waa nin siyaasi tarikhda deeganka somalida bottom ila top wuu garaneeya ....viva dolaal
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Doolaal waa waayo arag weyn runtii
@ahmedlove79604 жыл бұрын
Doolaal waayo arag 👍👍
@ismailmohamed79356 жыл бұрын
BBC soomaali
@jamaalboqor70984 жыл бұрын
Greate ganeral doolaal.
@namussharif44486 жыл бұрын
Aware oo uu sheegtay in uu ku dhashay Col.Doolaal waxay weli ku jirta gacanta gumetsiga Ethiopia. Waxay u baahantahay Colnel U dagaalama oo xoreya dhiiggii Istelada ku sawirraana u hura. Aware laguma xireyn karo midkii gumeysanayey in loo adeego.
@aminadhagacde19796 жыл бұрын
Kan xuni ee waryaha isku sheegah waa in laga maydho itobiyan nimada
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Haylayska qabto waa ninkii rag badan oo ONLF ah axmaarada u dhiibay 2009 oo shacbuu dilay ninkani
@namussharif44486 жыл бұрын
Doolaal xilligii Aniga la dhihi jirey wuu dhammaaday. Dalka Ogadeniya iyo guud ahaan Soomaali JAAJUUSKAAGAN oo kale in loo dhammeeyo ayaa fiicneeyd. Weliga waxgal ma aada noqonin. Meles Zenawi ayaad iskutaxalujisey iyo Cabdulmajid in aad u noqotid adeege ay kililka u dhibtaan weyna ku naceen.
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Waanna cod kar ku macaashay.codkiisa
@ruqiyaxasan48986 жыл бұрын
SSTV waa in wariyaashiisa tababar u furo si ay u bartaan sida loo Maamulo waraysiga iyo muqaablaadka .maxaa yeelay meeshii waxay noqotay in sheekaynaya wariyihiina waa iska horfadhiyaa. Wariyaashiisa waxaan kula talinlahaa in uu daawadu Wariyaasha Aduunku sida ay wax u waraystaan oo shaqadiisa ha hormariyo.
@samsamm59964 жыл бұрын
Ogaadeenku muu odaygan iyo cali shucaac Raga lamida may talada udhiibtaan
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Ninkani waa dambiile jaajuusa
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Ninkan waxaan ku xukimi lahaa 1000 sano rabo
@Drammaboi16 жыл бұрын
Wariyaha Waa xoolo wuu iska aamusan yahay. Su’aalaha weeydii. Ninkan republic of Somaliland ku haya ee qabiilkiisa ka sheekaynaya siduu ONLF ku diidi karaa. Maad weydiisid Goni isutaaga reer kaaga Isaaq waxaa ka muhiimsan kan kan Ogadenia. Sababtoo ah qaarada ayay ku qoran tahay.
@kahinshukri81972 жыл бұрын
Ninkaan asagaba ogaden ah maxa isaaq maad u maleyneysaa
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Waaba jaajuuska dadka kala dila
@abdihayehansshi88046 жыл бұрын
Ninkani waa adeer kay lkn waa. Calooshiis u shaqayte mar kasta.jecel raaxada
@ahmedbarre26276 жыл бұрын
War waa qoloma ninku aduu adeerka yahaye libx adoo raliya aqoon unban uga socdaye