MIYAA CIIL LOO DHINTAA LYRICS CUMAR DHUULE 2019

  Рет қаралды 220,671

Gofadhe Lyrics

Gofadhe Lyrics

5 жыл бұрын

Пікірлер: 79
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 4 жыл бұрын
Gofadhe sxb ad bad u mahadsantahay in heestan oo qoraal ah ad nala wadaagto koley waxan kugu qeybinayaa in aad tahay ruux jaceyl wax ka yaqaan please heesaha uu Lee yahay AUN Cumar Dhuule noo soo badi.
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
igu hallee saaxiib bulshaawi
@daaroodharbeeye1273
@daaroodharbeeye1273 3 жыл бұрын
ALeH hawnaxariiistoH cumar dhuule cali 🤲😪
@saynabmaxamuud8873
@saynabmaxamuud8873 2 жыл бұрын
Waeasere
@saynabmaxamuud8873
@saynabmaxamuud8873 2 жыл бұрын
Raeadzdx
@ShaafiHasanfaarax
@ShaafiHasanfaarax Жыл бұрын
​@@gofadhelyrics7037tyز زصن
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 4 жыл бұрын
Allah yarxam adeer omar dhulle waa lagu xusuusan donnaa waligaa jacayl qofka kaliya ee meel dhigay baad ahayd inta daawaneysa trkh 22/6/2020 5:06pm like ii saara
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Hadaan cindigayga laabtiyo Aan calooshadaye kuu baneeyay Dawooy ma inaad iciishoo cakuye Laygu wiirsadaa😢😩😢😩 Ax maya maya qof kujecel lama ciilo
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Dunida wax kasta waa lagu arkaa
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 Жыл бұрын
Wah wah wale maanta saadashu way wacantahay tariikhdu wa 14/5/2023 somali maxamadeeey madaxad ii sarantihin meel kastod kukal sugantihin alaha nigu nabad yeelo
@mohameddalmarabdi6967
@mohameddalmarabdi6967 3 жыл бұрын
2021 hadii aat dawaa neysoo mxaat kaa dareyn taay 2022 hadii aat dawaa neysoo mxaat kaa garatay adnaaa hbn wcn waaa Dalmar oo idin leeh cimri dheer iyo caafi maat Alla yaraxma hdii aan dhintoo isoo duceyaa insha allah Dhulle alla yaraxma wll qaali ah...?
@mohameddalmarabdi6967
@mohameddalmarabdi6967 3 жыл бұрын
Hbn wcn 10:09 Habeyn Axad ah 2021 hbn wcn 2021...?
@drmaancadde9124
@drmaancadde9124 2 жыл бұрын
Tues,March 2022 habeen talaado ah my birthnight anoo si iga faraxsan ayaa markaliya igu soo dhacday heestaan inaan daawado cos erayada heestan ayaa si waafi ah waxeey kaga hadleysaa arinka laga yaabo inaan ka fikarayay sidaa darteed Allaa yaa raxmah legend Cumar dhuule RIP .
@qalskahagar
@qalskahagar Жыл бұрын
Jawiga oo marka ka cakiran calfna kaa hiishey💔🥺 Oo calnku hoos kaga dhoco talana kaa ciirto 💔🙇‍♂️ Markey ciigo talee hurdadu kaa carshaacarshowdo 🏚🛏😩💔 Camal xumo daraadeed markaad oonta cuni waydo💔😩🙏 ILAHAYOW KU NAXARIISO🤲AABE CUMAR WUXUU AHA QOF QALPIGA KALA JOOGA MAR KASTA UMADA UU QALBIGOODU SAMEEYEY DUFANTA JACAYLKA HEESIHIISA MARKAAN DHAGAYSTO WAXD MOODA INAY ANIGA IGA HADLAYAAN KULI✅🙏🥺💔
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
الفن القديم لا يمكن ننساه ذكريات جميلة جدا، ،،،،،، لك الرحمة والمغفرة عمر مهدي
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
2020 coivid 19 sii baxaya inta ila daawanaysa like dhac kusiyaH
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 жыл бұрын
heestan marki canjaladah laysugu dumbi 2001 ayaa anigo inaan yaro an jcyl waxba kaa aqoon ayaa inaan anlaa shekasan jiray ayaa habeen anogo balay saan ayaa laykenay tigid aroos markaa waxa u dhigu dhahay manigo beel foog kagaa imiid oo xafadina kugu imiid ayaa aroos iga dooran hadi siidan ku jeclahy aad ogtahay aroos igamad dodaten anaa dee jcyl waxba kaman aqoon aroos ki ayaan iskaa tagay markaa aniiga ayabaa islaa saxan 7 ciisho markaan kaa qaban wayaay laynki tilifonka ayaa u heestan iso qarkale oo cumar dhule oo wadaa calacal kasaa iso dubaay inamo ayu igu sodhiibay inamadi ayaa i baryaay waxa dhahen nin kaasi cawaa hadu dhinto adiiga ayaa u sababa deedto isago jiifa ayaan u tagaay malinti danaabe calaafna iskumani yeelan hadaa caruur ayaan leeyahy isagu wali maa guursan waa ilaa so hadlaa waxu igu dhahaa 80 jiir hadi aad tahay ood madax banan tagay ku gursan
@Zia-Apdy
@Zia-Apdy 3 жыл бұрын
Qofkasi si dacada bu ku jecla malaha
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 3 жыл бұрын
awlaad jacayl ninkaa ogoow hadaad madax banaanaatid
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 жыл бұрын
Nasab kaamila wiilka lyricska leh allah yaaraxma wllkeena wayn cumar ustaad aan codkiisa kunoolahay ❤️
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 3 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@zakariyecollow6478
@zakariyecollow6478 2 жыл бұрын
Miyaa ciil loo dhintaa Miyaa cadho lala tagaa Miyaa camal lo,go aa Nasteexo miyaa la caydhshaa Miyaa cadow loo jabshaa I feel jacayl ❤️ 12/12/2021
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Omar dhuule cali Alle how naxariisto wuxuu ahaa fanaan guud ahaan fanka soomaliyeed qiimo sare ka taagan ilaahay siday dadku u jeclaayeen Aduunka in aakhirana Loo jeclaado ayaan u rajaynayaa waqtiga an heeska dhagaysano waa habeenimo ramadaana 2:37 😢
@Clkariimdaahir
@Clkariimdaahir 2 ай бұрын
Tolow nasteexo ma reer burco ayay ahayd ❤
@nastehajuuni6467
@nastehajuuni6467 17 күн бұрын
Maya walaal reer muqdisho ayay ahad heestaan waa aniga qofka ay ka hadlayso waana qiso dhab ah dhacday taariiqdeedana aniga iga warayso ❤❤❤
@abdirashidsicid1797
@abdirashidsicid1797 3 жыл бұрын
Aabaha jacaylkuu ahaa cumar dhuule Cali allah haw naxariisto waa u saxeexay cajaayib buu ahaa xaqiiq ❤️🌹
@ducayzen9368
@ducayzen9368 4 жыл бұрын
Waan ku xasuusan waligay inty madaxayga saani saaranty 😢
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
dhal jacayl
@hdhanadcishqi287
@hdhanadcishqi287 Жыл бұрын
Aad iyo aad baan u dhagaysan jiray heestaa lkn ma ahayn ruux jeceyl u golon golay illaa aan dumar badan kasoo maray oo aan waqtiyo badan soo qaatay lkn cawa ayaa heestaasi ii noqotay mid aan aamino Dabcan aan la il daranay jacayl aad u murug badan wuxuu nooga tagay alfanaan cumar dhuule allah ha u naxariistee dhaxal aan dhamaan ayada iyo heeso badan oo markaa noqoto ruux jacayl helay aad ka dhigato laf hees aad catow darteed niyada ku dagsato Ruuxaad calmatee jeclaatay dunida uga caaganaatay Nafteeda iyadoon canaanan ma in ay kugu caasidaa 🙏🤒
@nastehajuuni6467
@nastehajuuni6467 17 күн бұрын
Walaal allaha u naxariisto waa aniga qofka heestaas loo tiriyey
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 3 жыл бұрын
Alow u naxriiso cumar dhuule aamin yaarabi
@guledjama448
@guledjama448 2 жыл бұрын
Habeenku waa habeen khamiis ah jawiigu waa mid dagan neecaaw macaan ban dareemayaa Isla jawiigaas waxa ii dheer jawii mirqaam ama qaad habeen xasuustisu leh 14 04 2022 habeen khamiis ah Alle haw naxariisto cumar dhuule cali iyo heestii heesaha aad ban idiin salamayaa asxaabta iyo dhamaan dadka aanu halkan ku wada dhagaysanayno heestan 💚🤍❤
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso cumar dhuule cali
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 5 ай бұрын
Waayo waayo
@mohammedhussein1603
@mohammedhussein1603 8 ай бұрын
Heeskan xasuusbu igu leeyahay 2010-2014 kaabadahan ku dhagaysan jiray ban caawa so xasuustay iyo asxaabti ila dhagaysan jirtay❤️
@shukriwarsame8388
@shukriwarsame8388 3 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso oo jannada kaa waraabi
@farhadcade9078
@farhadcade9078 3 жыл бұрын
ninka gabagan tiriyey haleyku cawiyo Ilam aderayal
@saabirc.k5450
@saabirc.k5450 2 жыл бұрын
Waa hees dareenkayga ka.hadlaysa heestan xaqiiqadii way itaabanaysaa aniga 😭😭
@nuurcaligurxang7238
@nuurcaligurxang7238 4 жыл бұрын
Hal suaal ban qabaa inta jecel wax ka taqaaana fbk zaki laki pampam
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 3 жыл бұрын
Soo daa kollay annigu jacaylka guul daraystaan shahaado ka sitaayee😭
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 10 ай бұрын
Miyaaa ciil loo dhintaaa waa suaal da'aweyn😢
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxadisto janatul fardowsa
@cabdixasan6199
@cabdixasan6199 4 жыл бұрын
Saxib aad iyo aad ayad u mahadsantahay
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
adaa mudan walaal
@layladheman6534
@layladheman6534 3 жыл бұрын
Woooooow axyaa hees 🥰🥰🥰🥰
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 3 жыл бұрын
Cakuye laygu wiirsadaabaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ax yaa dhuule
@Mahadcalidiriyecali
@Mahadcalidiriyecali 2 ай бұрын
E
@nasriin5340
@nasriin5340 3 жыл бұрын
Dawooy ma inaad iciisha cakuye laigu wiirsada maya sorry💔🥺🥺
@hassanguledomar8297
@hassanguledomar8297 Жыл бұрын
Ilaaw kuu naxariisoh
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Yaa salaam eeshcalaa hees best song emotional 15/4/2023
@user-nl8mb8tk8d
@user-nl8mb8tk8d Жыл бұрын
heestan aniga oo 17 years jira aya wiil isoo qori jiray xataa memory ay ku jirto ayuu isiisay markasta oo uu i arkona wuu shidi jiray maan fahmi jirin waqtiga wanan ku wosli jiray marku warqad iigu soo qoro imikan heestii dhuuxay sorry wiilkas wuu dhintay imika alle ha unaxariisto 😢
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 Жыл бұрын
alla yarhama walaal
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 Ай бұрын
allah ha naxaristo ee sow lagama yaabo imuu jaceelkaga u dhintay?
@user-go9de4ui5p
@user-go9de4ui5p 7 ай бұрын
Sombadi mtn😮😮😮😊
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 8 ай бұрын
Listen stiil 2023
@gureyfuje6793
@gureyfuje6793 Жыл бұрын
Cirsan ka yerku gortu ka dido cirifyada old is gold
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
Yarta balaclava khayriyo barwaqada ku dhalatee nimco lagu barbarshay, badda kuwa ku nooliyo darkalo banaan jira waxay kaga baydheen, ama balista dheertahay boqorkii haweenkay bilicdiyo xishoodka 🥰
@qamarahmed189
@qamarahmed189 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🥰wash aha
@wiillhooggangchannel9305
@wiillhooggangchannel9305 Жыл бұрын
Ala xabaali xoog badanaa maxay geed adeeg nin raga god ku haysaa Afar xaasle ayaan ahay hanti aan ku kala maslaxdana ma lihi midii iga carootana kaban kaygaan usoo qaata waana ku dajiyaa!! Sidaasa laga hayaa aabo cumar ana lamida baan ahay lkn talantigiisa ma lihi amaan oraahdiisa ku maslaxdaa Lol 😀 hadaaN cindiga iO laabtiyo Calooshayda kuu baneeyay Dawooy ma inaaD I ciizha 😘❤️
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 Жыл бұрын
wiil hoog ayaa tahay
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 жыл бұрын
Allah yaa raxma
@safiyajama650
@safiyajama650 3 жыл бұрын
Alle haw raxmo
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 Ай бұрын
18/6/2024😅😅
@xaawomaxamed4651
@xaawomaxamed4651 3 жыл бұрын
2021
@baabka8094
@baabka8094 3 жыл бұрын
Waah waah
@bilecabdi395
@bilecabdi395 2 жыл бұрын
Jcyl ku marku i ciilay maku cududaha i gooyey
@user-om3qr3pd5u
@user-om3qr3pd5u Жыл бұрын
❤❤❤
@nastexoxasan6545
@nastexoxasan6545 2 жыл бұрын
My 🥺
@nimcaanmuhiyadiin2270
@nimcaanmuhiyadiin2270 3 жыл бұрын
Najiibdaon
@fantasticsaed2393
@fantasticsaed2393 4 жыл бұрын
Heesta isku shuban ee uu qaaday cumar dhule lyrics kasoo bro gofadhe
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
oky brother dhawaan weakgan inshallah
@fantasticsaed2393
@fantasticsaed2393 4 жыл бұрын
@@gofadhelyrics7037 sxbow ayada iyo mida ah @hanaloo gar naqo Ani io gacaladeyda
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
@@fantasticsaed2393 inshallah saaxiib dhawaan filo labadaba
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Walee fan waxbaa ka taqan, gacan ayaa ku taagay, hadiiba heestaa taqan
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 2 жыл бұрын
Maxuu Yiri ? Jawiga O markaa kaa cakirma calafna kaa hiilshay. OO waliba calanka hoos kaaga dhaco talana kaa ciirto Markay ciigo tale OO ay Hurdadu kaa carsha carshowdo Camal xumo daraadeed markaad ceeshka cuni waydo Sida curud lagaa dilay markaad caday ka Dhuubnaato Cirsan ku Yeerku goortuu ka dido Cirifyadaad joogto Cawo darantu waa laga tagaa looma ee looma ciishado
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 2 жыл бұрын
mahadsandi walaal
@user-om3qr3pd5u
@user-om3qr3pd5u Жыл бұрын
❤❤❤
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 214 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2 МЛН
Go'e Halaq Miyaa Tahay lyrics | | Khadra Dahir Egeh
6:30
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 345 М.
Hees |Hubqaad (Qalbiga wan kugu hayaa)|cumar dhuule|
6:44
Abdifatah ahmed
Рет қаралды 41 М.
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 41 М.
Cumar Dhuule Cali Heestii | Ceelasha Bari Lyrics | 2020
7:08
Brother Colombo
Рет қаралды 2,6 МЛН
HALKA DHIGA HEESTA" SOO MOOD " AUN HEESTII CUMAR DHUULE "
10:51
Jamaal-YARE
Рет қаралды 48 М.
SHAYMIRE DACAR HEESTII NABSI BAA ADEEGEE.. LYRICS AMIR FUAAD
6:22
Amiir Fuaad Official
Рет қаралды 725 М.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 69 М.
Cumar Dhulee Heesti gardaro iyo Xuman Dhageysi wacan asxabta
9:10
WAYAARAG MEDIA
Рет қаралды 11 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 761 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН