Masuuliyinta Xukuumadda iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka oo Madal isku weeraray

  Рет қаралды 38,681

SAAB TV

SAAB TV

Ай бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 146
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 29 күн бұрын
Wasiir cali ayaa tusaale iyo talo fiican ugu jawaabey mucaaradka waana inay afka kadhigaan Ciidamada qaranka mucaaradku
@hatimhamse5180
@hatimhamse5180 24 күн бұрын
Hooyadaa cali was
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
Talo Dhaxal gel ah ❤ Wasiir Cali Mareexaan❤ Ciidamada Qaran ❤
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 29 күн бұрын
Ma rabno xisbiga huwanta iyo buura fuulka iyo cayda iyo kala qaybinta iyo kabo qaadka
@DalxiisNews
@DalxiisNews 26 күн бұрын
Adiga yaa ka huwansan horta qudhmiye dalkiibuu qudhmiyay Uuuuuuuuuuuùuuùuuff😮😂
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Adduunyo MA MEESHA RAMAAX WALI STAGESKA KA HADLAYO OO DAD WAX U SHEEGAYO I AM SORY SOMALILAND
@user-wj9wp2ns4k
@user-wj9wp2ns4k 29 күн бұрын
Wa haamaan xayraan ah hunguri doon ah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Maxmed Cabdahi cumar wax isku cadeyey in uu ku maqnaa burburinta Somaliand
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Ай бұрын
Muuse uun haddal haya subxaan alaaaaaaa
@saamiaden7451
@saamiaden7451 28 күн бұрын
Wasiir Cali mareexaan waa siyaasi dhab ah oo ruug cadaaa ah
@user-wj9wp2ns4k
@user-wj9wp2ns4k 29 күн бұрын
Ramaax xoolo illaahay weyaan waar wuxu neefsana
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 28 күн бұрын
Wasiir cali siwanaagsan buu ugu jawaabay
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 29 күн бұрын
😂cali mareexanku waa faaruq ba
@dheemanali3957
@dheemanali3957 29 күн бұрын
Aderkay ramaax u dawakhay bisinkoooow qarankano dhalinyaro cafimaad qabaa rabaaa oo aqoonyahano
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 29 күн бұрын
Ramaaxo waxba Gabiley haku xoqon, ee caqli yeelo, sidii ilmo Carur ah ha nacnacleyne.
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r Ай бұрын
Baba somaliland people should be united in order to reach ur target of recognition allah will help u if u be united in Islam +somaliland + honestly and avoid jaylisy + tribal hates + somaliland interest is above all opposition no success with out unity no life with out peace no success +Development +Recognition ❤❤
@faysafarax
@faysafarax 21 күн бұрын
Waxa guulsnye kul.iye ee hawee Wararn
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Ай бұрын
Dadkuma waa wada Xayraan ,iyo Hunguri doon .
@DalxiisNews
@DalxiisNews 26 күн бұрын
Siyaasiyiinteenu wataaaaas wlhi Siyaasi bilaa aqoona ina haysta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cirro Madaxweyne daacada
@MaxamedAadan-ql3ue
@MaxamedAadan-ql3ue 29 күн бұрын
Bal sadka la dhegaysanayo eega miyaanu ramaax ahayn Kani miyuu is bedelay waar umadan wax walba lala hor imanaayo eega cajiib ilaahaw adaa wayn ee Naga qabo kuwo umada cunay
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 20 күн бұрын
Somali waa mid gul madaxwayane xasan sheekh gul dawlada federalka
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Ай бұрын
Mansha allah
@ahmedabdi3345
@ahmedabdi3345 Ай бұрын
Ninkaa Keyse waa hadal yaqaan Kaftan yaqaan. Ali way ka foorartaa maraa waaxid Kaftan marbuu kaa xidhan yahay
@maxamedcumardhagax8327
@maxamedcumardhagax8327 Ай бұрын
Habar dhali wayday Aleelo ku waalatay, ciidanka markay idinku cadaatay inaad siyaasad xumadiina ku jebiseen Afka ha laga dhowro waxba ha ku meeraysanina!
@engmaahir8408
@engmaahir8408 Ай бұрын
Ciidanka muse iyo garxajisba wa jabiyeen oo cirro aya reero ukala guray kuna yidhi iskagasoo baxa ee ceebtiina qarsada
@IlyasGucci
@IlyasGucci 20 күн бұрын
Mid nacasaa siyaasiyiinta ku jira nin weyna wuu iska ogyahay micnaha xaga hadalka
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Kee qururbadan abuur ilahay baxa kashegimayee quruxda yan lagu gafin Ramaxow Adeer xishoo
@user-kj3gv5ig9k
@user-kj3gv5ig9k Ай бұрын
Ramaax lagu khasaaray
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 28 күн бұрын
Awalba xisbiga jar iska xoorka ah ayaa caytami jiray iyo cayayaanka calooshiisa ushaqaysta yaasha ah ln anagu hadaanu nahay shacabka waanu naqaan saanu usiqiirn lahayn waayo waxaa wada murmayaa codka ay kala riixanayaan guryaha ayuu yaalaa cidii kasbatay ee isu taagtay maalintii loo baahnaa ayaa loo hayaa insha allaah
@hatimhamse5180
@hatimhamse5180 24 күн бұрын
Adiga iyo heegada jabtayba safarkiina sii diyaasrsada .
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Ramaax ma xishoodo sheekh iyo burco waxii shacabka ciise muuse ku sameyey indhaha ka qarsanyan
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 Ай бұрын
Ramaaxow Ma is maqashaa horta?
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka😂😂😂❤❤❤😂😂❤❤😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 28 күн бұрын
Ramaax af qadhmuune waa layasay😅😅😅😅😅😅
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 20 күн бұрын
Ramaax. Muunafa. ILLAAHAY. KAGOOAY
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g 28 күн бұрын
Ilaabaa Deeq Baxshee Dulmiga Caashaqa Kadaa
@user-co3xm3kf2h
@user-co3xm3kf2h Ай бұрын
mr cali mareexaan cadalkiisu waa fadhaafiic
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Ай бұрын
Kulmiye executives kudos.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 26 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane Ramaax waxa ha cabaadinayaa waa badhasaabnimadii laga magoojiyey xilligii uu joogay gobolka gebilley. 2.0. Haddaba mudane Ranaax waxan dhahayaa gobolka saaxil dadka ku dhaqan miyaad hoggaan ku xidhan kartaa. 3.0. Arrintaasi waa mid aan cidina kaa dhegeysan karrin. 4.0. Waxa laga yaabaa inaad xayn kaxaysato oo weliba cadho hungiri ka kacday.
@cabdilahidahir345
@cabdilahidahir345 29 күн бұрын
Guul Somaliland ❤🎉
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f Ай бұрын
Ramaax inuu qof waalan yahay oo fudud waxaad ka daremaysaa bafta ka muuqata iyo siduu bilaa kalsoonida u yahay daganaanta ku yar
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 25 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Mudne Ramaax waxa haysata cadho ka kacday eryidda badhasasbnimada. 2.0. Haddii la iska dayn lahaa ha dhex socdo dadka. 3.0. Maantana waa kan cabaadkiisa laga fadhiyi laayahay. 4.0. Waxan dhahayaa arrin ka weyn buu naxamed cabdillahi cumar u socdaa waana arrin la ogaan doono.
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 Ай бұрын
Kaaiilaliya siiyaasada taartanka Somaliland guul insha Allah ❤
@user-wj9wp2ns4k
@user-wj9wp2ns4k 29 күн бұрын
Alaa ciise muusuhu xaasidsana lafta iyo dhuuxa ayey ka gashay ramaaax bayhooooof
@Mohkh647
@Mohkh647 Ай бұрын
Ramaxx Feri good
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 25 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa lama hubo inuu ka yimid UNations hase yeeshee wuxuu u socdaa wada hadalladii somalia iyo somaliland. 2.0. Waana arrimaha ay wadato UNations. 3.0. Isbedelku ma waxa uu ka imanayaa kulmiye 01 iyo kulmiye 02. Waa kuwii shalayto lawada yaqaanay maxaa keenaya isbedelka uu mudane cirro ku dhawaaqayo.
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂😂❤😂😂😂😂
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 29 күн бұрын
Hambalyadiiba ragbaa ilaaway
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Ай бұрын
Ramaax iyo riyo raac ma walaalaa waa laba nin oo xoolo ah
@user-cs3vq7yo9s
@user-cs3vq7yo9s 25 күн бұрын
Meher xumadey iga dheh
@ahaiban1
@ahaiban1 29 күн бұрын
Ramaax sadexda xisbiba wuu soo maray waanu faanayaa.
@XasanXaashi-qq2hp
@XasanXaashi-qq2hp 28 күн бұрын
SALANTU MACEEBA
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 29 күн бұрын
Mucaaradkii odayadii ma ku Fillaan waayeen ma habray marayaan? Ramaax beryahan xil buu waayay waa gar inuu hamaansado.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 28 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa ramaax wuxuu u ooyayaa badhasaab nimaddii laga caydhiyey.
@abdirizakahmed3447
@abdirizakahmed3447 25 күн бұрын
Inyar rali iga ahada dad hadh iyo haben la walaya shaqsi Aya lagu diraya 2000 ciyala suqa. War wa lo yeri xatta telfankisa arrinku sidy donyan bu noqonlaha. Waxana dadweynaha u bandhigay ninkii dagalka igala hawlgalaya. Qaybam ogly Bariba wa bilabi filmkii. Ila tashada too iigu kalaya. Cidlan jogaye. Jig jiga Ka DHAW. War hospitalka gud bukanka jiifa u qaybiya. Waxba wanjal ma so side naar kalya ....
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 25 күн бұрын
Ramaxo hanaceben hadanu ciise muse nahay duqsibad moqote Duldulbadane
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 28 күн бұрын
Ramaaxow Any dog can bark
@madarcali122
@madarcali122 25 күн бұрын
Reer wadani waa huwan caadiya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 24 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxamed cabdillahi cumar gobolka gebiley shaqo kuma laha. 2.0. Wuxuu ka soo jeedaa degmada agabar. 3.0. Wuxuu ka soo jeedaa bahabar aadan waxana loo yaqaannaa waxa nalagu soo dhaweeyey meeqaam sareeto oo sarreeya. 4.0. Haddaba gobolka gebiley cidina kama taqaanno. 5.0. Mudane Ramaax waxa ka qaykisiinaya cadho ka kacday badhasaabnimo laga caydhiyey. 6.0. Waana kaasi qaylinaya sidii ay daayeero weerareen oo cabaadkiisii laga yaabay. 7.0. Shaleyto sowtii aad ku jirtey xukuumadda kulmiye eed dhinac walba u ridaysey.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Ramaax Waad madhanthey adiga iyo Mahamed qadiyad Haber Awal hal kalmad idinkama qoryan
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Ай бұрын
Cadho ka kacday xil doon
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
Assessment 😅
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 29 күн бұрын
Heego 4 bilood baa u hadhay talow miyeey boobaysa doorashada ileen cidi dooran mayse waa naf La caari
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 28 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maxaa is cunaya qarankii qabiilka ahaabaa
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Nacnaclayaal miidaanu waasac weligii ciro madaxweyne noqonmaayo
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Waar maxaa ciyaal tuulo comment aflagado ah qoraya
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
Haber Magaado😊
@musesiciid3367
@musesiciid3367 Ай бұрын
Ramax waa cade qaade xaasid nimadii ciise muuse baa ka buuxda😂
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Ай бұрын
Hana soo galindee kaa xun baa nagu jiree ciise muuse oo dhami waa kulmiyee
@Jscali263
@Jscali263 Ай бұрын
Ramaax madaa hawaysanayaa iska amuuis
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 29 күн бұрын
Walee ninkii Califahmaybaa fahmay 😂wu udhameeyay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 29 күн бұрын
Walhi ninkasi run Ayuu usheegay dadka Reer Somaliland is.ku diraa ama reer sheikh isaaq Waa cadaw huwan ah iyagoo iska dhigaya dad Somaliland udhashy Lkn doonaya inay qaranka liiciyaan taasina waa beenttod iyagaa kujabaya wlee huwan kalkaal alshabtu
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 27 күн бұрын
Nin is faanaye waa ri is nuugtay wasiir cali faaruq
@ahaiban1
@ahaiban1 29 күн бұрын
Yuusuf kayse cidla ayuu cararaya 5% ayuu ku meeraysan
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Qaranka maxaa kaa galay xooloyohow
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 Ай бұрын
Ramax wuu dawkhay cilajka ha la geeyo hadi kale maryaha ayuu dhigan dadka hortoda
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 27 күн бұрын
Muxaafid iyo mucaarid Waxayy ku qarinayaa ceebta Iyo.colaadda isaaq dhaxtaal Bari iyo galbeed deegaanna Isbeedharow hadal
@mohamedmohamoud4653
@mohamedmohamoud4653 Ай бұрын
Wasiir siciid sulub harric own goal ramaax what is embarrassing 😂😂😂
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Ай бұрын
Qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka 😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂❤😂😂😂
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 Ай бұрын
Ramaax waxaa u jawaabay oofwareen oo gudooniye ha wadaniya
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Oofwareen ninkii soo dayay mskhnuudkii Ina askar
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Ай бұрын
Maxaa neef wadani tagay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor oromo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Doorashada hadii leeydinka halay uga dhagtay xukumadda waa dad bilaa arin ah 😂😂😂😂😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Mulkiilayaasha wadani ee la shaaciyay Oofwareen iyo budhcadiisii mayd garaaca weeyaan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
​@@jamaadnuura10oofwareen waa dadkii soo dayay makhnuudkii ahaa Ina askar
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 26 күн бұрын
Ramaax indho.adkaa ma il kaluun ayuu liqay waa wasiiradii Umadan soo madhyay ilaahadana Raba inuu wax sii cuno mida kale wadani rakaab xumaa ma dhufays tuugtii wadanu ku ururtaa miyaanu wax diidi karinba ciro
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 29 күн бұрын
Tani iyadaa is wada cunaysa iyadoon cid kaleba soo gaadhin . nacabka iyo cadawguna wuu ku farxayaa. ilaaahow dad badan uu dawladnimada iyo mucaaradnimada si khaldan u fahansan ilaahow dawee .. aaamiin dhaha
@user-ou7wu2xt7v
@user-ou7wu2xt7v 13 күн бұрын
Ina Sulub waa calaamadda guuldaradda isaga iyo waran cade
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 25 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxamed cabdillahi cumar waxa loo yaqaannaa waxa nalagu soo dhaweeyey maqaam sarreeto. 2.0. Waana nin watta somaliweynta iyo midnimada. 3.0. Alla maxaa meesha isugu yimid qararacle aan micnaba ku fadhiyin. 4.0. Waxan dhahayaa lama dhegeysan karayo waxay ku hadlayaan. 5.0. Hadda meeshani waa meher iyo arroos looga baahnaa duco iyo quraan iyo saliga nebiga oo lagu soo dhaweeyo. 6.0. Waxayna ramaax iyo kuwan kalleeto cadho ka kacday badhasaabnimo laga eryey. 7.0. Waana meel kadtaba oo laba qof isugu yimaadaan waxay ka dhex blaabaan qararac iyo waxaan loo baahneyn.
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 29 күн бұрын
Caloow waa hadaad boobaysaan . intaasina waa kaftan
@Hawd74.
@Hawd74. 29 күн бұрын
Saaqidiinta siyaasada ee soo noqnoqonaya shacabow hala iska fogeeyo dalku isbedel dhalinyaruu u baahayahay tuugta malinba xisbi inoo sheganaya
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
CALI mareexaanku waa bahal Cuqdad Garxajis Qaba eeyga eeygu dhalay Gudiga Reer dhan matala ayuu leeyahay guddigii cadde gudde.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Caayda waa calyo Gudcur Gude waa nin xaraas adhi ahaa adhigii ku celiyaa
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
😂😂😂 cade gude la hor miyay jireen
@yasinkhalid5506
@yasinkhalid5506 Ай бұрын
Google what happens when it rains in the desert!
@ahmedjama716
@ahmedjama716 29 күн бұрын
Cali mareexaan maxaad ku hadashat.
@Hawd74.
@Hawd74. 29 күн бұрын
Ramaaxow taxigaagii iskaga soo noqo usa
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 29 күн бұрын
Habarjeclo waa reerka kaliye ee dhamaantood Habarawal micro ka dhigtaan
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 29 күн бұрын
Habar.jeclo iyo habar awal waa 2 reer ee qaranka somaliland difaaca
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 29 күн бұрын
@@clraxmaansoodaan8453 hhhhh mee qarankii sowkaa bilaa googarada ah maanta
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 29 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane Ramaax waxan ku dhahayaa cabaad weyne alla ku qabay. 2.0. Waxaad ka qaylineysaa waa shaqo yar oo lagaa eryey. 3.0. Adigu waxaad haysaaba ma jirto haddaad tahay ramaax. 4.0. Waayo ciise muuse hoggaan miyaad ku xidhan kartaa. 5.0. Waxaan dhici karayaa maysan ah ramaax waxan ku dhahayaa nin dudayaa ee cararey siigo yaraa.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 29 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxamed cabdillahi cumar hadduu qaranimo dhisayo hore muxuu ugu dhisi waayey. 2.0. Gebiley iyo saaxil waxa ku nool shacbiga somaliland qollooyin ka mid ah. 3.0. Kan yar ee jibriil abokor ee meesha ka hadlayaa wuxuu is mooday siyaasi weligiina siyaasadda waxbaba kamuu baranin. 4.0. Wuxuu difaacay maxamed cabdillahi cumar oo ka soo jeeda degmada agabar. 5.0. Xattaa agabar iyo gebiley midnaba lagama yaqaanno maxamed cabdillahi cumar. 6.0. Waa ninkii daciifnimadiisa xirsi cali xaji xasan uu ka eryey shaqadii wasiirnimada ee xilkii qaranka uu u hayey. 7.0. Waa ninkii af somaligiisu ahaa maqaam sare yaa nalagu soo dhaweeyey xilligii ay Watten shirkii somali weynta ee 4.0 million ee doollars lagu soo qaadanayey. 8.0. Muddo dheerna wuxuu fadhiyey xamar waana,kooxda wadata somali weyney wacad baa inoo yaalla. 9.0. Waa in la iska ilaaliyo ninkan dukuran ee sheeganaya ba habar adanta ku dhaqan agabar waa nin aan caqli badan lahayn aqoontuna aad ugu yartahay.
@jamawarfa6267
@jamawarfa6267 Ай бұрын
Dadkaan maxay cunaan horta waa Qoor wareeray hhhhh bisinka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 28 күн бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee huwanta ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita yaan loo codayn oon il naxariiseed lagu eegin nijaastu
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 Ай бұрын
Ramaax gabiley xoogbay ku taqaana dawoiqadii waad xusuuudin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Gabilay waa labeeb city laa xorayay tuke
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
@@hassan-mp1pkadiga wadkaagii waxaa ka dhacay intay doorashadu dhacay waligaaba is qariyoo comment ku caytan , walaahay futaadan saliid kaaga shubayaa ,waan ku garanayaa anuu
@Hibo-wu5ql
@Hibo-wu5ql 17 күн бұрын
Tamaax tuug
@Jibriil595
@Jibriil595 Ай бұрын
Habar jeclo colaad hy ayaa ka buuxda.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
ramaaxoow lacg qarsh yar oo laguu dhiibayi yanyi sharfta kaa qaadin xishood oo fagaaga waxa ka soo baxayi ilaali
@XasanJiciir
@XasanJiciir Ай бұрын
Cadagude waxba hakaaheegine hawshaada wado adeer
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 29 күн бұрын
Gudida cade gude
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Darbi jiifku muxuu ku faani saaqidiinta is heshay ayaad tihiin
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if Ай бұрын
Waar wuxu dhaqan xaamaa miyaanu ragba la kuftamin. Wuxu kuleedahay waxan moodayay in reer wadani yidhahdeen musharaxayagu madaxwaynaha uu ka qurux badan yahay.... Goor ma ayuu nin rag dhex fadhiyaa qurux ku kaftamay, mise ciil gaamuraybaa calooshiisa ka ciday? CEEBEY TACAAL. DURMARNA WAXAA KUMA HADLAAN XAGAYGA WAA KA CIIL TAAGWAA.
@cumarcali5512
@cumarcali5512 Ай бұрын
Kii hore u yidhi baa layaabka lahaa ee dhegaha ayaa kaa awdnaa mabay fogaynba
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq uu daa dhaqan xumiid
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
Orod soo dhagayso , xirsi
@Gamboole
@Gamboole Ай бұрын
Ramaax siciid sulub wu ka jiiidhay kkkkkkkkkkk
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 18 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 108 МЛН
Siyaasiyiin fagaare iska heley oo so adag isku duray
22:24
Faysal Fifa
Рет қаралды 39 М.
The clown snatched the child's pacifier.#Short #Officer Rabbit #angel
0:26
37.First Day as a Zombie💀
0:32
Limekey0
Рет қаралды 18 МЛН
Щенок Нашёл Маму 🥹❤️
0:31
ДоброShorts
Рет қаралды 5 МЛН