No video

Naf Ku Jecel Adduunyada || Sahra Axmed Jaamac || Kaban || HD +Lyrics

  Рет қаралды 922,051

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: NAF KU JECEL ADDUUNYADA
EREYADA: AXMED SALEEBAAN BIDDE
LAXANKA: AXMED GACAYTE
KABANKA: USTAAD SAALAX QAASIM
LUUQDA: SAHRA AXMED JAAMAC
_______________________________________________________
LYRICS BY: XASAN ABSHIR
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 315
@maxamedjamamuse
@maxamedjamamuse 3 жыл бұрын
Anigoo aad u yar ayaa aan ka maqli jiray heestan walashay Asad jama muse... immika mudooyinkii u danbeeyayba waanu kala dheerayn. Wlhy walshay qof ka wanaagsan oo ka qalbi wanaagsan ma jiro anagoo aad u yaryar ayuu abahay dhinty walaashay waxa ay noo gashay halkii abahay noogu jiray iyada iyo hooyaday ayaa reerkayaga u dadaalay.. liibaxada ila dhalatay aduunkoo dhan baan ugu jeclahay.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Eebbe ha dhawro walaalo.
@xaawoxigmo9944
@xaawoxigmo9944 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel 4reŕŕrŕŕ
@happyemoji6553
@happyemoji6553 Жыл бұрын
Walaashaa maa la dhahaa Asad Jama Muse?
@alioday7432
@alioday7432 Жыл бұрын
Rabi Roone Ayada iyo Idinkaba Ha idin Dhowro Gacallow ..Suuban Hooyadiina Rabbi OO kaliya ayaa Abaalkeeda Gudi karee,haday ifka Wali baaqi kusii tahay isheeda Saxar ka dhawra ,Haday Marti Eebe agtii noqotayne Magaceeda OO aad ciida u diidaan iyo Baryada Alle ugu Roonaada,Rabi ha idin Galado Gacalow🙏🚕
@ZaynabXasan
@ZaynabXasan 2 ай бұрын
😊​@@qaraamchannel
@zakiabdisalanigo6508
@zakiabdisalanigo6508 3 жыл бұрын
Markasta oo aan dhagaysto heestan waxaan galaa xaalad kale, runtii waxay igu leedahay xusuus gaara. Qofkii jacayl wax ka yaqaan uunba dhadhansan kara. Allé ha u naxariisto sahra ahmed jaamac
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@SamsamXaji-m4g
@SamsamXaji-m4g 18 күн бұрын
Ax aamiin wllo wllhi wn kudareemayaa saaid waliba
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 11 ай бұрын
Wxan Hubaa inaad heestaan miraha mcn Dib usoo booqatay hdaa iga dambyso Like isaar👍🙏 04/10/2023 Arbaco time 15:27 galabnimo😢
@KAASIM5
@KAASIM5 3 ай бұрын
9/ may/ 2024 jimce 😆 10:37 PM habeenimo 😎.
@Kalsoon22
@Kalsoon22 Жыл бұрын
Oo soo noq-noqashada hayga moodin nacasnimo💔🥺 Heeska waxaan dhagaysan 23/Aug/2023 11:36😢 Sahra ahmed my fav😢 Hadaa Iga dambayso like
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 8 ай бұрын
Gabadh heesto Sahraa u wacan, laxamiistana Axmed Gaceyte, abwaanne A.S.Bidde, kaban cid garaacdana Jiim.
@jonasmk8231
@jonasmk8231 6 ай бұрын
Axmed Saleebaan bide waraysi ku sheeegay siday habla u kala cod macanayeen wuxu yidhi 1 Maandeeq 2 Magool 3 Sahra Axmed 4 Khadra Dahir
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 6 ай бұрын
@@jonasmk8231 xaggeyga Sahraa calanka heyso.
@quruxdumar395
@quruxdumar395 Жыл бұрын
Gabar aan sxb ahayn o wiil ay jeclayd u sheega. Wayday jacaylka ban heesta ku xasuusta o mar wlba qaadi jirtay 😢😢
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 7 ай бұрын
Aduunyoooy xaalkaa ba Abwaan sangub oo heesta alif Sahra ahmed iyo dhabarlow oo iyadana codkooda dahabigaa inoo qaadaya wuxuba aduunka ayay macalsalameeyeen allah how raxmado
@abdifitahdahir4240
@abdifitahdahir4240 11 ай бұрын
08-Sep-23 mogadisho ku dhageysanayaa alle ha unaxaristo sahra ahmed jmac ❤ inshallah qoralkeyga 10 year become memory fcn buu noqonayaa 😢
@user-ie7er2cd1q
@user-ie7er2cd1q 9 ай бұрын
Wllo bil kadib baan kusoo salaamay😢❤️
@IkrancaliXuseen-te4ee
@IkrancaliXuseen-te4ee Жыл бұрын
Heestani waxay heesaha kale uga duwan tahay waxay koobsatay 4 legend oo fanka udub dhexaad u ahaa salax qasim abwaan bide axmed gacayte iyo sahra axmed
@abdiwalihirsi6107
@abdiwalihirsi6107 Жыл бұрын
19_1_2023 Subax qamiis ah saacaduna thy 8:25 safar u Ah Mogadishu to dhuusamreeb dhulkii gaduudnaaa allh nagu amaansadee🖤😭💔👋 Allah u raxmado hooyo sahro 😭💔
@ckariinmahamedjamac6304
@ckariinmahamedjamac6304 Жыл бұрын
Aadoo wyn zxp raxeyso ❤️🤲🙏
@muhamedabdiqadir
@muhamedabdiqadir Жыл бұрын
Waa ku salaamay sxb cwe baan halkan waqti ku qadanayaa. Sowtu raxma Sahro ahmad AUN. OLD IS GOL❤
@XALUL145
@XALUL145 Жыл бұрын
Wxarcadaa inoo balan ah zxp 😢❤io shaaavtole..❤️‍🩹👍 OLD IS GOLD 💔🥹🎧
@AbdullahiOsman-ci5sw
@AbdullahiOsman-ci5sw Жыл бұрын
@@ckariinmahamedjamac6304 yaas
@AbdullahiOsman-ci5sw
@AbdullahiOsman-ci5sw Жыл бұрын
sahro Ahmad jaamac
@mohamedabdiali3120
@mohamedabdiali3120 3 жыл бұрын
Heestaan waxey iso xasusisaa jcylkii iilka an u gali gaaray.❤❤❤❤ true love never end.
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 3 жыл бұрын
Alle ha ka samto saaro waa cudur dawo lahayne oo kiniin ucunayna xumada iyo dawkhaad lehe alla inaga daween
@husseinabdi9003
@husseinabdi9003 2 жыл бұрын
Abwan axmed saleyban bide abwanka an hesihisa kala dhicin kuwa logu dhageysi badan yhy gayiga somlida alow cafimad iyo cimriga usiyaadi amin ya
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Marayksn baan joogaa hada faan bay noqotay miyaa
@user-ie7er2cd1q
@user-ie7er2cd1q 9 ай бұрын
6/11/2023 waa maaliin salaasa saacadu waa 14:50 ayaan dhagaysanayaa heestan mcn😢Alle haw naxariisto sahra Axmed jaamac🤲😢wllo hadaad qoraalkeyga aragto isoo ducee dhibaato ayaa ihaysatee😭😭😭
@fardushurre1668
@fardushurre1668 7 ай бұрын
😢Ilaahay waa baaqiyee hakaa dulqaado walal adkaysiga iyo samirka waligaa ogow hadii eebe ku imtixaamay isagaad adoon u tahay hadii aadane yahayna ka adkayso guul ayaan kuu rajeynayaaa
@maysuunodawaa1679
@maysuunodawaa1679 Жыл бұрын
Jcylkygii wuu i nacay bilaa sabab wuu iga tegay waxan daremay xnuun badan ilhay se kama quusan inu bedel khyrle isiyo safar ban gelya iso duceya inan ku gulysto hayanka noloshyda danbe hadii eebe ii qoray
@taliso143
@taliso143 7 ай бұрын
😢❤Allaha kugu guuleeyo abyo cwa anaa xaaladaas kujiro🥺
@khalidfantastic
@khalidfantastic Ай бұрын
Hayaanku makuu hagaagey
@apdinazirbozz2019
@apdinazirbozz2019 Ай бұрын
Abwaan wuu dhaafay Axmed salam bide
@gaacircadde3729
@gaacircadde3729 18 күн бұрын
❤❤❤
@mohamedabdirahman2265
@mohamedabdirahman2265 Ай бұрын
Nafkujecel aduunyada baa'uwacan wax nolooliyoo❤️😍
@hamsesudeysi
@hamsesudeysi 10 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto mamo sahra ahmed cimriga iyo caafimadka ALLAH ha u barakeeyo abwaan axmed saleban bidde iyo inta kale ee murtidan qiimaha badan dhigaalka nooga dhigtay.
@Sacdiyocali5164
@Sacdiyocali5164 Жыл бұрын
Ereyada: axmed saleban bidde Laxanka: axmed gacayte Kabanka: ustaad salax qasim Iyo codkii: sahro axmed jaamac
@NasraYasiin-ut3sf
@NasraYasiin-ut3sf 2 ай бұрын
Nacab iyo sookeyaba Neefteydu diidoo Ma nasto jcyl ba Nadi ila haleele😢🎉
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Axmed Saleebaan Bidde waa abwaanka aan ugu jecelahay inta heesa sameyso.
@habsanour8485
@habsanour8485 7 ай бұрын
Who's here till 2024❤😢
@fardushurre1668
@fardushurre1668 7 ай бұрын
😂😢
@AamishaShirwac
@AamishaShirwac 6 ай бұрын
Me❤️‍🩹
@FardowsaAbdi-hv1ok
@FardowsaAbdi-hv1ok 6 ай бұрын
😢
@farhiafanni7008
@farhiafanni7008 6 ай бұрын
Mee❤
@Kofi-01
@Kofi-01 6 ай бұрын
😢 so sad
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
1996 dayrtii biyo badan iyo magaalada boorama anoo makhaayad ku shida ayuu nin sxb nahay is keenay cajalad heeso xul ah oo hestani ku jirto ..alla maxay meheradda ii kala socodsiisay...barrigii danbe gol janno hargaysa Ayaan ku arkay sahra qof dad jecel oo aad u wanaagsan bay ahayd
@ummumuniir782
@ummumuniir782 3 жыл бұрын
Biyabadan 1998 ayay ahayd malaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@ummumuniir782 1996/1997 bay ahayd walaal
@abdiqadiromar1072
@abdiqadiromar1072 Жыл бұрын
From arday farta taag 🤟😅
@shucaybcali5425
@shucaybcali5425 3 ай бұрын
Waxaan hubaa inaad heestaan dib u soo booqaty hdaa iga dambayso like saar 2/5/2024 14:20 duhurnimo
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuusta jaceylkii hore 1986 waqti zaman. Sahra ilaahay ha ku naxariisto aamin
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Heestan dabayaaqadii 1973kii bay ahayd waqtigii kacaanka 😢
@waadistudio3782
@waadistudio3782 16 күн бұрын
Sanadku waa 2024 Bishu waa AUG(8) Malintu waa Talaadu Tariikhdu waa 13/8/2024 Saacadu waa 17:30 Wadanku Waa Uganda🇺🇬, Magaladu waa Kampala,xafadu waa Katwe, Xaladu wey xuntahay waxa ihaayo buufis Oo ii sawiraya Anigoo Germany joogo waxan jawiga ku dajinaya heestan Farintana wxan u qoray inee xasuus ii noqoto hadi aad kadibkey soo booqato fadlan like iisaar Alle ha unaxariisto Sahro Axmed Jaamac😭🤲
@SuxufiAhmed-hv2ec
@SuxufiAhmed-hv2ec 11 ай бұрын
17/9/2023 Habeen isnin ah sacadu waa 22:30 Anigo Jaban dageysanaya alla mxey Hees tahay God bless you Mom sahro 😭🤲
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Axmed saleeban bidde caadi ma ahan waa abwaanka ugu heeso bdn abwaaniinta somaliyeed sidaa qiyaasaayo
@nimconashadquennaima9992
@nimconashadquennaima9992 2 жыл бұрын
Uguma heeso badno sxb
@mohabashir8546
@mohabashir8546 Жыл бұрын
Singub un ayaa kahoreyo zxp
@mohamehiis2915
@mohamehiis2915 2 жыл бұрын
Caawa heesta wxn dhagaysanyaa ayaduu taariikhdu tahay 10/11/2021 haabeen khamiisi soo galayso saacadu tahay 10:16 habeenimo kaliya qoraalkan halka u qoray inuu kayd isii ahaado hadaan noolaado dhagasi wacan🎶🎶🎶🎶🎶🎶
@omarabdulle3636
@omarabdulle3636 2 жыл бұрын
8 bilood kadib caawa ayan Aniguna eeg eegaya comments Kaagu uuw kamid yahay salaaman sxb
@user-ie7er2cd1q
@user-ie7er2cd1q 9 ай бұрын
Sanad kadib ayaan kusoo booqday manooshahay wllo❤😢😊
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Fanaanada Walee ninkaa Axmed Gacayte laxankiisa Faraha lagataagay Alle ha unaxariiste
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@Last_King2023
@Last_King2023 2 жыл бұрын
*_She was a queen👑💓🌸 of Somali music legend never die my Allah guarantee you heaven🤲🏾_*
@mohamedaarshe7460
@mohamedaarshe7460 2 жыл бұрын
AHun sahra Axmed heestan Qiiro Jacayl ayay igelisey Nugaal na wan ku noolahay❤️
@khalidfantastic
@khalidfantastic Ай бұрын
Xasuusuhu waa hantiDa iGa haDhey dadkaan jeclaa
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
ما اروعك وبالجمالك وجمال صوتك زهره احمد .... ربنا يرحمك ويغفرلك
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
اللهم امين.
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 Жыл бұрын
​@@qaraamchannel 0000000000😊😊😊😊😊😊😊
@mohatayz2961
@mohatayz2961 11 ай бұрын
Golden voice 😭💔4/10/2023 🫀11:06 habenimo ayan dhageysan 😭 Manugliye kalgacalba🥺 Naariyo kadaran olol😭 Makuu nudayga kaa galo🫀😭 Nabar weye halise💔😥 Ee taa nabdiga geli😞 Oo soo noqnoqshAda😭 Hayga modin nacasnimoH🥺 Ana hadii aan kunawiley🥺☹️ Naqba waa ladhowra🥀🫀🫂 Nasibku haygu kaa simo😭💍🫂🫀
@user-ie7er2cd1q
@user-ie7er2cd1q 9 ай бұрын
Alaaa❤😭
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Adna kayma baadliyo Dhul naruuraad jogtaa Naxtin li'i ku hurudaa Nabsi dhowri mayside!!...💔 AUN Sahra Axmed 😩
@fardushurre1668
@fardushurre1668 7 ай бұрын
Anna hadii aan ku naawilay Naqba waa la dhowraa nasiib haygu kaa simo 😢❤..... Adiga meelkasta maxaa iiga horaysaana 😂🤦‍♀️🎤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
@@fardushurre1668 Alla Hppi ma caan baan noqday 😭😂😂😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 6 ай бұрын
​@@Ehel_Caashaq1😂😂😂 caan caan dhalay waliba 🖐
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
@@fardushurre1668 Mahadsanid yaqh waan ku salaamaya waad iga waashayee 😄😄😄
@fardushurre1668
@fardushurre1668 6 ай бұрын
​@@Ehel_Caashaq1😅 shukran waan kaa qaaday masuul sarre 👑
@khadarxasan9426
@khadarxasan9426 3 ай бұрын
Yaa ila daawanaya 2024 ❤
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 3 жыл бұрын
Xusus wayo wayo wllhi anigo joga dagmo la idhaa agabar oo ku tala konfurta saylac hestan dhagysan jiray 2009 imigana wxn joga USA illahow dhulkii hoyo marun igu celi wllhi wllayl wn u xisay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Maraykan baan joogaa faan bay noqotay miyaa
@nimcoxasan5427
@nimcoxasan5427 21 күн бұрын
​@@gedefletv6049 nasiibka u saaaciday shb mashalaj udheh
@sharmarkehusseinmohamed690
@sharmarkehusseinmohamed690 2 жыл бұрын
Ruwayda Abdirashid umar 2020 April 10 xasuus wehel sxb jacayl naxariis Waxksata waa ku jeclahay mcn qaali
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
*Xasuus 2012-dii Magaalada godey Annagoo joogno oo waliba Beeraley nahay oo Basal iyo galley Qudaar kala du duwani Noo beerantahy ayaa markii aan Beerta Faleyno wxaa heestan iiqaadi jiray nin la dhaho maxamed cali Wllhi anna heesba maan aqoonie isagaa ibaray heestan iyo dhawr hees oo kle* *Mid ay khadra daahir qaadeyso iyo mid ay Kinsi xaaji aaden qaadi jirtay* *Maantana anoo Jaamcad dhigto oo waliba Simiter 1 ah ayaan muqdisho joogaa* Kaliya Qoraalkaan wxaan halkan ugu qoray haddii aansii noolaado inuu kayd iisii ahaado 9 / 3 2020 maalin khamiis ah degmada Hodon
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 3 жыл бұрын
8Sano Ka Hor.pey Ahyd wllo
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@marishmohamet9122 haaa waa 8 sano ka hor mhddsn8d
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@adnaworld7945 mhdsnid Alle haku sharfo 4 bilood kddib baad qoraalkaygii dib ii xasuusisay Maanta waa 22 / 1 / 2021 Final Exam baa iisocdo oo Axadda iisoo dhammaan rabo i.a ✌
@adnaworld7945
@adnaworld7945 3 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 success in your exams bro guul
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@adnaworld7945 Aamiin i.a mhdsnid👍👏👏
@maxamednuur7175
@maxamednuur7175 2 жыл бұрын
Sanadi 2006 iyado waliba bilaha gu'ga ugu dameeya lagu jiro ayaan iyado remix ah maqlay markii iigu horeysay heestaan. Ilaa hadda waaniga caawa oo laga joogo 15 sano dhegaysanaya. Sahra allah haku naxariisto.
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 Ай бұрын
Maalin xusuus leh 12/07/2024 jimce 4: 20 galabnimo Anna hadii aan ku naawilay naqba waa la dhawraa nasiib ha igu kaa simo Hoodo❤ Waxaan rajeynayaa inaan halkan soo booqdo aniga iyo jcylka oo is helnay .
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Cajiib Ereyada heesta waxa lahaa abwaan axmed saleeban bide si gaara ban u jeclahay heesaha uu sameeyo abwaankan tolow ma dhintay mise waa noolyahay Allaha unaxariisto mama sahro axmed jaaamac
@sidiiqsaleban4405
@sidiiqsaleban4405 10 ай бұрын
Waa nool yahay Ahmed saleban bode Allah cimriga haw dheereyo mama Sahra ahmed Allah ha unaxariisto aamiin aamiin
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 8 ай бұрын
Ee taa nabdiga gali Oo Soo noq noqoshada Hayga Modin Nacasnimo 🥺❤️
@idilsayid3436
@idilsayid3436 Ай бұрын
Heestan waxan dhegaysn jiray 14 jir anoo.ah lay gurseday kabacdi ninka wan jecla badiyan degana ninka hooyadi iygu diri jirty😮😢
@caliismacil3814
@caliismacil3814 Жыл бұрын
Waah waah waayo waayo iyo caawa oo aan heestan hargaysa kudhagaysanaayo gaar ahaan jajabka 19 10 20 22
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 5 ай бұрын
Inta dumar heesta hooyo sahra ujeclahay sidan anigu rabo bey uheesta allow kuu naxariiso hoyo adiga iyo inti dhimatay😢❤
@khuumproduction
@khuumproduction 3 жыл бұрын
Heestani caawa anigay ikhusaysaaba 😢😢
@ayuubmaahir-rn2hf
@ayuubmaahir-rn2hf Жыл бұрын
23/2/2023 maalin khamiis ah saacduna thy 1:14 jogana bosaso sariirtydah hurdda dul jiifah❤️💔😥
@ceynaanshexaajiabuukar9535
@ceynaanshexaajiabuukar9535 Жыл бұрын
Sxp guul kuu rajeynaa is adke
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Wooow caadi maahin runtii Saalax Qaasim gacanta macaanle
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Aadbuu u gacan macaan yahay MashaAllah
@abdaletajir2583
@abdaletajir2583 3 жыл бұрын
R3rrr
@kowthar2989
@kowthar2989 3 жыл бұрын
Qof ban jeclhy asna waiga jeestey iso duceeya inu ilahey qalbigeyga iga saaro
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Eebbe hakuu sahlo walaal.
@kowthar2989
@kowthar2989 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel mahadsanid wlle
@samiaahmed5443
@samiaahmed5443 3 жыл бұрын
😭😭😭😭❤❤❤ ilahay ha ku sahlo
@umumaxamadamiin9964
@umumaxamadamiin9964 Жыл бұрын
Ma heshay wll😊
@moboss8444
@moboss8444 4 ай бұрын
Markuu jawigu ka qaldan yahy muxuu qaraamigu dawo yahy😢😢
@zamzamaxmed5811
@zamzamaxmed5811 2 жыл бұрын
Heetan maqalkeda waxaa igu horeysay 2016 waxaan ad u dhagaysanayaa 2021 qalbiga ayey i taa banaysaa allaha unaxaristo maama sahro axmed jaamac cod dahab baay lahayd fanaaninti hore ayaan ugu jeclahay naxaris jana allaha siiyo🤲🤲🤲
@supersalaad3908
@supersalaad3908 2 ай бұрын
Subaxaam xaalka aan ku suganahy ayeey ka tarjumee heystaan😢😢😢
@mastardacaadismaacil
@mastardacaadismaacil Жыл бұрын
Yasalam codkii sahra axmed jaamac Mirihii Axmed saleban bide iyo laxankii Gacayte waa heeska ay isugutageen, dhagaystayaal waa wax mar ina soo maray oo dib inoo soo maridin, nabadeey
@zaamiganolosha8913
@zaamiganolosha8913 Жыл бұрын
Heeskan waxan dhagysan sanadka 2023/22/6 waliba jamacada dhamayanaya izoo ducee hadaa iga danbyso wllkay ama wllzhay guul idiin rajayanaya dhamantiin
@1duraan895
@1duraan895 Жыл бұрын
Sixid: sidan weeye erayadu. "Neecow da'aysoo Onkod nawda ka hayaa Iga heshay nugaal oon Keligay ku noogee Adna kayn nebaadliyo Dhul naruuro joogtaad Naxdin li'i u hurudaa Nabsi dhawri mayside".
@user-ie7er2cd1q
@user-ie7er2cd1q 9 ай бұрын
Kaligay ku noogee❌️ Kaligay ku noolee✅️
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 6 ай бұрын
2024 yaa daawanaya heestan.😮
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 9 ай бұрын
Eraydii abwaan axmed saleeban bide
@Hamdaupthiahmet
@Hamdaupthiahmet 3 ай бұрын
AllE ha ku naxariizthO zahra axmEd JamaC😢😢
@cilmiyouz5971
@cilmiyouz5971 7 ай бұрын
😢 ax ale hakuu naxariisto sahra axmed jaamac best song ever ♥️
@nimcodagannimcoosman336
@nimcodagannimcoosman336 11 ай бұрын
2023/9/15 😢💔 jacylku waa cudur la arkayo marna waa daawo qarsoon runtii farxadydaan ju wayay xanuun jqcyl💔💔 balse waxa naruuraa eebe inuusan ku dhaafin ruxii qof murug galiya una horseeda mugdi io murug waxa jira malin aan qofna kagu dhaafin wuxu qofkale u gaysaty 💔😭
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 Жыл бұрын
Eebbe raxmaddiisa waasaca ah ha ugu deeqo maama sahra ahmed.
@user-un9rz8jq9o
@user-un9rz8jq9o 2 ай бұрын
Axmed saleyban bide cimri dher ku rajayn
@AbdifatahZ
@AbdifatahZ 10 ай бұрын
Marka laga soo tago ereyada, Waxa kalee aniga nuxurka iigu yeelaya waa Cuudka Saalax qaasim
@SigadBuralle-wz5dx
@SigadBuralle-wz5dx 7 күн бұрын
Maalinta waa khamiis, taariikhda Waa August 22,2024. Goobtu Waa syncrude Fortmcmurray, Alberta, Canada. Waxan ku jiraa break Waxan dhageysanayaa Heestan waxaa ii sawiran ayadoo uu roob da’ay oo aan joogo Garisa gaar ahaan Modikarey. Qof aqaano unbaa garan
@ahmedabdiabdille
@ahmedabdiabdille Жыл бұрын
01.05.2010 somalia 🇸🇴 to Kenya 🇰🇪 2010 Kenya 2011 Kenya 2012 Kenya 2013 Kenya 2014 Kenya 2015 Kenya 2016 ✈️ USA 🇺🇸 ilaa hada January 29.01.2023 jaceyka ihayo caadi ma aha friend grilna malihi😢😢
@HindaIsmaciil-lu6wl
@HindaIsmaciil-lu6wl Жыл бұрын
@HindaIsmaciil-lu6wl
@HindaIsmaciil-lu6wl Жыл бұрын
Alle tu khayre haku soo beego
@user-rz6yq4gg7o
@user-rz6yq4gg7o 2 ай бұрын
Anna hadii aan ku naawilo naqba wan dhowra❤❤️
@bahjaxarago5043
@bahjaxarago5043 2 жыл бұрын
Aniga iminka xldyda jag mhn jcelkygana wan is hyna lknse wxn qorlkan uso qory hadi an isku so noqono wqti wlbaba ha noqote ina helo o dhxal ka dhigt khamiis/21octo 2021 I.n gul
@Super-lz3uo
@Super-lz3uo 2 жыл бұрын
Ma is Hesheen wl
@Cawrala
@Cawrala 11 ай бұрын
Ma is hesheen wllo
@mohamedamen3902
@mohamedamen3902 Ай бұрын
Still listening 2024/13/7 hala yaa hala❤
@HindaIsmaciil-lu6wl
@HindaIsmaciil-lu6wl Жыл бұрын
Heestan sigaran u dhagaysta wayo waxay ixasusisa jacylkii 2012 iyo xanunki Anla noola iyo manton ka bogsaday 2023 /5)11 cawa waa jimce
@kawsarqali802
@kawsarqali802 2 жыл бұрын
Rabi naxariista jano ha geeyo😰
@nimcodagannimcoosman336
@nimcodagannimcoosman336 11 ай бұрын
12:30Am 15/9/2023 waxan kudhagaysanaya xarunta dawlada butlan garoowe 😢💔
@mustafejahaad7182
@mustafejahaad7182 11 ай бұрын
Nuday Nadi Nudub Nabdi Tolow yaa iimacneeya
@ismailmahamoud7903
@ismailmahamoud7903 11 ай бұрын
Nuday: eraygu wuxuu ka yimi Nude oo qay aha jidhka ee ugu yaryar waxayna uga jeeddaa markuu jidhkaaga uu dhexgalo jeer uu nudaha macaal mid mid u gaadho. Nabdiga: maanka. Nadi: Jeedal. Nudub l: Boog waa marka xanuunku ku daashado jeer uu nabar kaa samaysto kaas oo marka aad xasuusato wixii xanuunkaas sababay ku damqanaya. Sidoo kale Nudub waxaa la adeegsadaa jacaylka hooyada iyo ilmeheeda Eebbe dhex dhigay.
@apdirahmandhuuh7443
@apdirahmandhuuh7443 11 ай бұрын
Nabdi = waa niyada ama qalbiga Nudub = waa boog ama nabar ama gunaad xanuunkisa leh Nuday = waa meesha nugul ama nugulka meelaha jilicsan sida beerka wadnaha Nadi = waa jeedal ama ul fardaha loo adegsado shaanbuug Waaki gabaygi faytin laha marku Saahid Qamaan u jawabayay Haduu nadigu gubo neefyar waa jalo gariiraaye
@lieutenantahmedabdidubad640
@lieutenantahmedabdidubad640 Жыл бұрын
Caawa oo ay bisha ramadaan tahay 20-ramadan 1444 , Oo waafaqsan 10-04-2023, waxaanu joogna taliska ciidamada qaranka jsl ee Aaga bari ee Taliska Gooja-cadde, Halkaas ayanu ku dhagaysanaynaa anagoo ka kooban saraakiil sare, saraakiil dhexe, iyo saraakiil hoose, Oo udiyaara inay wax iska waydiiyan bal sidii ay uga sifayn lahaayeen gobolka sool argagixisada kusoo duushay ee inta yari kaga sii hadhsan tahay, Rabbi swt naxariistii Jano firdawsa hawgu deeqo marxuumad Sahra Ahmed Jaamac,
@gattuze453
@gattuze453 11 ай бұрын
Walal manooshahy hadeer😢
@maansaawiaxmedcali158
@maansaawiaxmedcali158 10 ай бұрын
Kkk tolow nafarkan miyaan hayaa mise waan dilay.
@zackmoha143
@zackmoha143 26 күн бұрын
Ma nooshahay adigu mise waa lagu qabtay 😂aa carartaa miyaa
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 5 ай бұрын
AXMED SALEEBAAN BIDe maxaad samaysay😮
@maxamedfarxad8996
@maxamedfarxad8996 5 ай бұрын
Dad horaa wuxu yidhi ma dawoobo cashaqu iska daana kuma tago. Sahra axmed heestan waa hees xasuus mudan 2011 anigo bsso jooga baan wxn is jecleyn gabadh dariskeyga markasta Aan agmarayo heestas bay daari jirtay xasuus
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 2 жыл бұрын
A.S.Bidde ..Legend!
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Ooo soo noq noqoshada ha iga moodin nacasnimo
@user-kr4le1wy4t
@user-kr4le1wy4t 8 ай бұрын
Adna kaymo baadliyo Dhul naruura joogtaa Naxdin Li'i ku hurudaa Nabsi dhowri mayside Cajiib waa wlhi
@caliismacil3814
@caliismacil3814 Жыл бұрын
Waah axyaa hees iyo badh
@ziciit_dollar
@ziciit_dollar Жыл бұрын
nabiga ku saliya
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold🥰
@ahmeddheere-hx6tu
@ahmeddheere-hx6tu Жыл бұрын
ALA HAUNAXARISTO HESTAN WAA ERAYADII AXMED SALEBAN BIDE LAXANKA WAXA SARAY AXMED GACAYTE WAXA TUMAYA WAA SALAX QAASIM SHAKI KUMA JIRO. WAA HEES QOFKA LAJECELYAHAY WAR AANU KAHAYN QOFKAN JECEL LKN MEELO BADAN LAGA TUSALAYNAYO SAHRA COD DAHABIYA AYAY LAHAYD ALA HAUNAXARISTO
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Allah unaxariisto eedo sahra Ahmed jamac
@cubeyd27
@cubeyd27 2 жыл бұрын
Esh calaa sahraay,Rabbi naxariistii janno hakaa waraabiyo🥺🤲. 342K Views 1.2K likes👍 bay mareysaa heestaan xiligaan. waxaan dhageysanayaa habeen qamiis ay soo galeyso taariikhduna tahay, Wed, 17/Aug/2022 11:54 PM habeenimo.
@omarabdulle3636
@omarabdulle3636 2 жыл бұрын
16-08-2022 Jooga Caasimada muqdisho 📍 01:22 habeenimo sariirteyda Dusheeda ayan kaso qoraaya Commentigan salaaman saxibayal.
@abdiwalihirsi6107
@abdiwalihirsi6107 Жыл бұрын
Salama sxp mcne
@user-zq5xj6wn8t
@user-zq5xj6wn8t 5 ай бұрын
Me too 😢2024
@gaasiraguleid9323
@gaasiraguleid9323 2 жыл бұрын
Heestan waxan ka maqly marki igu Horaysay wallashay iga wayn waxn ku qiyasaya inay ahayd sanadii 2013 wan yara
@munanor6732
@munanor6732 Жыл бұрын
23/1/2023 11:53 duhurnimo dhagesanaya jcyl daremoya mana ogi qofka jclhy 😄🥺💔🙈
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 10 ай бұрын
Heestan waxan Dhagaysan habeen chumca Ah saacdu waa 1:12 3/11/2024 habeenimo qolkgayga halkana waxan isoo galaxy inaa Akhristo mucashaqiinta yuotubka had iga dabayso like Saar💔😭
@ahmednuur3913
@ahmednuur3913 2 жыл бұрын
Xasus 10:08 habenimo xasus gaar eh ayey igu leda jclkii igu horey markan waay oo nin engiriska ka imaday lagu daray alx hada aniga xaas iyo carur ayn leyahay ayidane wa eey so kala tagen ninki aniga oo ugandho joogo oo leen canada ah sugi hayo ayey waqti walibo iso wacda xanunki eey i geysatay maan iloobin wili runtii
@kawsarabdulahi2439
@kawsarabdulahi2439 Жыл бұрын
Hadan maqlo waan ooya💔😭🥺
@cabdimaalikkirix3952
@cabdimaalikkirix3952 Жыл бұрын
xasuus walhi iyo jawi jakale magaladi burco
@maqsuudqaliif-ud6db
@maqsuudqaliif-ud6db 11 ай бұрын
Mama sahro maxay cod lehed ilahow ku naxristo hooyo Aad ujcla wlhi 😢
@geeddidhookir6394
@geeddidhookir6394 3 жыл бұрын
Adna kayn nabaadliyoo Halkaas inaga sax
@AminoMahamud-yj5vv
@AminoMahamud-yj5vv 4 ай бұрын
4/3/2024 ayaan dib udhagaysanayaa 11sano kadib hindiya iyo haben abaca ah
@ApdiwahidJingue
@ApdiwahidJingue 4 ай бұрын
Manugliyee kalgacalkaa naar iyo kadaran olol 💔 😢2/5/2024
@aadenadde410
@aadenadde410 9 күн бұрын
Old is gold 😊
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Like a hopeful dream...
0:41
Cast Of Mind
Рет қаралды 31 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 18 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 967 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 335 М.
Aun Axmed N Jaago & Aun Sahra Axmed Heesta Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics
11:00
sahra axmed hees xul ah nabsiga ayaankow  | Video Lyric
7:21
SULDAAN OFFICIAL
Рет қаралды 178 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,5 МЛН
gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 1,7 МЛН
SAHRA AXMED  MA NAXO JACAYL  BEST HEES WAAAAAW
8:17
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 2,8 МЛН
Jamasho || Axmed Mooge Liibaan & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics
7:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 599 М.