Cududdayda Sii Daa! || Xasan A. Samatar & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics

  Рет қаралды 161,165

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

2 жыл бұрын

HEESTA: CUDUDDAYDA SII DAA!
EREYADA: ABWAAN CALI CILMI AFLOW
LAXANKA: USTAAD AWEYS ABUUKAR GOOBBE
KABANKA/ CUUDKA: AWEYS ABUUKAR GOOBBE &
SAALAX QAASIM NAAJI
RIWAAYADDII: HABLAHA MAANTA IYO
NIN U HOLLADAY GUUR
(1983)
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
Xasan Aadan : • Video
Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 25
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Jimce/Caweys Wanaagsan saaxiibbayaal. Beryahaan waan ka yara mashquulay halkaan imminkase waan soo laabtay halkeennii beynu ka sii wadi doonaa insha Allah muuqaallada suugaanta kuwo aan diyaariyay dhowaan iyo kuwo hore oo cillado darteed aan channelka uga saarayba waan soo gelin doonaa wixii hadda ka dambeeya.
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Cawaysin Lamida Legend aan tabnay Baryahan #QARAAM #CHANNEL Soo laabasho Wacan Mazuul👑🥰❤️
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
@@badrinour6288 Mahadsanid walaal.
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Aun Qureeshtii Fanka Mama SahraAhmed🎸🎸🥰❤️ Al Fanaan Xasan Adan Cimriga allaha ku bareekeeyo
@BadriNor-qg5vs
@BadriNor-qg5vs 2 ай бұрын
Comment ki aan gacantyda ku qoray ina 2yr ka dib so boqdo waku faraxsanhy 🥰❤️
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 9 ай бұрын
Waah waah Heesaha talantaliga wey iigu baxda amar alle😮😍😍😍❤️
@CabdiqaadirJalaqo
@CabdiqaadirJalaqo 3 ай бұрын
Cuudku waa xoolaha.
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Codadkii dahabka kaqaalisanaa Hassan adan Samatar iyo Sahra Ahmed jamac ❤Fan waa fankii hore 😊still I'm listening this 15-6-2023 ❤
@ilyachannel9280
@ilyachannel9280 2 жыл бұрын
Nio xasan adan samtar soo badi dee
@mohaqays2146
@mohaqays2146 2 ай бұрын
Alle ha ha unaxariistee heesaha sahra axmed iyo xasan aadan samatar Murqaanka ku wacanaa
@user-ni7ue7fr2f
@user-ni7ue7fr2f Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤waaaaw.fanaaniini.waaataaaa..illaahay.haw.naxariisto.maamo.sahra.axmed.aamiin❤❤❤❤❤❤
@mohamedofficial1554
@mohamedofficial1554 2 жыл бұрын
Beryo cuudka wada jiray waa xoolaha weedha cuud macnaha ay ugu jirto meeesha
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 5 ай бұрын
Wakhti tagay sooma, laabto😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 күн бұрын
Maxaad ka filaneysa meel labo nin oo jilba culusta cuudka ah iakugu tageen
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 5 ай бұрын
Wof.laxankeedaa.lagayabay.awees.xasan.iyo.sahra.alle.hawnaxariiste
@najmakhyr5030
@najmakhyr5030 Жыл бұрын
Sixid cuudku waa xoolaha
@anfackudhigletv6000
@anfackudhigletv6000 2 жыл бұрын
Habipleso
@CabdiXashi-NEWS
@CabdiXashi-NEWS 7 ай бұрын
waaahwaaah
@mohamedqombor7882
@mohamedqombor7882 2 жыл бұрын
Waa kugu dhiirri gallinayaa noolaynta fankii hore lkn waxa doonayaa inaan sixid ku sameeyo hal erey oo ah cuud. cuud ; waa xoolaha Maaha nooc ciyaarta ka mid ah sida aad ku macnaysay. Mahadsanid.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Adigaa leh mudnaanta walaal, waan kusoo dhoweynayaa, hase yeeshee ereyga Cuud siyaabo kala duwan bay u gashaa weedha oo wey macno badantahay waxaana ka mid ah; Ugu horrayn sidaa sheegtay oo mar waa xoolaha, marna waa geedka la shito ee carafta guriga gudihiisa loogu yeelo, marna waa kabanka, mar baa se jirta ay ciyaar la macne tahay oo qaab qori tuur oo kale ay tahay sidaan filayo oo kooxo loo ciyaaro, marka maadaama tuduca ka horreeya ku saabsanyahay Caddallool “Caddallool wadaagtoo” oo ah dad ciyaartaas wada ciyaari jiray, tuduca ku xigana aan u gartay markaasi in aan ciyaartii laga bixine weli ay su’aalayso meesha uu kala qaaday iyo in berigii Cuudka ay isku koox ahaan jireen oo ciyaar wadaag ah oo yaraantii is yaqaanay oo ay weliba qaab jeesjees ah u leedahay. FG: Ereyga Cuud wuu macno badanyahay sidaan kor ku xusay, waxa kala duwanaan kara qaabka uu weedha ugu jiro ereygu, waxana macquul ah in si kale marka loo eego ay ugu jirto xoolaha oo aad iga saxantahay walaal, mahadsanid
@mohamedqombor7882
@mohamedqombor7882 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel waa run wll ereygu waa macno badan yahay. Waxa kale oo aad ii soo jiitay qaab aad u sharaxday, mahadsanid wll. Faham ahaan waxaan u fahmay marka ay leedahay " baryo cuudka wada jirey" In ay la macno tahay " baryo xoolaha wada jirey".
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 10 ай бұрын
​@@qaraamchannelha macna badnaado ereygu Lkn halkan waxa laga hadlaya Cuudki la dhaqanayay Ee la raacayay. Waxay tidhi "barya cuudka wada jiray ". Cuud ka kale Aad sheegayso lama Jiro.. midna wa shita midna wa ciyaara. Kalmadu way macna badnaan karta Ee ula jeedkeda waxa context ka ama wadciga ay ku jirto. Halkan waxa laga hadlaya cuudki la raacayay waana xoolaha. Wa bilahi tawfiiq wad salaaman tihin.
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 68 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,5 МЛН
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 182 М.
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
10:45
Xasan aadan Samatar || Duufaan kaban qaaci ah
10:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 67 М.
Heesta: Ismoodsiis || Qalinle iyo Maandeeq || Balwo Lyrics
10:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 797 М.
Xulka heesaha Sahra Axmed #2
14:11
LBchannel
Рет қаралды 69 М.
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
6:22
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 214 М.
Heestii:- DURDURYAHOW ROGMANAYAA
14:30
Hal Abuur channel
Рет қаралды 15 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 902 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,4 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 92 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 183 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 572 М.