Waa subaxnimo sabti ah Tarkhu tahy 9/3/2024 subaxaan waa garay go'an aan nolsheyda rabo inaa wax badan ugu badalo inshallah malintaan rajadeyda rumeeyo Commentkan waan ku soo laban wll adigane waxan ku rajeynaa nolol farxad leh like 👍
@BaxnaanChannel6 ай бұрын
Alle ha kugu guuleeyo
@ADA.KULAHADLAYA4 ай бұрын
Report Wali kama hayno
@HeiderSharif11 ай бұрын
Waa Habben an u dabal dageeno sanadka cusub 2024 Allahyow rajadeyda ii rumme ❤ Insha Allah commentigan haday rajadeyda ii rumowda wn kuso laaban doona
@shaaniqadarshaani56775 ай бұрын
Naxaristii jano allha ku siyo maamo sahro axmed jaamac 😢
@hasanomaar77723 жыл бұрын
Allow ha u naxariizto iYada iyo umada nabi maxamed amiin waa heezti abu razaad u qadaY ee markii ina zite fur ku jidhi ugu calaan cazhaY tariikh izma qariz0
@Amiira-kw1cgАй бұрын
Hees xasuus ii ah 20/10/2024 daawanaya 😢😢
@BarwakoIsa6 күн бұрын
Hees iyo maaha💔
@nuuraadan98916 ай бұрын
Sabti 8/6/2024 Saacdu tahay 3:00 pm Waxaan ahay arday sugaya imtixaanka shahaadaigaa ee Form4ka waxaan rajaynayaa inuu Eebe weyne noo fududeeyo qoraalkan waxaan rajaynayaa inaan soo booqan doono wakhtiga aan u fadhiisanayo Final imtixaanka jaamacada hadaad iga dambayso like iisaar😢
@Fadumina8563 ай бұрын
Abowe imtixaankii waa lasoo dhajiyay ma baastay.?
@fahadkasocdalka267210 ай бұрын
Alle Naxariisti Jano Haka Warabiyo Eedo Sahra Ahmed Jamac Allahuma Amiin Amiin
@asaidiyare75636 ай бұрын
Allah ha u naxaristo Sahra Axmed waxay ahayd fanaanad qaliya Oo cod macan 😢 midhaha waxa lahaa Abwaan Axmed Saleeban bide old is gold 😢
@waryaawariiri18122 жыл бұрын
Sahra Axmed geerideeda ma maqlin. Alla yarxama, Eebboow u raxmo marxuumadda. Waxaa xasuustaa bishii sagaalaad ee sanadkii 2010 inaa kula kulmay magaalada Calgary ee dalka Kanada oo booqasho ku joogay, iyadana ruwaayad ku qabatay. Sawir aan la galay aan xasuustaa, kii iga qaaday kaamiradiisa ku maqantahay ilaa iyo hadda.
@mohamedyare19172 жыл бұрын
Waryaa Wariiri sidee wax uwadaa marhore dhimatay hada 4sano laga jooga geerideedi youTubeka waad ka helaysaa iyadoo hargeisa lagu Aasayo markaa waxena dhimatay 4/04/2018kii ale ha unaxariistee
@ridwaansabriyeofficall11 ай бұрын
Sat.23.12.2023 waxa ahay araday jamacada dhigata sanadkii ugu damapyey wxaan rajaynayaa inaan kusoo noqodo malin kale .insha Allah ❤❤nabsiga ayaankow xagee baad kunooshihiin yaa Allah iisahal musaqabal fican🎉
@HeiderSharif11 ай бұрын
Amiin abayo Allah haku sahlo anigana Raja ayn leyahy Allah ii sahlo
Abwaan axmad saleebaan bide ayaa. Erayada lahaa. Sahra axmad Allah ha unaxariisto fanaanad cod màcan
@Burcaawi16 ай бұрын
Mon 3/juN/2024. TiMe ka 4:45 galapniM0 iLaaHow qOfkasTa hamigiiZa uruMee Hdaad waL0 noloSha Hami ka LEedaHy aaD ArkaysyNa QoraaL kaygaN like haYLa dhaaFin😢😭🫵👍
@AhmedMohamed-jq3fi3 жыл бұрын
ALLA ha u naxaristo. . SAHRA Ahmed , waxay ahayd , fanaanad qaliya . oo cod macan , MIDHAHA waxa lahaa . ABWAN AHMED SALeeban bide
@HeesahaHirgalay3 жыл бұрын
Aamiin, mahadsanid walal ❤️🙏
@cabdiqani96756 ай бұрын
Waxan heestan dhagaysanayaa habeen ciid ah waxanan ka shaqeyaa hudheel rajo iyO Riyo badan ban LeyaHay iLaHaY hay rumeyee insha wan kusoo noqon donaa comentigan HadaY nolasha halkan rajaynayo gadhi ❤😮
@nimcomaxamuud10903 ай бұрын
Maalinimo axad ah taariikhduna tahay 9/1/2024 Waxaan leeyey himilo badan alle Hay rumeeyo waan rajaynaa in aaad dib halkan usoo bookhdo insha allah alle riyooyinkeena haynooo rumeeyo ❤
@amienabdi154410 ай бұрын
Waa haben salasa ah tarikhduna taahay 30/1/2024 Waxan soomaray waayo nololed oo kale duwan waxan eebe kabaryay in ay is calfadan dhaman mucashaqinta ku kala nool daafaha caalamka❤ ❤❤❤
@dhibtacaashaqa38462 ай бұрын
Heestan .xaqiiq ayey ka hadleyisa hadleyisa ❤😢😢😢
@xamdiqali625011 ай бұрын
18/01/2024 still listening 🎶
@ilhanhaji866411 ай бұрын
❤️
@UmaAhmedMacan10 ай бұрын
2701/2024❤❤
@xamdiqali625010 ай бұрын
❤❤❤
@queenidman918610 ай бұрын
@@ilhanhaji866428/1/2024😢
@nakazhaziz756712 күн бұрын
Dec 3 2024❤
@MustafeAbdirahmaan-c7l15 күн бұрын
Waa habeen sabti 2024 oo aan dhagaysanayo sahra axmed aduun la isu nool yahay nuurada dhigeen qabo naxli inan kusii bado ado nuuxsan caashaqa marka hibasho nuuxsado
Raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday nafsigiyo ayankow xagee baad ku noshihiin hadii aan ku naawilay ha ii gabin nasiibkoow / music 🎵 codka i naba caadi mahin wlhi
Naxariisti Janna Rabbi haka Waraabiyo Fanaanadii carnival Sahara Ahmed Jaamac , heesto waxay ka mid tahay heesihii qaaraamiga ahaa balse waxay tusaale & tilmaanba ka bixinaysaa waayuhu goor kasta halka uu marayo & bulshadu sida ay ula nooshahay waaya kastoo ay u joogaan. Imika ayay ii baxaysaa Taariikhduna waa Mon/24/Jun/2024 . Dad waa Dadkii hore hadalna way intay yiraahdeen
@abdullahiabday7 ай бұрын
allahayoow riyoadeeyda ii rumaa riya ayaan leeyahay inta iga danbeeysa waan idin salaamay
@mukhtaarismaciil811 Жыл бұрын
22/05/2023 12:30 night me and my queen BM this is true love ilahayow laba walbaa oo is jecel isku beeg
@Badra_lucky Жыл бұрын
Big legend 💉 best time 🎉
@HeiderSharif11 ай бұрын
Amiin
@MomedHabeib3 ай бұрын
Golden voice🎉
@Wiil-hawd3 ай бұрын
Waa habeen salaasa ah 3-9-24 22:24 iyo waddanka qadar waxan leeyahay "haddii aan ku naawilay ha i gabin nasiiboow" waa la isu soo noqon wixii nool adduuyada
@AliElmiadaweh3 ай бұрын
Alaha kuu naxariisto😢😢😢
@calimahadcabdiraxmaan47094 ай бұрын
Ala haw naxariisto sahra axmed
@cabdiraxmaanseedcumar69977 ай бұрын
Alahyow na nabta gali naaskiyo nimcadad nagu dhowar❤🎉
Qof danbo Kama heli dono mana baran dono janis na ma sin dono nafteyday iska da nimnka ad jeclaneso 😮💨
@safiamoh4612 Жыл бұрын
29/5/2023 malin Anan iloobi doonin lkn aan dib isoo marayn😢😢😢😢
@mohamedabdinasir8190 Жыл бұрын
Sorry
@aen2409 Жыл бұрын
allow ku naxariiso mama qaliya😢
@aen240910 ай бұрын
after 5 months ❤😢
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Noolaaba intiitaqaanaa ayaamaba ayaamEEy ii soo wadeeenE iyaah
@AbdisalanibrahimMohamed5 ай бұрын
Setill 2024 farom tiktok 😮😅
@Osmangurey-o1p29 күн бұрын
Piano 🎹 by abdisalam Jimmy
@abdalleshaqiiri7049 Жыл бұрын
25/5/2023 Manta oo kale waxa socota doorashadii putland qof iyo cod Aduunkan waa laga tagayaa ee dadow is hagaajiya waxaa ka yagto waa dhaxalkaga ee wax wanaagsan ka tag salamullah
Xagee bad ku noshiin haben Axad soo galayso ayan hestan.dhagaysanaya 9:5 daqiiqo haben Lay khiyamay Marwadii adunka aan ka dawan jiray ay iga racday nin kle noloshu kuma xumayso