Noloshayda qaaska dumarka isoo qoro waan ku jeclahay iyo inaan hada iskabulo ahay waraysi Part_2

  Рет қаралды 80,091

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 161
@Abdilahiwabari-bg1in
@Abdilahiwabari-bg1in Жыл бұрын
Masha allah caziz wa nin wangsan alaha ku xifdiyo
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Masha Allah Abdiaziz really waa qof qiimo u leh umada somaliyeed hawl wayna uhaaya Ilahay ha xafido ciid mubarik
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 Жыл бұрын
Maasha,allh jazaakallahu qayr walaal ilmahaaga iyo reerkaaga allaha KUU barakeeyo ,
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 Жыл бұрын
Masha allah abdiaziiz umada ayuu wax badan u haayay illhey ha xafido asiga iyo reekisaba ciid wanaagsan dhamaan abdiaziiz iyo intan ku jirta
@fadumoabdi6541
@fadumoabdi6541 Жыл бұрын
MASHAALLAH RABIH yahfadak ya ibni : Anika wan ku jehlahay sida mama okaleh - marwalba adab ban hadaladada ka daremah - Halka Kassi wad hoyo ❤❤❤❤❤❤❤ kaka douheyna marwalba
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Waa ku duceeya waan kuna ku jecelahay waxa tahay nin maskiin ah naxriisle allaha ku fududeyo
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 Жыл бұрын
❤❤❤ماشاءالله cabdul caziz bulshada wax weyn bad u haysaa ilahay ajar haka siiyo hal doorka umada aya tahay waxkasto xun Allaha ka xifdiyo
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc maansha Allaah CabdiAziiz illaahey ha ku ciseeyo, cabdiaziiz adiga iyo caaskaada iyo caruurtadaba illaahey ha ku ciseeyo illaahey ha ku ciseeyo,illaahey ha ku xafido habo aduunyad Qayr aan dhamaan ha ku siiyo,Aqirana janatul fardows aclaa ha ku geeyo habo macaan sida aad bulshada ula dhaqan to ayaan jeclays tay,maansha allaah
@munaaismaaciil8852
@munaaismaaciil8852 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah waa nin fariidah inanta heshay waxaay heshay halye qiimo leh masha Allah
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Жыл бұрын
Maasha allaah, waa ku farxay inaad aabe tahay
@xasanmuhumed3319
@xasanmuhumed3319 Жыл бұрын
Masha Allah, waa runtaa gabdha yaan been loo sheegin,
@sahroali-9444
@sahroali-9444 Жыл бұрын
Masha allh masha allh walalkeyga wan jeclahy waxana ahay hooyo Somali marwo ah waxana Ku tagera muslin nimadisa gargarka umada ufidinayo ilaahay haku xafido adiga iyo qoskaga
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 Жыл бұрын
Mash Allah gurigaga Allah haku barakeyo
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah owlaada baari allaha idinkaga dhigo Eid Mubarak
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Жыл бұрын
Alaah hakuu barakeeyo awlaadaada xoogaaga aduunkaga nooloow nin diin leh baad tahaye ‏ما شاء الله
@Maahirgamer-wr7ll
@Maahirgamer-wr7ll Жыл бұрын
Masha allah waxad tahay dayax so baxay Allaha ku xifdiyo aqiro iyo adunyo insh allah
@hoodomaxamed8306
@hoodomaxamed8306 Жыл бұрын
Mansha allàaaaan abdiaziiz illaahay hakuuu naxariisto if iyo aakhiro illaaahay janadiisa Haku casuumo
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 Жыл бұрын
eid mubaaraka dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan somalida
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
Xaaskaada iyo caruurtaada alaha kuu barakeeyo mashaa alaah ❤
@user-vn5bb5wg7r
@user-vn5bb5wg7r Жыл бұрын
Masha Alla qof somali oo dhan qaali ku ah adiga iyo team kagaba keep going bro
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
safiya yar maansha allaah quruxdii oo gabadha horey u soco
@anshax2787
@anshax2787 Жыл бұрын
Nin ragedow adigoo kale allha noo badiyo rerkagana alle haku barakyo
@ibrahiimcabdi9407
@ibrahiimcabdi9407 Жыл бұрын
Aaaamiin
@farxiyomacali4900
@farxiyomacali4900 Жыл бұрын
Masha allh akhii allha kuxifdiyo khariro iyo adunba❤❤
@aminahassan8277
@aminahassan8277 Жыл бұрын
Maashaa Allah Abdi Aziz waa wiil qiimo leh Allah ha ku barakeeyo Hooyo
@Qaalikassim
@Qaalikassim Жыл бұрын
Mansha allah anaguba wan kujecelnahey lkn wa allah darti iyo dadka ad cawiso ayan kugujeclaney
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
امشي قدام يا أخوي، الله يكثر امثالك.
@user-nl2tk3xe2p
@user-nl2tk3xe2p 6 күн бұрын
Maashaa Allah wiilkan waxa uu caawiyay dad badan
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 Жыл бұрын
Masha Allah walkeey shukran ❤❤❤❤❤
@FoosiyaKhayre-nr9wp
@FoosiyaKhayre-nr9wp Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@safacraxmaan6452
@safacraxmaan6452 Жыл бұрын
Maansha Alaalh ❤❤❤ cabdi casiis
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Жыл бұрын
Reerkaga Allah ku barakayo
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Anigoo 40 sanadood iyo Abhii 60 naqnaay ninkii soo helaan tahay 😎😎🏆🏆🏆🎈🎁
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Maasha Allah gabadh aad uqurux badan walaalo niqaam iskaxidho
@habsoormedia603
@habsoormedia603 Жыл бұрын
Abdiazizrealy allaah ku dhoowro run taad ka hadashee❤
@saamiyasiman2407
@saamiyasiman2407 Жыл бұрын
Mashaa Allaah wll qaali ah Allaha xafido asi iyo familyligisa
@nasrafaaraxcabdi2048
@nasrafaaraxcabdi2048 Жыл бұрын
mansha allaah wll alle haku barakeeyo qoys kaaga adna hakaa jasaa i mariyo khayrkaas aad faafinayso
@fatimaahmed-zc3li
@fatimaahmed-zc3li Жыл бұрын
Masha alaah tabaraka wll ilaahy haku xafido hore usoco insha alaah ilaahy haku garabgalo reerkaga ilaahy haku barakeeyo wll
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Жыл бұрын
Abdiaziz allaha haku xafido
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Жыл бұрын
Allaahuma Baarik, Eid Mubaarak dhamanten Jzklh kheiran jaza 🌿
@FahimaAhmed-to3bv
@FahimaAhmed-to3bv 10 күн бұрын
Man sha allha abdiaziiz insha horusco wll
@ilhanrabileh6190
@ilhanrabileh6190 Жыл бұрын
Alla ha ini xifdiyo Anagana shaqada nagusoo dara
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 Жыл бұрын
Ciid mubarak eebow nolow inta ee nolol jirto
@argaacade3564
@argaacade3564 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 11 ай бұрын
Alle ha ku barkeeyo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Maashaa Allah Cabdicasiis really ilaahay haku xifdiyo markaan dhegeysto wiilkan rajo soomaaliyeed ayaan dareemaa weli waxaa inoo nool rag qiimo leh oo umadda soomaaliyeed daneeya.
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 Жыл бұрын
Mashaa Allah nin sharafle Alle haku dhowro
@barwaaqoahmad9495
@barwaaqoahmad9495 Жыл бұрын
MashaAllah wllkyi alee haa ku barakeyo ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@user-lx6tg9bw9e
@user-lx6tg9bw9e Жыл бұрын
❤❤❤le ku jeceli saad u caawiiso umda
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Mashalah ilahey singal kama dhigo rerkada alah Ku adkeyo ❤❤
@hodoadammohammed6002
@hodoadammohammed6002 Жыл бұрын
❤❤❤🎉 masha allah reerkaaga allaha kuu barakeeyo 🎉wll
@khadramuse1218
@khadramuse1218 Жыл бұрын
Allaha ku xafidoa A z z
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Waa xaasle wuxiu qabaasamid hodan cadey walibo aqooskoodii aan ku arkay isku waara ubad khayr qabana kala hela inshaa allaah
@Bigtrader86
@Bigtrader86 Жыл бұрын
Maashaa allh waa muuqaal cashir badn aan ka qaatey
@fardusmohamed5806
@fardusmohamed5806 Жыл бұрын
Walle Abdiaziz’s gabadha hantiday nin bay hantiday. Mnsha allaah wllky somaliyed Ragga soomaaliyeed dhamaantood waa wada رجال 🙏🙏🙏
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Dhamaantood????? Ma hubtaaa???
@user-kc4bv8vp5p
@user-kc4bv8vp5p 9 ай бұрын
maasha alaah habalyo hanalyo waku faraxsannaha hadaanahay umada hawadakaabaratay
@filsanmaxamed7080
@filsanmaxamed7080 Жыл бұрын
Maashaa allaah alle hakuu barakeyo reerkada wllo
@Abdifatah3
@Abdifatah3 Жыл бұрын
Insha allah wllo hawl fiican ayaad haysa aakhiro iyo aduun ba waad liibanaysa intaad qof muslim ah oo dhibaataysan aad caawinaysid ilin tir na hada you tube iyo facebook ayuu ku kooban yahay mustaqbalka dhawna insha allah heer sare ayuu gaadhi heer tv caalimi ah❤
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 Жыл бұрын
M.a ❤ ilahay adoo kale ha badiyo wllhi waxad thy wiil caqli badan m.a barakallaahu fik
@maryancali8958
@maryancali8958 Жыл бұрын
Aqon umalihid toow qabaa kawaramikarto markaa qosolkisa yowkuqaldin boqol.qoslayaa gurigii.waji macbusnimo ku jogo
@umoibrahiim968
@umoibrahiim968 Жыл бұрын
Masha allah
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Sax jecel anigaba waku jeclahay hooyana ahay jecel kas waa dadka saad wax ugu qabatid shugran wiilkeyga
@yusufyareshow4288
@yusufyareshow4288 Жыл бұрын
Mshllh Allah haku xifdiyo ❤
@mmmkk2344
@mmmkk2344 Жыл бұрын
Maasha allaah waa runtaa wllkay waa istaa hishaa ❤❤❤Cid wngsn
@daudibrahim4373
@daudibrahim4373 Жыл бұрын
Abdiaziz keep going walalo
@honestdude70
@honestdude70 Жыл бұрын
Fikir fiican ayuu keenay wiilkan short cut uma soo marin juhdi badan ayuu galiyey sidii wax usoosaari laha good job my brother
@HafuuMHaashi-wc9yt
@HafuuMHaashi-wc9yt Жыл бұрын
Maasha Allaah🎉❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Thank you for supporting our youth
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
C/siis waa wiil qiima u leh umada soomaaliyeed ilaahey ha xifdiyo asigoo kale alaha noo badiyo
@user-zv8bt9kj3u
@user-zv8bt9kj3u Жыл бұрын
M.a alh wlky abdikadir
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Жыл бұрын
Iidmubaarik ,maansha allaah aabe fiican in aad tahay waan filayey Lkn mar aan dheerayn baad nagu tiri Waan aroosay caruurta goor maad dhashay ⁉️⁉️ adoo raaliya Ok horta alle ha kuu daayo baarina ha kaaga dhigo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Sp: alle ha kuu barakeeyo alledaha cusub ee ku soo kordhisey bulshada Hore u soco
@dahabohassan8951
@dahabohassan8951 Жыл бұрын
Tas is weydiyay hada dhow lee guyrsayay malah hore ayuu uso dhalay asigo yar ileen wiil 🆎14 ku guursadaan 😂😂Manshaallh allha isku kiin daayo adiga iyo family ga wallo
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
masha allah
@shekoanimated
@shekoanimated Жыл бұрын
Mash allah allah haku barkeyo reerkaga wll waxathay nin dhaqan wangsan
@nasrafaaraxcabdi2048
@nasrafaaraxcabdi2048 Жыл бұрын
ciid mubaarak
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Жыл бұрын
Ciid mubarak kuli cam wa antum biqer 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Single ilaahay kuguma celiyo 😂😂 family gaaga alaha kuu barakeeyo
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 Жыл бұрын
maashallaah tabaarakalllaah
@axmedcaliyakhle1695
@axmedcaliyakhle1695 Жыл бұрын
Aad aad baad fiicantihiin
@user-lx6tg9bw9e
@user-lx6tg9bw9e Жыл бұрын
Lakin somaliyo. Hada imaado ku radii naa insha alaaah
@Sofiagedi-sg4zy
@Sofiagedi-sg4zy Жыл бұрын
llintir😍😍😍😍Live you💖
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 11 ай бұрын
Waw ! what a good man
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Supporting ,and encouraging young generations
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Ай бұрын
Kuwa xitaa Khudba sirro ku dhalayaa waa soo gelayaan xayndaabka Wacal, Yaa Akhii reer Koonfur waxaas iska dhaafa billaahi calaykum....!!!!.
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 Жыл бұрын
Mash Allah ❤ ❤❤❤❤❤❤❤🌹🥰✅👍💞🥰
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Hhhhh waa uga luntay ban ku dhihi lahaa kkkkk abowe masha allh walashen nin wangsan Bay heeshay 🎉❤ we love you.
@hawaahmed8463
@hawaahmed8463 Жыл бұрын
Mashallaah ❤
@nasrinacreatives6505
@nasrinacreatives6505 Жыл бұрын
Keep going
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 Жыл бұрын
Waxaa la yabanahay nagaha raga u qoro wan ku jeclhy iyo waakaa halay war heedhaha maxay horta ka si ah o ay isku bahdilan dumarkas ilahay ha idin asturo calaf isaga idin so dontana ha idin siyo
@amiiraabdallha5295
@amiiraabdallha5295 Жыл бұрын
Mash allh ❤
@user-kj9ve2ru4b
@user-kj9ve2ru4b Жыл бұрын
Masha.allaah.Ilmo..Xalaal
@user-me2mm2sf5x
@user-me2mm2sf5x 10 ай бұрын
❤❤❤ماشاالله
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Жыл бұрын
Mashaallah wanaga wa lodhasha
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq Жыл бұрын
Wiil wanagsan
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 Жыл бұрын
Inta caqliga xun sharkooda alaha kaaqabto iyo inta imaanku kaliciifay waxanan kugu talinlahaa in aad markasta uskuxijaabtid adkaarul sabaax walmasaa ilahayna talo saaro
@ikhwaikhwamog6932
@ikhwaikhwamog6932 Жыл бұрын
Maashaa alaaahu
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
dadkaaga u gargaar illaahay baa ku gargaariye
@quensahour1476
@quensahour1476 9 ай бұрын
Msh alah
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
❤❤❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Waa runtiis 2 wado baa ku hortaal
@aminakhalifadan7656
@aminakhalifadan7656 Жыл бұрын
Manshalh
@istarliincumar65
@istarliincumar65 Жыл бұрын
Asc.iid.murak..huru.usoco.cabdi.casiis
@luulshire8301
@luulshire8301 Жыл бұрын
Guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤
18 Sano ayay Radinaysay Hoyo, Daris ayayna ahayen Farxad & Yaab
18:56
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 111 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 48 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
DAAWA INTAAD GUURSAN HADEE AAD TAHAY GUURDOON
14:37
Minhaj Shariff
Рет қаралды 3 М.
Jaceelka Ugbaad Aragsan & Shiiq Abubakar Halayabin🤔
9:14
Illintir
Рет қаралды 71 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 111 МЛН