No video

Taariikh Faneedka Abwaan Aadan Tarabi Qaybta 2aad

  Рет қаралды 70,610

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Waxa Waraystay Cumar Seerbiya
Hargeysa 2019

Пікірлер: 79
@cabdalesaciid3418
@cabdalesaciid3418 2 жыл бұрын
Abwaan adan aabahy bu 1 sanno qura ka weynyahay wlh wa cajiib marka sidaso kale aabe u shekeynayo walow isagu fankaso kalle usan so marin lkn waxa hubal inaysan jirin wx kamacan wayelku markay tarikhaha ku werinayan allaha ku barakeyo abwane hanti somali batahy♥️
@abdirahmanviva9539
@abdirahmanviva9539 4 жыл бұрын
Maasha Allaah abwaan Tarabi Allaah cimriga & caafimaadkaba ha u barkeeyo
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Aad iyo aad baan ugu mahadcelinaya wariyaha qarniga cumar seerbiya iyo abwaankaba
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love mujaahid aadan tarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Abwaan aadan tarabi waa abwaan aad uqiimale intii uu waraysigu labada qaybood kasocday uu inoo xog waramay runtii heesaha uu midhihooda leeyahay iyo laxamadoodaba waxa uu dhibay dumar intii fanka haybada kulahayd qaarkood intooda dhimatay illahay ha unaxriisto intooda noolna alle cafimad iyo cimri dherer hasiiyo Saado cali Marwo mahamed Kinsi xaaji Shankaroon ahmed Baxsan xaaji Aamina cabdilahi
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
ABWAAN AADAN TARABI JAMAC WUXUU AHAA GEESI ILAAHEY HA KARAAMEEYO WAA ABWAAN QAALI AH
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 5 жыл бұрын
Mashaaaa allah mudane cumar seerbiya sxb aad iyo aad ayaad u mahadsantahay runtii waxad no haysaa shaqo culus midaso aysan qofkasta keeni karin Waxad tahay nin caruriya fanka waxna ka yaqana adiga iyo abwaanka aadan tarabi waaad ku mahadsantihiin sida wanagsan ee ad nola wadagteen Waxan ahay nin fanka xiseeya runti intan oo hesod wan aqanay lakin ninka sameyay iyo qisoyinkey ku timid waaaaa ii manta lakin hada waxbaa iiga baxay marka masuul dadka sidano kale ah nosoo badi si aanu wax uga faiidno thank u alot bro
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Cajiib Abwaan Aadan tarabi jaamac Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 9 ай бұрын
Cabdi salan wll ma ina cabdi kariin qaaray baa
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 9 ай бұрын
Mulaxamkii weya cabdi kariin farax jiir qaarey
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
CumaR seerbiya waa ruug cadaa walhi fandhaadhi ah oo wax badana ka yaqaana abwaanka heesaha uu waydiinayo wakhtiga uu tiriyay sagaa garanaya halka qar aynan garanayn abwanadi sameeyay wkhtigii ay ahyd..... Aadan tarabi ale ha dhawro...
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Muj. Adan tarabi jaamac,waa abwaan iyo geesi halgamaa ah.nasha allah.
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 жыл бұрын
Abwaan qaaliya aadan tarabi jamac ilahay cimriiga ha ku dheereyo
@abdikaliil795
@abdikaliil795 2 жыл бұрын
mansha allah wuxuu soo maray wakhti aad u qaali ah runtii
@saidojama1170
@saidojama1170 3 жыл бұрын
Abwaan adan tarabi nasab daacada iga dheh waa inyar inta qirata waxaasoo kale kuligood waa wala wada soo dulmay cimrigaaga iyo caafimaad kaagu ha raago abwaan adan tarabi Allahumma Ameen
@xamsemaxamuud1435
@xamsemaxamuud1435 4 жыл бұрын
waa taarikh dhaxalgal ah waad ku mahadsan tahay wll sidad noogu soo gudbisay
@abdinaasirahmedaddow5093
@abdinaasirahmedaddow5093 4 жыл бұрын
cumar seerbiya shaqo wacan ayaad heysa hore uso walal
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 3 жыл бұрын
Maanta ayaan dawaday waraysigan si qurux badan ayad u qaday. Mahadsanid
@a-b9206
@a-b9206 3 жыл бұрын
Tarabi waa daacad somali waxuu cunay ama xaday qiranayaa majiro sebenken 30jir 30milyan haystaa somali haysaa aan maalin shaqo tegin.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*WAXABA WAAN CUNAY 😂 ABWAAN AADAN TARABI WALAAHAY WAA QOSOL* 😂😂
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
kkkkkkkk waxba ana cunay kulaah wlhi wan dacad qozle abwan runta ku rafta iga dhe
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Fawsiya walaahi waa kula qosley anba dhiigeenaa wada shaqeeya
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
MUJAAHID AADAN TARABI JAAMAC ILAAHEY ADEER HAKU KARAAMEEYO GEESI GEESI DHALAY NOOLOW ADEER
@user-pp8oj2jy4k
@user-pp8oj2jy4k 3 ай бұрын
Allah Allah ❤
@xasanxede6782
@xasanxede6782 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto maama saado all Lkn somaliyeey waan u Arnay maallalahey dhimaneysay akteeda Dagaalo dhacay ciidamada xooga dalka somaliyed waxaan goobjoog ka ahaaa khawarij la meeydgaraacaayo waaa wiilal careysan oo somaliyeed oraayaan kii dhawacaba waa kii saado dilay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Heesaha xarafka "Y" Laga sameeyey Waa laba heesood Uun adkaanta Eraygaa awgii Waana heesta Yaxyax iyo xishood Ee abdi tahliil qaadi jiray alle raxamee IYO Heesta YUFLE oo ah hees aad u mcn.
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Labo maaha sxb way ka badan yihiin intaa Labada aad sheegty Maxamed Yusuf iyo harawo:waxan yu,anayaa Xasan diiriye :yu,asho Cabdilahi xalweyste:yixdii gaalkacyood Maxamuud gaaywaroow:yacyacoodka Cabdi maxamud Aamin :yaasiinka Salaad darbi iyo seynab cige:hayaba Tubeec:yaasiinka magansada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@abdullahi370 Mahadsanid Saaxiib Xog badan baad igu biirisay Markaa Xarafkaasi Gabno maahee Waa Hodon baynu Odhan karaaa.
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Mansha Allah Abwaan Qaali ah
@abdirahmanviva9539
@abdirahmanviva9539 4 жыл бұрын
Runtii abwaan Tarabi waa nin geesi nimo badani ka muuqato
@mohamedcidhib
@mohamedcidhib 3 жыл бұрын
Abwaan Aadan Tarabi, waa maad iyo murti miidhan
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 4 жыл бұрын
Abwaanku wxuu dhahay buugii canshuurta wa dhimay xaqiiiq ba ka hadlay
@CabdikariinCabdikariin-wq5tp
@CabdikariinCabdikariin-wq5tp Жыл бұрын
Cumar wll waad ku mahad santahay sidaad u soo gudbiso fankeena
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
Ciyaalki horu aha legend dhowr buugo cashuura ku maqan 😂😂😂
@caligeeleaxmedguuleed9931
@caligeeleaxmedguuleed9931 Жыл бұрын
Abwaan mujaahid aadan tarabi ilaahay cimriga haw dhereyo
@CjsjrjEiitj-g1f
@CjsjrjEiitj-g1f 8 күн бұрын
Abwaaan aadan tarabi
@amssaid9583
@amssaid9583 3 жыл бұрын
Seerbiya we love u
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 2 жыл бұрын
Sir you're Legend👏👏👏
@maxamedmadoobe2240
@maxamedmadoobe2240 4 жыл бұрын
Allh haw naxariisto marxuumada
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Heestaan yuflaha qaboow laxan waaliya ayaa Saran mcn weyaan waa iga dadantay heestaan
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
jiim shiikh muumin caadi maaheyn
@stephensteffen6609
@stephensteffen6609 4 жыл бұрын
Asc Abwaan Adan Tarabi ana an Tuug Tarrabbi
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Walahi wan qoslay wa run sheg ana cunay kkkkkk
@Somaliboy24
@Somaliboy24 3 жыл бұрын
Heesta liid ee abwaanku sheegaya yaa iga caawin Karo meel an ka helo
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 3 жыл бұрын
Abwaan qaali ah weeye runtii
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii aadan tarabi laxanka jiim sh muumin codka kinsi xaaji aadan
@jimcalemohamed3665
@jimcalemohamed3665 4 жыл бұрын
Hhhh adan tarabi waa riwaayad bookta cashuurtiba ana cunay kulahaa
@DiinaJalawo
@DiinaJalawo 9 ай бұрын
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 Жыл бұрын
ABAWAN QALIYA WEEYE ANAJECELAHA BILQUSUSAN HEESATA
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 4 жыл бұрын
Hhhhhh allaha kaa cafiyo adeer
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 4 жыл бұрын
Insha Allah lasoo dhakhso
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 4 жыл бұрын
cumaroow waad nagala soo daahday aadan tarabi jaamac t.tarabbi. mahadsanid
@nimcaanmawliid11
@nimcaanmawliid11 4 жыл бұрын
Sxbkay Omer seerbiya waan ku salamay marka hore sxb lakin waxan ka codsanayaa in aad soo galisidna heesta abwaanku sheegay ee liiga oo aan KZbin ka ka waayayna mahadsanid
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Heestan liiG walaL waxaY ka mid tahay heesi soo baxaY lkn la wayay... Hal nin hdaanan laga helin ilama aha in meel kale lagama helayo... MuduG poY ninkaas baL kaso badh ...
@nimcaanmawliid11
@nimcaanmawliid11 4 жыл бұрын
Waan garty wllo lakin mudugboy wakhti dhexdii ahayd aniga ayaa waydiiyeyna hadii uu hayo in uu soo galiyona lakin ilaa hada soomuu galina waxan filayaa in aanu haynina isna wllo lakin waa hees ay ku jiraana erayo af-Soomali sax ah mahadsanid
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
@@nimcaanmawliid11 dabcan walaL way dhici karta in uusan hayn waxa kaloo dhici karta in uusan qoraaLkaga arkin kolaY kaydad badan oo heeso la waayay ah buu haya .... Waana nin qurbo iska jooge badana heesta uu codsiga dawada yaasha ka helo ayuu soo galiyaH.... Adaa mudan walalkaYow.....🖐⚡🌹
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Bal esgga ragigii hore waxba ma caayi jiriin sida abwaanku sheegayo iidooroow isku xishooda oo dhaqanka iyo taariikhda tix geliya ogaada hadaad cayda sii wadaan waa laydiin jawaabayaa xishooda iidoor ama hadaaad doonto ha xishoon anigaa kuu jaawaabaya
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
afka nool waynu is naqana
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Somali Nadiifa
@maganmire4595
@maganmire4595 5 жыл бұрын
Nin xasuus mudan walee
@optionswithmcc4751
@optionswithmcc4751 Жыл бұрын
Good
@ahmedaliabdi6779
@ahmedaliabdi6779 5 жыл бұрын
Cumarow inola soo dhaqso
@salmaansheikhabdulaahi6750
@salmaansheikhabdulaahi6750 4 жыл бұрын
Heesta liig xagee laga helayaa..
@kowthardaleel150
@kowthardaleel150 2 жыл бұрын
wll ma heshay anuu waan waayay
@abdulkadirabdullahiafrah6988
@abdulkadirabdullahiafrah6988 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@loogecabdijama4853
@loogecabdijama4853 5 ай бұрын
Calankan xaarka leh yaaleh Reer sh isxaaq calan iyo dawlad xora weeye
@cabdixakiinmarayare2119
@cabdixakiinmarayare2119 5 жыл бұрын
Yufle.
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 2 жыл бұрын
Yible waa xoolaha markay biyo cabaan baadna haysan way yibladaan
@kowthardaleel150
@kowthardaleel150 2 жыл бұрын
heestaan liiguba abaaraha malaha lama duubin waayo youtube ka kuma jirto
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 Жыл бұрын
Anba wan ka waayey ereyada heesta waa hees aad u cajiib ah
@mohammedgalayr1568
@mohammedgalayr1568 Жыл бұрын
kkkk
@upduladifsaed6482
@upduladifsaed6482 5 жыл бұрын
Seerbiya wL wxad isheegta, heesta cosobtaan jeclaa wacadkii haday sidaan uga walwalo ila wadi lahayd. Qaraam keeda isheeg?
@axmedcabdi4358
@axmedcabdi4358 4 жыл бұрын
Amiir Updiladiif Saed waxaa leh qaraamkedA cabdi naasir macalin caydiid
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Tuug tarabi,ayaad isku cadaysay.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
Tuug tarabi heesihii kabanle nin sameeyay
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 war ninyahow hesaha kabanale maninkana sameyay ❤❤
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Күн бұрын
​@@huseinahmed5083haa
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
TAARIIKHDA ABWAAN AADAN TARABI   QAYBTA 1 AAD
32:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 137 М.
Good iyo Guuleed iyo Abwaan Aadan Tarabi
13:24
Eryal Multimedia Hub
Рет қаралды 83 М.
Hereri Iyo Hargeysa Abwaan Aadan Tarabi
48:19
Universal TV
Рет қаралды 85 М.