Salaan sare dahir mire 100%100 ilaahey hanaga abaal maariyo dhismaha qaranka somaliya aniga waxaan ahaa baydhabo salkii iyo qorshahaas in uu fulo alxm waa fiicanahay waana faraxsan
@haania2495Күн бұрын
Cinwaanka asd meesha ku soo qoratay wax baa ka qaldan ( isku daygiii maxaa waaye maxaa la isku deyay )
@bashiiromar63892 күн бұрын
Macmiil itoobiya ku dumisay somalia
@MaxamedAbdiaadam2 күн бұрын
Reernimo xuduud laguma yeesho iyo dal midna mr dream darood country
@omarherzi16782 күн бұрын
Waxay Somali u raadinayeen dee waa in ay xukuman Hawiyaha aan damiirka lahayn magaca somalina iyagu ku qadhaabtaan, markii hawiye soo toosay ee diidayna waa kuwaas maalinwalba dawlada xidhiidhka u jaraaya. Waa la isfahmay
@bashirxersi19862 сағат бұрын
Duqaan beenuu meesha la fadhiyaa cabdilahi yusuf waa la eryey ee isaga isma casilin
DAYAXUU QAYRKAA KA SOO WARAMAY INTAAD REER HEBEL KA WARAMAYSID DHULKA HOOSTIISA WIXII KU JIRAY BAA LA SOO BAXAY INTAAD ANAA KAA ASAL ROON LAHAYD ANI CAMAL SHAYDAN