No video

SUUQA SARIFKA EE FOREX MA XALAALBAA | DR AXMED JAMAC

  Рет қаралды 14,663

WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA

WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA

Күн бұрын

WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA TV
.......................................................................
- اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ رِضَاكَ وَالجَنَّةَ

Пікірлер: 49
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 жыл бұрын
Subxana Allah waar sheekhu sharaxa muu iska hubi
@mdeeq74
@mdeeq74 4 жыл бұрын
Fahanka Forex ee sheekhu wax badan kaa isaga qasan, waxaan jeclaannlahaa inui baadhitaan dheeriya ku sameeyo intuusan fadwoon.
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 4 жыл бұрын
Sheikha kheyr allaha siiyo balse aqoon uma lahan forex wuxuu yiri lacag amaah ayaa jirto oo deyn ku ah taasi majirto amaah waxaaejiro leverage wax layiraahdo balse amaah ma ahan midkale macalinka wuxuu yiri lacagta faaiidada lama qaadan karo waxeyna leedhay withdrawal waana la baxsadaa
@ilyasabdulla1362
@ilyasabdulla1362 4 жыл бұрын
culumudada wareersan illaahey haso ahunuiyo adeega evs plus ka iyo zaad kuwasi xaaaran mahan shiikhoow
@imranhassan7148
@imranhassan7148 4 жыл бұрын
wadaadka sida muuqata Amal Bank ayuu xubin ka yahay sidaan la socono Amal Bank Markaad Kaash Dhigato waxeey lacagtaada kaaga dhigayaan Numbero oo app laga dhax eegto numberadaasna lacag ahaan ayaad qofka aad rabto u wareejin kartaa ama Akoon kale ku shubi kartaa, Forexna wuxuu ku sheegay kaashka marka Broker-ka la dhigto in Numbero ama Arqaam leeys dhaafsado oo kaash Bagacgac leh jirin sidaasna uu ku xaaraantinimeeyay. Bal Amal Bank kawaran inta Kaash Naga Aruursato ayeey natiraahdaa, Numbaradaan isku dir dira idinkoo Amal Bank App isticmaalaayo. bal shiiqa hanoo sheego arintaan amal Bank eey soo kordhisay oo lacagtaada numberada laguugu badlaayo ineey xaraan ama xalaal tahay.???? walee Diinti waxeey noqotay mid halkii larabo loo leexiyo Ninkii Ganacsigiisa is dhoho mid ka lacag badan aa soo baxay waa iska fadwoonaa.
@abdirahmanabdilahihersi7969
@abdirahmanabdilahihersi7969 4 жыл бұрын
Sheekhu wax aqoona umalaha digital currency forex,mrka wxnu leeny sh soobdh siday wax ujiran usheeg,sida aad usheegtyn maaha.
@aymankhaliif4804
@aymankhaliif4804 2 ай бұрын
shikha ma fahansano suuqa forex waxan jeclan laha in uu ku labto fadwada
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 4 жыл бұрын
shiiq waxaan kula talinaa inuu soo fahmo sida shaqada u socoto
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 3 жыл бұрын
Kani suuqa forex waxba kama fahamsana xataa spreed iyo leverage iyo commotion kala garan maayo suuqa forex waa aqoon ubaahan in mudo 4years si joogta ah loo barto markaasu qofku kala ogaan maxaa xaarana se maxaa xalaala
@isfahanmedia7043
@isfahanmedia7043 4 жыл бұрын
Shiiqa evc pluska mala arka tas mala waydiyey
@zakariyeaxmed7066
@zakariyeaxmed7066 3 жыл бұрын
Sheekh Ma Fahmsanide Zi Fican Uzoo Baadh
@abdifatahahmedabdiali9656
@abdifatahahmedabdiali9656 3 жыл бұрын
Asc shiikha wan aqaan wa nin wanagsan. Balse waxan kula talain laha marka hore FOREX inu so baadho kadibna muxadaro hakaso galo.
@igadaarogrogashada6702
@igadaarogrogashada6702 3 жыл бұрын
Sheekhoow waxeyfiicneed inta aadan jawaabin inaad weydiso dadka kushaqeeya
@redlion7176
@redlion7176 3 жыл бұрын
Sh dadka ganacsada u tag wax baadh
@abdizaciimka6194
@abdizaciimka6194 3 жыл бұрын
culimada somalida badankood sababta aan iskaga daayay dhegaysigooda shiikhan oo kalaa ka mid ah, wax aanay soo baarin oo soo ogaan bay isku maqiiqaan inta ay belaayo iskaga dhigayaan afarta hablood ee hor fadhida. ilaah baa somali naga dhaliyay ee maxaan kaloo samaynkarnaa.
@abdinourmohamoudyusuf840
@abdinourmohamoudyusuf840 2 жыл бұрын
Kkk shekhow waxa aqoon uleedahay sharax saan danbi ba kaso gaari kara wa iga waano
@abshirking3655
@abshirking3655 4 жыл бұрын
wax wlaba intaan la fowdoon waxa lagu sameeya badhitan dheer Runti waxwalaba uu sheekhu sheegay kama jiran forex
@kaafi203
@kaafi203 7 ай бұрын
War wx amaah ladhaho maba jirto😅😅😅😅😅
@sabrinamohamed8348
@sabrinamohamed8348 4 жыл бұрын
Lkn kuwa 0 commission aa jirane, kuwas mxa lgayiri
@yusufsaid8394
@yusufsaid8394 4 жыл бұрын
Waxaa jira wax la dhaho demo oo baratical ahaan aad u isticmaaleyso
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
War adigu maxaad suuqyar oo gaalo leedahay ugu ooyasaa orad shaqayso oo wax xalaala raadso
@sabrinamohamed8348
@sabrinamohamed8348 4 жыл бұрын
Lkn sheikh ayantn danbe xawada wax lagu kala ibsadaye mayadaba gacan is aragta, mise bank account malihid, srry xushmad mudanthy
@mohamedbashiir5569
@mohamedbashiir5569 4 жыл бұрын
waxaa imuqda in sheikh godka ku dhcay sbbto wax adan aqoon in aad ka hadasho waa xaraam
@hasaanbaari6432
@hasaanbaari6432 4 жыл бұрын
Sheeeqa wu xaareynteeyay lkn wax sax ah oo daliil ah AMA Quran ah AMA hadith saxiix ah kma hyno.
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 4 жыл бұрын
@Daauud mohamed zhp cawa dhan ban dawanayay sheekhyo padan qaarna wa xalaal qaarna wa xaatan ayay leeyihin marka wxn qaatay sheekha leh dadka shaqaysta nabigu wuu amaanay yacni aan iska fadhiyin e shaqaysta sheekh usuuli
@yusufsaid8394
@yusufsaid8394 4 жыл бұрын
Shiikh anaa isticmaala forex ilaayo hadda waxa aan fahmi la'ahey amaahda aad sheegees
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 4 жыл бұрын
Zhp bal ifahansi ana raba inan so galo suqas e
@kaledakent..953
@kaledakent..953 3 жыл бұрын
Asc wll 4581931 numberkaa igala soo hdal hdii ay maquul tahay zxp
@husenyusuf1063
@husenyusuf1063 3 жыл бұрын
Lacagtu inay tirooyin noqoto io inay waraaqad noqoto yaa odhannkara tanina waa lacag tanina maaaha. War yaa ilaahy yaqaanna.
@kaafi203
@kaafi203 7 ай бұрын
Kulahaa lacgtu xaqiiq maha
@skyofficial7551
@skyofficial7551 2 жыл бұрын
Aqoon umalihid shiekhow e so baar
@falkhal6848
@falkhal6848 4 жыл бұрын
Hadaa ma zaad ka lacago waaweyn oo halka iska yaala ah nagadaa shiikhow
@qaniyomedia
@qaniyomedia 4 жыл бұрын
hahaahhaah walahi midh kama garanayo fore shiikhaan kulahaa $ 00 hadaad ku gashiid 000 ayaa lugu darayaa hhh anigaa trade gareeyo waxaasi waa been walaalo yaa qof ka jaahila waxa uu leeyahay idin waalin
@nurahmed5131
@nurahmed5131 4 жыл бұрын
Sheekha maba yaqaana waxa meesha yaala hhhhhh
@falkhal6848
@falkhal6848 4 жыл бұрын
Wan aragnaa Sorry dear sheeikh
@moha5085
@moha5085 4 жыл бұрын
Shiikhow wan kugu taageersanahay
@hassanabdullahiomar9098
@hassanabdullahiomar9098 2 жыл бұрын
Wlh waa laga fcnyahy sidaan in wax lagu xaaraantinimeeyo ama lagu xalaaliyo sababtoo ah waxa aad xalaaleyneyso ama xaaraantinimo ku sheegeyso inaad ogtahay qaabka ay u shaqeeyaan ayaa wanaagsan.
@mohamedjamaal4670
@mohamedjamaal4670 4 жыл бұрын
Amahda madiga na amahiyey
@kaafi203
@kaafi203 7 ай бұрын
Hhhh
@maajidcade8892
@maajidcade8892 2 жыл бұрын
shaqada hanaga caayin sheekh forex marka hore soo baro waxay tahay
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
Niyow wali maku jirta dadka inta badan waa isaga hareen
@apdulahijama6
@apdulahijama6 3 жыл бұрын
hhh Waar ninkani Filinkaba ma Fahamsana🤣🤣
@friendsofficial4599
@friendsofficial4599 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh kaalay shiiqaan aduunka lama socda miyaa wah🤣🤣🤣
@khaalidquulecuraagte963
@khaalidquulecuraagte963 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂sheekhu muu fahmin waxan uu ka hadla yaba majiraan
@johndeo6013
@johndeo6013 3 жыл бұрын
Wxad jaahil katahay.. waliga haka hadlin.. markey diinta timadana kasii daran
Is Forex Permissible in Islam | Ustadh Muhammad Abdulrrahman
1:44:51
Darussalam Masjid
Рет қаралды 20 М.
SUUQA FOREX IYO DIINTA ISLAAMKA
46:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 47 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 130 М.
Waa Maxay Forex Trading?  Dr Maxamuud Horri
2:02:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 23 М.
Xukunka Sarifka lacagta ee online ( FOREX) || Sheekh Dirir||
1:21
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 98 М.
Sh Maxamed Umal || forex exchange Mabanaana
4:34
Salafmedia
Рет қаралды 39 М.
Sarrifka Lacacagaha Onlineka  (ee forex) || Sh Xassaan
17:30
Qalaafe Media
Рет қаралды 68 М.
FOREX MA XALAAL BAA MISA WAA XAARAM - PART 1
9:00
Somali Online Trader
Рет қаралды 30 М.
Forex & Bitcoin Way Banaan Yihiin: Sh Shibli & Prof Fadel
1:50:08
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН