Dacawaley: Dr. Edna Adan Ismail oo Baaq U dirtay Beesha Caalamka

  Рет қаралды 39,005

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 354
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 13 сағат бұрын
Habaryar Dr Adna Adan Ismail guulay soo somaliland alla guul allow adaka isdagalaya kala qabooji 🤲🤲🤲
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 8 сағат бұрын
Soomaalidu inteey isdhamreyso ayay reer galbeedka uyeeeataa meeshii eey Allah iyo dadka wax garadkooda uyeeran lahaayeen ahmed masoobe Kenya iyo Ethiopië Hassan sh beesha caalamka adna caalamka abaaraha colaadaha wax walba waxaa Loo yeeranayaa caalamka aaway alle Subxaanalaahi waa aakhiru samaan ileey umada quluubtooda burcad haisu mariyo meel walba dab ayaa ka holcayo aamiin
@sakariyemaxamed5895
@sakariyemaxamed5895 13 сағат бұрын
MASHA ALLAH ALLE HAKU XOFDIYO MAAMO DRS ADNA AADAN ISMACIL
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 2 сағат бұрын
Islaantan caajuusada ee gaalada iska fariiso kuu dheh😡😡😡😡
@Rahhh1045
@Rahhh1045 13 сағат бұрын
Maamo cimrigaaga iyo caafimaadkaagaba allha noo barakeeyo
@Qorsho
@Qorsho 12 сағат бұрын
Mansha Allah ilaahay cimriga iyo caqligaba ha kuu marakeeyo uma daa shaadh ka daawlada losoxi dhayna ilaahay ha unaxa riisto aamiin aamiin
@SabahDjamaMohamed
@SabahDjamaMohamed 12 сағат бұрын
Machaallah tabarakallah Mama daa qaranka Dr adna aden alle haku xafido alle cibado suban hakugu arzaqo 🤲🤲🤲🤲🤲 ❤❤❤ I am proud of you mama 💝
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 13 сағат бұрын
Mamo macan alle haku sharfo madama caalamka lawadagtay in somaliland dhinac walpa laga soo weraray oo laga xun yahay ictirafkeda 😢
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 12 сағат бұрын
Cimriga iyo Caafimadka Allah haw barakeeyo Dr Adna Adan Allahu Akbar Allahu Amiin Amiin Amiin yarabilCalamiin Salalaahu Calayhi Wasalam Amiin yarabi ❤❤❤❤❤
@xamdacali4644
@xamdacali4644 13 сағат бұрын
Raabiw Adida awooda leehe noo hiliii yaa rabi😭😭😭😭😊
@umaaisha9876
@umaaisha9876 13 сағат бұрын
Maasha Allah Mama Adna, ilahaay haku xifdiyo.. We are proud of you, ilahaay cimriga haku dheereyo, cafimaad taam ah iyo cibaado suuban hagu irsaaqo, love mama❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 6 сағат бұрын
Hooyada JAMHUURIYADA SLAND Dr Adna AAdan Ismaaciil❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 13 сағат бұрын
Ilaahay hanookaa daaayo qofka adag waxaa labartaa maalinta adag maasha allah
@SAK-Royal
@SAK-Royal 14 сағат бұрын
Arabku caalamkana wuu lahadlaa war yaa Allah yaqaan meelna lagaga baxsanmaayo waa wareey ina cagjaar heeg kasokaynmaayo😂😂😂
@nawaladam114
@nawaladam114 13 сағат бұрын
Kkkkk waa fariido
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 13 сағат бұрын
Wllhi xaqoda illa ay helan laga yeeli mayo dadkas
@AbdiHakiim-ff3sn
@AbdiHakiim-ff3sn 13 сағат бұрын
Alla maxaa waryaal marka nala aqoonsado
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 12 сағат бұрын
😂😂😂ManshaAllh wle tolkay waa dadnool ilahay garabkiina hagalo Araboow ❤❤❤from burco
@yurub5288
@yurub5288 13 сағат бұрын
Mamada somalilaan waa sunta kaga ilmeysis cadowga somalilaan Welton 👏👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤
@Salugla
@Salugla 12 сағат бұрын
Islaantan iyada ma dagaalada uunbaa loogu yeeraa beri dhexdaas ahna waxay lahayd Laascaanood waanu dumin
@sahnim7481
@sahnim7481 12 сағат бұрын
Pray for Dacawaley, Ku faafiya baraha bulshada. Uduceeya Dacawaleey.😢😢😢
@jmohamud8961
@jmohamud8961 13 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ayeeyo dhib ma leh deegaan ka qurux badan hada ka qurux badan baan samaysanaynaa,ilaahayooow waa Dad ehela oo muslima oo cadaw Kala qaybiyey isku dirayo ,horey dhulkoodii u qaatay maantana doonayo inuu gebigood adoonsado ilaahoow walaal nimadooda tus ilaahoow siyaasi ku sheega axmaqa ah ee diidiidan midnimadooda walaalnimadooda ka qabo,áaaaaaamiiiiiiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 13 сағат бұрын
Waxasi majirte dhulkinu haydin deeqo somaliland way idinka tashatay dhiba tooyinka cid kuwadana waa somalia oo kaxun horumarkeda
@DhissanCC
@DhissanCC 12 сағат бұрын
inkaarta Allaah Subxaana Wa Taala ha ku dhacdo adiga iyo qoyskaaga
@DhissanCC
@DhissanCC 12 сағат бұрын
inkaarta Allaah Subxaana Wa Taala ha ku dhacdo adiga iyo qoyskaaga​@@user-vlogscountery
@hafsaali4297
@hafsaali4297 12 сағат бұрын
@jmohamud8961 Khayr Allaha kusiiyo. Isaaq inta Khayrka qabta waa badan yihiin Allaha Subxaanahu Watacaalaa hasugo. Inta Xaqdarrada kusocoto sharkooda Allaha kaqabto umadda Soomaaliyeed ee daacadda ah.
@jmohamud8961
@jmohamud8961 12 сағат бұрын
@@DhissanCC inaadeer maxaad igu inkaartay? Midnimo soomaali baa ideeqda iyo inaan dadkaygu is dilin
@AbdiHakiim-ff3sn
@AbdiHakiim-ff3sn 13 сағат бұрын
🎉 masha allah aqoontiiyo qoffa
@ZahraGonle-e5k
@ZahraGonle-e5k 12 сағат бұрын
Wa ruuuuunta xaqiiq geesiyad so much
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 9 сағат бұрын
Isaaq waxaan kala yaabay markay caalamka istusayaan Engliah ayay ku hadlaan markay Laas cnood xasuuqayeenA somali ayaay ku hadlayeen
@barni5847
@barni5847 8 сағат бұрын
😂😂somali odhan ayaa caynkas ila daroodka
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 8 сағат бұрын
Idinka islamihiina 80s ku jira Daroodka waa jahiliin wax ma qoraan waxna ma qoraan kuwa isaaqna 5 luqadood bay ku hadlaan Cagdheerna hadalkeedba daa Injirta ayaa cunta Etopia iyo keneya Boodhka ayeey dhex gadhiuaan Jajiliin
@HoodoSiciid-l1r
@HoodoSiciid-l1r 8 сағат бұрын
Qalpi hauwada gagin umad badn weye
@hibodjama4533
@hibodjama4533 13 сағат бұрын
Ayeyo Dr Edna Alle ha ku xafido
@hodmanxuseenofficial4450
@hodmanxuseenofficial4450 13 сағат бұрын
Mmo adna adaan ismaciil waa hooyadaa qaranka somaliland guul somaliland mar walba alle cadowga hanaga jabiyo ✊🤲
@abdulkadirkediye2661
@abdulkadirkediye2661 13 сағат бұрын
Soomaaliyu way joogtaa meeshii aad rabtey Usheeg umada soomaliyeed ineey isku duubnaato si ay wax unoqoto Ama usheeg ineey is cunaan lana gumeysto iyaguna is gumeystaan
@gadaawecaydiid2159
@gadaawecaydiid2159 12 сағат бұрын
Cimriga alla hakuudheereye eedo
@cabdifitaax3096
@cabdifitaax3096 14 сағат бұрын
M.a maamo guul ayaan ku rajaynaya ❤
@RadioQaraami
@RadioQaraami 13 сағат бұрын
Alle haw naxariisto Dhammaan Intii ku dhimatay Dagaalkaa Xaqdarada Ah. Soomaali isu cadow ahi cadow iskama celinayso ALLE Colaada haynaga qaboojiyo.
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 13 сағат бұрын
Malihin cadaw somalia kadaran
@abassadan2541
@abassadan2541 12 сағат бұрын
😂😂 Ethiopian baa kuwasay​@@user-vlogscountery
@Xamda0953
@Xamda0953 2 сағат бұрын
Mamo ale hanoo kaa daayo ammin yarapi 🤲🤲
@iftin2024
@iftin2024 13 сағат бұрын
Allah edo ha noo kaa daayo, cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajeynayaa somaliland enemy will not be succeeded allah ha u naxariisto walaalahayagii ku geeriyooday weerarkii fuleynimada ahaa ee dawladnimada loogu xoog sheegtay. Amiin
@MustafeYaxye-p8b
@MustafeYaxye-p8b 14 сағат бұрын
Adeer tan waa lakukala tagaya hadii xaladu sii adkaato 💀🔥🤝
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 13 сағат бұрын
Somalia maaha meshani adeer waa somaliland
@saamiyajaamac8315
@saamiyajaamac8315 13 сағат бұрын
edo mcney gasiyad be tahay 10000 nin o ogaden ah ada ka acli bdn❤ guuuuuuul guuuuuuul arab iyo albabada adag
@abdourahmanalidaher6859
@abdourahmanalidaher6859 13 сағат бұрын
Masha Allah
@Axamedguhaad
@Axamedguhaad 13 сағат бұрын
Man sh allhaaaaah soomalind guuuuuul guuuuuul gobanimo
@SAK-Royal
@SAK-Royal 13 сағат бұрын
Naagtii yaraydee fariida ahayd ee Al carabiya inoo waca hello
@AbdulAden-w1p
@AbdulAden-w1p 13 сағат бұрын
Kkkk qaylo. Dhaan
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 12 сағат бұрын
Mnshlh mamadii Qaranka alle ha barakeeyo
@MubaarakAbdi
@MubaarakAbdi 13 сағат бұрын
Mom sharfan alle haku mamuso mom adna❤🎉
@AminaBoon
@AminaBoon 13 сағат бұрын
Geesiyaad Adna Aden
@garaadmohmoud3823
@garaadmohmoud3823 3 сағат бұрын
Alle cimri dherer iyo caafimad taam ha siiyo maamada qaranka adna aden ismail
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 3 сағат бұрын
SOMALILAND MOTHER ALLAH HAKU BARAKEEYO CIMRIGA CILMIGA IYO CAFIMAADKABA Let Donald Trump deliver the message, he is more just than many Arab countries. China has a history of asking for recognition from the international community. The Prime Minister who spoke was the 2nd President of Somaliland. The international community has Somalis, let's leave them alone, let's reach Somaliland's KZbinrs who are reaching far away.
@Rorto-n3v
@Rorto-n3v 12 сағат бұрын
Mansha allaha adna aadan❤❤❤
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 12 сағат бұрын
Ilaahay maamo ka dhawro cibriga iyo caafimaadkana hakuu barakeeyo
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 13 сағат бұрын
we sent strong message with international community to confrimed what happing easthern of ethiopia was mascared
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 12 сағат бұрын
Maama adna aadan m.allaah ❤❤❤❤❤❤❤
@KawsarMaxamed-i7p
@KawsarMaxamed-i7p 12 сағат бұрын
Ilaahay cimrigaaga dheeree marwa adna adan
@hamdakawir3936
@hamdakawir3936 12 сағат бұрын
illahow noo kaa daa muruq iyo maal waxay lahadba waa na dul dhigtay illahow cibriga hakuu barakeeyo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 6 сағат бұрын
Adna Keep going Dalka iyo dadka REER SLAND Siyaasi.AAn.Adiga.Ahayn ma Ahayno. GUUUL GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nej-mj7fk
@Nej-mj7fk 3 сағат бұрын
Siyaasi sharaf malahan 😂
@YuFarah2007
@YuFarah2007 Сағат бұрын
It sound like she arab hhh
@halganali6001
@halganali6001 12 сағат бұрын
Hooyada qaranka alle cimriga hakuu.barakeeyo
@Abdishakurfarhan
@Abdishakurfarhan 12 сағат бұрын
Exactly Mom ❤ Waa Fariinta aan si Dhab ah Sharafta iyo Qiyamka Shacabkaasi la xasuugey Genocide lagu samey dagaalkasi direysa Jazakalah ❤
@AbshiroIbraahim-w2n
@AbshiroIbraahim-w2n 12 сағат бұрын
Maxaa ku geeyay dacalay adoo soommaali lan ah
@avoidcruel744
@avoidcruel744 9 сағат бұрын
Guulayso Eedo Adna❤
@IbraahinMuuse-g7h
@IbraahinMuuse-g7h 12 сағат бұрын
Lahadal dawaladah aduunka adigaa afyaqaane eedo adna adan
@Nej-mj7fk
@Nej-mj7fk 3 сағат бұрын
Dowlad aduun so tey chaotic (buuq miidhan inad tahiin) laguma shegin miyaa? Markey idinka kaga labanayeen citiraafka?
@edumalaysia00
@edumalaysia00 12 сағат бұрын
A ray of hope known as Dr. Adna May your hard work and excellent acts be remembered forever.
@JamacYusuf-h5b
@JamacYusuf-h5b 12 сағат бұрын
Masha Allah Eedo Adnaa👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 12 сағат бұрын
Ismail cumar geele ayaa dagaalka ogaadeen soo qaaday ka dambeeya
@yurub5288
@yurub5288 13 сағат бұрын
Mashalla Allah ilahay haku xafido guuleyso iyadaa ka wacan kuwa isku sheegaya download ilahay idin doori waxad is baden waxa ilahay idin badin guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ✊✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maaidachannel-lg3pw
@maaidachannel-lg3pw 11 сағат бұрын
Hooyada somaliland❤😊
@FadxiCumar-d5w
@FadxiCumar-d5w 10 сағат бұрын
guuul guul guul ha ogaadan qaramada midoobay usheeg in dumarkii iyo caruurt ay kulaayee.deeganka dacawale
@CabdishakuurKhadar-tk7el
@CabdishakuurKhadar-tk7el 6 сағат бұрын
Mum edna we are love ❤❤❤❤
@aminaosman3469
@aminaosman3469 13 сағат бұрын
Why the new president is silent?
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 6 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuul dhamaanteen soomaaliyeey in sha Allah
@hassanhussein6870
@hassanhussein6870 13 сағат бұрын
Markay cidanka. Layn hayeen mayhadasho
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 11 сағат бұрын
❤❤❤❤edo Edna cimriga ilahay haku barakeeyo
@awm221
@awm221 9 сағат бұрын
Thanks mama that's true
@sahrahassan3038
@sahrahassan3038 38 минут бұрын
Moma Adna Adan hero we proud of you allways
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 12 сағат бұрын
❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 13 сағат бұрын
tii lascaanod ba kuhartan idooroow oo meesha caalamka hortan iyo argagixisad hargesa kaso gurten oo degaanka soomalida kukhal khalgelisen
@YasmiinAhmedAden
@YasmiinAhmedAden 11 сағат бұрын
Adna adan cimri deer iyo caafimaad aamiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤👋👋👋
@77kShark
@77kShark 11 сағат бұрын
Ilahay cimridher iyo cafimad hakusiiyo
@ashahassan3869
@ashahassan3869 13 сағат бұрын
Basha calamka.was wata ku.qoonsonla.habar.waxba.kama.galiin
@smoothiniabdi6725
@smoothiniabdi6725 10 сағат бұрын
Dr. Anda Adan, I appreciate your Vitally Urgent Call to the world regarding Ethiopia's committing massacre against Dacawaley residents in the Somali-inhabited region of Ethiopia
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 12 сағат бұрын
Mansha allaha❤❤
@Somaliqueen1
@Somaliqueen1 13 сағат бұрын
Maamo Edna Adan 🫡❤️
@munirkh
@munirkh 8 сағат бұрын
Maanshalaah. Wakaas Isaaq midoobey 👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾
@axmed8798
@axmed8798 13 сағат бұрын
WAAR MAXAY LEEDAHAY HABARTII KIRISTANKA AHAYD?
@SakiAbiib
@SakiAbiib 9 сағат бұрын
Masha Alla ilahay hakuxafido
@halimahassan657
@halimahassan657 7 сағат бұрын
Asc habo dadkaan waa wiilal Soonaaliyeed kugu dhimay kaana dhimay waa wiilal Soonaaliyeed oo la isku adeegsanayo, dad siyaasiyiin ah ama ku awr kacaanayo illaahey ha kala bad baadiyo waa wiilal muslim ah waa wiilal dhiig iyo dhacaanba waxaana waxaana illaahey oga baryaaya inuy Maslsxo dhexdooda dhiga insha Allaah iyaga ayaa daris ah waa wada Somaali. Yaa loo dacwoonaha aan illaahey ahay illaah dhexdooda jamal ha kala dhex dhigo Subxaana Allaah, habo adano dadka u wada duceey🤲 Midna ma rabo in ay wax soo gaarane illaahey ha u gargaaro 😢Somaali meelkasta oo ay joogaankuwo midoobo Allaah ka dhigo Aaaaaaammmmmiiiiinnnnnn
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 12 сағат бұрын
guul adna aadan
@smoothiniabdi6725
@smoothiniabdi6725 10 сағат бұрын
MMTV... dadka Editing ka idiin qaabilsan maaha dad Professional ah waayo, "Background Sound" ka waxba lagama maqlaayo, qofkii hadlaayayna wuxuu ku ridayaa Qalin-daar "disruption" ....!!
@DhissanCC
@DhissanCC 12 сағат бұрын
Nabadan kolba Isaaq ka hadlayo Darood kama hadlayo, Arab Sh Isaaq ba loo xasuuqay nabada beenta ah. Ilowsha dhawa ma umul ba ayay Somalidu ku maah maahda, shalay ayuu Siad Barre maatidaada xasuuqayay. Reer Sh isaaq iyo Dir guud ahaan waa in killil ui gar ah oo hawd iyo reserve area ka sameeyaan Ethiopia
@mukhtarcolujoog8771
@mukhtarcolujoog8771 13 сағат бұрын
ILahay ha u naxaristo inti dhimatay labada dhinacba Drs Adna waxaan leyahay waa caadi Dawacalay cusub baynu dhisanaynaa waa gefkii ad reer Laascanood u geysatay ee ad ku jeesjesaysay malinti la duqeynayey
@NimcoXaashi123
@NimcoXaashi123 10 сағат бұрын
Masha Allah mamo qaali ❤️
@farduus_
@farduus_ 4 сағат бұрын
Somalia kuma laynin aa cagdheer ayaa qabilkada arab laayen somalia ayadaa teeda hesata oo doolow xabashada ku dhamesay misa lamasocotid
@1997f
@1997f 12 сағат бұрын
Dadkaan Ethiopian ayaa ladhahaa layskuma taagtaago sharcina ma qabto waa sida Israeli marka calaacalka iska daaya oo dowlada amarkeeda qaata
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 12 сағат бұрын
Wariyayaasha somalilan waa qaybta dacaamka kama hadli karaan dadkaa maatida ah ee shaadhka dawlada lagu laynayo
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 13 сағат бұрын
Aah hooyo adna aawey aah quus qaadasho dhan
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 5 сағат бұрын
Adna duco wayqabtaa oo way ku dhalatay 👍
@cabdibaasidibraahim8435
@cabdibaasidibraahim8435 7 сағат бұрын
Ilahay cimriga haudhereyo hoyo adanaiyo cafimadkaba
@loo6837
@loo6837 16 минут бұрын
Sanadkii 35aad ayaan galnay oo aan xabad kali ah xal ku raadinaynaa anagoo isticmaalayna qabiil iyo koox ilaa aan wadanka gaarsiinay haadaan aan kazoo noqosha lahayn!
@AbdirahmanHussein-n4d
@AbdirahmanHussein-n4d 7 сағат бұрын
Ayeeyo adna mahadsani 100%
@nathra7351
@nathra7351 21 минут бұрын
Maashalah dr adna
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 13 сағат бұрын
Caaaaaac ba ayeeeey naagtan jaqalada weyn Malintii Lasacaanood la Gumaadayay pastada ayey ku cuneysay wayna sacbineysa ey ey dhashay oo gaalo ah adna aadan hooyadaa iyo adigaba anaa wasa
@AbdirahmanKilaas
@AbdirahmanKilaas 12 сағат бұрын
Ethiopia way kusiidirayaan waxbana utarimayan argagixisada aad soo abaabusheen Af Engiris wax hakuutaro
@ibrahimabdikadir4713
@ibrahimabdikadir4713 12 сағат бұрын
illahay uma dacwooneso oo uma barkeeyo gaalo iyo qurunbey u qeyla dhansaneesaa waa ba qof illahy halmansan
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 12 сағат бұрын
Habar Been badan ma awalbay ILLAAHAY aminsaneed dad un bay sii dhuminaysaa😢 waa Aakhiru zamaan
@daahircismaan8018
@daahircismaan8018 4 сағат бұрын
Mnsha allah Drs adna
@IsmlAbdi
@IsmlAbdi 10 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤alaw.cimrigaaga dheeree
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 11 сағат бұрын
ogaadeenku intaa ma fahmayaan tolow. mise ma leeyihiin Edna oo kale. xasuuqaa haloo gudbiyo UN ka iyo Ethiopia oo cagjar iyo ciidankiisa naqaska halagu dhejiyo.
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 13 сағат бұрын
Soodi yuhuuda jecla naaaya shidhaab munaafaqyey imikad xanuunka darentay yuhudo falastin sida si ka daran u galaysa wadigi xayaysinayey yuhuuuda us munaafaqyey
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 13 сағат бұрын
Habartan waalay shalay laascaanood cusub dhisaneyna lahayd maantana beesha caalamka iigurmada daalimin
@libankaramo9337
@libankaramo9337 13 сағат бұрын
Dhilo siilkaaga buka xal u raadi
@nawaladam114
@nawaladam114 13 сағат бұрын
Dumarkiina iyada laalwwg maxay qabtaan inood hoosihiina itoobiyaanka aad ku sheegaysan liyuu boolis aad u shigataan ee idin wada garciyey uus kalbdyahay fashqastu dhashay
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 13 сағат бұрын
@libankaramo9337 wlhi ma buko indra ba ku baashaala lkn iidoor calacal 90kaba 0.5 arab walaga waalay albaabada adag kulaha edeb yeesha isaaqow laangaab oohin bdn tihine
@libankaramo9337
@libankaramo9337 13 сағат бұрын
@@FarxiyaCarab-fh6mh maxaa lagu bashaala waa ognahay 2 garac baad haysataa soo ina carab ma tihid
@SacadCabdirashiid-z6u
@SacadCabdirashiid-z6u 12 сағат бұрын
​@@libankaramo9337 Haddey haysato maxaa kaa galay Waar miyaanay hablo kula dhalin Shame on you
@mohamedahmedmumin7103
@mohamedahmedmumin7103 6 сағат бұрын
Besha calamka maxay Somali Ka qaban karta
@MawliidIsmaciil-n7j
@MawliidIsmaciil-n7j 2 сағат бұрын
SHALAY WXAY KU FARAXSANAYD IN LASCANOD DUNTO MANTANA IYADA OOYASA DOQONTU
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 сағат бұрын
Xamaalatul xadab habartii oran jirtay laascaanood waynu duminaynaa laascaanood qurux badan baynu dhisanaynaa miyaa manta u qaylo dirsatay ingriiskii ay leef leefi jireen dacawalay ragii lahaa baa dhisanaya ee alshabab iyo aadan sune ku soo gurtaye ha idinka saarto viva ssc khaatumo & dds
Kaftanka Siyaasada 558 oo aad u xiisa badan
41:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,6 М.
Wararkii u dambeeyey Dacawaley.
19:30
MM Somali TV
Рет қаралды 58 М.
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Ergadii dhaqanka dacawalay oo ka waramay siday wax u dhaceen.
19:11
Ответы на вопросы журналистов
20:49
Putin's palace. History of world's largest bribe
1:52:51
Алексей Навальный
Рет қаралды 133 МЛН
WADANI CEEB AYUU SOMALILAND U SOO JEEDIYAY BAL DAAWO NAXDIN
9:19
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН