ASC waar ninyohow waxaa aan joogaa gobolka jerer qaytiisa Bari waan saluugay sidu jaama wax u wado sida Ka loo Chan wuu Ku saxan yahay waanaga runtii nin qaaliya hadana wuxuu wali la soon fadhiyaa wan salaamayaa walaalahayga soomaaliyeed caalamkoo dhanbaa laga dawanayaa dad aan Somali ahayn baa ku jitra.ok
@hamseabdi90193 жыл бұрын
Ninkani ogaadeen miyaa mise ciida gale
@yasinaliyasinali84694 жыл бұрын
Isaaq dhalada
@namussharif44486 жыл бұрын
Maalintii 25 Dec.1992 ee la ansaxiyey mamulka kililka laga billaabo Doolaal Aadan Dhagoole waxuu deydayayey illaa maantana raadinayaa in kililka loo dhiibo. Waxuuse Ogeyn Aware oo uu ku dhashay in uu Gumeysi Amxaaraad ku jirto isna Colonel wax bartey iska dhigo. Muu ka qeeybgalo xoreynta dalka sida Maxamed Cumar cusman iyo Cabdullaahi muqtar. Haddii kale sida saraakiisha danahooda ku foofay. Waxaad weeydiisaan SPM, ONLF shegashadiisii haddana Cabdulmajid iyo Meles, Dhabarjabin. Haddana la taliye Ina Iley, Haddana maanta wa IKA, 1991 laga billaabo illaa 2018 marna ma nasan ee soo ma daalo. Soo ma quusto. Hadduu aqoon leeyahay waqtigaa ka lumay ayuu garan lahaa. Waa nin waalan oo damac uu maskax maray.
@namussharif44486 жыл бұрын
Col. Dolaal Ha loo magacaabo Taliyaha LIYU BOOLISKA, si uu Dadka Ogadenya u dhameeyo; kedibna uu xukun militari ugu qabsado hoggaanka kililka. Haddana uu Iitobiyo u qabsado. Haddana Africa uu u qabsado. Hadda ogaado Ninka damacaa qaba Aware oo uu ku dhashay gumeysi ayey ku jirtaa.