" Saannad Wixii Siyaad Barre Hayey Saylac Buu Isugu Keenay" Janaraal.Maxamed Xasan (Jidhif)

  Рет қаралды 10,971

SAHAN TV

SAHAN TV

Жыл бұрын

" Saannad Wixii Siyaad Barre Hayey Saylac Buu Isugu Keenay" Janaraal.Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif)

Пікірлер: 29
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 Жыл бұрын
Mujaahid Barakeysan oo daacad ah Jen.Jidhif Rabi ha xafido. Shukran Sahan TV. Waana waraysi fiican
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
Jidhif waligay waan maqlijiray walee ninkan waa geesi geesi dhalay
@guledamanfarah2135
@guledamanfarah2135 Жыл бұрын
Mujaahid jidhif waad soo kifaaxday halgan kii iyo iyo dhismihii dawladnimada mahadsanid mujaahid
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Jidhif waa nin nijad fican qalbi xabxab nin bila qab ah iyo aan isla weyni laheyn alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Waa runtaa waa nin aan qabwayni iyo fan midna lahaynnnnnn
@JananOogo
@JananOogo Жыл бұрын
Sareeye Gaas, Mujaahid, Halgamaa Maxamed Xasan Jidhif. Alle Cimriga Haku Barakeeyo
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
Adeero Jidhif, Mujaahid wayn. Take Care Adeero, hope you a long life and healthy
@elkhetyar1309
@elkhetyar1309 Жыл бұрын
jidhif waa mujaahid wayn Alle Cafamd iyo cimir dherer ha siyo Amin
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
Geesi weeye jidhif
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Wariyuhu waa nin mujaahid xalaal ah oo waayo arag ah alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo mujahid wariye
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaah welcome my dhiigaya my SNM
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
Yaa salaam, wuxu yidhi habeenkii caddada ayaanu socon jirnay waaberigana waan weerari jirnay ,cimilada ayaanu la soconay
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 8 ай бұрын
Alle haw naxaristo mujahidka manta la aasay
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Wariyuhu gooormuuuuu mujaaahid noqdeyyyyyyyyy
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Жыл бұрын
Mujahid wayn sharafi korkaaga ha ahaato Sheekoyin badan ayaa kamaqlay dagaalkaa xeebaha dagaal yahan wayn halgamaa jidhif 👍
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi Жыл бұрын
💪SL©️
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
General Jidhif Taliyihii Ciidankii 99aad ee Xeebta kadagaalami jirey waa ninkii Cabdicasiis Cali bare buugiisa uu kaga sheekeeyay in ninka Dagaalka ugu adkaa lagaly ee saraakiil badan kalaayay uu ahaa Jidhif kadib markii uu isgaadhsiintiis uu dhexgalay
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Жыл бұрын
Mujahid jidhif wuxu kamid yahay ragii xoreeyey qarankeenan somaliland ee kasaaray faqashtii siyad bare ilaahayna guushii wuu inasiiyey
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Жыл бұрын
Dowlad in la bur-buriyo mujaahid laguma noqdo madaxwayne Siyad Barre wadooyinkii uu nii dhisay aya weli adeegsatiin...
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 Жыл бұрын
@@abukarmurudimumin253 LACNAD BAA KU TAAL TANIYO WAAGA AAKHIRO MALCUUNKII GACAN-KU-DHIIGLE KALI-TALIYE AFWEYNE.
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Siyad barre waxba ma dhisin dawlado shisheeye ayaa ku deeqay oo dhisay 32sano oo ay xor tahayna weli dawlad maysan helin oo wax la qabata tii ay isku dhawaadaana waa taa dawladaa muqdisho hor istaagta in hataa ceel loo qodo laakiin insha allah wey tiigsan facooda heerkay gaareen maalin
@MsaAli-vr1nb
@MsaAli-vr1nb Жыл бұрын
Waar janaraale, waa af talyaani, waa af wallaweyn. maxaa idinku ijbaarey afka khalddan ee foosha xun.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Markii la doonayay ina issaq iyo tafiirtooda la tirtiro oo Djibouti / Ethiopia iyo Somali-Repeblic ku heshiiyeen kabacdi dee ilahay waxba ma khabaysane waaki maraycankii satelite kula socday live iyo chinihi iyo indhayartiiba yaabay quwadii africo taangiyadii dubaabadihii iyo diyaradihii oo sida duqsi la buufiyay daatay suwaasha ninkastaa iswaydinayay warxay ahayd waar waayo dadkani miyay walanyihiin ma saqraansanyihiin ma baniadambaa mise waa lagu jiraa quwado aynaan garanayn !!!!!!! Iyo muse bixi oo addis Abeeba jooga ayay kuwii beesha calamku ku tidhi Abby Ahmed iyo Erytrea waxay doonayaan inay formajo Hargayssa geeyaan oo kolayba tooda muqadas ah oo waanay kaa xoogwaynyihiin maxaad yeeli doonta wuxuu ku jawaabay Oromadu dhib uma arkee idinka waa maxay mowqifkiinu ?? markay amuseen iyuu isagu isku jawaabay uu yidhi aduunyada ninkii roonba reerka uu hadhiyee waa inoo kulankeena danbe iyo anagoo gulaysanay inaynu dib iskusoo horfadhisano. kolkaa waxaa waliba yaaba siday markasta u badbaadaan iyio sidaanay warba uga hayne ay kursiga isku haystaan ee marmarka qaar kusoo ashkatoodaan kuwii iyaga u shirayay iyo goobtii loogu shirayay badanka ethiopia ama nayrobie .markastoo la dhaho maantay u liitaan duufaan rabaaniya oo qabilaysan oo badbadiya ayaa lagarani waaya cir iyo dhul xagu ka socdo hahahahhahahahhahaha from saylac ❤👮🏼
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
hadeynu ka badannaheybaa markaa illahey reerkii waa barkeeyey
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Ku darsoo maantadan la joogana markii marekanka u soo jeestay waa taa duufaan laasacaanoid looga soo kacshey laakiin somaliland wey ka guuleysan cadowgeeda insha allah
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
Waar jaamac yare he married woman of mareexaan reer diin .he had never been prisoned
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 11 ай бұрын
Odaygu maaha dadka hadalka badan miserable camer-da ayaa khal,khalosay.
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Жыл бұрын
Beenaale. Alle ka baq. Faankaaga waan aqbalaynaa, laakiin taariikhda waan kula ognahay we been ha ka sheegin.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Taariikhaha SNM Iyo Doorkii ay ku lahaayeen Haweenku
32:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 35 М.