Siyaasi Farah Macalim oo Qofka Noordin Haji yahay Ugu dhaartay Rigathi Gachagua Iyo Jawaab Kulul.

  Рет қаралды 14,715

Noor Abdi

Noor Abdi

12 күн бұрын

Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.

Пікірлер: 26
@engilyas44
@engilyas44 6 күн бұрын
Mudane farax macalin Waa shaqsii kudayasho mudan ilahay cafiimadka iyo ciimriga ha uu siiyadsho
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 күн бұрын
Allow ku xifdhi ❤❤❤❤❤❤ Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin iska dhiciya
@mohamedali3724
@mohamedali3724 4 күн бұрын
Nin culus weeyi. Karti iyo geesinimana leh. Allaah ha Ku barakeeyo.
@solokilimber3818
@solokilimber3818 5 күн бұрын
Xoolo kenyan aniga leeh 😂😂
@Mohalo850
@Mohalo850 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Күн бұрын
Faarax macalin silent killer
@aminomuqtaar2086
@aminomuqtaar2086 5 күн бұрын
sww waan salaamayaa siyaasiga caanka ah ee faarax macalin illahay ha dhowree waa nin geesi ah hadaan heli lahayn 5 asagoo kale aha waanba hanti lahayn keenya
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 10 күн бұрын
Love my Ijaraa
@samsunmobile9719
@samsunmobile9719 7 күн бұрын
😊
@adansantur4677
@adansantur4677 9 күн бұрын
Kenya
@adanbile4237
@adanbile4237 7 күн бұрын
Soomaalidu waa dad firfircoon, Balse waddankoodii iyo jiritaankoodii qabyaalad ku baabi,iyey.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 күн бұрын
Waxaa fiicanan laheed in soomalidu hantidooda kala baxado.
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp 5 күн бұрын
Lakiin somalia in investment lagaliyo so ma ficina
@farahburale4080
@farahburale4080 8 күн бұрын
Farah Macalin Maalin uu ka fiicanahay maanta ma arag kkkkkk
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Күн бұрын
Faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste argagixiso
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 күн бұрын
ODAYGAN MARANKA AHI ISALA WAYNA WAR HA WALAIN SOMALIDA MASAKIINTA AH DAQIIQAD BA LAGU CUNI KARA GEBIGOODE UMADA HA KU DIRIN
@adanbile4237
@adanbile4237 7 күн бұрын
Gaalku ha caddaado ha madoobaado, Ilaahay sidiisaad u caabuddaa, uga baqdaan, ugu sujuuddaan, Xattaa Anders coppar makhnuudka adduunka ugu weyn kkkkkk
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 7 күн бұрын
Fsraxow hadad ledahay maxa leydin biliqeystey away hantidi shacabka somaliyed ee islii😂😂😂
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 6 күн бұрын
Dadko dhana ladhacey sxb
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 3 күн бұрын
Been buu sheegaya Farax Macalin.North Eastern shaley bei soo galeen oo loo ogolasdei Nairobi.Isaaq baa ugu horeeyey Somaali Nairobi gegta.
@mohamedhassanabdulle7362
@mohamedhassanabdulle7362 Күн бұрын
Is toosi Isaaqu soo jufo soomaali weeyn ka mid ah maa ahan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 7 күн бұрын
dabaal kaan qabyaalada dilatay wuxuu naga dhaahdacsiinaa kenya somali aaleh hadee kenya somali lee dahay maxaa somali dukaaman keeda loo dhacaa mar kasta oo qala laas siyaasad la galo?
@adanbile4237
@adanbile4237 7 күн бұрын
Anders coppar/ Amxaar caabude
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 8 күн бұрын
Faan badanaa garacani! Waar shalay unbay ahayd Markii Sujuuga la gumeysan jiray.
@farahisse452
@farahisse452 8 күн бұрын
Don't insult people. Have a respect
@zaynosman5162
@zaynosman5162 6 күн бұрын
Marku somaliga xaqiisa dhacsanayo cadowga ugu hore waa somalida kale. Maxaa khalad oo ku jira hadeey somalida kenya xaqooda udoodan? Caqli lix saac waaxid!
JKLIVE | KDF deployed to streets with CS Aden Duale [PART 1]
24:23
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 137 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 95 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 91 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 116 МЛН
[NEWS GANG] Ruto fires his Cabinet [Part 3]
43:12
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 11 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 114 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 95 МЛН