Maroojiye Iyo Murqaan Oo Muqdisho Iska Dhiibay Somaliland-na Ka Guuray Maxaa Dhacaya?

  Рет қаралды 114,733

Dayax Films

Dayax Films

4 жыл бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 428
@DayaxFilms
@DayaxFilms 4 жыл бұрын
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020 kzbin.info/www/bejne/bpepqnxjf6erjNU
@Hiiraan_media
@Hiiraan_media 4 жыл бұрын
cabdiraxman zhp xageenkalasoo xidhidhaa
@zuaat1m823
@zuaat1m823 4 жыл бұрын
hadey muqdisho latago ma xaraanba ninyahow
@fadumoadam5673
@fadumoadam5673 4 жыл бұрын
Mndh aallh
@Mo_Bulshaawi
@Mo_Bulshaawi 4 жыл бұрын
Waa Zxeip C/RAXMAAN Zxeip Ku Tageera ana KZbinr ahay nio inaan kula shaqeeyo rabaa
@ruudkarody2603
@ruudkarody2603 4 жыл бұрын
Cunusuri tahy nin fcn kumaleyanayey maxaa dadka ukalagureysaa ani huno waxan ahy shaqasi somaalilandra waxana jecalhy inaaa soomaali walaaltahy🙏
@fatimaabdirisak74
@fatimaabdirisak74 4 жыл бұрын
Rer muqdisho wn jeclhy wlhi wxn idiin jooga hargaisa lkn insha allh malmaha sooo socda muqdisho ayaan kadaaawandooona wlkay Abdirxmaan hore usoco
@dunianoor7686
@dunianoor7686 4 жыл бұрын
Cali n
@twosavenfive1489
@twosavenfive1489 4 жыл бұрын
M,a qof wanaagsan ba umuuqataa
@ilhaambeyle3345
@ilhaambeyle3345 4 жыл бұрын
Welcm sister❤🙏
@boqoradadumarkaboqoradadum4972
@boqoradadumarkaboqoradadum4972 4 жыл бұрын
Allaya cisag somali wa somali wax magarato aya qalbiga naga wasaqey wanaka gudbi dona
@maxamedadan7031
@maxamedadan7031 4 жыл бұрын
Welcome muqdisho
@nastexociise8004
@nastexociise8004 3 жыл бұрын
Waxad muqdisho caayso manta iyaa ayad so maciin biday muqdisho waa lama huraan waa hooyadii somaali weyn oo dhan viva xamar caday ha jiro calankayga quruxda badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayanodawaa4038
@ayanodawaa4038 3 жыл бұрын
(Calankeena somaliyeed) somali oo dhan aa leh
@hadiyahyasin8241
@hadiyahyasin8241 3 жыл бұрын
🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@nouhsaid9423
@nouhsaid9423 4 жыл бұрын
Dadka ku nool somaliland In lagu so dhaweeyo muqdisho wa wajib ina saaran sababto ah walaalka adunka ugu qaalisan aan heesano wa reer somaliland💟
@lovestory8169
@lovestory8169 3 жыл бұрын
Waw.sacab.ayad.leedahya.zxp.
@qadiijoabdi8428
@qadiijoabdi8428 3 жыл бұрын
Masha Allah guul guul
@ayouchzeleban9090
@ayouchzeleban9090 3 жыл бұрын
xamar iyo Hargaiza waa isku Mid Maxa ku dhex Jira Haday Tagen Xamar Bal Ninka wayn wuxu ku shekaynayo Ega
@abdiwaliomarali8384
@abdiwaliomarali8384 4 жыл бұрын
rer xamar ahy Wlalalhe so dhawada Unuka Gurigen imada xita Jifka niga kacena❤️❤️
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Uuff Uuff 😷😷balayo idin timada
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 4 жыл бұрын
@@idontcare6649 allaha ku caafiyo wll mcn
@itsmeozil16
@itsmeozil16 3 жыл бұрын
@@idontcare6649 allah cafimad kaga rajena
@najmoabdullahi6189
@najmoabdullahi6189 4 жыл бұрын
waaw m.a keep going wllky from mogdisho wan ku tagera
@ruunaadanukahelayqalif5099
@ruunaadanukahelayqalif5099 4 жыл бұрын
Waala so dhawaynaa insha allaah aboow rer xamar weylab xaran yahiin waa dad wanagsan
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 3 жыл бұрын
Waa run Wll Somalia oo dhan Waa hal wadan Wlhi Somalia ha noolato
@shukrimahamed3010
@shukrimahamed3010 3 жыл бұрын
Maa shaa alaah ilaahay ha ku xifdiyo guuleyso
@nastahadam4100
@nastahadam4100 4 жыл бұрын
Su'aal baan qabaa soomalidu iskuma tagikarto miyaa dadkaan maxaaka qaldan waqooyi iyo konfur soomaali baa leh lkn dayax midbaan kuraacay somali waa heee somai
@asiahassan3507
@asiahassan3507 4 жыл бұрын
MAY ALLAH PROTECTTHEM AND BRING THEM BACK SAFE TO THEIR MOTHERS AND FAMILIES.
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
Dayax films C/raxmaan Soomaali Nooloow wll🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@duranshire5927
@duranshire5927 3 жыл бұрын
Sxb dayax masha'allah wa ka qaadnay hadaa nahay rer muqdisho anoo magacooda ku hadlaayo
@haigumashquulin1857
@haigumashquulin1857 4 жыл бұрын
Aniga qof reer muqdisho ayn ahy balse si kal iyo laab ayn ku tageera huno hormar wacan 👏👏👍👍👍👍💖
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 3 жыл бұрын
Maansha allah wiilkan waa inan aad u fiican ilaahay hanoo kaa xafido waa fariid qalbiguusa nadiif yahay ilaahay haku daayo
@hilowlecabdi2524
@hilowlecabdi2524 3 жыл бұрын
guuleyso wll dayax noolow waana kuusaaraey
@ruukecade663
@ruukecade663 4 жыл бұрын
Waaaaaw sxb waaba ku xiisnay soo dhawoow dayax 🌏🙏🙏🙏❤🙏🙏🙏
@lulunordad9711
@lulunordad9711 4 жыл бұрын
Reer muqdisho hada nahay xitaa qofka naceb baa so dhaweyne dadka Qalbiga fcn iskaba daaye Qof kasta ee somali ah halkuu Rabo haka soo jeedo waa walalken haduu noo imaaDo🙏❤💙🇸🇴😘
@xidigamuqdisho2643
@xidigamuqdisho2643 4 жыл бұрын
*From muqdisho* _Cabdiraxmaan dayax_ Ani ahaan wan ku wata *KZbinrka* kaliya an ka tageero *Hargeisa* keep going my brother mar un ina ku arko *xamar cadey* wan rajena farxad ku nolaw in badan Wll mcn 《one love team dayax films 》 ❤😎💪 like You !"
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 жыл бұрын
Masha allh wll dayax wllalaha idin nabad yeelo
@macalinaaketube3280
@macalinaaketube3280 4 жыл бұрын
Waa arin sax ah
@hamzeapokor7575
@hamzeapokor7575 4 жыл бұрын
Team falanqaynta #fanka 👍🏻
@saidaliaden6384
@saidaliaden6384 3 жыл бұрын
Wll WN ku taageera adiga iyo inta ku xiran dayax films wxd thy qof wngsn oo jecel dalkiisa iyo dadkiiza wxn ka Soo jeeda ssc lkiin wxn jooga kenya oo KU noolahay waligey ma arag Somalia oo dhan
@filsanabdi3946
@filsanabdi3946 4 жыл бұрын
Mashallah libaax horay u soco❤👌❤💋💋💋
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Qasab weeye waa la soo dhaweynaya meel walba somalia ay tagan umada somaliyed waa wllo
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 4 жыл бұрын
Saax Waa wlaalahena angaa u haysana lkn ayaaga yahuuda weynaga naciibyahin
@xamudicde3
@xamudicde3 4 жыл бұрын
Manta wlhi hdalkaagu uu hufan yahay mach allh zxb qali wlhi you are so amazing today zxb
@maryanruun2758
@maryanruun2758 4 жыл бұрын
masha allah keep going my bro dayax
@hudeyfaabdalla1235
@hudeyfaabdalla1235 4 жыл бұрын
Waaw maashaa allah sxb dayax filims aad iyo aad baan kuu taageera sxb reer muwdisho baan ahay chanalka aad iyo aad baan ula socdaa mar walbo nin talebti leh baa tahay hadaladiisa oo dhan aanan laga dhargin xikmadeesan somalinimadu ku weytahay sxb siyaasada iyo wabiilka aan tuurno somalinimo baa na deeqda scb dayax hore u soco hore u soco adigana waxaan kaa dooneynaa xamar inaa imaato dalxiis sxb one love from muqdisho viva somaliland viva simalia viva ogadenia viva jibuuti viva nfd
@Ubax2007
@Ubax2007 4 жыл бұрын
Mashallah my brother 🇸🇴
@roodaaxmed6559
@roodaaxmed6559 4 жыл бұрын
Masha allh keep going bro❤
@cabdifataaxosman6680
@cabdifataaxosman6680 4 жыл бұрын
inamada yar yare wadankooda visa turkey dhaafsanaya inaga daaaya inagu teenan baynu aaminay🙏
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Waa Runtaa Wixii tagaya Ha Na dhaafan Waxay Tarayeen baa Yaraaye 😏
@walalahaqalbiga7811
@walalahaqalbiga7811 3 жыл бұрын
Mansha alaah walalkay dayax filimis horay usooco
@siman8711
@siman8711 4 жыл бұрын
Masha Allah sodhawada murqaan iyo maroojiye
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 3 жыл бұрын
So dhawow walal qali muqdiaho wa magladai waa casimda umda somaliyed cid kasta lleh ma jiro shaqsi Gar u lleh waxan ku leyahay kuso dhawow hoyda umda somaliyed muqdiaho
@nimcoqaali919
@nimcoqaali919 4 жыл бұрын
Wll safra baan hayeee isoo duceeya
@khadijokhadijo8919
@khadijokhadijo8919 4 жыл бұрын
Masha alla waa wilaal lajan ah aadnaan u taagera wlhi waana so dhoweyneyna dayax filimisna waa na so boqan dontiin ♥️♥️
@yaye_officail_3747
@yaye_officail_3747 3 жыл бұрын
Jamuriyda Barakysan Somaliland ___
@umufaadum0519
@umufaadum0519 4 жыл бұрын
Masha.aĺlaah waxaan .ahay
@shaafofficial
@shaafofficial 3 жыл бұрын
Macalin
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
😍😍😍wll qaLiya abdirhmn keep going banku leeyahy Wllo
@libanofficial472
@libanofficial472 4 жыл бұрын
Wadani dhab aH👑💯
@likerofficial744
@likerofficial744 4 жыл бұрын
A/raHman Ciyaalki hore Kuwata pro🤴
@Bob-fg9qm
@Bob-fg9qm 3 жыл бұрын
Masha allah
@umoanwarumoanwar5519
@umoanwarumoanwar5519 3 жыл бұрын
Sayax ..Waxan.aad.ugu.faraxsanahay.in.aad.ku.sugan.tahay.caasinadii.dalkaadii.wax.badan.ayaan.ku.salamayaa
@kafeyacabdirisaaq5420
@kafeyacabdirisaaq5420 3 жыл бұрын
Mash allha 😍😍😍
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 4 жыл бұрын
DADKII INAY SUMSYSAN YIHIIN IYO IN KALE WAAN KALA GARANWAAYEY??, XAMAR WAA MAGAALO, NIN KII TAGAYAANA WAA U XOR.SIYAASAD AYAA LAGU KALA TAGEE, ISKU SOCOD DADKA CIDINA MA DIIDANA, DJIBOUTI BA WAA SOMALI.
@iqraabdulahi4977
@iqraabdulahi4977 4 жыл бұрын
C raxman wan ku sugoynaa ebow 👍Somalia samali baa leh 😍😍😍war nin weynbaa ku hadashay walhi😍👍
@caaqilkaabdiraxiim8944
@caaqilkaabdiraxiim8944 4 жыл бұрын
Moqdisho qofkastoo somaliyaa iska leh waan hooyada umada somaliyeed waan jecelnahay
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Maasha Allah we love u brother noolow Nin rag baa tahay
@nasramuhiedin9415
@nasramuhiedin9415 4 жыл бұрын
Anaga soomaali baa nahay cidkasta oosoomaali ku heesto oo amaba majaajiliista waan jecelnahay waana taageersanahay meel walba ay dunida ka joogaan cadawgooda alaha ka qabto
@fatximuxudin3974
@fatximuxudin3974 4 жыл бұрын
kamo xuman hadii fanan reer muqdisho harjayso one love reer hargaaye sa
@footballgaolchannel625
@footballgaolchannel625 4 жыл бұрын
Allow hooyo janadii geey. Aaaameen🤲🤲🤲🤲😭 wll illaahay dartiis subscribe iigu saar.
@djdakirofficial5415
@djdakirofficial5415 3 жыл бұрын
Ameen
@aliabdullahi1905
@aliabdullahi1905 3 жыл бұрын
Dhamaan team film waxaan ininka codsaday inaa youtube sebscerb shere like comments ii soo saari dontaa ayaa rajeynaa
@sahraofficial2193
@sahraofficial2193 4 жыл бұрын
Walalkay horumar wacan
@farxaanaliiidle8360
@farxaanaliiidle8360 4 жыл бұрын
Maroojiye murqaan iyo mudh xiiye iyo wiidh wiidh
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 4 жыл бұрын
Walal away magac yadodi
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 4 жыл бұрын
Dayax aad bad uqalbi wngsantahay wlle hore usoco
@hoygawacyigalinta3010
@hoygawacyigalinta3010 3 жыл бұрын
Dayaxoow soo dhawoow maamo
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 жыл бұрын
Www welcome to mugadisho cadey soo dhawaada soo dhawaada niyad idiin san qalbi saafiya
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 4 жыл бұрын
Anagu weligenba cid maan burin somali waa somali adinka unbaa halkaa isku riixayee muqdisho waa madaxa somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faysalcalifaaraxfarsamo675
@faysalcalifaaraxfarsamo675 3 жыл бұрын
we love u bro
@sharmaakeshidane6257
@sharmaakeshidane6257 3 жыл бұрын
Wan ku tagaeara horyi usco sxb
@mahamedahmed2438
@mahamedahmed2438 4 жыл бұрын
Muqdisho hdi latago dambi miyaa zxipaw muqdisho iyo hrgysa mxy ku kla duwan yihin bal nosheg .dayaxaw zxp ado mahdsn.
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 жыл бұрын
Danpi maha wll lkn siyasad hadaad gazho danpi wayn weye😃
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 4 жыл бұрын
Dambi mahaan lkn reer somaliland baa u haysta
@mahamedahmed2438
@mahamedahmed2438 4 жыл бұрын
@@ikranabdullahi5536 warunta zxp ikran lkn.iygs is dhibi
@mahamedahmed2438
@mahamedahmed2438 4 жыл бұрын
@@khathrauhmeth982 siyasiyinta weye kuwa dadka isku diriya kulu fidma cidna gel wa iyaga
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 жыл бұрын
@@mahamedahmed2438 haa wayo aduunko dhan siyasada ku kala tagay marka somalina siyasad ku kala tagtay
@sahraabdi143
@sahraabdi143 3 жыл бұрын
Markii hore baad ahayd gentleman mansha Allah nin caqli badan
@barwaaqoofficial3602
@barwaaqoofficial3602 4 жыл бұрын
Wll anag cidane uma cag jugaleenee gamo furun baan ku soo dhaweeynaa adine waa ku soo dhawweyn doonaa insh allaa
@qnmalapiiina8195
@qnmalapiiina8195 4 жыл бұрын
alleh yacizka hdalkga hdal xigmadyzn paad ku hdazhy ilahy haku barakeyo
@josephdecco126
@josephdecco126 4 жыл бұрын
Muqdisho qofkastaaa kuhaminaya inuuu tago ana goordhow waantahgayaaa
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 жыл бұрын
Saas waa soo.dhawoow wllo qaali
@aliyahhabib2250
@aliyahhabib2250 4 жыл бұрын
Somalia is one ❤️
@kowsar39
@kowsar39 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔💯
@osmanupdykadir.officiall9740
@osmanupdykadir.officiall9740 4 жыл бұрын
Sax waye wlhi waan aaminsnhy hala soo dhoweyo ilma adeera yalow hadaan tol iyo qaraabo nhay reer mogdisho
@xabiibaali1070
@xabiibaali1070 4 жыл бұрын
Waaw
@captainpilot2673
@captainpilot2673 4 жыл бұрын
Muqdisha la iska dhibay iyo dalki wa dalkena dayax waxbaad kaa dhex guuxaya wll ee banaanka keen
@kaahanuura3850
@kaahanuura3850 4 жыл бұрын
Mashalaa samali hanolato
@salmadajiyah5926
@salmadajiyah5926 4 жыл бұрын
Dawasho xiisaleh
@ayanxusen7898
@ayanxusen7898 3 жыл бұрын
Manshlh for really qalbigad Ka hadleysa an Kula daremaya recpect an ku haya walalkey dayax ilah hakugu amansado adunkan aqirana jandi u hoyo inshlh
@musaali5323
@musaali5323 3 жыл бұрын
Wryaa marki horeba muqdisho la iskuma xidhi jirine wll hal qof in mar lagu khaldamay way dhici karta Alle hana mideyo insha Allah wad saxan tahay somalidu wa isku wadan
@xiddigproduction2030
@xiddigproduction2030 3 жыл бұрын
Tani Waa Aduunyoo Lama kala Tilmaamtee Taageer Dadkaagoo Uga Tabo waxad Qabto Una Tuur waxad Tari Tan lagu wari mayee 👏👏👏👏👏👏💯
@qaniqood8631
@qaniqood8631 3 жыл бұрын
Sxb how fiican ban ku hayaa sxb ila soo xidhiidh...
@cabdijama619
@cabdijama619 4 жыл бұрын
dayax films aad baan idin salamey cawa codsi wataaye nio sxb timaha sidan kada jiri baa lagumoodaaye sidaadi hore ayaa lagu qaatey sheekh
@zhuzhuapdi2209
@zhuzhuapdi2209 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@khadrobashir5601
@khadrobashir5601 4 жыл бұрын
Umad Walala ah weye shacabka waa isku dad siyasaduna was mesheeda somaliland wa tagayna somaliyana wn tagayna somali ahay from london somaliland iyo somaliyaba waa dadkaygi alxamdullah diin iyo afka wll ku nahay
@shukrimohamed8696
@shukrimohamed8696 4 жыл бұрын
dayax films wlh blh youtubeja ugu ficn adiga ku sin lha inolow walalky qaliga ah asaga u sarey
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 4 жыл бұрын
Dayaax adgaa sii wacaan ayaa u hadashey🖒
@ilhanmahamed2009
@ilhanmahamed2009 3 жыл бұрын
Dayax filimis guushu waxagaag wll
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 4 жыл бұрын
Wllky waan ku taageera wlhi qof jira tahy
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 жыл бұрын
niman dhul marin dhaaya maleh dhulka somalida wala wada leyhy inla wada bartona wa muhim dawladha meshoda ha tagnaden raascasayr ilaa raaskaboni inn maran jeclhy saa wan wada jeclhy legend dayax keep going bro
@hud-hudbroadcast3027
@hud-hudbroadcast3027 4 жыл бұрын
Caruur
@josephdecco126
@josephdecco126 4 жыл бұрын
Maxaaaa caruura
@josephdecco126
@josephdecco126 4 жыл бұрын
Maxaaa caruura
@saraabdulahijalato8965
@saraabdulahijalato8965 4 жыл бұрын
Iska dhiibay maxay tahay xamar ma. Wadan shisheeye baa war xamar waa casimadii dhulkenA hooyo ❤️❤️❤️
@maxamuudwali5596
@maxamuudwali5596 4 жыл бұрын
Sara Abdulahi Jalato hhhhhh
@solocamper3324
@solocamper3324 4 жыл бұрын
Sara Abdulahi Jalato dadku isku caqli mahan Allah inoo kaa dhooro wllo
@saraabdulahijalato8965
@saraabdulahijalato8965 4 жыл бұрын
Cabdullahi Cabdi mohamed ameen wll mcn sido kle Rabi haku dhoWro🌺❤️
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Anaga Caasimad Noma Aha Magaalo Qaraxyadeena U naqaana 😂😂
@saynabomar3645
@saynabomar3645 4 жыл бұрын
@@idontcare6649 fikirkaaga baad ka hadashy lkin qarax waa wax ilahay u keenay ee laguma digto wallkaa dhiban U duceey ducey kaa mudan yihiin Alle dhibta ha ka saaro muqdisho Waa hoyadii dalkee Somalilan ilahay nabada ay haysto haw siyaadiyo From puntland
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
💞🌺♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@usaamexasan5199
@usaamexasan5199 3 жыл бұрын
Lagend labo maha walle 🙏❤
@samiircabdi25
@samiircabdi25 3 жыл бұрын
Waw nolaw
@sahramohammed9809
@sahramohammed9809 4 жыл бұрын
Salaan sare walaal
@asmaahmed3681
@asmaahmed3681 4 жыл бұрын
Masha allh ale haso nabad celiyo abtigy qli deeq jamac io labidisa garab
@queengobaad4144
@queengobaad4144 3 жыл бұрын
Rer muqdisho hdn nahy anagu cidna ma xirno nefyhw hder ada joge kwrn malgu xiray wa adigi dowladada canbareynayy
@siciidocabdul1653
@siciidocabdul1653 4 жыл бұрын
muqdisho ku soo dhawaad
@mohamedmahdi1373
@mohamedmahdi1373 4 жыл бұрын
Legend ma qamar suganibaa walahi nin culus
@sahradaahir5134
@sahradaahir5134 3 жыл бұрын
😍
@bintuaamina4628
@bintuaamina4628 4 жыл бұрын
Hala bro protharkey
@hamdamohamed2445
@hamdamohamed2445 4 жыл бұрын
Hore usocdo
@yussufosman7881
@yussufosman7881 4 жыл бұрын
Salan sare bro
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 106 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Skin & Within ft. Kusha Kapila
17:07
Mira Kapoor
Рет қаралды 58 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 18.07.2024
20:31
VTV Somali
Рет қаралды 1,5 М.
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 772 М.
Простой дворник с большим сердцем 🫶
0:25