Nasda ilahay bari inuu ku cadeyo ducada ku cel celi ilahow ii cadee dheh riyaday da.
@mode49774 жыл бұрын
Walal Malaria ku hayse is dawe 🤣
@haawonuur78164 жыл бұрын
shiikhoow hooyaday baa xanuusan Ma seexato ma fariisato cirbaha iyo dhabarka kulayl baa kabaxaya madax xanuunkana kama tago daawo kata hady cunto shiikhow waxba kama tarto way qarawdaa way carartaa Haday doonto shiikow marka calaamdahaas sixirkaa leh baan isri hada kahor ayaa islaan sixirty marka islaantii ba y la heshiisay malays orankaraa sixirkii baa ku soo noqday yacni islaanti waa cafisay wlhi meel kasta waa lageeyey ilahy ha no caafiyo😭😭😭😭🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
@shukrimohamed65143 жыл бұрын
Le ha cafiyo wit.aan Sara. Mamada
@xamdibootaan76404 жыл бұрын
Allah naga bad badiiyo sixir iyo shar dhamaateed
@jewahirgarad5104 жыл бұрын
Allaah swt ha ku xifdiyo sheeq wanaaga aad nalana jeceshahay mid ka badan allaah ha kula jecelaado insha allaah.
@nasteehoabdullaahinasteeho64622 жыл бұрын
Mahad sanid sheeq alle ha ku xafido
@akfamily79166 ай бұрын
Ma Shaa ALLAAH TABARAKA ALLAAH iLaahay HAKU XIFDIYO
@Sabrinamedia14 жыл бұрын
Shiikhena allaha ku barakeyo waxad jeceshahay wanaaga qosaska somaliyeed
Sheeq waxaan ku weydiinaa waxaan jacalahay in aad iigu soo jaabto sida ugu dhaqasa badan aniga waxaan dukadaa 4 raka oo ah salada luxa oon u dukan jirey 2 raka ataxiyad waan salama noqsando hadan 2 bada rakaca kale dukado fadalan sida ugu dhaqsaha badan iigu soo jabaab
@xasanyare51604 жыл бұрын
Asc sheekh barabaradu ma ka mid tahay
@sariif114 жыл бұрын
Asc walaalaha dhamaan waa idin salamy , waxaa in badan i dhiba masas kuwa orodka badan xataa hadii aan kumanan qof ku dhaxjira ,waan oghy inaysan aheyn riyo lagu faano lkn micnaheda iyo waxaa iskaga aqrin lahaa , mahadsanidiin ♥️
@nuranuura86694 жыл бұрын
Masaska hataa marar qaar waa riyo fican mararka qaar waa sixir il iyo xasad riyada markaad sheegtid waaa lafahmi karaa xalada sheeg si loo ogaado
@khadiijoibraahim33924 жыл бұрын
Asc wr wb Sh. Su aal ? Aniga waxaan habenkasta ku riyooda naag ee ma ii fasiri karta Waa mahadasntahay
@aymanyare16554 жыл бұрын
Ee adiga naag somatihid 🙄🙄😂
@aftiinmaxamed44584 жыл бұрын
Asc
@nasriinabbe29464 жыл бұрын
Wlhi wan diban hay shekow
@هدىصومال2 жыл бұрын
Subxanaallh
@sharaafbadaan41634 жыл бұрын
Sheikh aniga iyo niinkaygi maba isfahaano marwalba wax wadiyo uu igu qayliya wlahi ma xuuma uu naxaaris badan yahay lakin waxaan dareymaya ina nalakala foogeeyay hadan la hadlo ba uu gubanaya mana rabo inu ifuro ilahow iso haadee.
@aarboy23054 жыл бұрын
اللهم اءمين
@aaminomohamed80374 жыл бұрын
Asli abayo wlh anaa igahadashay ilaahey wxbo kamaqarsona
@shukrimohamed65143 жыл бұрын
L
@Sultana_Alisha4 жыл бұрын
Subaxanallah subaxanallah
@najaax1114 жыл бұрын
Mashallah Sheekh
@nastehochanell33914 жыл бұрын
Ma hubtaaa sheeikh waxaad shegeyso anaga xanuun baa nataashaday qofkii wax sheego wan iska aminaa
@qaaliyusra75414 жыл бұрын
Quraan baa laguu sheegay ma quraan baad aamini waydey yaab
@caasholikeyou84344 жыл бұрын
Sheikh aniga Canada shar ii xanuu kama baxo madax xanuun markan ka dhoof im ok
@mohamudabdulaahi28274 жыл бұрын
Asc sheekhow naag ninkeda sixir ku dishay asaay ma uqadi karta iga so Jawab fadlan jazakalahu kheer
@nimco14322 жыл бұрын
Abooowe orun ahaa🥲 ina lillah
@nimcoahmed6414 жыл бұрын
Sheekh qof kle ma u eegi karaaa
@allijr73104 жыл бұрын
shiekh plz lottery-ga ama powerball pocket-ka kasoo hadal, xalaal mise xaaraan?? boqtoo nasiibka
@munaabdi93514 жыл бұрын
labadaas waa qamaar nafcigooda waxaa kabadan shartooda quran kaa ka hadla baayo.
@hibomaxamed36103 жыл бұрын
Sheekh ilahay ha ku barakeyo
@hibomaxamed36103 жыл бұрын
Mash allh
@sabadm53713 жыл бұрын
Asc ilahayr haydinsiyo lakin waxanu kadacawonayna sawirada arggaxalee ee yutub kalasogelinay ilahay khayr haydinsiyo khayr badan ba shegasan ilahay khayr haydinsiyo
@sakariyeandar54103 жыл бұрын
Subxaanalaah
@maryanadan97384 жыл бұрын
Dhiiq numberkaaga xageen kahelaa inaa kula soo xariiro ayaan rabayee.
@asmosalah17374 жыл бұрын
mana riyodo inta badan hada riyodana waa arkaa
@kadramohamed54264 жыл бұрын
Masha aallaah
@engyahyeabdilahihassan42424 жыл бұрын
sheekh aanu kula so xidhiidh nee numbarkaga no so sheeg
@hamadihamadi34944 жыл бұрын
Sh/ waxaan kuwedinaya salaada 4rakco madukankaro 4saac ama shanta 5 waan shaqeyaa ee xili kale maii sheki karta