Sida Layliyo Qays| Cabdi Xasan Dige| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 233,212

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Erayada: Cabdi Xasan Dige
Laxan:Cabdi Xasan Dige
Codka: Cabdi Xasan Dige
Kaban: Cabdi Xasan Dige
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 118
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 3 жыл бұрын
Hestan ninkayga iso diray mar anu xiriirka jacayl so wadnay runtii ad ban u jeclahay hestan mar walbana waxan so xasuusta barigas. Ilahay ha i dajyo ninkan adunka u jeclhy my husband
@gameday2554
@gameday2554 2 жыл бұрын
waxa lolan jacel dadku ay lagdaman hadan laysla lulayn mid uun baa lug go ee yaa dawanaya 2022 alla muxuu ku fara yarestay ishcalaa fanan aniga dib uso qadaya hestan sida layla iyo qays yoow
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Waxa muusodkeygi hakiyey!! Sawirka gabadha cad!😏😏 awey gabdhaheni timaha tidcana?!! Bedela!!!!!
@naimasalah2257
@naimasalah2257 2 жыл бұрын
Heestan waxay itahay hadiyada bilowga nolosheyda insha alaj marar kale ayaan dhagaysan doona kadib guusha noloshayda😘😘
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 3 жыл бұрын
Erayada100% Laxanka 100% Kabanka 100% Cajiib
@zlsports5427
@zlsports5427 2 жыл бұрын
Tiktok ban kaso raacay wlhi hesaha hore ma jeclayn balse heestan wa isoo joidatay ilaa aan heer aan soo raadiyo
@suldaanm.abdulaahi887
@suldaanm.abdulaahi887 2 жыл бұрын
Codka, laxanka, kabanka iyo erayaduba waa kuwa awood la isugu sheegtay oo midba mid ka daran. Mahadsanidiin balwo lyrics.
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 2 жыл бұрын
Ha wallahi ❤️
@Amiin4921
@Amiin4921 2 жыл бұрын
Waan idiin salamayaa waxan ahay aspro maxad inan somali ah ugu matali wayday
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
Alla ya xasuuus Heestan oo xilli roobaad ah dhagaysanaysid casarkuna sii liiqiyo goobtuna ay tahay magaalka banaankiisa carafta saxansaxada laxanka iyo musica heesta aad la haysatid jawi kalaa galaysaa xaqiiqdii Qurbe iyo wax lamida waad nacaysaa Ilahow wadanka noo hagaaji😥
@ghostveiwer4649
@ghostveiwer4649 3 жыл бұрын
Intaaso idil ana isku aadinayo wa ballan😁🙉
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
@@ghostveiwer4649 Hhhhhh Ina aderow isku aadi qoodhaa iyo xeradaa
@ghostveiwer4649
@ghostveiwer4649 3 жыл бұрын
@@zak_Ninweyn wa igu ogtahy😁
@vidioshorts731
@vidioshorts731 3 жыл бұрын
Quruxey majecli inan halkaan magaceeda kuso gudbiyo inanta lkn niyadan kala hadlayaa wlhi Laqanyaad igu noqotey Allh kaa weyn Waa qiso jceyl oo xilligaan aan la dadaal dhcaayo Lkn Si bey noqon.
@maxamedaamin7369
@maxamedaamin7369 2 жыл бұрын
Hees miyaa laqanyad igu noqote Allah ka weyn bro yana qaday
@SidikASudi
@SidikASudi 4 жыл бұрын
Waa hees cajiib midho iyo codba. Qurxda hablaha Soomaaliyeed inoogu bedela sawirada hablaha kale. Ku mahadsanidiin.
@gaasxasan7329
@gaasxasan7329 3 жыл бұрын
Runti waa hees aad umaac
@cumarbotaan8730
@cumarbotaan8730 2 жыл бұрын
@@gaasxasan7329 eeèeeeeèe
@barwaqoofficialchannel5631
@barwaqoofficialchannel5631 2 жыл бұрын
Safar baanu nahay jigjiga to burco heeesta banu dhagayisnayina had waa wajale sacduna waa 5 :27 me and my love and sahiptay kaliya gadhiga saran waxan rajyinaya inan nabad tagno
@ghostveiwer4649
@ghostveiwer4649 3 жыл бұрын
Jah! Wax badan wn raadiye balse manta haya ... tnx wll🙏
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 2 жыл бұрын
10/11/2021 xasuus ahaan ayaa laygu soo diray waan eegayaa xasuustaa meeza ay ku dhamaato
@abdidekbashir4871
@abdidekbashir4871 3 жыл бұрын
Hees marka layiraahdo tan oo kali ah ban dhagaysa asxan hees weye codka miraha jawiga iyo xasan ooo wada leh
@abdinurali5671
@abdinurali5671 2 жыл бұрын
Heestan gabar aan masaafaysatay ayan ku xusuustaa Dollow ayan kasoo watay baabuurey ayan ahaa . Gaari yar oo aan aniga iyo ninkale islahayn ayan kula cararay Alla maxa aduunkaan wax kaa yaabiyo arki doontaa ama aad aragtay.
@umuayman757
@umuayman757 2 жыл бұрын
Kkkkk Saa hada gabadhii aaway
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 2 жыл бұрын
@@umuayman757 kkkk
@umuayman757
@umuayman757 2 жыл бұрын
@@sumayomohamedmohamud6992 😂😂
@Burcaawi8
@Burcaawi8 18 күн бұрын
Aar gabadhii malagu siiyey oo ma ka dhashay xeraddaa hoogtaye . Hablihii lala tegi jirey waa dhamaadaane .
@carabaytopubg5281
@carabaytopubg5281 3 жыл бұрын
First time aan dhagaysto Anigu qayalaya xasuus 🤚🏾
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waa hobolkii codka baxsanaa Legend Cabdi Xasan Dige
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 3 жыл бұрын
Waxa loollan jaceyl❤ Dadku ay lagdamaan💑 Haddaan laysla lulayn💍 Miduun baa lug go'ee🤦🏻‍♂️ Heestan si weyn bay ii dareen taabatay waxaanan kasoo raadraacay heestan group Facebook oo la dhaho fanka soomalida 🙏
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 4 жыл бұрын
Heestan midhaha laxanka iyo codkuba waa fanaanka weyne cabdi xasan dige👏👏 Lama yeesho xidhiidh Dumarkii lumiyoo Adigay igu lammaan.
@sakariyecade8457
@sakariyecade8457 3 жыл бұрын
Axyaa hees ⏰⏰fankii hore fan dheh 👋🖐🖐🖐👋
@zahraladan5280
@zahraladan5280 3 жыл бұрын
Heestan jawi macaan ayaan ku bartay badd liido xili degen🥰
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Heestaan dhalintu waxay dib u xasuusatay dabayaaqada 2021ka
@abdikeykey3952
@abdikeykey3952 3 жыл бұрын
Aad iyo aad hees laxanka iyo ereyada iyo fananka all kala baxasan waye dhabtii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 3 жыл бұрын
Waxa loollan jaceyl dadku ay lagdamaan hadaan leysla luleyn mid unbaa lug,ee😷😷😷
@cashaaskar9611
@cashaaskar9611 3 жыл бұрын
Sida laydha qaboow iyo liiqa cadceed laxawgayga dareen lubigad galisee axya ereyo 🥰🥰🥰🥰
@youngbile2323
@youngbile2323 2 жыл бұрын
Hayga leexanino Ligligan qabano Libin ayno helne Libin aynu helneee 🥰🥰🥰
@Amalindhodeeq
@Amalindhodeeq 3 жыл бұрын
23jan/2021😃❤
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 3 жыл бұрын
Aniga adiga waxbaa naga wada maqan
@mohammedabdullahi5282
@mohammedabdullahi5282 3 жыл бұрын
heetan aya kuu qaadi lahaa shrfy
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Legendary cabdi xasan dhige allow cimriga kuu barakee
@farxanhirsi1318
@farxanhirsi1318 2 жыл бұрын
WaaaaaaaaaaaW Axyaa caliik yaa fanaan
@abdiaziz358
@abdiaziz358 4 жыл бұрын
Laxowgayga dareen Lubbigaad gelisee 💉 Thanks Balwo
@husseinmohamud4187
@husseinmohamud4187 2 жыл бұрын
Legend nolow
@abdirahman3326
@abdirahman3326 3 жыл бұрын
Luquntaadiyo laafyahaga axyaa hees 😍☺️
@gabalfilms973
@gabalfilms973 3 жыл бұрын
The best singer abdi dige waa wali gardhaceed mr ♥
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 2 жыл бұрын
Wagardhac
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 3 жыл бұрын
Caleeek caleeeek wxa ka hees ah🤩🤩🤩🤩🤩
@kingusaama113
@kingusaama113 2 жыл бұрын
Adigay igulamaan ❤❤❤
@duceysane1
@duceysane1 2 жыл бұрын
Cabdi xasan dige caadi ma aha alooow noodaa
@seynabugbaad
@seynabugbaad 4 жыл бұрын
Qurux badanaa miruhu
@M_OSMANI
@M_OSMANI 2 жыл бұрын
9/jan/2022 hadaa daawanysid Like ii saar
@faatinrooroow5995
@faatinrooroow5995 3 жыл бұрын
Luquntaada laaaafyahaaaga maxaa heesta inta la isoo duubay codkiisa lai dhageesin jiray
@sacdiyacabdiqaadir724
@sacdiyacabdiqaadir724 4 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin Balwo lyrics runtii heeso badanoo aan qalad u fahmi jiray baad ii saxdeen. Wax badan noo soo galiya waliba Heesaha Qalinle baan idinka codsanayaa illaahay ajar ha idinka siiyee
@riyaaqofficial1155
@riyaaqofficial1155 3 жыл бұрын
Ajar ma jira ilahay danbigan hadafo hes ajar laguma halo walahi
@hashimabasssharif8430
@hashimabasssharif8430 3 жыл бұрын
Waa wareey tagtaye walal isdaba qabo ma hees ayaad dad ugu doceynaysaa ALLAH haku nacsiyo abayo
@abshirsacid8424
@abshirsacid8424 3 жыл бұрын
hees maa ajar laga helaa apaayo illahey kabaq
@khadardayactire1705
@khadardayactire1705 2 жыл бұрын
23 December 2021💟💟❣
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIke
@mowliidcabdi2310
@mowliidcabdi2310 4 жыл бұрын
Waaw asal weeyi hestani
@axmedqase6031
@axmedqase6031 4 жыл бұрын
Lama yeesho xidhiidh Dumarkii lumiyoo Adigaa igu lammaan.
@baashiofficiall
@baashiofficiall 3 жыл бұрын
2021 hadaa dhageysanee like saar
@garaadsool1840
@garaadsool1840 3 жыл бұрын
3-18-2021 from Garowe like ta I tus
@axmedmadde5259
@axmedmadde5259 2 жыл бұрын
22 deceember 2021
@MohamedAbdi-zu1pr
@MohamedAbdi-zu1pr 2 жыл бұрын
Ereyga laqanyad noqtay muxu ula jeeda wll🤔
@bashiiraxmed6631
@bashiiraxmed6631 3 жыл бұрын
Thanks u Iam waching 2021
@duceysanowdulmidiid1566
@duceysanowdulmidiid1566 4 жыл бұрын
MIRAHA+LAXANKA+FANAANKA= EXLNT☆☆☆☆☆☆👍👍👍👍👍
@thesomali6369
@thesomali6369 4 жыл бұрын
Heersare ❤
@shaficialinor1413
@shaficialinor1413 2 жыл бұрын
Waxaan u baahanahy hees taan Marka eey qaadeeyso khadra daahir
@ARAG670
@ARAG670 2 жыл бұрын
Saturday- 11- December 2021 6:30 AM South Africa cape Town
@mohamedmaalim4630
@mohamedmaalim4630 2 жыл бұрын
May Allah protect you there.. success in life and hereafter
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@sadaqofficial4625
@sadaqofficial4625 3 жыл бұрын
30=1/2021 still from uk
@DARMAANMEDIA
@DARMAANMEDIA 3 жыл бұрын
Ar maxa heestan raadinteeda ku daalay mahadsanid sxb
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@hamse341gmail.comabdi9
@hamse341gmail.comabdi9 4 жыл бұрын
waxa loolan jacayl dadku ay ladgamaan laysla lulayn mid unbaa lu gee cesh calaa hees sibay itabatay wlhi tii aan muda dheer sowmaaweelin jirayba ninbaa ku aroosa cawaba
@ayaanhassan4010
@ayaanhassan4010 3 жыл бұрын
😥😥😥😥
@ismailkatun7788
@ismailkatun7788 3 жыл бұрын
Hees kulansaty miro miid ah laxan malab ah iyo cod halaasi ah Hadaad kun jeer kuso celceshato kama daaleysid.
@sowdhaabdinasir1315
@sowdhaabdinasir1315 2 жыл бұрын
8jan/2022🥺💔
@IAMmeo14
@IAMmeo14 2 жыл бұрын
Welcome to 2022 ✌
@oskaegal3570
@oskaegal3570 3 жыл бұрын
Hees iyo bar
@sayidabdiarro3352
@sayidabdiarro3352 2 жыл бұрын
thank zxibayaaL 🙏
@farhiabulhan2658
@farhiabulhan2658 2 жыл бұрын
Heestaanoo dumar qaadayan ma jirtaa horta? Haday jirto se ha laysheego
@ayuubyuusuf2026
@ayuubyuusuf2026 2 жыл бұрын
Hestan aniga xasus gara ayey iledahy
@drshukrimohamed7583
@drshukrimohamed7583 2 жыл бұрын
Qeybta qof dumar qaadayo u baahabnahy xagee laga helaa
@abdifanta6065
@abdifanta6065 2 жыл бұрын
7/01/2022
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LoVES
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 2 жыл бұрын
I love this song
@faadumomuuse5713
@faadumomuuse5713 3 жыл бұрын
Heestan maan aqon lkn nin an ilmabti nahyba isoo diray oyado naagi qadayso dabeedna waan helay iyado original ah
@abshirsemey1025
@abshirsemey1025 3 жыл бұрын
Asxan iyo hees
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 2 жыл бұрын
26 DEC / 2021 time 22-32
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 2 жыл бұрын
😍😍😍
@kaisehamze6868
@kaisehamze6868 2 жыл бұрын
01.01.2022 Sanadka Cusub 15:47
@mohamedhersi7699
@mohamedhersi7699 2 жыл бұрын
2022 Isoraca○●○
@keenadiidcali-xiis.6706
@keenadiidcali-xiis.6706 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@amiiraalii1284
@amiiraalii1284 2 жыл бұрын
21/11/2021 heart broken😭💔
@ARAG670
@ARAG670 2 жыл бұрын
Sorry 😢😢
@daariqamigo3507
@daariqamigo3507 3 жыл бұрын
❤❤❤❤
@daariqamigo3507
@daariqamigo3507 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hamdamohamed9265
@hamdamohamed9265 2 жыл бұрын
2022😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 жыл бұрын
Yaas Vs waa NUr AaN BeeN Lagu daran
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Hees ereyadeedu taabasho badan yihiin. Taariikhda heestan ay soo baxday yaa og?
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
How dad show me?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@ayaanhassan4010
@ayaanhassan4010 3 жыл бұрын
😥😥😥
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVETIONS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOv
@daariqamigo3507
@daariqamigo3507 3 жыл бұрын
Gug h
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Really only king lot sow eny tame How your sey me dad you now me who xuseen ibrahim Xuseen were his from
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Digay iyo gabadh.miyaa wada Qaada mise waa kaligii Sheekadeeda o dhamays tiran Iyo xiliga aysoo Baxday tolow Yaa nala wadaaga
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Waa kaligii
@cabdiwaxid_bile14
@cabdiwaxid_bile14 3 жыл бұрын
walal waxa dhici karta inaad aragtay gabadh cod macaan oo ku dul codaysay heesta iyadoo 38 second kaliya ah lkn abwaan ka aya kaligii qaada
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
cabdi xasan dige|heesta sida layliyo qays|lyrics
4:45
Feleki podcast
Рет қаралды 187 М.
HEESTii NAGAAD BY hUSSEN ALI MiiRAALe
5:50
STUDIO MUQAALIF
Рет қаралды 907 М.
HEESTA UURKIYO QALBIGA||XABIIBO XASAN TOOXOW||BALWO LYRICS
4:26
Balwo Lyrics
Рет қаралды 438 М.
Hees: Lacag Iyo Awoodeey| Axmed Y. Difeer| Balwo Lyrics
5:59
Balwo Lyrics
Рет қаралды 109 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 17 М.
Hees Qaraami macan badan cabdi baadil heestii- Ayaan lyrics
7:02
Mission Somali music
Рет қаралды 2,6 МЛН
SICIID QALINLE ||  SIDA LAYLA IYO QAYS  || wadne kaabe official || 2022
6:45
NAGIIB WADNE KAABE🎙️
Рет қаралды 606 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 103 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН