Forex waa xalaal in laga shaqeestaa live Sh:Osmaan Usuuli iyo Sh:Ahmed Johari Bilaal

  Рет қаралды 36,436

Sahalsoftware TM

Sahalsoftware TM

5 жыл бұрын

Forex walaal waa Suuqa adduunka ugu weyn ee laga shaqeysto waana sarafika lacagaha qalaad, hadaba waxa uu leeyahay Qeyb Islamic Account ah. haddii aad u baahan tahay inaad baratid nagal soo xidhiidh Whats up:kan +252634496857 ama booqo www.socforex.org ha ilaawin inaad Subscribe ku dhufatid si aad xogta mar walba u heshid, Share na taabo walaal

Пікірлер: 67
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 5 жыл бұрын
jazakumullah forex qayb xaarana iyo riba leh wuu leeyahy ee hala barto cilmigii qaybtas lagaga weecan laha ee account Islamic ah logu shaqaysanla.
@practiceyourMath123
@practiceyourMath123 4 жыл бұрын
Kafia culumadu maba kahadlayan forex islamic account iyo forex account waxey kuso koobeen Halaga shaqeysto.
@osmaan7523
@osmaan7523 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 2 жыл бұрын
@@osmaan7523 commentigan ayad iso xasusisay caawa😂
@osmaan7523
@osmaan7523 2 жыл бұрын
@@kafiayousuf4587 baritaan ayaan kujiray kuqado
@mamowchannel
@mamowchannel 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh usuuli online marketing in uu halal yahay
@shiikheshuute5290
@shiikheshuute5290 5 жыл бұрын
shiikh usuuli mahad haka gaarto weydiintaas uu sida cad u sharaxay dadkeenu waxaa jahwareeriyi wadaado ayagoo aqoon u lahayn suuqa online-ka wax walibo oo suuqaas ku saabsan xaaraan timeeya mahadsanid mar kale yaa shiikh
@inaaxmedxasan319
@inaaxmedxasan319 5 жыл бұрын
Adeerkey shiikh cusmaan usuuli allaha ku xafido adeer
@sadaam1973
@sadaam1973 4 жыл бұрын
Masha alh ilahay ajar iyo xasanaad ka siiyo
@abdallaawil
@abdallaawil 5 жыл бұрын
Sheekh Umal sifiican buu uga hadley mas’alada balse waxaan kayara fahmey inuusan aad udhex gelin oo uusan xog badan ka heyn. F.G anigu suuqa kuma jiro walina magelin.
@bishaar2432
@bishaar2432 5 жыл бұрын
Lkn faham nuuce ayaad ka heesetaa xalaal nimadiisa
@SharmaarkeLaShaqayso
@SharmaarkeLaShaqayso 4 жыл бұрын
Qodobada ay culimada Somalida qaarkeed ay wax ku salaynayaan waxa kaw ka ah arinta la xidhiidha 'leverage'-ka. Hadaba culimadeena iyada oo aan waxba laga sheegin waxa aan rabaa in aan halkan kula wadaago sharax aan ka bixiyay oo ku saabsan erayga iyo arinka leverage-ka.Wixii kale ee su'aallo ah ee ku saabsan suuqa forex fadlan cidii rabta ama hadii ay culimadu u baahato jawaabo faahfaahsan waxa ay igala soo xidhiidhi karaan cinwaanada iyo emailka ku hoos qoran muuqaalka link-kigan: kzbin.info/www/bejne/oXbFh3yKe5p-nqc
@omarahmed145
@omarahmed145 5 жыл бұрын
Sh.jazakallahu
@abdisalamelmi4256
@abdisalamelmi4256 4 жыл бұрын
Asc fadlan waxan u bahanahay Tellphone shiekh usuuli
@HussenMohamed-xj8ib
@HussenMohamed-xj8ib 2 ай бұрын
Thanks
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 2 ай бұрын
Welcome
@halimomaxamad1995
@halimomaxamad1995 4 жыл бұрын
Alle xaqa hanwaafajiyo
@digital_marketing-Secrets.
@digital_marketing-Secrets. 25 күн бұрын
I dont understand the language can u please explain what he is saying
@amsabriye
@amsabriye 5 жыл бұрын
Sh. Usuuli hadii uu dhahay waa Xalaal, waxaa jirah culimo badan oo kale oo xaraantimeeyey Forex ee sifiican haleysaga baaro, shubuhaat badan baa kujirah runtii
@onlyme2019
@onlyme2019 5 жыл бұрын
ilaahay ayaa waxna xaaraantimeeya waxna xalaaleeya hadaba miyaad masuul ka noqon kartaa ama damaanad qaadaysaa hantida? dadka faaiido ha joogtee raasamaalkagu guarantee ?midakale miyuu jiraa bank account ?mise sidii one coin dadka loogu dhacay ayaa suuqa lagaga guranayaa?culimadii one coinka shaley lahayd waa sax maanta masaajidadii way ka yaaceen dadkiina wuu dhacan yahay boqolaal kun culimadiina waxa la siiyey commission yar subxaana Allah
@perfect_chaos4217
@perfect_chaos4217 Жыл бұрын
xagee ku aragtay meel damaanad leh , xitaaa business aaad furato guarantee ma ahan inan lacagtaadii ka helaysid, guarantee haday leedahay lacagtu waa xaaaraan.
@_araye1
@_araye1 6 ай бұрын
من لا يملك قو ته لا يملك قراره
@abdulkadirfarey5183
@abdulkadirfarey5183 4 жыл бұрын
Sheekhu ma dhihin wa xalal e wuxu yiri an weydino dadka ku taqasusay marka hore inta anan xarantinimeynin
@Ariijiina
@Ariijiina 2 жыл бұрын
Shiikhow susu family and friends money share ma xaramba plz kaso hadal
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 5 жыл бұрын
#SheikhOsmanUsuuli Alla habarakeyo wuxu kala dhigdhigay Jahligi iyo Deg Degi ay sameyen dadki ku gal galimaystay aqoon aanay iyagu ku takhasusin #OnlineBusiness Waxan sida u leyahay Sheikh Diinta ku takhasusay Engeering, ama Medicine waxba kama aqan, wuu ka caam ahaan ayuu u dhamaystiray Ninkii ku qancaa waa #Welcome kii kalana #Suuqisa hayska galo Wck 🌏🏏
@tiamo4084
@tiamo4084 5 жыл бұрын
Redwan Rachid mid ha hilmaamin nin diinta kutaqasuusan waa qof dhamestiran midkale ogow in engineering iyo medicine or science kuli inay diinta ka imaatay Forex Market na waa xaraan muran la aan wadaadka na ma fahamsano Forex
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 5 жыл бұрын
@@tiamo4084 Waa rayigaga walal Hadad sida ku qanacsan tahay #Xor bad u tahay, Ma jiro qof dhamaystiran ama cilmi walba yaqana! Lkn aniga waxan indhahayga kuso arkay hebel aan isagu soo arag, oo looga shekeyay hadu iyidhaa waxad soo aragtay, ana layga shekeye iskaga carar kama aqbalayo, Waxuu wadadkasi ka hadlay anu indhahayga kumaso arag! kuwa ka ganacsada qaar badan waa culimo, dhaqalo yahano, aniga diinta iga aqon badan, Kuma hayan iyaguna..! Marka walal wax ay xaran ku shegen maha waxan aan hayno waa shay kale 2006 laga shaqaysan jiray sida ku cad Revrence ka fadwada ayso qateen Aadna wad u mahad san tahay #Hadu_Hadal_kaygu_kuu _dhacay
@keysemohamed4392
@keysemohamed4392 5 жыл бұрын
Allah yacizak shiikh usuuli
@abdallahassan5703
@abdallahassan5703 5 жыл бұрын
Redwan wll inn kula so xiriro ayan raba please makula so xiriri kara
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 5 жыл бұрын
@@abdallahassan5703 waa sifican zxp waad ilaso xidhidhi karta redwaanfx@gmail.com Amase numberkaga iso sii ana kuso xidhihin Thanks
@mubarakabdirashid4722
@mubarakabdirashid4722 3 жыл бұрын
Maarkaas sheekhan ma isagaa xalaaleeyay ganacsigan forex .
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 2 жыл бұрын
Freee swap acc 🤗👏
@caaqilrooble6069
@caaqilrooble6069 5 жыл бұрын
Aniga waa soo gali rabaa
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 6 ай бұрын
Forex mar horaan baran lahaa lknse culimo qaar baa yidhibwaa xaaran sababtaaas. Culimadaaaas oo aan waxba ka fahansanayn. Lknse haddeer waxaaan helnay culimo aqoonyahan
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 5 ай бұрын
whats app kan nagala soo xidhiidh walaal +252634496857
@abrahamabdiwahidhashi4358
@abrahamabdiwahidhashi4358 5 жыл бұрын
Shekhan lafterkisa aya u eg inu forexka uu ku jiro....
@bilalcali2060
@bilalcali2060 5 жыл бұрын
Iimaakay la yihiin.waxan culumo waaweyn baa xaaranaysay.
@onlyme2019
@onlyme2019 5 жыл бұрын
haa absolutely way ku jiraan waa la kiraystay kuwii masaajidkayaga iimaanka ka ahaa toban ku baa lagu iibsaday bit coins dhamaan dadkii iyo xataa hooyooyinkii magaaladana waa la dhacay isna wuu baxsaday
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 7 ай бұрын
Waxaadan hubin inaad isku raacdan waa dambi wayn teeda kale waa uu kashaqeysankara waayo waxalaal waa sheikha qudheeta ee somaliga ee su aala fiqiga loo gambeeyo waayo wax uuna hubina kuma hadlo
@abdimajid3336
@abdimajid3336 5 жыл бұрын
Forex umadi wuu wareeriyay runtii
@refferalheavensomali2195
@refferalheavensomali2195 3 жыл бұрын
Yaan ku cyin
@refferalheavensomali2195
@refferalheavensomali2195 3 жыл бұрын
Aniga ayaa ka shaqeystee
@abdimajid3336
@abdimajid3336 3 жыл бұрын
@@refferalheavensomali2195 maxad ka shaqaysata adeer
@abdimajid3336
@abdimajid3336 3 жыл бұрын
Forex trading waxad kataqana yarbe is deji oo haku dawakhin
@garyaqaan2023
@garyaqaan2023 Жыл бұрын
Waxaa fiicnaan laheyd in markale mawduucaan lagu celiyo ka hadalkeeda, weliba ay ka soo qeybgalaan dad Aqoon uleh Suuqa onlinka , shiikha wuxuu si toos ah uga hadii karaa markii loo bayaaniyo suuqa waxa ka socda, arintan yaan lagu koobin Malaga shaqaysan karaa keliya
@abdullahiahmedabdullahiahm3978
@abdullahiahmedabdullahiahm3978 Жыл бұрын
Haa wllhi fikirkaas aad ban kula qabaa 😊😊
@adkow6784
@adkow6784 5 жыл бұрын
Muuqaalka oo dhamaystiran halkan ka daawo viva fx.mm kzbin.info/www/bejne/h3iacqaoo7V2hNk
@yuc8208
@yuc8208 5 жыл бұрын
sh usuuuli hadalkiisa waxaa moodaa iska dhicin culima kale,
@zacklavigas1383
@zacklavigas1383 5 жыл бұрын
Daawo xukunka laverage ka kzbin.info/www/bejne/pGTCpXubgJxpjq8
@perfect_chaos4217
@perfect_chaos4217 Жыл бұрын
Sheikhan aalleh ha u gargaaree jawaabtiisu ma cada. Online businssika sida Forex 99.9% culumada Caalamka way ka soo horjeedaa. Isagu general buu ka dhigayaa..daliil ma keenin. waa ka gaabsaday . mida kale ma uusan dhihin forex, ee waxay uu yiri Digital businessiska, taasna waxaa lagu fasiri karaa waxyaabo badan. Marka, ogaada ninanka channelka leh , fariinta aan jirin aad ka dhigteen cinwaanka, cid kasta oo ku kadsoonta danbigeeda ayaad qaadi kartaan.
@sahalsoftwaretm7622
@sahalsoftwaretm7622 Жыл бұрын
Mahadsanid Walaal - Guuleyso
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 4 жыл бұрын
Waa xaran ee benta kadaya umada culimdi waweyn xaran ku shegy sida shiq umul shiiq dirir shiq abukar xasan malin ee yaan aqridina la idinka haleyn
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 7 ай бұрын
Sheikhu wuu saxan tahay waayo qofku markup wax fahmo ayuu walasara xaraan iyo xalaal forex ku isagu labo ayuu ukala baxaa mid lacag la isku diwaan galinayo iyo ku firii ah sheikh usuuli si gaar ah ayuu uga hadlay culima badan waxay dheheen waa xalaal sababtu ma aha inay diinta aqoon ee way u fiirsadeen Sida dr zakir nak sh/xasaan sheikh usuuli iyo ku wo kaloo badan shirkada kale na waxaaba ka haday sida network marketting sheikh dirir baneeyay taana wax yar ba la isku diidanyahay qaarna way ku jiraan mana banaano qaarna wayku dolman yihiin
@mohaarab6552
@mohaarab6552 4 жыл бұрын
Waxaaan arkay sheikh umal oo xaaramatimaynaya hadana su'aasha waxaa la waydiyey sheikh mustafe ka dib mustafe waxa uu yiri Dr cabdi qani beder waydiiya isagaa shareecada iyo arimaha accounting ka wada bartaye Ka dib fatwadii sheikh beder isna waa xaaaraam ayuu yiri 🤔🤔 arintan waa isku qasan tahay wlhya
@bestwrestling6043
@bestwrestling6043 4 жыл бұрын
Maalintaa goobjoogbaan ahaa walee
@urejigele363
@urejigele363 4 жыл бұрын
Can you share that please.
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 жыл бұрын
Linkiga isoo dir wall .
@bilalcali2060
@bilalcali2060 5 жыл бұрын
Beenaalayaal
Q 2aad || xukunka latacaamulka Bitcoin |: Sh Maxamed Cabdi Umal
1:21:36
SUUQA FOREX IYO DIINTA ISLAAMKA
46:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 47 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 72 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Sh Maxamed Umal || forex exchange Mabanaana
4:34
Salafmedia
Рет қаралды 37 М.
Islamic Finance - FOREX Trading: Halal or Haram by Sheikh Hacene Chebbani
1:10:59
Xukunka Sarifka lacagta ee online ( FOREX) || Sheekh Dirir||
1:21
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 94 М.
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51
Xukunka Lacagaha Sarifka Online ka || Sh. Xassaan
6:44
Daarul Xadiith
Рет қаралды 40 М.
Gudo Somforex oo Sharaxaad ka Bixiyey Culimo uu Wax Ka Waydiiyey FOREX
16:22
Forex & Bitcoin Way Banaan Yihiin: Sh Shibli & Prof Fadel
1:50:08
Sarrifka Lacacagaha Onlineka  (ee forex) || Sh Xassaan
17:30
Qalaafe Media
Рет қаралды 67 М.
SUUQA SARIFKA EE FOREX MA XALAALBAA | DR AXMED JAMAC
4:51
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 14 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 72 МЛН