Shan qodob oo isugu jira diidmo, digniin iyo baaq oo ka yimid xildhibaanada Puntland ku matala DF ah

  Рет қаралды 37,040

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@maxamad2056
@maxamad2056 Ай бұрын
Wax cusub noo keen qoraalkaan waan aragnaye carabic iyo sawaahi kuma qorna qoraalka aad macneeyneysid
@HusseinAdam-xg1bd
@HusseinAdam-xg1bd Ай бұрын
Inaay is raacaan j/ p aan waa qab yaalad ee siyaasad ma, ahan
@User2-y6u
@User2-y6u 3 сағат бұрын
Xasan oyo kooxdiisa wa qabyaladiiste neceb D5
@FarassMedia
@FarassMedia Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Ай бұрын
Dani iyo madoobe ha u yeeraano xildhibaanada punland iyo jubaland hana u sheegeeno hadii xasan joojin waayo sharci darada in aay kutigood is casilaayaan si aay dowlada xasan meesha oo ga baxdo
@abdirahmanabshir7397
@abdirahmanabshir7397 Ай бұрын
Waariye somaliyed ❤
@beryalex1798
@beryalex1798 Ай бұрын
Wariye ethiopian waaye
@adanhasan1897
@adanhasan1897 Ай бұрын
Wariye waa run taa
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 Ай бұрын
26 xayawaan ee daba dhilif yada emirates garoowe ayey ka shaqeysaa ee mahan XAMAR😅😅😅😅😅
@mustafemuhamed103
@mustafemuhamed103 Ай бұрын
Qof aantalinjirin hadootaliyo qofaan tagajiriin ayuutagaa
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Ай бұрын
Xassan gacmaha hala qabto
@Fadir9999tAbdullahi
@Fadir9999tAbdullahi Ай бұрын
Wexey ilatahay in,gunadiilagaajartay kadibna aadwijigaadiisaxdaahaay lasoobaxday😅😅
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Xassan waa inla ridaa tuug ceydid la soo shaqeeyey mooryaan
@ALIWali-m3y
@ALIWali-m3y Ай бұрын
Adiga habuun buunin sidaas wax umayyad jiraane
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 Ай бұрын
GARADKAGA AYAA GABAN
@baxsan698
@baxsan698 Ай бұрын
War iska aamus dulmina tahaye soomaaliya guulbeygartay cilqabe cadaabta hagalo lamadhama iyo dorasho dadban waanka dalnay ee naga aamus yaahuu dhen
@HusseinAdam-xg1bd
@HusseinAdam-xg1bd Ай бұрын
Aglabiyaddu ayaa sheaqeyneysa
@zakariyeabdirahim4875
@zakariyeabdirahim4875 Ай бұрын
Ader nimanku hadi ey xildhibanayihiin Golaha ha yimadeen yeysan meelaha kamuuqin
@Hsn1224
@Hsn1224 Ай бұрын
Xildhibaanada butland shalay iyo maalinkastaba weyfadhiyeen golaha weyna aamusnaayeen waliba ucodeynaayeen sharciyadee maxay qeylo katareysaa waa codkoodii ra'ygoodiiba wey kubiiryeen dambigana waxbeykaleeyiine mise siciid deni ayaa gorgortan kii xasan iyo villa somalia kabadan tankale Xildhibaanadaa ree waqooyigu dalka dankamalahaa is iri waayo maalinkasta qof qaldan iyo sharcidarey taageeraayaan malaha in dalku uu markale falshimay rabaan si aduunku dooda maamulkooda gooni ugoosadda utaageero Aadan madoobe oo awalba daneysi iyo laaluush kucaanbaxayna awalalaan waxbadan lagasugeyn
@caliygoley
@caliygoley Ай бұрын
oyin badana sharuur
@BisharWarsame
@BisharWarsame Ай бұрын
Waa jaajuusiinta itobiya weeye loona joojin mayo
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Ай бұрын
Puntland iyo jubaland waa Jaajusiin loomana joojinaayo wad tiriye bal turbaanki xmar lagu wad wado halke lagu Tumi dona
@BisharWarsame
@BisharWarsame Ай бұрын
@qalbidaryeele tayda socaneysa
@engcosoble174
@engcosoble174 Ай бұрын
War meeshaada rabtaan aada 🇸🇴 ma waxaa rogaya hal qoys
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
😂😂
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
Hhh reerku wa laandhere waxba lagamaqaban karo😂
@calicumar5537
@calicumar5537 Ай бұрын
Hadey imanayaan yaa u.diiday warkaas hano sheegin
@Jama-ep9di
@Jama-ep9di Ай бұрын
Waxaay Ila tahay sheekada xildhibaanadu waa qabilka darood oo diiday xukunka Iyo xal U raadinta soomaliya
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
Shaleyba somadhihi karno marku farmaajo jooge ed tolaayay ya hawiyow kuheyseen waxaad aheydeen qabiilka hawiye o xukun iyo xal diidan ..hassan wuxu walaaqayo waad diideen inaad gacanta kaqabataane bal aan aragno meshu geediga kufuro
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
KULI LOOMA JOOJINAYO WAX AAN DOLADNIMO OGOLEYN
@hasanhajiiibrahim8885
@hasanhajiiibrahim8885 Ай бұрын
Adi xada mucarad miya
@HasantimaHuseentima
@HasantimaHuseentima Ай бұрын
Hadad darod tihiin anagana hawiye banahay hasan shiiq muhamuud ban utagersanahay
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
Hawiyeland hamaamulo de madaxweyne somaalia udhexeeyo meehe .odey hawiya kadhigta
@SaidMohamud9
@SaidMohamud9 Ай бұрын
Marka dhul daarod muxaa ka rabaa😂😂
@beryalex1798
@beryalex1798 Ай бұрын
Ethiopian ayeey u shaqeeyaan alshaabana dowlada waa laga saaray hada waxaa socoto Ethiopian in laga suuliyo xukuumada ayaa socoto taa rabto raac
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
Ethoipia madax tooyada somaliya ayey safaradooda kudhex tala hadad ethopia ad nacebtahey mad madax toyada mad kaba cisid
@LaabJacayl-x5r
@LaabJacayl-x5r Ай бұрын
Jubaland loo dhan yahay hadaan la helin wax eocon kara maleh wayna ku saxan tahay dowlada soomaliya ina ayaa diido damaca axmed madoobe
@AdenTeam-k3o
@AdenTeam-k3o Ай бұрын
Waxay ila tahay.darood oo diidan in soomaaliya cagaheeda ku istaagto kana xun guulaha lagu talaabsaday
@farhanabdile2600
@farhanabdile2600 Ай бұрын
Wariye mahid ee mucaaradaa tahay waa na in dad ku kalsoonida kaalalaabtaan sidaydookale
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey Ай бұрын
Xasan hado tager kawaran
@axmednuur27
@axmednuur27 Ай бұрын
Waxay ila tahay waa caacdaadii kaliya ,
@XawosiciidOwismaaciil
@XawosiciidOwismaaciil 4 күн бұрын
😂
@abdikarimnur1960
@abdikarimnur1960 Ай бұрын
Wariye aan lasocon waaqaca ayaad tahay waxna kaa dhageysan meyno.Cid ku laaluusheysana ma jirto.
@libanosoble7171
@libanosoble7171 Ай бұрын
In aad beenlow tahay
@baxsan698
@baxsan698 Ай бұрын
Waxay ila tahay in aad beenale tahay
Puntland oo si lama Filaana dhabarka uga Jabisay Somaliland side?
13:54
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 273 М.
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 280 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН