Rabbi Sallii Calal-Xabiibi Muxammad || Inta Raacday Nebigee || Xaliima Kh. Magool || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,342,900

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: INTA RAACDAY NEBIGEE
EREYADA: MAXAMED AADAN DACAR
LAXANKA: CABDIKARIIM FAARAX QAARREEY (JIIR)
CODKA: XALIIMO KHALIIF MAGOOL
__________________________________________
SUBSCRIBE, LIKE, COMMENT AND SHARE
____________________________________
qaaci
kaban
heeso qoran
qaraami
nabi amaan
______________________________

Пікірлер: 598
@lifeisgreat11
@lifeisgreat11 5 ай бұрын
Codkeeda aad ka u qurux badan eey nabiga ku amaanayso Illahay ha ugu danbe dhaafo, oo janadii ha ku geeyo.
@HashimCali-yx1xt
@HashimCali-yx1xt 2 ай бұрын
Aamiin🤲😩
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Ай бұрын
Aaaamin 🤲🏻
@tusaale7565
@tusaale7565 6 ай бұрын
Eebe ramadaantan iyo ramadaanada kale soo socda caafimaad qab, nabad io cimri dheeri ha inaku gaadhsiiyo❤
@UmuSidra-yv6mx
@UmuSidra-yv6mx 6 ай бұрын
Aameen wllo
@najmaadey
@najmaadey 6 ай бұрын
Aamin yarabi ayadana allaha unaxariisto
@MustafeSeed-f8c
@MustafeSeed-f8c 6 ай бұрын
Ameen ameen kuwii laga aqbalo cibadada ha inaga yeelo
@QadrasuleimanAadam
@QadrasuleimanAadam 6 ай бұрын
Aamiin❤
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 6 ай бұрын
Waa maalin isniin ah 25/3/2024 ramadaanna ay 14 tahay allaha inaka aqbalo acmaasha wanaaagsan❤🤲
@yaasiinismail9728
@yaasiinismail9728 6 ай бұрын
Amen Wllo
@adoontiialle229
@adoontiialle229 6 ай бұрын
Waa habeen ramadaan ah Ilaahow unaxariso Rabbiyo nebi amaankaas dartiis Ilaahow ugu naxariso Rabbiyow aamin yaa Rabbi
@XeydarAbdi-gl6sx
@XeydarAbdi-gl6sx 6 ай бұрын
Amein Allah unaxriisto
@najmaadey
@najmaadey 6 ай бұрын
Aamin yarabi
@MaaidoShaaciye
@MaaidoShaaciye 6 ай бұрын
​@@najmaadey😮😮 .
@HamzaBobeh
@HamzaBobeh 6 ай бұрын
Amin ya raabi
@ilyaazcdeh4076
@ilyaazcdeh4076 6 ай бұрын
Ammin ya rabi
@fardowsagabeyre3094
@fardowsagabeyre3094 6 ай бұрын
Intaa racday nabigee rafiiqisi noqotee anrumeysay noqonee kusaliya rasuulka. SCW. SCW. SCW. Ilahey ha unaxariisto Magool.
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 6 ай бұрын
10 kii danbe ee ramadaan ayaa noo bilaabatay sanadkaan 2024 ta, ilaaheey ha innaga aqbalo dhammaanteen! Waxaa jira dad ramadaantii hore nala soomay oon tan nala soomayn ee dhintay, kuwaas ilaaheey ha u raxmado innaga ha inooga daba raxmado gadaashoodna nama fidneeyo,!🙏 Ramadaankaan kiisa kale ee 2025 ilaaheey hannagaarsiiyo, inteenna dhiman doonta Allah ha janneeyo Amin amin!🤲🤲🤲
@hero2k283
@hero2k283 6 ай бұрын
Ramadantu waa 7 Nabad alle heynogu dhameyo kiisa klena Nabad qab Alle heynagu gaadhisyo.
@chamanour7918
@chamanour7918 Жыл бұрын
Berri waa ramadaan Alle caafimaad qab ha inagu gaarsiiyo.🤲
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 10 ай бұрын
Amiin ya Rabbi
@magichashi
@magichashi 3 жыл бұрын
Inta raacday nabigee Rafiiqiisii noqotee, Aan rumaysay noqonee, Ku salliya rasuulka. Scw Scw Scw
@habiiboabdullhi4212
@habiiboabdullhi4212 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@abdiadan6680
@abdiadan6680 2 жыл бұрын
@@habiiboabdullhi4212 a great time with your cssldhv
@Bakar_macalin_mohamed
@Bakar_macalin_mohamed 2 жыл бұрын
Inta raacday nabigee Rafiiqiisa noqotee Oo rumaysay noqonee Ku salliya rasuulka. Scw scw scw Saan in laga dhigo ku fcneed
@mahamuudhusen7116
@mahamuudhusen7116 2 жыл бұрын
P9
@بنتاليمن-ف4س8ذ
@بنتاليمن-ف4س8ذ 2 жыл бұрын
Scw
@nuurmaxamedcali6063
@nuurmaxamedcali6063 Жыл бұрын
Illaah baa ka raalliyoo Magaciisa raacshoo Rogmashada qiyaamaha Rugashada kolkay tahay Waa erayo cajiib Alle ha'unaxariisto Fannaanada iyo intii dhimatay oo Muslim ah Ramadaan labo maalin ayaa nooga harsan Allow caafimaad taam ah nagu gaarsii Aamiin aamiin nagana yeel kuwii ka faa'iideysta bisha barakeysan ee Ramadan Rassuulka (NNKH) (SCW) maciisa Alle hanaga yeelo maalinta Qiyaamaha Aamiin
@QadrasuleimanAadam
@QadrasuleimanAadam 6 ай бұрын
Ramadaan mubarak dhamaan umada soomaliyeed 🇸🇴 Inta raacday nabigee Rafiiqiisa noqotee Aan rumaysay noqonee Ku saliya rasuulka Scw ❤scw ❤scw
@Cabdirisaaqxasan-vz6fn
@Cabdirisaaqxasan-vz6fn 7 ай бұрын
Waa habeeen 16 feb 2024 ramadana waxay ku bageeentay 13 march 2024 ilahow khayrkeeda na siiiii aaamiiin
@FatimamaxamuudFatima
@FatimamaxamuudFatima 6 ай бұрын
Ameen
@FarxiyoSalaad-cc7cg
@FarxiyoSalaad-cc7cg 6 ай бұрын
Aamiin 🤲
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 6 ай бұрын
11 march
@tiyaamoofficial
@tiyaamoofficial 6 ай бұрын
27 march allow Soonkan soonkisa Cafimad Nagu gaarsi
@AbdirashiidAli23
@AbdirashiidAli23 Ай бұрын
Heestaan aad baan ujeclahay waa habeen khamiisa saacadu waa 1:40 Pm waa saq dhexe waa bishii 8aad 2024 waana habeena khamiis soogalayso, soojeed baan ahay, aad ayaan ujeclahay heestan salliga nabiga scw scw.
@jamalali7626
@jamalali7626 2 жыл бұрын
Aduunyo shalay iyo maanta waa laba wakhti oo kala gadisan rabi ha unaxariistee marxuumad magool aduunyada ayey nooga soo horeysay dhalinyaro gobow baa kuxigey maantana waa wehel xabaal daba xumaanta aduunyada iyo meeshaad ku biyo shubaneyso xasuusnoow qofkastoowa ramadaan mubarik
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 6 ай бұрын
M a
@xaawosayid9380
@xaawosayid9380 2 жыл бұрын
Soonka waxaa ka dhiman 2malin ilahay nabad hanagu gaarsiyo sanad wlba waan soo booqan doonaa I.A❤💯
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Ciidul fidriga waxaa inooga harsan kaliya 7maalin
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho 2 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 bisha mowliid ayaan kujirnaa
@7june2024
@7june2024 2 жыл бұрын
@@hi-kj3ho wa 14 act 2022
@noormukhtar7044
@noormukhtar7044 Жыл бұрын
@@7june2024 date 1/2023
@baxwalaxmed6633
@baxwalaxmed6633 Жыл бұрын
2 months wax ka yar inooga hadhay
@ZamzamAbdiqadir-ut9ft
@ZamzamAbdiqadir-ut9ft Жыл бұрын
Inta raacdey nabigee rafiiqiisa notee aan rumeysay noqonee ku saliya ❤rasuulka صلى الله عليه وسلم 📿🤲
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Salawatulahi calehi wa Salam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@healthylifestylechannel9733
@healthylifestylechannel9733 2 жыл бұрын
Salawaatuh caleyhi wasalam 💖 Inta raaacday Nabigeena rafiiqiisu noqotee 💝👌🏾
@abdiqanimohamoud3716
@abdiqanimohamoud3716 Жыл бұрын
Inta raacday nebigee Rafiiqiisii noqotee Aan rumaysay noqonee Kusaliya rasuulka (scw)
@xaajicabdicasiis1723
@xaajicabdicasiis1723 7 ай бұрын
Ramadan mubarak 2024 ❤
@ahmedhousseinali7767
@ahmedhousseinali7767 6 ай бұрын
🎉
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 6 ай бұрын
Ramadaan lamida walalkayow
@calisuudicaadle229
@calisuudicaadle229 6 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊⁰⁰​@@ahmedhousseinali7767
@calisuudicaadle229
@calisuudicaadle229 6 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Ай бұрын
Alle ha naxariisto Magool iyo C/kariim Jiir.
@NAJAXSTYLE-x2m
@NAJAXSTYLE-x2m 4 күн бұрын
Runti markan dhageystay waxaan soo xasuustay ramadaanka nabad allh nagu garsiyo
@AbdulaahiMaxamed-jr9np
@AbdulaahiMaxamed-jr9np 6 ай бұрын
Ramadan Mubarak 11/3/2024
@AbdifaraxCalasow
@AbdifaraxCalasow 6 ай бұрын
😊😊
@mohamedshilabo8834
@mohamedshilabo8834 6 ай бұрын
Ramadan kariim walal
@haaheyhuuno1952
@haaheyhuuno1952 6 ай бұрын
29/3/2024
@haaheyhuuno1952
@haaheyhuuno1952 6 ай бұрын
Ramadan kariim
@maandeeqsaid9084
@maandeeqsaid9084 6 ай бұрын
​@@haaheyhuuno195266 1:05
@ahmedmahamuud5464
@ahmedmahamuud5464 6 ай бұрын
Old is golden ✨️ wax yarna eidkii way ka hadhsanyiin,, illahay ramdanta ramadeenteeda ha ina wada gaadhsiiyo Alahuma amiin 🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
2malin baa ka dhimaan ramadan rabbiyow nabad inagu gaarsii yaa rabbi🤲🤲1444 Hijriya dhanka kale 2023
@hamzalucky3381
@hamzalucky3381 Жыл бұрын
Ilahow nabad iyo renren nogudamee ❤❤🤲🤲
@FatimamaxamuudFatima
@FatimamaxamuudFatima 6 ай бұрын
Hal malin ka dhimin allow nabad nagu garsi😢
@c.fitaaxkpuja7346
@c.fitaaxkpuja7346 6 ай бұрын
​@@FatimamaxamuudFatima 15 topanka hre aya scta ya rabi😢😢
@QadrasuleimanAadam
@QadrasuleimanAadam 6 ай бұрын
Wuu socdaa allow nabad nooga dhamee❤❤
@c.fitaaxkpuja7346
@c.fitaaxkpuja7346 6 ай бұрын
@@QadrasuleimanAadam AAMIN YARBI
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 2 жыл бұрын
illaahay haw naxariisto magool shakhsiyaad la mid ah dunida way ku yaraayeen😭
@guuguulemedia
@guuguulemedia Жыл бұрын
Fadliga jacayl ka Nabi Muxamed ilaahoow jannada ku gee Walaasheen Xaliimo khaliif Cumar Magool ❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuseennuur1576
@xuseennuur1576 23 күн бұрын
Ilahow ku naxaristo 😢😢😢😢mamo xalimo khalif ❤❤❤2024
@abdisitarmohamed2955
@abdisitarmohamed2955 6 ай бұрын
Waa habeen ay tariilhdu ku began tahy 2 bisha 2/2024 haben Ramadan ah 24 uuna maraayo allha Naga aqblo acmaasha wanagsan fanaandenii qiimaha badnaydna ha unaxaristo 🤲
@Salamalfarisi-h4w
@Salamalfarisi-h4w 4 ай бұрын
Scw❤ Mar walba wan dhageyso qasidadan mcn weyan wlhi
@mohamedabdirahan3150
@mohamedabdirahan3150 2 жыл бұрын
2022 ayaan soo raadiye alle sanadkan sanadkii nawad iyo caafimad ha inagu wada garsiiyo 🥰
@qamarsheqmuqtarsheqmaxamed4532
@qamarsheqmuqtarsheqmaxamed4532 Жыл бұрын
2023👋👋
@caliahmedbuurane8458
@caliahmedbuurane8458 2 жыл бұрын
Ilahay inta dhimatay oo muslim ah allah unaxariisto oo ugu dambeyay Abdikariim Faarax qarey (ilka jiir)
@IsmaaciilKiiko
@IsmaaciilKiiko 20 күн бұрын
"Inta raacday Nebigee Rafiiqiisi noqotee Aan rumasay noqonee Ku Salliya Rasuulka!"
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Mamadan iyado garbasar xiran Sara nabi amaanka timaha furan ka dhafa ❤❤❤❤❤Salawatulahi calehi wa Salam
@c.fitaaxkpuja7346
@c.fitaaxkpuja7346 6 ай бұрын
ramdan wngzn 21/3/2024 😢🎉❤
@Mohan_Ahmett
@Mohan_Ahmett 6 ай бұрын
Ramadan lamida 29/03/2024😢🎉❤
@AbdiqaadirMaxamuud-s5j
@AbdiqaadirMaxamuud-s5j 6 ай бұрын
1/4/2024 Ramadan krim
@adnankafi4035
@adnankafi4035 6 ай бұрын
Listening alhamdullilah 03/APRIL/2024 MUXAMED (SCW)❤
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 2 жыл бұрын
Alow kuunaxariso 😭😭 waa bil rmadaane scw
@maxmedabdi6514
@maxmedabdi6514 2 жыл бұрын
Allhu agbar aduunyadu waa reera Guuro ruuxba kuma hadhaayo Xaqiiq wlhiy 😭😭
@AbdisalamNasir-ud7gb
@AbdisalamNasir-ud7gb 6 ай бұрын
21/3/20224 Ramadan Hargaisa anigiyo naftayda oo qudha ayaa meel Foox uga shidan yahay Alxamdulillah waxan soo soonnay 11maalin alle hanaga aqbalo inta hadhayna kuwii caafimad ku dhamaysta idam alle walalayal❤
@Naagishubta
@Naagishubta 6 ай бұрын
aamiin
@HusseinALi-j4w
@HusseinALi-j4w 7 ай бұрын
Alahay cimri dheer alaha siiyo ninka alifay Maxamed aadan dacab . Magoolna allaha u naxariisto
@najaxcabdilahi-ot4qb
@najaxcabdilahi-ot4qb Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto mmo magool inagana ramadaankan ramadeenkiisa caafimaad qab haynagu gaarsiiyo ilaahow noo dambi dhaaf anagiyo inta muslima 25/ 2023
@Akram_Eprahim
@Akram_Eprahim 6 ай бұрын
Waa MaaLin JiMca RaMadaankana Waa 5 Alle Nabad Hanoogu DhaMeeYo Inta DhiMataYne Alle Ha U NaxariiSto
@najmaadey
@najmaadey 6 ай бұрын
Aamin yarabi❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Ramadaan kariim illaahay sw acmaasha soonka haynaga aqbalo aamiin yaa allaah🙏❤️
@AyaanInamawliid-td1qp
@AyaanInamawliid-td1qp 6 ай бұрын
Maanta waa arbaca Ramadanku waa 17 ale khayr ha noodu dhameeyo intii dhimaty ale ha. U naxariisto 🤲
@anwarsadaad8915
@anwarsadaad8915 Жыл бұрын
Inta raacday nabigee rafiiqiisa noqotee aan rumaysay noqonee Kusalliya Rasuulka Scw Scw Scw
@YahyeMohamed-m1j
@YahyeMohamed-m1j 5 ай бұрын
Allah haunaxariisto xaliimo Khaliif
@xamudjama8998
@xamudjama8998 Жыл бұрын
RABBI NAXARIISTII JANNO HA UGU DEEQO MARX XALIMO KALIIF
@munaborechannel5529
@munaborechannel5529 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم allow ku naxariisto amiin yarabi alcalamiin
@daahirabdi1862
@daahirabdi1862 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 6 ай бұрын
Heestaan waa markii ugu horaysay aan maqlo Fadal hasaa qoralkayga argtid ii sheeg sababta aad ugu dhufatay heestaan Aniga oo radinayay axkamta soonka ayaan arkay 2024
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 6 ай бұрын
Aniba hadaa iigu horeysay wlhi weligey ma arag caawada anoo nabi amaan dhegeysanaa ayaan ku soo dhex dhacay
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 6 ай бұрын
💯💘
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 6 ай бұрын
Qasiiddo dheh.
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 3 жыл бұрын
Allahuma Sali calaa muxamed ❤️❤️💕 Allaha u Naxariiso Maamo Xaliimo Qaliif magool
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@abdulqaniaden3175
@abdulqaniaden3175 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!
@MoxamedCabdi-cp4hn
@MoxamedCabdi-cp4hn 9 ай бұрын
االلهم صل وسلم وبارك علىه
@LovelyChateau-ip8rs
@LovelyChateau-ip8rs 7 ай бұрын
Scw scw scw
@ayaanali62
@ayaanali62 6 ай бұрын
Waa maalin khamiis ah tarikhduna wa 4/4/2024 Ramadana maraayo 25 1445 Ale hanaga aqbalo cibaadada intiii Muslim ah🤲🤲🤲
@MustafeMohamed-m1t
@MustafeMohamed-m1t 6 ай бұрын
Ramadan Mubarak 2024❤
@abdi3623
@abdi3623 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto xalimo khaliif iyada iyo mumada Nabi maxamadba
@Mohamedsamakaab
@Mohamedsamakaab 6 ай бұрын
Ramadan Mubarak 2024❤ilaahey ramadaan ramadaanteeda kale caafimad ha nagu gaarsiiyo❤
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 6 ай бұрын
Waxa dhageysanaya kaligey Habeen jimco ah Tariikhdu tahy 21/3/2024 11 bisha ramadan 1445 H Inta raacday nebige Rafiiqisa noqote An rumeysay noqone Ku saliya nabiga scw Wa xasuus dib aya ugu so laban doona insha alah Aniga iyo xajiyada mustqblka ❤❤❤❤👍👍👍
@AbdisalamNasir-ud7gb
@AbdisalamNasir-ud7gb 6 ай бұрын
❤kula mid baan ahay walal habeen wanaagsan صل الله عليه وسلم
@QadrasuleimanAadam
@QadrasuleimanAadam 6 ай бұрын
Scw❤
@Aarkabiimaal
@Aarkabiimaal 9 күн бұрын
Waa dabi aad uweyn hees iyo nabi amaan laisku daraayo
@RageH6
@RageH6 6 ай бұрын
Ramadan mubarak 2024, Ilaahay ha inaga aqbalo Soonka iyo Salaadda ba
@mohamedalihuud8889
@mohamedalihuud8889 Жыл бұрын
21 days to go, Illahayoow nabad nagu gaarsii
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 2 жыл бұрын
Originalka nadiifka ah meesha ka heshaa la yaabay! Mahadsanid sxb Editinkana waa ku fara yareesatay maazha Allah.
@waliabdulaahi8136
@waliabdulaahi8136 2 жыл бұрын
@
@ahmetqurbo8603
@ahmetqurbo8603 6 ай бұрын
illahay ha unaxariisto waabil rabadane
@crasaaqanzhax1579
@crasaaqanzhax1579 6 ай бұрын
Waa maalin salaasa afurkii kadib 2/4/2024 Ramadaan waa 24 ilahay hana waafajiyo khayrka bisha❤🤲🏼
@rudwaanmuhumed7306
@rudwaanmuhumed7306 6 ай бұрын
Erayadi Aun abwaan maxamed adan dacar
@abdirashiidabdijiidhe5262
@abdirashiidabdijiidhe5262 6 ай бұрын
16/03/2024 Ilaahay ramadantan khayr haynagu gaadhsiiyo insha Allah
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 8 ай бұрын
Axmad Adan Dacar Abwaan Cabdikarim Faarax Qaarey Jiir laxamiiste
@abdirahmanabdi4153
@abdirahmanabdi4153 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على حبيبي ونور قلبي سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم😘🤲🤲🤲
@AhmedDaauud-e9x
@AhmedDaauud-e9x 6 ай бұрын
ilhy hynga dhigigo inta caafimaad kudhamysta intakalen gaadha 1 hbn ayaaka dhiman ramdaan 2024
@KimmichKimmich-tv9qp
@KimmichKimmich-tv9qp 6 ай бұрын
Waa haabeen isniin ah taariikhdu waa 27/4/2024. Waana Ramadaan Hadaad iga danbayzo inaan dhinty laga yaabaye isoo ducee❤😢
@anisaahmedanisaahmed504
@anisaahmedanisaahmed504 2 жыл бұрын
Ramadan muprik alx illhy ayaa nbad iyo cafimaad ngu so garsiyey inaa sno 2022 illhy kiza kle nbad iyo cafimaad hngu garsyo🥺🤲
@MAANILKACASE
@MAANILKACASE 5 ай бұрын
Nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@MinoMaanka-qb1tj
@MinoMaanka-qb1tj 6 ай бұрын
Waa habeen tallado arbaco soo galiso 02/04/2024 sacadda 21:20 Ramadan caawo waa 24 😢allah naga aqbalo acmasha 🤲🏻inta dhimatay ay ugu horeeso hooyadey macanna allah unaxaristo😭🤲🏻 Hooyay gadashaa qabyo ayan naqday aabo,wlalo,sxbo,iyo asxab wan hestaa blse wan ku tabaa marwalbo😢xita hadan helo nin fcn uu an guursado uu an caruur dhalo sidas ayaan qabyo u ahaana hooyo mcne😭💔allah kunaxaristo hooyo marwalbo ducada adigan kugu bilaaba kuguna dhameeya😭🤲🏻 ilahay wxan ka barya hooyo mcne anaga iyo adi in aan nabiga rafiiq kula naqano jannada Hooooooooyo wan ku jeclahay ❤dunidan wax wlbo anigo hesta eber ahay 😭💔🤲🏻waa 10ka danbe ramadan hooyo mcne qabriga allah ku wasaciyo allahna ku qaboojiyo kuna iftiimiyo😢🤲🏻 Allahuma aamin🤲🏻
@MustafeMohamed-m1t
@MustafeMohamed-m1t 6 ай бұрын
ALLE HAKI NAXARIISTO 🤲🤲
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 2 жыл бұрын
Please Rasuulkeena ku Saliga Sallahu caleyhim wasalama❤️🤲🏾
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Scw scw
@بنتاليمن-ف4س8ذ
@بنتاليمن-ف4س8ذ 2 жыл бұрын
Scw
@nasraaden9120
@nasraaden9120 6 ай бұрын
Ramadhan 2024/4/7 ❤ waxa manta Mareya 28. Yaa rabi kheirks nasi wa tagi Ramadhan
@miskimire8415
@miskimire8415 Жыл бұрын
Magool allow kuu naxariiso🤲😢
@mukhtarcade4973
@mukhtarcade4973 6 ай бұрын
Ramadsn kariim Allah naga aqbalo acmaasha wanaagsan 26.03.2024
@abdirahman143muktar7
@abdirahman143muktar7 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah unaxaristo kusaliya rasulka scw
@aminamaxamud415
@aminamaxamud415 Жыл бұрын
Allaahuma sali wasalim calaa muhammad. 2023 Allaha hawnaxaristo.
@AXMEDXARIIR-d9w
@AXMEDXARIIR-d9w 6 ай бұрын
2/4/2024 galab salaasaa bacdal afurkii 24 bisha ramadaan allahayaw Maalintaa maalinteeda nabad iyo caafimaad qab igu gaadhsii❤😢
@aishaMohamed-
@aishaMohamed- 6 ай бұрын
Ramadan mubarak 2024 alle hanaga aqbalo soonka iyo salada 😢
@maaramire3463
@maaramire3463 6 ай бұрын
Amiiin yarabi
@drxanaf8798
@drxanaf8798 Жыл бұрын
Waxa aaan dhagaysanayaa 2023 malintii labaad oo jimce ah ramadaan. Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaato aamiin.
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase 6 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam Salalah calaygi. Wasalam
@usaamadhaqane1076
@usaamadhaqane1076 6 ай бұрын
15/03/2024 jimce sii baxayo ramadaan 5 noqonayo 11:38 ❤❤
@aducaale328
@aducaale328 5 ай бұрын
Allow ku naxariiso mama Xalimo ilaahay shafeecada rasuulka hakugu manneysto.
@abdirahmanabdi4153
@abdirahmanabdi4153 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على حبيبي ونور قلبي سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم😘🤲😘😘😘🤲😘
@مريماحمد-ن1ص9م
@مريماحمد-ن1ص9م Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw♥️♥️♥️♥️♥️♥️ ilaahey hakaa raali noqdo
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 Жыл бұрын
2023 ayn dwnayaa ❤❤❤ wliba ramadan
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤❤❤callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
Ugoonow muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedadam7421
@mohamedadam7421 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto magool
@MciB-g4q
@MciB-g4q 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين❤❤❤ 3:15
@Abdikarim_baayo
@Abdikarim_baayo 27 күн бұрын
9 /9/ 2024 scw adna Allaha kuu naxariisto Aamin😢
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 6 ай бұрын
Illaahow ku Naxariiso Fanaanadii wayneyd Xaliimo Khalif Magool Anagana Illaahey ha inaga dhigo kuwii kheyrka bisha Ramadaan ka faaideystey From Xudur bakool Somalia
@AbdiwahaabMahamed-c7b
@AbdiwahaabMahamed-c7b 6 ай бұрын
Maanta waa 9/Ramadan goobta aan joogo waa bosaso 2024 dareen gooni ah bay ledahay ilahay inta dhimatay ha unaxariisto inta xanuunsana caafimaad taaam ah ha siiyo ilahay hooyaday iyo walashay caafimaad taama ha siiyo
@WallBile
@WallBile 6 ай бұрын
Amiin wall muqdisha kaso salamaya
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Inta racday nabiga scw rafiqisa noqotay e rumeysay noqotay ku saliya rasul ka salawatulahi calehi wa Salam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dåhaboali-q9t
@Dåhaboali-q9t 6 ай бұрын
Ramadan Mubarak jimce wngsan rabbi aan ka yaabnee haynu ku salino nebiga SCW scw scw
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 жыл бұрын
EEDADEY ALE HA U NAXARIISTO WAA MAALIN RAMADAAN AAQIRKEED
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@cumayr
@cumayr 6 ай бұрын
10Kii danbe shan cisho hadhey ramadaan alle how naxariisto xaliimo iyo abwaan dacar alle godka haydiin nuuro udeeceya wll intaas u baahan yihiin mante 2024 april 4
@zerdaacad5320
@zerdaacad5320 6 ай бұрын
Who else watching ramadan 2024
@AhmedAli-fo3og
@AhmedAli-fo3og 7 ай бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد عليه افضل الصلاه والسلام عليه
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan 6 ай бұрын
alle ramadanta ramadaanteeda khayr iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo
@abdisalamjamma4920
@abdisalamjamma4920 Жыл бұрын
Nabi amaankan salalaahu Caleyhi Wasalam,Waxaan Soo xasuustay berigaan dugsiga hoose dhigan jirey radio Mogadishu mar walbo ramadaanta ka bixin jirtey.Allow u naxariiso.
NABI AMAAN  |AUN SAHRA AXMED JAAMAC|...
8:17
Wararka Samakaab TV
Рет қаралды 450 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 3,9 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
QASIIDO: SAYNII NABI
13:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 329 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 164 М.
YAA MUXAMAD┇NABI AMAAN┇ BY: CABDI QAYS
16:16
DHEGMAAL REALITY
Рет қаралды 378 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
CABDI QAYS  QASAAID AWLIYO ALLA
24:00
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 489 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 3,9 МЛН