waa Riyo iyo Geel, Hawd iyo Guban baa laysugu faanayaa, iminka suugaantaas oo kale cid samayn karta lama arag Gole ka fuul ayaa la odhan jiray.
@casoowe10015 жыл бұрын
wa tariikh cajiiba i love it
@hollaatme80548 жыл бұрын
wlhy yuusuf shaacir waa nin illaahay hadaayee umada usoo uruuriyey hidhahoodii iyo dhaqankoodii cidsidaa isuxilqaantayna maan arag
@hafsasamda69677 ай бұрын
🎉
@abdulljama45917 жыл бұрын
walee balay ku dhigtay gabadhu
@JimcaaleCABDIXAKIIN10 ай бұрын
0:30
@Yummysomalilander12 жыл бұрын
tolow cambaro manooshahay mise waa dhimatay hure burcuu kunool yee
@nanimaga16 жыл бұрын
This is purely isaaq and dhuulbahante stuff only they know how to beautify the language infinitely. walee reer waqooyi walaguogyahaay gabay waaydameeyeen
@siciid66612 жыл бұрын
abwaan yuusuf shaacir nin adag aya tahay lakin hal ayaan kugu dhaliilaya maadamo aad tahay abwan somaliyed hadana waxad soo uruurisaa oo kahadashaa waqoyiga isku day inaad keento abwaaniinti kale hadi kale halkas farta kaaga godan