Xariirtii Jannada || Shankaroon A. Sagal iyo Xasan Aadan Samatar || HD Lyrics

  Рет қаралды 197,518

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: XARIIRTII JANNADA
EREYADA: ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE AHUN
LAXANKA: AMED NUUR JAANGOW AHUN
LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR IYO SHANKAROON AXMED SAGAL
__________________________________________________________
EDITING & LYRICS BY: XASAN ABSHIR (GAAFANE)
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:
• Heeso Qisooyin/Sheekoo...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing to the channel
In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 40
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Abwaan maxamed cali Kaariye iyo maamo saado allha unaxristo iyo abwaan jaangoow
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 2 жыл бұрын
Allhe ha unaxariisto Abwaan maxamed cali kaariye iyo shankaroonba Allhe ha unaxariisto aad ayuu jeclaa shankaroon abwanku
@AbwaanCiideey
@AbwaanCiideey 15 күн бұрын
Shankaroon sow ma noola wll
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 жыл бұрын
Woooooooof Eesh calaa hees Waa codadka toolmoon ee xasan aadan samatar iyo shankaroon axmed yuusuf sagal waana ereyadii alla ha u naxariistee abwaan marxuum maxamed cali kaariye waxaanay ka mid ahayd riwaayadii ha waalnaado jacaylkuye aynu weerarka aadno sanadkii 1978kii.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 4 жыл бұрын
@Cabdiqaadir Ayaanle sxb Eebbe korkaaga sharaf oo dhan haka yeelo, waad ku mahadsantahay warbixinta aad noogu kordhisay inta aan anuu soo bandhigay. Commentiyada noocaan ah waa kuwa runtii aynu uga baahannahay in lagaga qayb-qaato inta badan meelaha/channelada lagu soo bandhigo suugaanteennii dahabka ahayd (heesuhu ha ugu badnaadeen e), si markaa dhalinyarada jiilka cusub aynu uga tagno taariikh qoran iyo mid muuqaalba, si aynan guud ahaanba ugu dhibtoon raadinteeda jaahilna uga ahaan halyeeyadii fanka iyo suugaanta soomaalida qaybta lexaadka leh kasoo qaatay.
@saidelmi7550
@saidelmi7550 3 жыл бұрын
Talow laxamka yaa keh waa cajiib,,samatar boo u eegyahay,,
@ahmedcige6191
@ahmedcige6191 2 жыл бұрын
Mahad sanid cabdiqaadir
@qaraamchannel
@qaraamchannel 4 жыл бұрын
2:14 "Xalay iyo ma caaway Xisaabtii ku buuxdaa" weeye halkaasi waa khalad ka yimi automatic keyboard settingka computerkayga iyo anigoo degdegsanaa kolkaas.
@fuaadmohamed8806
@fuaadmohamed8806 4 жыл бұрын
0616082216
@shuceybabdi8263
@shuceybabdi8263 2 жыл бұрын
Sxb thnkz hadaan raadinaayay meeshaas inaan mqlo waad ku mahadsantahay sheegistaada ereygaas uu fanaanka cunay
@abdurahmaanmohamed6815
@abdurahmaanmohamed6815 6 күн бұрын
Xalay iyo ma caaway xisaabteenu ( buuxdaa) weeye halka aad qarisay ee aad garan weyday anigaba intaan garan waayya ayaan weydiiyay xassan aadan mar aan ku kulanay wadanka qatar sideedtameeyadii
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Bal eega muusigga tayadiisa. Waa muusig jaamacadaha lagu baran karo.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dhigaalkaan dhugtay waa ladoo dhigaaa danbina maaha earayada sentensyaasha baa wax ku ool ah oo kaban laan ah.bismilah dmaaaaaar iyo Rag aan isku banaanayn.yaaa rabi tawbah.sumcaddari iyo qiimodhac.
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
What a legends Shankaroon Axmed Sagal iyo Xasan Adan Samatar ( Xasan Baashi ) old is gold heeso wa kuwii hore dadna wa dadkii hore
@maxamedjoofoow4610
@maxamedjoofoow4610 11 ай бұрын
heesihii yaraanteni
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Two Big Legends Samatar & Shankaroon Waaberi1!!..Good Remembered it was A Good time..thanks.
@ahmednournour8809
@ahmednournour8809 2 жыл бұрын
Gg
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Cinwaan baan dhugtay kahorimaaday. Yaarabi tawbah.madaawado musigiyo dumaaar iyo Rag aan isku laqalwoonaayo aan xalaal isku ahayn.aagadaran dumaar asturnayn meel buplisyste, waaa gabadha khatraaaaaycaday yarey family iyo systems.Intee Xamar wadajireeeee ku dhashay.
@libananjalo6186
@libananjalo6186 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ waaaw waa weenka ❤❤❤❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Aww, Leeee doqoney khatraaaaaayqaraneycaday yarey fariidadatan.generations xeerkayga.waa hadii wax layslawado.Nafsadaada xaan u hiifaayoo uluraaa lajecel dumaaar naaago dumaaar tii kujirtay lay hiloobaayoo waxbadan laygu hamiyaaa.
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 11 ай бұрын
Laxanka waaxa saarey aun ahled nuur django
@LibanMahmud
@LibanMahmud 10 ай бұрын
Abwanku heesta iyadu uqaday Wii jecla
@SamiiraFaYax
@SamiiraFaYax Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤waaaaaaaaaw.fan.iga.dheh
@xariifxariif6635
@xariifxariif6635 3 жыл бұрын
Wad ku Mahad santhn Sida aad inoola wadaagten
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 2 жыл бұрын
Ha jiro jeceylka iyo kunool
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Yaaaa Rabi tawbah.aww 5👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋.
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Waxaasaa Cishqiya esh calaa
@aadanabdi292
@aadanabdi292 Ай бұрын
Dadka xumoo tashiilka ah xaasidka inakala dila Xansigooda ma ogoli
@abiissa4710
@abiissa4710 Жыл бұрын
Heeskan waxa la yiraa Xasuus Caashaq
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Xisaabtii buuxdaa
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 3 жыл бұрын
Aun abwaankii jaceylka.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusud mudan
@xariifxariif6635
@xariifxariif6635 3 жыл бұрын
Canshaqa hajiro oo . Hajooga
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 2 жыл бұрын
Neyis
@abdilahisaleban7815
@abdilahisaleban7815 Жыл бұрын
❤❤❤😂35😢
@abdifatahabdifatah1767
@abdifatahabdifatah1767 3 жыл бұрын
Hhhhh
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 185 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 636 М.
Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
6:22
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 228 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 36 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
xasan aadan iyo sahra dawo
7:33
Hasan gahayr
Рет қаралды 19 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН