow soo dhawee yaa allah 🙏🙏🙏🙏
@fowziyo121maalin6
@fowziyo121maalin6 2 ай бұрын
Insha Allah khayr
@khadramusse3725
@khadramusse3725 2 ай бұрын
Ilahay haku soo dhaweeyo
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 2 ай бұрын
Ilaahayoow usoodhawee ehelkiiaa aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 2 ай бұрын
Masha allah wll❤❤❤❤
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 ай бұрын
Mansha allah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤
@ismailbiket0599
@ismailbiket0599 2 ай бұрын
Masha allaah waa illahay mahadi runtii qisada wiilkaas waxay ahayd qiso si dhab ah ii taabatay aan la ilmeeyay aan illahayna uwaydiiyay inuu ehelkisii siiyo dhibkaana ka faydo Illahay baa mahad iska leh ducadii naga aqbalay alxm👉🤲🏻❤️
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 ай бұрын
ilaahey ha u Soo sahlo Walid kiis Ameen yarabi 🤲😭
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 2 ай бұрын
Maansha allaah waxaa mahadle illaahay iyo maxamed iyo ustaadka oo Howshaa qabtay maansha allaah guul
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
mashaallah ilaahay soomaali ha barakeeyo
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Yuusuf reerkiisa saxada allah hawsosaaro qaar waxajira markey midhiyaha ka arkeen àmaarada wajiga sheegayey ❤❤❤
@Instructor-mo
@Instructor-mo 2 ай бұрын
Insha Allah
@Cebla407
@Cebla407 2 ай бұрын
Mashaallah allaa mahadaa leh ka dibne adinka🎉
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 ай бұрын
Alle ha usoo dhaweeyo qoyskiisa ninkaa dhalinta yar waa qiso xanuun badan walaahi
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 2 ай бұрын
Illahy reer abtigay habarakeeyo aamiin maanta iyo maalintii yusuuf laba ninbuukalayahy😢
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
ABTI SOMALI QABIIL WALABA ISAGAA IS MAHADSHA IS FANIYA LAKIIN WAXEYU IS DHEERNSHEY WALABA REER ABTIGII REER ABTI FIICAN BUU ILLAHEY KU DASHEY ANOO KU ABTI AH BA OO ISAAQ KUMA FAANO REERKAYGA WAXAN KU FANAA REER ABTIGEY OO IYAGABA ISLA ISAAQ AH ABYI WAA BEER
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 2 ай бұрын
Reer Somaliland Soomaali Jacayl iyo Soo dhawayn U daa Walee Reer Somaliland Gobanimaad Mudan Tihiin
@essaabokor1167
@essaabokor1167 2 ай бұрын
Alle how soo dhaweeye kurbadana haka qaado wuxuu joogaa baledul amiin aan xil iska saaro walalayaal
@xilwafitbeautychannel3667
@xilwafitbeautychannel3667 2 ай бұрын
Aad ayan uga murogiday malinti hore balse manta waanku farxay illahay hawso dhaweyo family
@SafiaOsman-ll5tk
@SafiaOsman-ll5tk 2 ай бұрын
Manchallah bro❤🎉
@Zsomalilander11
@Zsomalilander11 2 ай бұрын
Allahaxifdiyo mm tv and horn cable tv
@roodanuur461
@roodanuur461 2 ай бұрын
Yuusf haawer weerin haadad isaaqa laa joogoto waaxaba kaama xuumanayane inshaallahu waad heeli waalid kaaga
@MsKeyf
@MsKeyf 2 ай бұрын
Saxiiix❤❤❤
@user-id1we1gn4u
@user-id1we1gn4u 2 ай бұрын
Ilaahay haku so dhaweeyo ehelkaga
@rowdawali9462
@rowdawali9462 Ай бұрын
Masha Allah somalinimo❤ ilaahay somali hamideeyo Wa aakhirul yomu Ramadan
@hudahassan9307
@hudahassan9307 2 ай бұрын
Ilaahay hawsoo fududeeyo dadkiia amen 🙏 😊
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 2 ай бұрын
Maasha alh waa wiil qalbi fiican
@luckycosh175
@luckycosh175 2 ай бұрын
Masha Allah allahu Akbar ❤️
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 ай бұрын
Rer Hargeisa Wey mahadsanyihiin gob Gobi dhashey❤
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 2 ай бұрын
Maashaalaa Maashaalaa Alle baarig ❤
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 2 ай бұрын
Masha.Allah❤❤❤❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Dadka caawinayo alaha barakeeyo❤💜
@zahradahir2811
@zahradahir2811 2 ай бұрын
Mashallah tabarkallah ❤❤❤😢😢😢
@amiira8902
@amiira8902 2 ай бұрын
allaah akbar allaah akbar. allow ugargaar yaarabi
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 2 ай бұрын
Aaaaamiin ❤❤❤❤❤
@user-hz5rw8ke9q
@user-hz5rw8ke9q 2 ай бұрын
Mash. Allah
@user-bs6ec9ub1t
@user-bs6ec9ub1t 2 ай бұрын
Ramadan 🤲🤲🤲
@MohamedDjamaAli
@MohamedDjamaAli Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ConfusedLeopardSeal-xv5kk
@ConfusedLeopardSeal-xv5kk 2 ай бұрын
alle ha ku fududyo
@Faadumo-lj9cc
@Faadumo-lj9cc Ай бұрын
Maan shaa allh
@user-ke6qi3lm3u
@user-ke6qi3lm3u 2 ай бұрын
Mansha Allah ilahow u sahal family giisa
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 ай бұрын
Aaamiiin
@hafsamahdiismail4184
@hafsamahdiismail4184 2 ай бұрын
Rabi haku guuleeyo reerkiisa idinkana abaalkiiina janno haka dhigo
@farahducaale254
@farahducaale254 2 ай бұрын
Allah haku sofudeeyo
@halimahassan657
@halimahassan657 2 ай бұрын
Asc maansha Allaah in aad heahay hooyo macaan.
@HalimoCaday-to5dv
@HalimoCaday-to5dv 2 ай бұрын
Ilaahay ha siiyo miskiinka
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 ай бұрын
Ilahey ha Ku sahlo dadkadi Yusuf
@deeqosharif986
@deeqosharif986 Ай бұрын
Allahayow anigana walaalkey iisahal Amin
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Allah ha u sakhiro reer kiisa walaalaha caawinayaana way mahad sanyihiin
@dajiscom463
@dajiscom463 2 ай бұрын
ALLOOW u sahal aamiin
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 2 ай бұрын
Alxamdulilaah ❤
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 2 ай бұрын
inshallah
@user-in2ih3hx9r
@user-in2ih3hx9r 2 ай бұрын
I wish to convey my grateful to the people of Somaliland
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Maashallah ❤
@raxmajamac3923
@raxmajamac3923 2 ай бұрын
​@@AshaAbdi-rd8fyp
@leilaaidurus4351
@leilaaidurus4351 2 ай бұрын
Boqortoyo
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 ай бұрын
امين امين امين
@Caqlaani
@Caqlaani 2 ай бұрын
Insha allah waa la heli doonaa
@leylaladan864
@leylaladan864 2 ай бұрын
Somaaliland dad gob ah iga dheh
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 2 ай бұрын
Allaha u sahlo walaalkeen
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 2 ай бұрын
Masha Allah hambalyo
@anisaxuseenmaxamed9774
@anisaxuseenmaxamed9774 Ай бұрын
Allaha u sahlo reerkiisa
@faizaali2889
@faizaali2889 2 ай бұрын
Ilaahay dadkiisa how soo dhaweeyo
@omarabdillahiibn7481
@omarabdillahiibn7481 2 ай бұрын
Masha Allah jisa'a kallahu kheir🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊😊😊 ...
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 ай бұрын
Ilaahay qoyskiisa ha u soo fududeeyo
@nimoqueen5617
@nimoqueen5617 2 ай бұрын
Allaha usoo dhaweeyo qoyskiisa
@zaniratiger6934
@zaniratiger6934 Ай бұрын
Kuunfur waa laga qaatey gobnimada waxaana qaatey Soomaaliland kolleeyba umadda dad wanaagsan weey ku jiraan ee kuwaas Alle ha siiyo wixii eey jecelyihiin adduun iyo aakhiro.
@user-fj8vj5fp2k
@user-fj8vj5fp2k 2 ай бұрын
Mashaa allaah halacaawiyo Musliminta soomali waaxanuun allaha usahlo Qarashadkana laga caawiyo allah akbar
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 ай бұрын
Ilaahay goyskiisa ha u keeno oo ha kaga farxiyo inankaa yar yaa Rabbi 🤲😥
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i 2 ай бұрын
Runtii aad ayan oola farxay hamigiisa iyo rajada wanagsan uu qabo ayan laqaba allow urbumeey siduu jacelyahay walalkey yaarabi u aqbal ducada insha allah qeer bey kudhaman
@user-yo6ns8pv4l
@user-yo6ns8pv4l Ай бұрын
Masha allah gobanimo guri isaaq bay tal walahi waa dad fican
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 ай бұрын
Allah akbar. Allah akbar. Allah akbar. Good bless republiken of somaliland is time to recozning 2024 ❤❤❤❤ ramadan mubaarik
@hasansudi9404
@hasansudi9404 2 ай бұрын
Alle Ha kusoo dhaweeyo isirkaaga 😢
@Waayoarag98
@Waayoarag98 2 ай бұрын
Allah ha idiin fududeeyo. JazaakumaAllah khayr.
@user-nd9sz8sc3m
@user-nd9sz8sc3m 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-tv9mb4zs1t
@user-tv9mb4zs1t 2 ай бұрын
❤❤❤❤
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
00:35
TooTool
Рет қаралды 24 МЛН
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
00:51
Xaafado casriya oo laga hirgaliyay Waqooyiga Hargeysa.
5:07
MM Somali TV
Рет қаралды 930
MASEER PART 118 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||
29:32
Family Sagal Channel
Рет қаралды 194 М.
IRAN NUCLEAR LA'AAN MA JIRI KARTAA?  SINWAAR OO SOO HADLAY
18:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
00:35
TooTool
Рет қаралды 24 МЛН