Saamaynta cunista timirtu maalin walba ku leedahay caafimaadkaaga

  Рет қаралды 167,471

Hussein Alje

Hussein Alje

3 жыл бұрын

#miisaanka#caafimaad#somali#xuseenalje
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 354
@ajwaabdinuur9473
@ajwaabdinuur9473 3 жыл бұрын
Inta xanunsan Allah cafiyo inta dimate Allah unaxariso inta cafimad qabto Allah uziyadiyo Amiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@dunxx2140
@dunxx2140 3 жыл бұрын
aamiin yaarabi
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 жыл бұрын
Xuseen Alje Timirta qur,aanka iyo axaaddiista ka raadi iney dhammeystiranthy iyo inkale,maxaa soonka loogu afuraa,hooyada ummusha maxaa loo siiyaa ,maxaa dhiig yaraanta loogu qoraa,dhanka sayniska ka baro waxtarkreda imisa nooc oo bir ah ,iron, vitamin, sodium,iwm ayaa ku jira,fadlan marka hore soo baro oo baaritaan dheer ku samee wall mahadsanid
@fadumaxirsi5842
@fadumaxirsi5842 3 жыл бұрын
Ramadan wanagasan ilahay hano dawayo wan iska cunaa siida bariska oo kale walhi mida kale ilahay haku sahalo muradka kaga insha allaaha isgo qeer ah insha allaaaha👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍
@user-jv7bt3fk4t
@user-jv7bt3fk4t 3 жыл бұрын
Muraad kaaga allaha kuu sahlo adiga iyo inta muslimiin ah aboow 🤲
@abdishakur939
@abdishakur939 3 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@nadifasiraj4964
@nadifasiraj4964 3 жыл бұрын
Nabiga scw wuxu dhashay maalin isnin ah 12 rabicul awal 571 caamul fiil insha allaah saasan rajeyna inay tahay
@aminayussuf7042
@aminayussuf7042 3 жыл бұрын
Nabiga (scw) wuxu dhashay 570 ad camul fiil lnsha Allah.
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@safiaomar5711
@safiaomar5711 3 жыл бұрын
Scw
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 3 жыл бұрын
Waar 571
@jamazaky3187
@jamazaky3187 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
WAXA UU DHASHAY NEBIGU SCW 12 KII RABIICUL AWAL 571 MIILAADIGA
@abdifatahmohamed84
@abdifatahmohamed84 3 жыл бұрын
ilaahay hakula garab galo walaal guulayso waligaa walaal adiga iyo familkaaga
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الله يحفظك اخي حسين ❤️✊
@hdlyrics1014
@hdlyrics1014 3 жыл бұрын
Sax waye balse timirta said hau isticmalina. Jazakkallah wll
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 3 жыл бұрын
walaal Hussein muraadkaaga oo khair ah Allaha kusiiyo shar & shaydhaana Allaha hakaa xijaabo
@fardowssaid6687
@fardowssaid6687 3 жыл бұрын
Alle muradkaga hakufududeyo insha allh bidmilah
@hibanuur7345
@hibanuur7345 3 жыл бұрын
Mansha allaah my coach Ilaahey haku barakeyo
@LujainAhmedMobamed
@LujainAhmedMobamed 3 жыл бұрын
ولد رسول الله صلى الله عليه وسلم يوم الاثنين 12 ربيع الأول من عام الفيل ثلات وخمسين سنة من الهجرة
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah barakallahu fiikom
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 3 жыл бұрын
JasakaLLAHU Kheyran
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 3 жыл бұрын
Walale alaha kuu barakeeyo
@fartunhassan4954
@fartunhassan4954 3 жыл бұрын
jazakaAllah qeyran, Allah hakuu sahlo murad kaaga wixii qeyrah.
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Bisha moladi 12ked malin Isanin
@mariamoallim2824
@mariamoallim2824 3 жыл бұрын
Muradgaga Allah ku sahlo wax walbo illaahey haku fududeeyo wall qali
@Madhaafaan
@Madhaafaan 3 жыл бұрын
Shugran jizakalaah khair walaalken😍
@ifraahmusefamily9508
@ifraahmusefamily9508 3 жыл бұрын
Wcs masha allah wllhi hade hoyaden nogu qasese mac saro tnks
@barechannel4153
@barechannel4153 2 жыл бұрын
Allah kuu barakeeyo dukaanka🤲🏾
@hamdiayusuf3229
@hamdiayusuf3229 3 жыл бұрын
Masha allah jazaakallah kheir
@ZahraZahra-sl9ps
@ZahraZahra-sl9ps 3 жыл бұрын
Masha allah illahay ha ku barakeeyo
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
masha allaah muraadka allaha ha kuu sahlo ganacsigana allaha hakuu barakeeyo
@rawdahadam4278
@rawdahadam4278 3 жыл бұрын
Ilahay muradkada haku sahlo khayrna rabbi kagaga dhigo
@aaminacabdiraxmaan1997
@aaminacabdiraxmaan1997 3 жыл бұрын
ماشاالله شكرا جزيلا
@munabashir4263
@munabashir4263 3 жыл бұрын
Muraadkaga oo kheer ah alle hakuu sahlo walalkey hussein aamiin
@mariaahmed8842
@mariaahmed8842 3 жыл бұрын
maasha allaah horay u soco walalkey
@lisamouna4493
@lisamouna4493 3 жыл бұрын
Inchallah khair brother
@faraxcabdiraxman6544
@faraxcabdiraxman6544 3 жыл бұрын
Wll aad ayaad umahadsantahayجزاك الله الخير
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 3 жыл бұрын
Asc Walaalkey Alaha Ku Sahlo Dhamaan Amuurahada 🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏
@safainuabdi2507
@safainuabdi2507 Жыл бұрын
thanks wallo ilaahy haka abaal mariyo in badan 💯💯🙏
@saeedbowkahmohed9331
@saeedbowkahmohed9331 3 жыл бұрын
Alle muraadkaaga oo Ilaahay raali ka yahay haku siiyo
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 3 жыл бұрын
Allaha muradkaaga ku siiyo wll inta xanuunsa alaha caafiyo intii dhimatay alaha u naxaristo Walalaha waxan faraya in la dhoowro qofka wax ina waydiistay in lagu mashquulo wa somaali iyo maaha wan ujeedna nin soomaliyed inuyahay lakiin qofka qalad gala in lagu mashquulin shakhsi kaliya ha u jawaabo deeto iska dhaaf runtii wa cawaanimo in qof shaqo wadaa qolodu yahay iyo midabkiisa lagu daalo...mahadsanid
@maxamedsheikhabdullahi1551
@maxamedsheikhabdullahi1551 3 жыл бұрын
Nabi scw waxa uu dhashay sanadkii caamul fiil maalin isniin ah bisha ay thy rabiicul awal oo kubeegneed miilaadi ahaan 570
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 3 жыл бұрын
Waa ma khalkhalnaysaa tarikhad mase ogtahay inay qorantahay maxad sandka uu jarysaa 571 weeyane
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 11 ай бұрын
Allah hakuu sahlo arimahaaga Aduun& aakhiraba👈🤲🤲🤲
@rnuura334
@rnuura334 3 жыл бұрын
Alle Ha,kuusahlo Abuurahaaga Aamiin
@zakariahassansalad9104
@zakariahassansalad9104 3 жыл бұрын
Thanks macalim uuu
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 3 жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak asxaabta kumideysan Hussein alje .
@user-sj8pk8zr9p
@user-sj8pk8zr9p 5 ай бұрын
Allaah muraadkaga haku sahlo ii dhamaan umada islamkoodhan somalina ilahay dawlad khayrleh allaah ha siiyo dhaman Hamiyadeena Allaah ha inoo rumeeyo 2024/14/2
@mariamabdirahman4851
@mariamabdirahman4851 3 жыл бұрын
Ilahay hakusahalo muradkaga hadu khayr kuleyahay
@sabriina444
@sabriina444 3 жыл бұрын
Timirta caano ayaan ku shiitaa Waana jeclahay ❤ illahay muraadkaaga ha kuu fududeeyo
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 3 жыл бұрын
Walalkey Allah kusahlo muradkaada insha Allah
@barwaqosagal5135
@barwaqosagal5135 3 жыл бұрын
Hussein wll dadka aan taageero ayaad ka midtahay Keep going wll
@kafiamohamed1476
@kafiamohamed1476 3 жыл бұрын
Ilahay haku sahalo amuurahaga insha allah.
@RayaanHassan-rp2jz
@RayaanHassan-rp2jz 4 ай бұрын
Waxa uudhashay maa lin isniin 12 bisha rabiicul awal sanadka maroodiga waxa uuna kudhashay maka waxa uuna kudhintay nadiina scw
@abdow4104
@abdow4104 3 жыл бұрын
Mashallaah shukran
@abdishakurarabsiyo95
@abdishakurarabsiyo95 3 жыл бұрын
Allah muraadkaga oon macsi lahayn hakuu fududeeyo
@sarahajji2118
@sarahajji2118 3 жыл бұрын
Alxd ani habeenkina 7 xabo ayn cuna subaxina 7 xabo masha alh cunto kasta iyada iyo caanaha ayn ka jecelahay
@daadir2020
@daadir2020 2 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@deeqowarsame190
@deeqowarsame190 3 жыл бұрын
Rasuulku scw wuxuu dhashay maalin isniinah bisha labiyo toban sanadka rabiicul awal
@fadumaguleed562
@fadumaguleed562 3 жыл бұрын
Ilaahay muraadkaaga hadde kheyr kuu yahay allaha u sahlo
@heendamuxumed8908
@heendamuxumed8908 3 жыл бұрын
Ilahay ha ku xafido
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 3 жыл бұрын
Allaha kuu sahlo haduu qayr kuu yahay sida aad rabto allaha kaaga dhigo
@rahmaabdirahmaabdi7190
@rahmaabdirahmaabdi7190 3 жыл бұрын
Masha Allah
@kamalalik5528
@kamalalik5528 3 жыл бұрын
Mashallah ilahay muradkaga anan macsiyad an lahen haku siyow
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 3 жыл бұрын
Muraadkaga Allaah hakuusaxo farxadna kuwaar Amiin
@khalidali6593
@khalidali6593 3 жыл бұрын
Wll Allah muraadkaga hakufududeeyo
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Ilaahay walaal hakuu sahlo muraadkaada
@diiniibrahim1504
@diiniibrahim1504 3 жыл бұрын
Ilaah haku barakeeyo ganacsigada
@foosaxmedsiciid7164
@foosaxmedsiciid7164 Жыл бұрын
Minkooda inuu furmo wasax khaska wa meelkle thanks wall
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 3 жыл бұрын
Jzakllaah Wll Qlo
@laylanuurwarsame1067
@laylanuurwarsame1067 3 жыл бұрын
Asc,illahaye,muraadkaga,alleha,kuu sahaloinszha,allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖
@aminaaidarushajiomar3328
@aminaaidarushajiomar3328 3 жыл бұрын
Masha allah
@umabdulrahman8260
@umabdulrahman8260 3 жыл бұрын
Mashallah illahay ha ku fododeyo
@naciimanuur2845
@naciimanuur2845 3 жыл бұрын
masha allah
@qadanxirsi7751
@qadanxirsi7751 3 жыл бұрын
Muraad kaga Alle haku sahlo aamiin
@nastahyuusuf3351
@nastahyuusuf3351 3 жыл бұрын
Allah muraadka.haku sahlo wlkey
@zeynabmohamud3257
@zeynabmohamud3257 3 жыл бұрын
Asalamu alaikum bro thanks.
@qabuulibrahim16
@qabuulibrahim16 3 жыл бұрын
Allaaha ku fududeeyo muradkaga
@deeqowarsame190
@deeqowarsame190 3 жыл бұрын
Muraadkaaga oon macsi laheen alaha kuu sahlo bro
@abdiabdi-me1hp
@abdiabdi-me1hp 3 жыл бұрын
Alle hakufududeeyo muraadkaga walal
@maymuuncisman4049
@maymuuncisman4049 2 жыл бұрын
Ilaahay kuu sahalo muradkaga isha allah
@daareyayale7013
@daareyayale7013 3 ай бұрын
Waa kuusoo duceeyey wixiid Qalbiga kuhaasid Oo Allaah oow jecelyahay allaha kusiiyo amiin
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Amiin shukran wll
@khadramohamed374
@khadramohamed374 3 жыл бұрын
Masha allah alle hakula galo wll
@husseinomar2617
@husseinomar2617 3 жыл бұрын
Muraadkaga adunyo iyo kan akhiro Allah haku sahlo
@nuraahmed2401
@nuraahmed2401 3 жыл бұрын
Muraadkaaga ilaahay hakuu sahlo
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 3 жыл бұрын
Allah muraadkaaga hakuu fudaydiyo
@ashaburale764
@ashaburale764 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW
@sucadsucad6061
@sucadsucad6061 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@niciimocali7004
@niciimocali7004 3 жыл бұрын
Wll muraadka aad leedahay allah hakuu barakeyo
@blackrose3448
@blackrose3448 3 жыл бұрын
Murdkaga alle haku sahlo wll
@hoodancirashiid4949
@hoodancirashiid4949 2 жыл бұрын
Khayr Allah kusiito
@libanmed7284
@libanmed7284 2 жыл бұрын
Allaha ku Baarkeyo wll
@haboonmahmoud1258
@haboonmahmoud1258 3 жыл бұрын
Ilahey muradkaga hakusahlo ya rabi
@siciidlaarimaxamed-yz6lc
@siciidlaarimaxamed-yz6lc 9 ай бұрын
maliin isniin ah salada subax ka dib 12-RABICUUL awal sanadkii Camilufiil Scw nabiga scw magaciisa Alle ha naga yeelo mowlidka waan aminsanahay wax malena ma sameeyo ee waan farxa waxbana sadaqeysta saliga nabiga nadiya scw malintii nabiga scw la dhalayba maxa kaweyn❤
@shukrifaadhigo1572
@shukrifaadhigo1572 3 жыл бұрын
mansha alaaah tabarakalaaah
@yahyaaden9502
@yahyaaden9502 3 жыл бұрын
Shukran
@hindamohamed7044
@hindamohamed7044 2 жыл бұрын
Mashaallaah ALLAAH hakuurumeeyo
@aminomohamed3855
@aminomohamed3855 3 жыл бұрын
Ilahay ha kusaqiro Insha Allaah
@abgey
@abgey 3 жыл бұрын
Allaah kusiiyo waxaaa jeceshahay Oo aay. Janada ugu horeeyso
@raaxofarah6092
@raaxofarah6092 3 жыл бұрын
Nabigeena suubanaa scw waxuu dhashay maalin isniin ah 571
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 3 жыл бұрын
❤️صلى ❤️الله ❤️عليه ❤️وسلم ❤️
@nafiisaahmed7169
@nafiisaahmed7169 3 жыл бұрын
Allh ha ku sahlo muradkaaga
@zeynabadam1304
@zeynabadam1304 3 жыл бұрын
Ilaahi hakusahlo amuurahaada dhan woky
@farhaanahmedali1027
@farhaanahmedali1027 3 жыл бұрын
ﷺ ❤️❤️❤️
@fadumomohammed5615
@fadumomohammed5615 3 жыл бұрын
Mashaalah abowe
@halimaabikar8607
@halimaabikar8607 3 жыл бұрын
Ilaah hakuu sahla
@hodancabdi4111
@hodancabdi4111 3 жыл бұрын
Wcs well Allah muraadkaga oo Mac siila midigta haka saro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hiboali4974
@hiboali4974 3 жыл бұрын
Masha allaah
Fadliga Iyo Faa'idooyinka Weysada || Sheekh Dirir ||
14:20
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 28 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 15 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 28 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
babaygu wax wiligaa aadan ka maqli
13:38
Hussein Alje
Рет қаралды 77 М.
FAA IIDOOYINKA TIMIRTA || SH YUSUF XOOGWEYNE
24:09
Salafmedia
Рет қаралды 26 М.
SANJABIISHA WEY DILI LAHEYD GABADHAAN & LIIN DHANAAN NA WAA
24:30
Hussein Alje
Рет қаралды 131 М.
Faa'iidooyinka TIMIRTA | Waxtarka Caafimaad Ee TIMIRTA
5:02
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 64 М.
QAMADIGu Wuxuu Dawo U Yahay,Sonkorta,Dhalmo La'aanta,Cunto Xumida..
10:27
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 29 М.