Suneyaal Biciidleey - Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge Liibaan

  Рет қаралды 21,189

Duul Media

Duul Media

10 жыл бұрын

#SuneyaalBiciidleey by #MaxamedMoogeLiibaan. Naftaydiyo, ciil, sida ugaxda, aana, jacayl dhiig na lugu qoray. written by #mooge

Пікірлер: 41
@khdarxuseen5766
@khdarxuseen5766 10 ай бұрын
Walahi bilahi waa m mooge. Liibaan alle haw u naxariisto ❤❤❤❤❤❤
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
@ismalurebulshaawiyoutubechanel 7 жыл бұрын
maxamed mooge Somali fannaan number 1 for ever
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 6 жыл бұрын
Saqda dhexe habnki sidan xolo gul wado naftu way sawaxanta sunayaal bicidlay allow ku raxmaad Maxmed moge liban
@xamseciise8780
@xamseciise8780 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto m.mooge liibaan
@mustafequdciye6490
@mustafequdciye6490 3 жыл бұрын
*Mahamed Mooge Liibaan Allah Ya Rahma Rahimin Allaw Ma Nin🤲*
@jamhuurialjamhuuri7965
@jamhuurialjamhuuri7965 6 жыл бұрын
Heestan maxamed mooge maaha ninka qaadayaa ha lyska hubiyo
@abdibaziduk4195
@abdibaziduk4195 6 жыл бұрын
Waa mohamed mooge hada lakiin heestan husein yusuf tarabi isna waa qaadaa
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 5 жыл бұрын
Hdaa ma ayaydaabaa
@sakariyedayib5154
@sakariyedayib5154 5 жыл бұрын
Waa m mooge oo yar
@darmanqali1072
@darmanqali1072 5 жыл бұрын
Waaa asaga
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
ninka codkii maxamed mooge garan wayey waxba garanmayo kabanka bal dhegayso
@wiganlazio6900
@wiganlazio6900 6 жыл бұрын
waa heesii ugu horeeyay ee ku luuqeeyo
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
@ismalurebulshaawiyoutubechanel 7 жыл бұрын
Allah haunaxariisto
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Nice.
@ristoomixile4833
@ristoomixile4833 7 жыл бұрын
alle haw naxariisto m.m.l
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 9 ай бұрын
Kabankaa waxaa tumataa xudaydi walaal halkaa inaga sax heestan waa heesta uu ku raaxaystay xudaydi garaaciateeda
@yustaroosco3780
@yustaroosco3780 8 жыл бұрын
lovely song
@ozilyaremm1212
@ozilyaremm1212 6 жыл бұрын
Sowtaan ahaan jiray doob sarara waynoo Sange faras ka xoog wayn Sida cowlka neefsada Isoo qaban wax cararaa Sunayaal baciidleey Sabar geenya u gubleey Alaa yaa raxmaa maxamed mooge liibaan
@ristoomixile4833
@ristoomixile4833 7 жыл бұрын
mujaahid macalin muwaadin
@mahamudali5532
@mahamudali5532 5 жыл бұрын
Heestan waxaa qaadi jiray Xuseen Yusuf Tarabi..m.moogena copy ahaan ayuu u qaadaya.
@hurguf11daweeye17
@hurguf11daweeye17 3 жыл бұрын
Erayadii ale ha u naxariisto huryo Laxankii jamac saleeban tubeec maxamed saleeban Walalkii hadana laygu sheegey burco Codka maxamed mooge Markii dambena waxaa qaadey alfanaan tarabi Dadku ay ku xasuustan indho deeraley Wakhtiga heesta 1972 Goobtuna hargeysa Dhamaantood Ilaahay ha u naxariisto Moge, tarabi, iyo huryo Jamacna Ilaahay caafimadka ha u siyaadiyo iyo cimrigaba
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 3 жыл бұрын
Abwaan Laangadhe ayaa midhaha lahaa laxankana waa xuseen yuusuf tarabi Aun wllo
@hassanaden6049
@hassanaden6049 3 жыл бұрын
Xusen Yusuf trambi has kava horreyey MMooge.
@abdiaziizhassan1746
@abdiaziizhassan1746 3 жыл бұрын
Wax garad
@ajchannel4221
@ajchannel4221 2 жыл бұрын
M. Mooge miyaa mise waa xuseen y tarabi?
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx Ай бұрын
Ereyadii: Cabdilaahi Cabdi shube😊
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 жыл бұрын
Heesta qoraalkeeda sxb nagu caawiya
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
Fadxi Leeb anaa kaa cawinaaaya sxb hadii aaad rabto
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 жыл бұрын
Mohammed Jaamac saaxiib barakowe iga caawi aad baan ugu baahanaye
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
Fadxi Leeb Sawtaan Ahaan jiray Dooob saraara Wayna Sange Faras ka xoog weyn Sida Cawsha neefsada Soo Qaban Waxa Carara Sunayaal Biciidley 2X Sabar Geenyo Ugubleey Sidan ku arka wali Sasaba naftaydoo Sugayaa Wanaagii Saqda Dhexe Habeeenkii Sidan Xoolo Guul wado Naftu way Sawaxantaa ........wuu calaaliyye intaas 😂 ....... Sidan ku arka wali Sasaba naftaydoo Sugayaa Wali Wanaagii Sawtaan Ahaan jiray Dooob saraara Wayna Sange Faras ka xoog weyn Sida Cawsha neefsada Soo Qaban Waxa Carara Sunayaal Biciidley 2X Sabar Geenyo Ugubleey sxb wataa wixi aan qaldana la iima qabsado 😂😂😂 waayo dhalinta danbe ayaan ahoo fanaaninta danbe oo heesaya ayaan la jaan qaade....lkn 70% waxan isku taxalujiyey inan barto heesaha qaraamiga ah inta aan aqaano hada kumanan way dhaafen....wixi aad u baahatana waan ka cawin ...
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 жыл бұрын
Mohammed Jaamac aaad baad u mahadsnty saaxiib
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
Fadxi Leeb adaaa mudan sxb gcliye mar kasta
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 3 жыл бұрын
Codkan hadda socda waa xuseen yuusuf (aun ) tarabi ma ahaan M.MOOGE
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
maye wa ayeyda
@jimaleharir2742
@jimaleharir2742 6 жыл бұрын
Tani walalayaal maaha mxamed moige codku
Duufaan iyo Dabeyl Zulfa
6:12
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,4 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 42 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Heestii:- Sow Taan Ahaan Jirey
6:45
Hal Abuur channel
Рет қаралды 6 М.
Maxamed Mooge Daaya Daaya
7:21
Duul Media
Рет қаралды 35 М.
30 June 2024
4:44
Farxaan Maxamed ciise
Рет қаралды 1,6 М.
Caado Barwaaqa - Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge
9:55
Duul Media
Рет қаралды 68 М.
Maxamed Mooge  Cumral-Zahuur.wmv
4:52
gorgornews
Рет қаралды 129 М.
Ahmed Mooge Gaaridii Haweenkaay Lyrics By Qaraami Channel
6:21
Qaraami Channel
Рет қаралды 41 М.
Halkay Caawa Joogtaa Maxmed Mooge Libaan
6:00
Duul Media
Рет қаралды 59 М.
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 101 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 938 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 730 М.