MUQDISHO IYO MASHAQADA ROOBKA

  Рет қаралды 7,416

Somali cable

Somali cable

21 күн бұрын

MUQDISHO IYO MASHAQADA ROOBKA-Qeybo Kamida Caasimada sida Garoonka Diyaaradaha iyo Wadooyin Muhiimka oo u xaniban Biyaha roobka Da'aya,haddaba waa sidee Jawiga Muqdisho?
Wariye C/xafiid Nuur Barre ayaa kawaramaya.

Пікірлер: 13
@cabdiraxmanilyas7629
@cabdiraxmanilyas7629 19 күн бұрын
اشكرو نعم الله ولاتكفروه
@Man19699
@Man19699 19 күн бұрын
Xoolihii umadda,loogu hagaajin lahaa wadooyinka,nin cilaaj ah, baa diyaarado bilaa macni ah ku raaca
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 19 күн бұрын
Alxamdulilah ilahey roob qeer iyo baraka leeh ilah hanoga dhigo ilahana hanoo soo ceel ceeliyo amiin
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 19 күн бұрын
Nicmada ALLAH miya dheheysin mashaqa baqtiya tihin
@cabdiladhiifmaxamed1944
@cabdiladhiifmaxamed1944 19 күн бұрын
الحمد لله علي نعمةالله
@cabdiraxmanilyas7629
@cabdiraxmanilyas7629 19 күн бұрын
Inshaa alaah
@Man19699
@Man19699 19 күн бұрын
Maarso iyo abriil dheh....isku day inaad afsoomaali ku hadasho fadlan.
@aweyscadexsn5526
@aweyscadexsn5526 18 күн бұрын
😂😂 talyaani iyo english maxey isku kaa dhaamaan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 19 күн бұрын
Roobku waa nicamo shukri mudan mana aha mashaqo.
@mayeabdukadir2366
@mayeabdukadir2366 19 күн бұрын
Canshuurti shacabka xasan ayaa ku dalxiisaya
@saja9892
@saja9892 19 күн бұрын
Wataa meeel mooryaan xukumo dawladaba waxay u yaqaanaan wax dhac yaa dhisaya wadooyinka maxay gaajo baas qabaan yaahuu
@copypaste9067
@copypaste9067 19 күн бұрын
MARKII WAX SI HOOYADA AY LEEDAHAY OO KALE AA U MAAMUSHO WAAKAA Lakiin hadii Isla xisabtan iyo khofka waziirka uu ogaanlahaa in meesha uu shaqo u yimaaday mushaharna uu khaato wax intaa kabadan haduu khaato khoorta laga jaraayo waxey ahaan leheed XASSAN SHEIKH IYO KUWA KALEBA MAALKA UMMADA SOMALIYEED mall Kenya lagu dhisay
@cabdiraxmanilyas7629
@cabdiraxmanilyas7629 19 күн бұрын
Kushukriye namcooyink ale han kugaaloowin dadkeygiyoo si uu noogu diyaadiyo
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 246 М.
Putin receives lavish welcome in North Korea
2:25
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 566 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 95 МЛН
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Cabdulaahi Axmed Cali  12  07 2024
20:48
Somali cable
Рет қаралды 1,7 М.
Camp Zamzam iyo maallintii ciida. Ka soo dhaqaaq magaalada.
10:54
Turbashaash Family
Рет қаралды 34 М.
KALA-MAAN
4:03
UNDP Somalia
Рет қаралды 26 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН