Wariye Abdihakim Omar Jimale oo Waraysi xiisa leh layeeshay Shakaroon Ahmed Yusuf

  Рет қаралды 252,311

Meeraysane

Meeraysane

Күн бұрын

Пікірлер: 256
@abdullahiguled
@abdullahiguled 8 ай бұрын
Maasha Allah madaxsare Shankaroon Ahmed Yusuf SAGAL Ilaahay cimriga hakuu barakeeyo❤
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Sideedii bey u qurux badan tahay oo waliba u cod macaan tahay mamo Shankaroon cimriga iyo caqligaba Allah hakuu daayo. Amiin 🤲❤❤
@rabile6352
@rabile6352 Жыл бұрын
Waa legend qooftaani
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Aaad
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman huu haa Shankaroon ahmed sagal waan ku salaamayaa. Waxan xasuusta theaterkii hargeisa, iyo heesihii aad qaadi jirtey. Waxan kaa soo salaamaya hargeisa iyo hoygii fanka. Dalka tabtey, waa xanuun daltabyadu, qofku haddii uu waayo indhagarad amaba wuu waayo dad uu salaamo oo uu la qoslo, waxa ku dhacaya werwer iyo walaac aan dhamaanaynin.
@ahmedmelmi6881
@ahmedmelmi6881 9 күн бұрын
xaxaxxa Maraykan intaan imid miyaan jiikin diirilahaa. Allaha xifdiyo mamo Shankaroon Yusuf Ahmed Sagal. aamiin aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Fanaanad qaran. Waxaa igu danbeysay 1981 Hargaysa xaafadii waaberi.
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Shankaroon ma reer hargaysaa mise dhagaxbuur?
@caidenroberto9000
@caidenroberto9000 3 жыл бұрын
Sorry to be so off topic but does any of you know a method to log back into an Instagram account..? I stupidly lost the password. I love any assistance you can offer me.
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 2 жыл бұрын
@@mahadmaxamedcumar8573 Shankaroon Hargaysa ayay ku dhalatay xaafada jameeco wayn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
@@ismailomarfarah9585 Waa sidaas, Hargeysa ayey fanka bilooday, inkastoo Xamar joogtay, inakstoon jecleen qabiil hadana aabaheed wuxuu ka soo jeeda DDS ama Somali Galbeed, hooyadeena Hargeysa. Hada waxay degan tahay Portland Maine USA, wayna caafimaad qabtaa.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar haa waan garty waadku mahadsantahy sidaad noogu sharaxday wll laakin 1982 kiiban shankaroon iyo guduudo CARWO sahra axmed Xaafadii waaberi aqaladiiy ay geli jireen inkastoo ay xamarna tegi jireen
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 6 жыл бұрын
Shankaroon aniga waa fanaanada aan ugu jecelahay hoboladii soomaaliyeed codka dahabiga ah iyo heesaha macaan
@xorriyoogadenia7353
@xorriyoogadenia7353 11 жыл бұрын
edaday shankaroon wadaniyad somaliyeed edo macaan cimri dheer iyo towbad wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Ogadenia I bet inaad imikuu aragtay can you tell us about her history her family where she grew up where her home used to be? The names of her siblings, her mother aun we know all of that and more if she is your eddo do you have her history the way reer hargeysa have waa Kaftan saaxiib
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 laakiin shankaroon waa Ogaadeen isaaqunba dhalay
@najunaja2032
@najunaja2032 10 ай бұрын
@@somalilandtayda3765 caadi iska dhig wa naag rer isaaq it don’t matter where she used to live my guy MZ gang nigga 😂😂😂😂
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Shankaroon waa rer dhagax buur ilahay cimiriga ha u barakeeyo danbigeedana ha dhaafo❤️🤲
@halimoomar7529
@halimoomar7529 4 жыл бұрын
Illahey geerideeda,sooma dhaweeyo. Cimridheer iyo Cibaado.Allaha ku siiyo.
@luulmohamoud4548
@luulmohamoud4548 2 жыл бұрын
Aaamiin Aaamiin wallo
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Aamin
@emonshops4460
@emonshops4460 5 жыл бұрын
Walaashey mcn allaha nooyeelo qalbigaaga
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Wariyaha ilaahay ha unaxariisto Aniga hadaan shankaroon arki lahaa waxaan wax kaweydiinlahaa jacaylkii uu uqaaday maxamed cali kaariye iyo sidey udiidey
@umuhinda4202
@umuhinda4202 3 жыл бұрын
Waryaha miyu dhintay zxb
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@umuhinda4202 haa wllo wareysigani waa 2012kii doorashadii xasan sheekh maxamud isaguna wxuu geeriyooday 2017kii bishii june
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Wat is guursadee markii danbe
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 haa wey is guursadeen wll Shankaroon iyo Abwaan maxamed cali kaariye ale hau naxariistee
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 soomalideenu qofka induu nool yahay ma raadshaane markuu dhindo Bay boqol baroordiiq usameeeyaan fanaaniinda waa in la xariiriyo waa asdaan deenii soomali nimo anigu fanka ma xiiseeyo walaal lakiin waa taariiq deenii waxii haray ee soomalida ka dhaxaysay
@abdirisaaqmahamuud.yuusuf9700
@abdirisaaqmahamuud.yuusuf9700 8 жыл бұрын
maanshh fanaanad qaran shankaroon ahmed sagal long life for ever
@zuhuurahmad6860
@zuhuurahmad6860 4 жыл бұрын
wa fananinti hore e qaaliga aha
@maxamuudsalaan5423
@maxamuudsalaan5423 6 жыл бұрын
Hooyo shankaroon ahmed sagal ilhy cimrigaaga haku barakeeyo hyo mcn kan wariyuhuna hooyada xanunku so uso gaaray nooma weydiin lakiin hooyo mcn waan ku jecelnahy ilahy haku xifdiyo xusuustaadu waa mid nagu dhigan karaaamo iyo cibaado suuban hooyo mcn baan ku rajeyn
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Waa qolama horta?
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 3 жыл бұрын
@@mahadmaxamedcumar8573 waa isaaq wllo sacad muuse Ay shiikhaali dhashay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
​​@@mahadmaxamedcumar8573 Shankaroon waa reer Hageisa Waana Ogadeen waxaana Dhalay Ciidagale.
@muhidinalihassan1367
@muhidinalihassan1367 3 ай бұрын
Fananada shankaroon msaha Allh
@nextgeneration558
@nextgeneration558 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanoyo walahi wan jeclahay shankaroon ilahey cimrigeeda ha dhereeyo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Masha alaah shankarooon fanaaanad qaaaliyo oo an aad u jiclay
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Shankaroon boqorad ! "Magacaa dugsi ii ahaa" maanshalah words.
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 7 жыл бұрын
Waaw yaasida live ugu heesi kara Xaliimo Gobaad bay barataye Shankaroon mataqanaan
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 6 жыл бұрын
Waa wariye aan fahmin hadalka fanaanadda iyo jawaabaheeda qiimaha leh
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Жыл бұрын
XAGGA RABBIGAA U NOQO DHAHA GABADHAN KHAYR ALLAH HA KA DHIGEE.
@RadioQaraami
@RadioQaraami 6 ай бұрын
Maasha Allaah fanaanad qiimo badan alle ha sharfo
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 3 жыл бұрын
ALLAHA KUXIFDIYO MAAMO SHANKAROON
@stephensteffen6609
@stephensteffen6609 4 жыл бұрын
Aad bay u adag tahay In lays arkaaye. Aad bay u adag tahay in lays arkaye. Eedooooy Shankarooneey. Anagaba Waan u xiisnee. Hayga Oohine Aamus Aamus. Intaan Isu immanayee Allahow dib noo soo uuneey Adaa jiree Allow Allow
@adnaanyare9614
@adnaanyare9614 4 жыл бұрын
Shankaroon qisa cajiib ah ayaa dhex martay iyada iyo Maxamad cali kaariye Aun
@zaynabhassan6244
@zaynabhassan6244 8 жыл бұрын
wariye cabdixakiim allha kuu naxariisto aamiin
@canababdullah4030
@canababdullah4030 7 жыл бұрын
Zaynab Hassanuyr
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 5 жыл бұрын
weriyaha ma dhintey ?
@mctv8749
@mctv8749 8 жыл бұрын
Fanaanad qaran. Allaha inoo daayo.
@luckyh4131
@luckyh4131 8 жыл бұрын
codkeedu waa sideedii masha Allah
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 Жыл бұрын
Mahadsanid shankaroon axmed sagel
@najunaja2032
@najunaja2032 10 ай бұрын
Shankaroon Ahmed Yusuf eedo we love you ❤
@fadumocisman9964
@fadumocisman9964 6 жыл бұрын
masha allah shankaron allaha ku xafido
@filzanofficial8471
@filzanofficial8471 6 жыл бұрын
shankaroon wa habaday aan jeclah😍😍
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Shankaroon axmed sagal mama allah yaxfidak
@riyaniali14
@riyaniali14 5 жыл бұрын
Allah yarxamu raaximiin cxakin omer jimcale
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Yawaye kas wariyahaa
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 11 жыл бұрын
codkii weli waa joogaa, maasha allaaah , muuqana ma xuma, weli waa jaw_jaw. qax iyo qaxooti iyo dhibtaa mooye!
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Shankaroon Ahmed waa qof qalbi nadif ah wlhi wan waada xidhiidhna mshllh isla weynimo iyo kibir toona malahan alle hano dhafoo mamadeen
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
sxb maamada maad nunber keeda igu caawisid
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 6 ай бұрын
Welcom hargaysa somaloland
@saidede6678
@saidede6678 6 жыл бұрын
Laba milyan ka roon,ilaahay caafimaad sii.
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Amin
@cabdicabdi6587
@cabdicabdi6587 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 6 жыл бұрын
War wariyuhu xumaaa Maa waydiiyo waxay ku dhawacmatay iyo sida wax ugu dheceeen
@mocharles5641
@mocharles5641 5 жыл бұрын
Dee wixii xamar dadka wada dhaawacay baa ku dhacay
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
@@mocharles5641 🤣😉😂😂😂😂🤣🤣
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 8 ай бұрын
Cod keedu waa dabiici waana sidii aan ku dhageysano cajaladda Cod keedu ugu duuban iyo bilaa music Isku mid
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 10 ай бұрын
Walaashay waan.kuu.duceeyaa.waxaan.ahay.taageera.yaashadii.reer.bar.bara.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Waaaw shankarooon nolow❤
@mohamedabdullahi5461
@mohamedabdullahi5461 2 жыл бұрын
Wariyahan waa dhintay uduceeya inshallah
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Allaya raxma
@cudoon6026
@cudoon6026 2 жыл бұрын
🥲🥲Allaha u naxariisto
@luulhassan7154
@luulhassan7154 3 жыл бұрын
ALLAH CIIL BADANA RAGEENII AYAA NA BADAY OOHINTAAS IYÒ QURBAHA ILLAHOW ADIGA NAGA QABAN KARTID DULMIGA
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 2 жыл бұрын
Ax ax wlhi
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 5 ай бұрын
waxaan weydiinayaa heesta ay la qaado maandeeq oo ku saabsan siyaasdda somaliya xaalkeeda ma mareykan ama canada ayay ku qaadeen
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 6 жыл бұрын
ahay ah wariyuhu su aalo muu waydiim hagaagsan oo tarikh faneedkeda ah sida riwaawaydii Aqoon iyo af garad
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 10 ай бұрын
Mama shankaron ❤
@charmakeelmigoumaneh2721
@charmakeelmigoumaneh2721 2 жыл бұрын
Macha allah waooow
@falastiin1000
@falastiin1000 6 жыл бұрын
waaaaaw shankaroon axmed sagal maashaallaah fanaanada aan aad u jeclahay
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 6 жыл бұрын
axmed cali cigaal waanoolyahay waana lasoonoolaynkaraa heeskaa sagoo muuqaala
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Way qaadeenba xaflad Minnesota ah si fiican bay u qaaday qaybteedii Ahmad baa yara barakaysnaa youtube-kay ku jirtaa
@TALEEX1919
@TALEEX1919 5 жыл бұрын
Wan ka xumahay weriye liita waraystay
@angelinda7400
@angelinda7400 2 жыл бұрын
Mash allaha shankaron
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Aaaaaamiin ilaahoow ducada maamada noo aqbal caadil baa tahee
@wazgoin6926
@wazgoin6926 6 жыл бұрын
Mashalah mashalah
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 6 жыл бұрын
Wakhtigi fananimada wad dhaftee mamo shankaron mad cibadada uwada baydhid allaaah haku garansiyo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Samatar Mumin maxa cibaadadeeda shankaroon kaa quseeya???
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Huno cibaadadu wakhtii kuma xidhnaa wakhtii kasta waxa wngsn in aad cibadada iska qabsatiid sobbto ah qofku hadu 60jir noqdo waxn dhahna cimri waaye khalas iska cibadeeso imisa 20 jir 18 jir 30jir kuu dhimtay marka qofkasta aya laa dhaha cibadeso waayo mataqanid wakhtii ad kuu dhiman dontiid alle haa naa hanuniyo dhmnteenba wan halaay sanahy alle haa noo dambii dhafo
@osmaancilmi3657
@osmaancilmi3657 6 жыл бұрын
maashaa Allah nice suBe Stimme
@mohamedadan9698
@mohamedadan9698 4 жыл бұрын
MaMo Shankaroon Ahmed yousuF(ALLeH HakuH sharfo)🥰🥰
@fardawsaadaan9850
@fardawsaadaan9850 4 жыл бұрын
hees
@fardawsaadaan9850
@fardawsaadaan9850 4 жыл бұрын
hees nic
@fardawsaadaan9850
@fardawsaadaan9850 4 жыл бұрын
hees axamed mo
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
Abwaan.maxamad cali kaariye carruur ma u dhashay
@kaydqodax4530
@kaydqodax4530 2 жыл бұрын
Shankaron Axmed sagal wlee fananad Qaran Cafimad iyo cimridherer bi idmillah
@awaysqasim5607
@awaysqasim5607 6 жыл бұрын
Shankaroon waa Boqorad walee . Halkeen kala xidhiidhi karaa Shankaroon fadlan ?
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Ana numbar whatsap haaya wll
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
@@deqsanmoha3091 waaye maxuu kabilaabma lambarka edaday
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
@@cabdicasiisgiire3089 luqa soo gal
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
@@deqsanmoha3091 hee waykan wll Kagaarsii
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
@@cabdicasiisgiire3089 ee inta luq miya waah maxa kaa qaldan
@cabdiilyaas6260
@cabdiilyaas6260 2 жыл бұрын
Fanaaniintii hore xataa markey gaboobaan codkooda waa sidiisiii
@faatixaxmed8105
@faatixaxmed8105 5 жыл бұрын
Su,aalo xumaa
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Waah waah axsan yaa fanaanad
@maxamedkhaliif9680
@maxamedkhaliif9680 5 жыл бұрын
2020 eedo shankaroon
@abdisallampszhepazhesaqir3052
@abdisallampszhepazhesaqir3052 9 жыл бұрын
Shankaroon waa fananad caan ah lawada aqano heesaheda lagu raxaysto in kanasoo jeda wadanka somalia waxanay ku bar bartay sida maqlay awaare suuganteenu waxay ku kobocday ama ku dheertahay dalka s/land waxatahay hooyo somaliyed caana ka ah agtayada illahay cimriga haku dheereyo
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Yadu miyaanay reer somaliland ahayn mise waa DDS
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 жыл бұрын
Hargeisa ayay ku dhalatay kuna barbaartay hooyadeed waa cibaado suldaan diiriye suldaan xasan suldaan faarax suldaan guuleed suldaan cabdi suldaan ciise dhamal aadan...ciidagale
@fadumosahra734
@fadumosahra734 2 жыл бұрын
Maasha ALLAAH Shankaroon waa inintii ay dhashay inanteenu oon abtiga u ahayn oo ay iska dhaleen Ogaadeen Absame iyo Ciidagale Reer Guleid Suldaan Masha ALAAH
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Fankeedu wuxuu ku hana qaaday muqdisho.
@ahmedhasan2837
@ahmedhasan2837 5 жыл бұрын
shankaroon school maine Portland ku yaal banu wada tagi jirnay ilahay amarki waa iska aduunyo
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Imika ma nooshahay wll
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 haa wllo waa nooshahay anagaaba jaara maraykanka
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Heesti aan ugu jeclaa ee ay la qaadday cigaal ayuu wariyuhu weydiiyey isku dookh ayaan nahay , wuu dhintay ayaan comment-ka ka arkee ee Rabbi ha u naxariisto hadduu geeriyooday.
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Cigaal ma dhiman walaal wuu nool yahay isna USA buu joogaa.
@aliosman8418
@aliosman8418 Жыл бұрын
​@@faizam523abwaanka sameeyay ayaa dhintay allaah ha u naxariistee wuxuu ahaa XASAN QAWDHAN
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@aliosman8418Mahadsanid walaalo. Alah ha u naxariisto.
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 6 ай бұрын
@@faizam523cigaal ayaa dhintay ma dhihin ee wariyaha ayaan iri comment-ga ayaan ku arkay in uu geeriyooday.
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto weriyaha lkn suaalo fiican ma uu weydiin
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 9 жыл бұрын
codki weli waa sidiisi fanaanad soomaaliyeed. Shankaroon Axmed Sagal.
@wahibaali6368
@wahibaali6368 5 жыл бұрын
Maansha allah maamo guul iyo gobanimo
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 2 жыл бұрын
Anigaa ka midah in ta ay ka luntay shan ka roon Axmed. Illaahay khayr ha siiyo caafimaad barwaaqo Inshallahu.
@xoriyomohaned9134
@xoriyomohaned9134 2 жыл бұрын
Ad iyo allaha no aqbalo ducada shankaroon axmed Aamiin
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 11 жыл бұрын
Wariyahaan qashinka, muuweeydiiyo dhaawaca gaaray fanaada, iyo halkuu ka, soo gaaray! koleey waa dagaaladii baase lagu hoobtay ee wadankii ka, dhacay!
@husseinabdille
@husseinabdille 5 жыл бұрын
Hodan WAhbi walal alaha u raxmado marxunka
@ismailomar2004
@ismailomar2004 5 жыл бұрын
Xanuunadii ay soo martay in la xasuusiyo ma fiicna waxaa dareemi kara qof dhaawacmay
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 4 жыл бұрын
@@husseinabdille ma geeriyoday wariyuhu Allah u naxariisto
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Mohamad Abdulqadir ha walal
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 4 жыл бұрын
@@husseinabdille Allah ha u baxariisto
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Labada riwaayadood ee ay sheegtay, labadaba waxaa lahaa abwaan barre maxamed fiidoow. Allaha dhowro shankaroon.
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 2 жыл бұрын
Way noshahy wll
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Shankaroon axmed sagal vs alle haw naxaristee maxamed Cali kaariye
@amirmohmood205
@amirmohmood205 2 жыл бұрын
❤❤
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
Somalidu maa kaala xiishooto Maamo 60 jiir Jacayel 40 sano kaa hoor ahaa Nin jecela maxa laag weeyediin laaha
@TALEEX1919
@TALEEX1919 5 жыл бұрын
War kaani weriye maha muxu u waydin wayay jacaylki maxamed cali kariye
@mahadali4564
@mahadali4564 4 жыл бұрын
wariye ayay iska wada sheegtaan waxa maanta jira marka wariyaashii hore dareenka iyo niyadda shacabka matali jireen waxaan maantoo dhan sugayay toloow goormuu waydiin doonaa
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Wlh intaas baan sugayay. War bax dhe waxan wariye mahee
@sidiiqgarduur7186
@sidiiqgarduur7186 4 жыл бұрын
shankaroon allaa yacizak
@zupermax3710
@zupermax3710 3 жыл бұрын
Shankaroon axmed sagal waberi legend
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 жыл бұрын
waa fananad wax tarleh mana aha fanaanad qabiil, waayo waa reer awaare edo shankaroon cafimaad kuwaar
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Way u dhalatay waxay ku kortay oh ku barbaartay fankana ka bilawday hargeysa waa hargeysaawiyad asal ah waxa dhalay reer suldaan
@abdillahifarah5891
@abdillahifarah5891 4 жыл бұрын
Alaha Ku xafido wali waan Ku jeclahay fanaanad Shanka roon Axmed sagal noo noo low wad haku daayo.
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 5 жыл бұрын
Weriyuhu ma say wallahi paa🤔
@baashiyare3715
@baashiyare3715 11 жыл бұрын
shankaroon dad badan aya u heysto ina dhimatay waxan arkay bugag suganta ka hadlayo oo ay ku qoran tahay shankaron wey dhimatay marka dadka bugagta qoro ha iska hubiyan qofka inta ay san been ka sheegin
@mukhtarhuyaad5831
@mukhtarhuyaad5831 3 жыл бұрын
Marks miyay sidney fananadenu Maxay 6 bilod okaliya USA Uganda many miya laxiday
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Mukhtar Huyaad wll shankaroon iyadoo dhaawaca Nairobi lakeenay lagana soo qaadey lana keenay USA MARAYKAN hadana ilaahay amarkii jaarbaan nahey shankaroon Maraykan
@SayliciSaxanesaid-om1ss
@SayliciSaxanesaid-om1ss Жыл бұрын
❤😂🎉😮😮😅😊
@animeyaty8977
@animeyaty8977 5 жыл бұрын
War aduunyada waxa loga tagaya wareysi xumo ishh, saxaafada soo barta marka hore iyo qaabka wax loo wareysto wtf.
@OmarAli-hm7ie
@OmarAli-hm7ie 10 жыл бұрын
SHANKAROON AXMED SAGAL ,XUUSUUSIO 1972 RIWAAYADII AQOON IYO AFGARAD OO AY KA AHAYD STAR .OO AY DHIGEEN MACALIMIINTA ,COD MACAAN OO KA DUWAN HABLAHA KALE CODKOODA AYEY LAHAYD , WAAN KU SALAAMAYA.. OMAR ALI LONDON.
@abdisalamabdulle9061
@abdisalamabdulle9061 5 жыл бұрын
Waraysi cajiib ah. Siwacana waad u waraysatay sxb
@ahmedbarre46
@ahmedbarre46 9 ай бұрын
Mahamed ali kaariye meeshii uu ka kacay ma cismaan bulaa fariistay
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 7 ай бұрын
Xasuus ba geeel lagu xergeeya Wlhi shankaroon aad ayan u jeclaa waxay degenayd hargeisa 1980 iyo tiyaatarkii hargaysa xasuus
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Wlh waa codkar maamo shankaron markan dawaday qaab hadal keda waxa igu sodhacday qaabki ay jacaylka uga diiday abwan kaariye ee ay udhahday anigu shaqan doonaya e guur doni maayo wa qof codkar ah runtii
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 haa way is guursaden lakin iskuma raagin
@habibaomar8567
@habibaomar8567 3 жыл бұрын
Waa wadiniyada
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 5 жыл бұрын
Suaalihi loo baahnaa wariyuhu muuna waydiinin. Shankaroon taariikh jacayl bay fanka kuleedahay, heesihii iyo qisooyinki jacaylki uu abwaanku u qaaday in wax laga waydiiyay ahayd , ....
@hajiali1120
@hajiali1120 5 жыл бұрын
Waxaad I xasuusisay mar uu noo sheekeeyay Abwan Cali Sugule AUN , waxaa Damcay inay waraystaaan Universal TV markaasuu diiday waraysiga , waayo baa lagu yiri wuxuu noo sheegay Inuusan Ninka wariyaha ahi garanayba Cali Sugule Iyo taaariiikhdiisiba markaa maxuu IGA waraysanayaaa bu dhahay
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
Nasir iyadaan ogolayn Abwaan Kaariye isaga udhiibay heesaha ugubadan abwaanada way udanbaysiisay xitaa waxay kareebtay AUN
@mahmoodnegeye3711
@mahmoodnegeye3711 2 жыл бұрын
Anigu wariyaha waan dhaliiley, uma qalmo wariyenimo. Ma yaqaan sida dadka caanka ah wax loo su’aale iyo sida loo ixtiraamo. Wuxuu laba weydiinayaa su’aale ay uga jawaabtey. Waxaad moodaa inuu afka Soomaliga ee ay hoboladu ku hadleyso uusan fahmeyn. Waayadan danbe, waxaa microphoneka iska qaatey dad aan aqoonta suxufinimo iyo waayo aragnimo midna aan laheyn.
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 7 жыл бұрын
Shankaron waxay ahayd Gabar qurxoon waxa jecla abwaniin iyo fananiin badan
@habibaomar8567
@habibaomar8567 3 жыл бұрын
Dhaba ah
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 жыл бұрын
Isaaq baa dhalay waxay la dhalatay oo walaalaheed waa reer caynaanshe iyadu waa ogaadeen hargaysa ayay ku dhalatay kuna barbaartay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Ali Abdirahman jama wll shankaroon axmed sagal anagaaba jaara maraykanka Isku xaafadna ah wll waxaan moodi jirey issaaqe waan garty mahadsanid
@mukhtaarmaxamed6286
@mukhtaarmaxamed6286 4 жыл бұрын
Meeshan yaree hargaysa la dhahaa Cajiib ayay ahayd xaga fanka
@RadioQaraami
@RadioQaraami 6 ай бұрын
Ka joog adiga maahee waxa alifay Ustaad Barre Mohamed Fiidow Leenta
@mohaaalima9689
@mohaaalima9689 3 жыл бұрын
Codkii isma bedeli wlhi shankaroon
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Mohaa ali MA waa runtaa anagaaba isku gobol degan gaar Ahaan Atlanta Gorgia jaarna waan nahey imika weyka toobad keentay Wayne xijaabataa
Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....
24:26
Somali skytv 24
Рет қаралды 39 М.
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
CAWEYSKA CAWKE & SEYNAB CIGE
1:15:31
Universal TV
Рет қаралды 978 М.
Qabyaalada Somalida | Mohamed Wardheere.
48:47
Moon Media
Рет қаралды 15 М.
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН