Sagal Arts Heestii GUDI New Video 2011.flv

  Рет қаралды 1,439,014

SHEGOBANDSTUDIO1

SHEGOBANDSTUDIO1

13 жыл бұрын

XULKA HEESAHA Dj WaRsAmE IN NAIROBI

Пікірлер: 1 000
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@UpdinajibMohamett-gf8ht
@UpdinajibMohamett-gf8ht 5 ай бұрын
Waxaan ahy wiil dhalinyaro ah oo ku nool somalia waxaan leeyhy rjooyin badan waxaan ilaahy ka baryaa hadafkayga inuu irumeeyo😢2024😢😢😢😢😢murugo
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 3 ай бұрын
Sido kle sxp
@liibaanclqaadir9236
@liibaanclqaadir9236 Ай бұрын
Amiii amiiin
@liibaanclqaadir9236
@liibaanclqaadir9236 Ай бұрын
Zxb
@razaanyusuf238
@razaanyusuf238 Ай бұрын
Marka mahesaha dhexdoda alle kuweydii sanee riyadaada
@bbddbbfbdfbfbdvdv
@bbddbbfbdfbfbdvdv 3 жыл бұрын
Qof 2021 Daawaday heestan is muuuji
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 3 жыл бұрын
Aniga kula daawan❤
@abdiazizshukri1239
@abdiazizshukri1239 3 жыл бұрын
sxp san uradhinaye cawo ayan soqabte
@hassanolol1292
@hassanolol1292 3 жыл бұрын
@@abdiazizshukri1239 waa hees aan cadi ahyn amazing
@abdiazizshukri1239
@abdiazizshukri1239 3 жыл бұрын
@@hassanolol1292 haaa bro tiiig waye
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 3 жыл бұрын
Dayib omar ciraaqi aniga kula dhagesanayo
@faizaosman7751
@faizaosman7751 9 ай бұрын
Jclkeygan guray godaba um qaba😭rabiyow xaalka inoo wanaaji😢2/11/2023 subaxnima io meel cidla ah inta iga danbeysa ducada igu kalmeya in uu alle nolol qurux badan I siiya😢
@AmranHusseinAbdi
@AmranHusseinAbdi 7 ай бұрын
Aamin abyoh 😢
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 2 ай бұрын
Alh Ku siiyo wlshey
@Sigane21
@Sigane21 Ай бұрын
Nolol tan ugu sareesan walzhei
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 3 жыл бұрын
2021 yaa joogo dadka jeceel kaguulesan wayay waxan noo rajeeynayaa in aan helno qof an is wada jecelnhy farxad iyo jecel aan ku wada noolaano🌹🌹❤️😭
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
Insha allah waan heleynaa 🥺😘😭
@hawonuurmahdi8657
@hawonuurmahdi8657 3 жыл бұрын
@@iqra8832 insha allah ameen Qaali❤️😪😪
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
2011 hestan dhagaysan jiry sagal arts , ana kula dhagaysanaya 2021 ,ilahay haynagu wada guleyo dhamantenba
@hiigsitech2449
@hiigsitech2449 3 жыл бұрын
Wasidaa huno 🙏🙏
@fatumamukhtar4668
@fatumamukhtar4668 3 жыл бұрын
Amin abaayo run aahaantii jaceylka waqtigiisa markuu dheeraado niyadjab ayuu kudambeyaa iyo kalo fogaasho ilaahay qalbiyada hanoodhayo
@Daljir143
@Daljir143 5 ай бұрын
25/2/2024 habeen isniin ah daqiiqado kadib saacaddu waxay noqon 12habeenimo taariikhduna 26/2/2024 ayey isu beddeli, saaxiibada heestaan soo bookhdoow isoo duceeya intii iga dambeysa tahriib baan geli rabaa, waxaan joogaa Xamar Insha Allaah aanu isu soo duceyno. Heestaan xusuus bay igu leedahay waxaan dhegeysan jiray 2012kii😢
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 3 ай бұрын
Sxp whatsppkaga isoodir waxa rabah ina kula hadlo
@farhiyahassan5432
@farhiyahassan5432 2 ай бұрын
Wll ma hariibtay mise waa jogta an ku raace😢😢
@Daljir143
@Daljir143 2 ай бұрын
@@farhiyahassan5432 waan joogaa balse waan baxayaa dhawaan.
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 Ай бұрын
Saacaddu waa 03:18 saq dhexe, habayn khamiis ah, taariikhduna waa 6th jun 2024. Waxaa ii baxaysaa oo heeskaan oo xusuuso hore, waayo tagay iyo wakhti fog dib ii xasuusinaysa. Waanku salaamayaa nabad na waankuu rajaynayaa haddaad iga dambayso oo qoraalkayga aragto.❤
@saaficadey88
@saaficadey88 3 жыл бұрын
Heestan tiktok kaso racy rnti😰 lkn Jcylkygi ugu horeye 3yrs kudhaw wali wan wda socona rabi ha ideysto calafna ha igudaro🤲🏻 la,antisa nin kle ma aminsani 😰🌍🤴💍❤☺️
@lugooyojaceyl3078
@lugooyojaceyl3078 3 жыл бұрын
Talo ba kusin laha jceylka dher aakhir wuxu ku dhamada niyad jab iyo shalaay badan, waxa ku rajaynaya wanag iyo farxad lkn waxa ku oran laha oo tala ahan kusin laha hawshas so gaba gabaysta oo guri yeesha.
@abdallahassan9971
@abdallahassan9971 3 жыл бұрын
alle ha isku kiin simo
@MohamedAhmed-qf7qg
@MohamedAhmed-qf7qg 3 жыл бұрын
Allh ha idinku kiin calfo i.a
@hamdialihamdi1884
@hamdialihamdi1884 3 жыл бұрын
Kula mid ban ahay bukan jaceyl in kasto an ka daremo mar walbo in uu iga dogado hadana kama marmo wlh 😭😭
@saaficadey88
@saaficadey88 3 жыл бұрын
@@lugooyojaceyl3078 abwh aniga wxbarasho ayaa ku jiraa sanadkn ayaa last i ah jmcda mrka inaa hooy galo wxaa ka horeyso inaa nolasheyda garka mareysan kro oo wlidki wax igu so tabcay wax u tari karo than mrkas hadu guur iso ban dhigto oo i jcl yahay mrkas aya arosa i.a 💯
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Sagal naag ka cod macan Nairobi kama soo heesin mana ka soo heesi doonto😊Heesahedu waa wada Xusuus when i was #india for my high school💖😘
@mohamedabdimohamedmohamed4063
@mohamedabdimohamedmohamed4063 3 жыл бұрын
I agree
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
Ale hacaafiyo way xanun saneysaaa
@Cuddoon30
@Cuddoon30 Жыл бұрын
Qurux badneydaa 😓😭 Noloshii ciyaalnimada Waxba Adoon Kafakareyn seexo soona toos Heestaan Anoo yarbaa Talefan walaasheey weeyn kadaaran jirtay 😓😓 Waqtigii Yaraantaan uxiisa wlhi 😭💔
@jamal-adan
@jamal-adan Жыл бұрын
imika malugu gursade hee
@Cuddoon30
@Cuddoon30 Жыл бұрын
@@jamal-adan Wali Waayaraha LOL 😆
@Ali-hassan-
@Ali-hassan- Жыл бұрын
@@Cuddoon30 Marka weeyn noqoty 😂😂
@Cuddoon30
@Cuddoon30 Жыл бұрын
@@Ali-hassan- 😂😂😂 Wali waayaraha huuno lol 💔😅
@Najkaa
@Najkaa Жыл бұрын
Alla waqtiga ya dib u celiya
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 3 жыл бұрын
Dadka halkan yimi oo dhan ee heestan soo raadisay waxan ogahay inay wax soo jeclaaden ama la jecladay madama ay heestan dhegaysanayan 2021😫❤️🥰😂
@abdihakiinafgoi734
@abdihakiinafgoi734 10 ай бұрын
Xaqiiq❤❤
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 6 ай бұрын
Ax
@user-wf1jv7zf3i
@user-wf1jv7zf3i Ай бұрын
Ha heey❤😊
@AbdulahiShugri
@AbdulahiShugri 6 ай бұрын
Any body who watch 2024 🎉😊
@user-yj1de6lu5o
@user-yj1de6lu5o 2 ай бұрын
😊
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz 2 ай бұрын
Legend ✌️
@Caishoqalanjo-nb1of
@Caishoqalanjo-nb1of Ай бұрын
​@@user-yj1de6lu5o😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊⁰0⁰000⁰0000000101000😊
@shadiyahassan5008
@shadiyahassan5008 Жыл бұрын
Sagal artis hada waxay ku xanuunsantahy wadanka kiniya ee nayroobi qofki caawin kara ha caayo una duceeya in ale caafimaad siiyo 😢😢
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 6 ай бұрын
Sidee loo hayaa? Illaahay ha caafiyo. Aamiin ya rabbi.
@Calawi__143
@Calawi__143 8 ай бұрын
Maanta oo tahay 11/11/2023😢 wxn dhageysanaya heestan aadka u mcn inta iga dambeysa love ii saara one love somali Mohamed ❤😢
@SaadaqBoowe-ch5tn
@SaadaqBoowe-ch5tn 8 ай бұрын
@fiskaelmi2423
@fiskaelmi2423 5 жыл бұрын
2019 ayba dawanoyaa xasuus gaar ah ayey igu ledahay heestan😍😍😍😍😍
@yilmaz2431
@yilmaz2431 Жыл бұрын
Heestaan Caruurnimadyda wllhi waan Jeclaa waqtiga Orad badnaa Hada neh 20 Jir noqday❤ I miss those days wllhi 😢
@AbdiZatar-ez2rt
@AbdiZatar-ez2rt 5 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya 2024 walina kama xiizo goyn
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
2021 yaa dhageysanaya heestan 🥰✌️
@apdimohamed9491
@apdimohamed9491 3 жыл бұрын
Aniga 17 03 2021
@yussufjelle1404
@yussufjelle1404 3 жыл бұрын
Wa ikaaa
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 3 жыл бұрын
Anago bdn 🤚🏻
@hindoxuseen1513
@hindoxuseen1513 3 жыл бұрын
5/29/2021😥
@captainmo77
@captainmo77 3 жыл бұрын
Is there anyone still watching 2021✋?
@musaahmed51
@musaahmed51 3 жыл бұрын
Yes IAM
@ayo_perez2498
@ayo_perez2498 2 жыл бұрын
2022🥺
@ruqiyahassab9881
@ruqiyahassab9881 2 жыл бұрын
even 2022, it deserve to listening•
@afnaanabdisamd7655
@afnaanabdisamd7655 2 жыл бұрын
2022
@abdallerito8572
@abdallerito8572 2 жыл бұрын
am here 2022
@AhmedYusufAli-dk5fb
@AhmedYusufAli-dk5fb 5 ай бұрын
Is there any one still watching 2024....i love this song don't know why
@kooshin6180
@kooshin6180 4 жыл бұрын
2020😍Sagal Arts♥️ Cod, qurux, isneelo, dheel mac iyo sharaf ayey isku darsatay gabadhaan. Noo soo laabo pls. Eebbe ha ku dhowro♥️
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
Bro way solabatay KZbin kafiri
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
This girl has an amazing voice, I don't think a girl like her has ever sung in Nairobi, I really support these singer and her songs remind me of my primary school days!
@maxamedcabdigeesi6048
@maxamedcabdigeesi6048 7 ай бұрын
Heestaan waxaa iku horaysay 2014 maqalkeeda Mida ku xigta gabadhaan qaday sagal allah hacaafiyo waay xanuun santahay aan uwada ducayno somalay
@bilanbella684
@bilanbella684 Жыл бұрын
Qalbigii gubtaa guubabiyaa😭💔 Jaceylkeygii gurey godob uma qabo Rabiyow nolol qurux badan iyo awlaad baari ah sii wuxuu ahaba gabadh kale ayey is calfaden anna xasuustiisa iwaashey💔😭💔😭 Duni ooo dhan waxan modaa 2018kii xiligaa waa xiligii aan guurka ku balansanen kadip noloshenii wey is badashey arimo family darteed💔😭💔 farxad aan agtaada aheyn farxad iiima ahan gadashaa wan dhibtoodey mana heysto ruux xanuunkayga darema sida adiga ii daremi jirtey mana heysto ruux farxadeyda ifahamsiiya inuu tiisa oo kale tahy 💔😭😭😭😭 ii soo duceya in malin uun aan xanunka kabaxo😭😭😭😭
@beerlula1047
@beerlula1047 Жыл бұрын
Ax sorry 😭😭💔 sorry abyo waad ka baxee istiqfaarta badi habeenki xili danbo soo kac laba rakac duko rabi gamcaha u taaag dhibtaada u sheego waa hubaa culees walba fudeed kaaga danbeyn doono badal kheyr qabana allaha ku siiyo 🫂🫂🫂🥺😢
@bilanbella684
@bilanbella684 Жыл бұрын
@@beerlula1047 Mhdsanid xbibti❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Rabadan kariim somaliyey marka hore😉😁 marka xigtana heestan ma ikraan jamac baa leh mise sagal arts kee leh ii kala sara bal 25 April 2021👐🏃‍♀️❤
@mohamudmacalin3189
@mohamudmacalin3189 3 жыл бұрын
Sagal artis leh
@muhsinabdiaden24
@muhsinabdiaden24 3 жыл бұрын
Ikraan jama aya iska leh
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Jacaylka iga Gudhay Godoba uma qabo) Yes😉❤ Sagal Arts mcney sln diran iga qabo🤚 is muuji 2021 hdd dawanyso hestan👇
@Bahjiina7
@Bahjiina7 3 жыл бұрын
Kkkk 2021 youtube ku dhex wareerty samaale yare🤩😍
@umemaabdala2237
@umemaabdala2237 3 жыл бұрын
Samale😥 qalbigey gubtan gobabiya😥
@MESUT188
@MESUT188 3 жыл бұрын
Samaale Adeer heesaha iska dhaaf waxbaro Mid wiferygaaga iska dhamee🤣🤣
@fuaadtaraafiko5734
@fuaadtaraafiko5734 3 жыл бұрын
Samaale Adeer Heesaha Hayska Dhaafin
@umemaabdala2237
@umemaabdala2237 3 жыл бұрын
Lyrcs hees gudi: Naf garad xumon gureynin ban Gediga ka tegay garsinaya Gudi kala shirtan gar uqadaya Qalbigey gubtan gubabiya Jecelkeyga gurey godab uma qabo Jecelkeyga gurey godob uma qabo Nafa gabiso gucleynin ba Goor iyo haben so gudub iraa Geed laba hadhla gar uqadaya Gocoshada damban ka garabaya Jecelkan gurey godob uma qabo Jecelkan gurey godob uma qabo
@abdiazizmohmud9109
@abdiazizmohmud9109 3 жыл бұрын
Thanks wll runtii aadbaa iga caaawisey erayada heesta.
@abdiabdulahiadan6059
@abdiabdulahiadan6059 3 жыл бұрын
Waa hesti labad oo an arkaya ado qoral lyrics saraaya maxa ka danbeeyo
@abdiabdulahiadan6059
@abdiabdulahiadan6059 3 жыл бұрын
Waa hesti labad oo an arkaya ado qoral lyrics saraaya maxa ka danbeeyo
@aravattali
@aravattali 7 ай бұрын
Sixid Meeshaad geedka ka dhigtay waa good laba aflaan gar u qaadaya (goodku waa bahal lamoodo inuu laba madax leeyahay lkn hal af ayuu leeyahay).
@engmanoor689
@engmanoor689 7 ай бұрын
Waad mahadsantahay runtii waad icaawisay
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 11 ай бұрын
Qofki 2023 iyo wixi kadanbeyo hestan soo booqdo halkan ayan ka salama wayo wuxu dib umilicsanaya wayihi dahabiga aha ee tagy xasuuus.😢
@farhiyahassan5432
@farhiyahassan5432 2 ай бұрын
2024😢xasuus
@SadiiqAadan-hz1oz
@SadiiqAadan-hz1oz 4 ай бұрын
2024 yah ilah jogah oo jcylkah kuh gulyzan wyay anuh 4 zanoh lah zocday wnay i khiyntay😢😢
@zandamohamoudmohamed1217
@zandamohamoudmohamed1217 4 ай бұрын
Sorry cawo kula dhageysana Nolol qurux badan baan ku rajeynaya😢
@zultankhaledali4188
@zultankhaledali4188 3 жыл бұрын
16 February 2021 Haben 10:45 Minnesota MINNEAPOLIS USA Jacaylkaygan gudhay godoba uma qaboh😥😥
@user-ke7qs3ti2e
@user-ke7qs3ti2e 5 ай бұрын
Ruun ahanti hesaha Sagal arts 🎉❤kama xiso dhaco best song 🎵 ♥ ❤ 🎶 💖
@Osmanmadey143
@Osmanmadey143 3 жыл бұрын
Xeestan waliget madhacayso🙂 😍 (Never expires this song ) Qoftan waa Qof Qalbi Wanagsan.
@salim.123
@salim.123 3 жыл бұрын
almost 10 years I miss those days
@mohamedomar238
@mohamedomar238 2 жыл бұрын
Heestaaan waa heesaha aan ugu jeclahay heesaha sagal. 2011 ki ayaan aad udhegaysan jiray kadib gabadhaan saaxada waan kawaayay hada ayaaan dib uraaadiyay runti ayadoo xalada kala duwan ka sheekeeyneeysa ayaan arkay, waxakale oo jira dad badan oo saxada kamaqan oo ayaguna fanka kujiri jiray laga yaabe in ayana xaalada iska jiraan.
@sabiriinhassanmmohamedsabi8884
@sabiriinhassanmmohamedsabi8884 3 жыл бұрын
From tiktok wa hees qiro leh weyna itabanaysa ani ahaaan qalbike gubtaan goobabiyaa 😭😭😭😭😭😭
@farxaandiraac1068
@farxaandiraac1068 3 жыл бұрын
Heestan waa hees xasuus leh waxan dhagaysan jiray 2013 kii anoo dhigta dugsiga dhexe runtii waa hees xasuus mudan 🤔🤔
@serahmed5346
@serahmed5346 7 ай бұрын
In the summer when winds blow and grass moves in slow motion and rythm type around Qardho town mountains and gardens where huge rain made earth eye-catching place I remember listening this song from chinese mobile with a memory full of songs. This song brings deep touching nostalgia from childhoid memories where everything has a limit and where there is endless hope, imaginations and beautiful visions.
@suadmohamed2243
@suadmohamed2243 5 ай бұрын
You make sound qardho a beautiful town I thought it is a village.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Oheey oh xasuuuuuus 2011 Nairobi qofkii joogay waa Legend wuuna yaqaan heestan iyo Sagal Arts
@Hankaabmedia
@Hankaabmedia Ай бұрын
Xasuuso hore iyo waqti tagay jaceylki caruurnimada waqtigu waa ordayaa wlhi 14 jun 2024 Walalkey iyo wlshay waxan idin rajeynaya inuu alle danbiyadiina dhaafo farxad waarta ayaan idin rajeynaya hadad igadanbeyso like hayla dhaafin wlalal
@miskaatiinuuriin7369
@miskaatiinuuriin7369 4 жыл бұрын
2011 ila hada 2019 wan dawanaya☝️
@suganta.dahson
@suganta.dahson 3 жыл бұрын
jacelkayga guray godoba uma qabo waa 25/11/2020 saqdhexe 04:06 nairobi kenya noloshu kuma xumeyso sagaley 💟
@hodanabubakar6250
@hodanabubakar6250 4 жыл бұрын
8/2 /2020 sacada 02:39 AM hada 2020 dhagesanesid like dhac igu sii
@amaanbadan8362
@amaanbadan8362 2 жыл бұрын
2022 ALAMAROYAA
@khadarkolokolo3908
@khadarkolokolo3908 5 жыл бұрын
Sagal -Waa Gabadh Ka Mida Gabdhaha Ugu Sharfoon Fanka -Soo Rogaal Sagal❤ 2019/08/12
@amigos8552
@amigos8552 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@ikranabdalla8966
@ikranabdalla8966 3 жыл бұрын
25/2/2021 saacad 11:43pm Hadii noolahey next year wauso noqonaa commentigan😂❤
@lugooyojaceyl3078
@lugooyojaceyl3078 3 жыл бұрын
Wa ku sugayna sanadka danbe lol
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Insha allah
@abdiaziizsaid7154
@abdiaziizsaid7154 3 жыл бұрын
I.a
@abdihakimmohamed1942
@abdihakimmohamed1942 3 жыл бұрын
Geeri isku sahadinaysaaye😂
@adakayare5310
@adakayare5310 Жыл бұрын
Manooshahay wllo
@sadakdheere7427
@sadakdheere7427 6 жыл бұрын
Heestaaan Xasuus beeey Ii tahay anigaw ku raaxaysanaya ayaaan Shil gaaari la galay 2012 Nice Song With Top Music Abti Cujeri
@sumayanur7139
@sumayanur7139 3 жыл бұрын
Maskiin
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 3 жыл бұрын
24/2/2021 23:10pm weliba wan soradiyey jacayl 😭♥️♥️♥️♥️
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 3 жыл бұрын
Qof walba qof-ka uu jecel yahay haduu jeclaan lahaa rafaad ma jiri lahayn
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 3 жыл бұрын
@@LuckyBoy-jy1ch ha walhi saas waye wl
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 3 жыл бұрын
@@ednamohamettaani6708 mid qiimahaga yaqan ayaad heleeysa sidii dheeyman kii dhulka kaa ilaashada❤
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 3 жыл бұрын
@@LuckyBoy-jy1ch mahadsanid walky qali😭
@salmaanmk4091
@salmaanmk4091 Жыл бұрын
Yaa ika danbeeya 2023
@QAACILYRICS
@QAACILYRICS Жыл бұрын
CAFIMAAD TAM AH Allah Haku siiyo abaayo Somaliyeey uso duceeya Sagal Arts💔😰😰
@hashigl2402
@hashigl2402 Жыл бұрын
Sxb maxa ku dhacay allaha cafiyee 😭
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 ай бұрын
Kiliyaha ayaa laga haya rer America bey aheed sas jeclshay​@@hashigl2402
@hirsiabdi9741
@hirsiabdi9741 4 жыл бұрын
Wllzhy baa heesta jeclayd Dharka ayay ku maydhi jirtay Ana dhalin yaro xooga ayaan ahaa Marka aan arko iiyadoo dharka ku yar daashay ayaaan caawin jiray Bustayaasha iyo dharka culus ayaan la Maroojin jiaray
@bossamiir6826
@bossamiir6826 Жыл бұрын
2011 upto 2022 am still listening memorable days when I was High school 2010/2011
@user-pk4um2is6p
@user-pk4um2is6p 4 ай бұрын
Hada fanaannatan xgee kudambesaa 2024 lakujiraa
@AhmedMohamut-oj8cy
@AhmedMohamut-oj8cy 13 күн бұрын
Sagal arts lafo hore ❤ Hadii aad iga Danbeeso liketa ha ila dhaafin 😂❤
@anisafatxi7599
@anisafatxi7599 7 жыл бұрын
heestan aadban ujeclahay xasus bey igutahay love u sagal arts
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 3 жыл бұрын
2011 talphone Chinese 😂ah inta ku dhagysan jirtay salan sharf 10yrs ago waaga ayada ah waxa suuqa ku jirty sagal arts o filin galmo ah laga dubay ba lahayaa lkn been iyo barobogando ayey ahyd inkasto aan aad uraadin jirnay🙈🙈🙈
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Tel wlllky leyhay kadhagysan jirey waxan ma fahmi jirin🤣
@caaladxumo5465
@caaladxumo5465 3 жыл бұрын
Hhhhh uraadin jirnay aaa
@Abdikadar.
@Abdikadar. 3 ай бұрын
Memories weya heestan waxan dawan haya 2024 ❤
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 3 жыл бұрын
Jacaylkaygan gudhay godobba uuma qabo ... Marlayba jacaylku waa nasiib oo inaad qof jeclaata waa nasiib hadaad kala tagtaan oo kollay wanaaga waa lagu wada joogaaye ey xumaani idiin kala kaxayso quruxda iyo qiyamka suubaninba wuxu tibaaxaya inaad iska cafiso oonad sii xagxagan qofkaas
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 3 жыл бұрын
Exactly bro 👍🏻
@naadiyamohammed6676
@naadiyamohammed6676 5 жыл бұрын
Wali heestaa kama xiso go, 28,10,218 Macalin kaygii Xisaabta iso baray Khatar cadim ayuu ahaa 💯 💕💕💕👍👍👍
@ameeralove4666
@ameeralove4666 5 жыл бұрын
2019 yaa jooga like kuqabo if u 😊
@mohamednouhabdirahman7801
@mohamednouhabdirahman7801 3 жыл бұрын
2011 ayaaan ayaan dhegysan jiray Cawana 17 /july 2021 wakhtigtegeyow saalaaama🤒
@sucaadoyacquub3413
@sucaadoyacquub3413 Жыл бұрын
Inta dawanoso 2023 ismojiya
@nextgeneration558
@nextgeneration558 3 жыл бұрын
Go back 2011 memories i miss those dayz
@asmraage
@asmraage Жыл бұрын
Me too
@MALABSADE
@MALABSADE 3 жыл бұрын
This Song Listening For all Most 12 YEARS FV Song ❤🔥💯
@AmiinDaacad-yz2rx
@AmiinDaacad-yz2rx 29 күн бұрын
Heees aad u macaan walaahi jawi dagan baan ku dhagaysanaya❤❤
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 6 жыл бұрын
i love this song sagal arts waxaa tahay fananad qaali ah umada somaliyeed dhagestaan halkaas kawad.
@zakimuqdishawi
@zakimuqdishawi 5 жыл бұрын
2019 Ya DhageesanaYa HeestaaN Inta Ila Midka Ah Like
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 жыл бұрын
Intana ma like ba ka radisa😂😂😂😂
@ayuubl
@ayuubl 13 жыл бұрын
waaw waad ka baxsatay sagal heesta weliba si wacan fanaaniintii horeba waad dhaantaa
@ftlamela2958
@ftlamela2958 7 ай бұрын
Legenow manosha
@abdihafidhassan3355
@abdihafidhassan3355 3 жыл бұрын
Habeen axad so galeyso 11:05p.m jawi roobeed iyo Nairobi 20 march 2021 jacaylkaygan gudhay Godob uma Qabo🥰
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Жыл бұрын
Heestan 2022 inta dib USO raadisay ismuujiya
@nasiibabdi2468
@nasiibabdi2468 6 жыл бұрын
2018 yaa dhagey sanaya 🎧🎧
@shukrialishukriali6575
@shukrialishukriali6575 6 жыл бұрын
Nasiib Abdi aniga Kula dawanaya 2018
@ikramhared5583
@ikramhared5583 5 жыл бұрын
Ani
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 жыл бұрын
Nasiib Abdi 2020/05/04
@deeqoluul2972
@deeqoluul2972 3 жыл бұрын
Aniga 💋💋💋❤❤❤
@mustafcarab
@mustafcarab 3 жыл бұрын
2011 iyo ka hor wlhi qurbo ku dalay😔 inta dalkisa u xistay like dhag igu sii 2021
@user-wg6ib4qi4c
@user-wg6ib4qi4c 7 ай бұрын
mar un somalia nab wey noqonee yaa rabi 😢😢😢
@mastaniicttechnology717
@mastaniicttechnology717 2 ай бұрын
Still love this song since 2011-2024❤❤❤
@abdirahmanducesane2377
@abdirahmanducesane2377 6 жыл бұрын
yaadaawanaaya 2017 bisha 10aad😍😍
@mahamedhussen3694
@mahamedhussen3694 3 жыл бұрын
22/2/2021 Germay Jacaylkaygan gudhay godoba uma qaboh 💔💔💔💔💔💔😢😢😢😢😢😢💔💔💔😰😰😰
@yusraabdala1135
@yusraabdala1135 3 жыл бұрын
Sorry wll riyadada ilahey haku rumeyo😪
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 3 ай бұрын
Yaa Sagal.. Jacaylkaygan gudhay, Godobba uma qabo.. Maalinkii ramadaan u danbaysay 2024 bay heeskani i qabatay...
@mohamudfunny3967
@mohamudfunny3967 3 жыл бұрын
Maalin Ciid Ah 2021 Ismujiya Inta Iga Dambyso
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
yaa daawanaya 21/february/2017 ?
@lailaabdullahi6632
@lailaabdullahi6632 3 жыл бұрын
21 february 2021 ilaahay amarkii taarikhdu isu ekaa
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
Wallahi waa lataby qoftaan sagal arts watching 2019
@idrisabade9544
@idrisabade9544 5 жыл бұрын
Aniga heestan aya iga dhax baxdey..VIVA SAGAL ARTS...
@anasanascabdi8167
@anasanascabdi8167 8 жыл бұрын
maasha Allaah sagal arts cod baa ku idil wlhi waan taageeraa sagal i love you runtii
@hoodoali3155
@hoodoali3155 5 жыл бұрын
2019 yaa dhagaysanaya heestan 😎
@ibrahimahmed7503
@ibrahimahmed7503 3 жыл бұрын
26february maanlin jimco ah 3:07cape town south Africa 😍 Sagal arts iishidan
@quruxdumara5277
@quruxdumara5277 3 жыл бұрын
28 February habeen axad ayaa dawanayaa anigana Mombasa kenya ILaahow adaa wax kasto og
@hassanyussuf7063
@hassanyussuf7063 3 жыл бұрын
@@quruxdumara5277 anaa kula mid Mombasa Bondeni 01/03/2021
@quruxdumara5277
@quruxdumara5277 3 жыл бұрын
@@hassanyussuf7063 woooow qatar anna Jangaamo aya jooogaaa
@hassanyussuf7063
@hassanyussuf7063 3 жыл бұрын
@@quruxdumara5277 welcome 😚💗
@quruxdumara5277
@quruxdumara5277 3 жыл бұрын
@@hassanyussuf7063 thanks
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Alla muxuu fanka dad u xiisay tlhi sagal waa loo xiisay yaa mar qudha ku soo celiyo
@akramburhan1963
@akramburhan1963 4 жыл бұрын
Still I m here 2019🎼 Back to back nairobi time
@ishwaq716
@ishwaq716 3 жыл бұрын
Am listening this song for almost 10 years so far
@saamisaami5921
@saamisaami5921 3 жыл бұрын
Mxa sbbta lkn
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj Жыл бұрын
are you married then or still looking for those men
@HalisTa..22
@HalisTa..22 10 ай бұрын
Looli is the best song for Sagal Arts😢❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
From 2024 sagal arts wakhtiga io wayaha cilay ax😢
@Shumeey656
@Shumeey656 3 жыл бұрын
2030 heesta. Sanadka Guulayso abaayo sagal arts 😍😍😍😍😍waan kuxiisnay ku away
@khadramed104
@khadramed104 Жыл бұрын
Waxan dhagestay 2023😂❤
@xamdicabdulahi9135
@xamdicabdulahi9135 4 жыл бұрын
2020 heesta kusoo dhaweyay❤❤❤
@gureymadare6957
@gureymadare6957 9 жыл бұрын
Gurey-yare waa sidaad sheegtey fananinta lama caayo waayo qabiil iyo aflagaado kuma heesaan hadaad necebthy waa laga aamusaa gabadhaan waa walaasheen somaliyeed adiguna kuma ay aflagaadeen xishoodka iyo wanagana lagama tago sagalna nuntii waa fanaanad qurux iyo codba leh ee quursiga iska daa hadad thy gabar ama wiil masha allh sami sida aad kalintaada uqaadatey wadku mahadsanthy
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
2011 Waa sanadki uhoreysey ee aan magaalo imid, gaari quruxbadana la igadey
@dayibmaaruf1
@dayibmaaruf1 12 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa fanaanada qarnigaan saa xiibayaal inteena aan heesi karin masayrka aan iska dayno kkkkkkkkkkkkkkkk anigu waaba ku haystaa thanks sis. sagal
@cabdinasirhajjiahmed5013
@cabdinasirhajjiahmed5013 3 жыл бұрын
9 years ago 😱
@aadanmahad2989
@aadanmahad2989 11 ай бұрын
@@cabdinasirhajjiahmed501311year ago😮
@sosfishstylezz639
@sosfishstylezz639 9 жыл бұрын
I like this song sagl
@dahirrooble7879
@dahirrooble7879 2 жыл бұрын
2/6 2022 xasuus and illow bin iyo Jewi macaan leh annigoo ku sogan Africa kar ahaan South Africa 🇿🇦 qeesatan cap toon Ayan kane ii wacan yehay xasuus and illaabin doonnin segal artis cud macan liis ma haqirro cud waa segal artis cajiib jecayl kay ga gurro goddob u maqebo cajiib arrye xasseesi sileh oo and illow le hayn
@elhaamabdulahi9628
@elhaamabdulahi9628 2 жыл бұрын
2022 ayaad dib usoo radiday heestan 🥰🥰💑
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Waqtiga tegayow salaama i was form three at that time and now am university lecturer with master degree
@suadosman7542
@suadosman7542 11 ай бұрын
Lacagaa kugu leeyahay
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
alaha unaxariisto abwaankii weynaa ee maxamuud claahi singub oo sameeyay erayadaan mcn ka badan laxankii fanaankii weynaa ee axmad cali cigaal
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 5 жыл бұрын
Waayo waayo Xasuus Meel aan ogahay iyo sxbtey Naciimo studio baan CD kaga soo duubanay heestan
@aal-rl2pb
@aal-rl2pb 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanayo oo xasus ey ku ledahay 😔
Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv
5:53
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 1,2 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,6 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 33 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
sagal arts heestii  intey i dhaliilayaan
4:56
MrMoha141
Рет қаралды 912 М.
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 6 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Abuurka-Feysal Hanad & Sagal Arts New 2011.flv
5:11
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 196 М.
HEES CUSUB UMULKIISA CAASHAQA SAGAL ARTS & FEYSAL HANAD 2013
8:19
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 485 М.
Fatima Haryan Muqdisho 2013
4:27
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 1 МЛН
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 285 М.
Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD
5:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
SAGAL ARTS-JAEYL DHABA BAAN LAHAA.mp4
4:56
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 158 М.
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 12 МЛН
MAGIC DRINK TRICK TUTORIAL 😱😳
0:20
Milaad K
Рет қаралды 28 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 20 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 20 МЛН