TAARIIKHDA ABWAAN AADAN TARABI QAYBTA 1 AAD

  Рет қаралды 139,565

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 149
@TheSamale
@TheSamale Жыл бұрын
Legend of the Somalia culture 🙌 👏 thanks. Watching from United Kingdom 🇬🇧.
@SidikASudi
@SidikASudi 5 жыл бұрын
Abwaan Aadan Tarabi waa tiir kamid ah tiirarka af-somaaliga, waa abwaan leh suugaan iyo riwaayado badan.
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Xataa lama weydiin inta riwaayadood Ee uu sameeyey Cumar isagaa waraystaye su,aashan Jawaabteeda mahayaa Imisa ayuu sameeyey
@abdikarimabdilahi1317
@abdikarimabdilahi1317 5 жыл бұрын
Adan tarabi, Waa haldoorada muddan inaan xasuus badan kala hadhno mahadsanid walaal Cumar seerbiya, barakoe
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
adan tarabi masha allah wa abwaaan wa mujaahid waa geesiya war ragii buuuraha galayaay geesi weye ilahay ha daayo dowladii afwayne abwanada odhan way xidhay waa yaaab somalida way dawanaayeen waxas odhan waxna kama qaban
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 4 жыл бұрын
haduuba muuse samiri xidh xidhayaa
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Muntaz, adigu maxad ka qabatey?Ileyn adba soomaali baad ahayde.
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 жыл бұрын
Mansha ALLAH Abwaan Aadan tarabi alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyoo aamininsha allah
@sareedsicid3954
@sareedsicid3954 3 жыл бұрын
Zo hoo
@suldankageeska2333
@suldankageeska2333 4 жыл бұрын
Abwan cimriga cafimaadka garashada intaba allaah hakuu barakeeyo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Tarabi waa legend alle cimriga haw barakeeyee
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Guul weeye abwanada soomaliyed in xusuus iyo tariikh laga reebo cumar aad ayad u mahadsantahay
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 2 жыл бұрын
Waxan aad u xiiseyaa dhagaysiga dadkeeni Waawaynaa ee Hal abuurka ahaa Alle ha unaxaristo inti dhimatay inta noolna caafimad iyo cibaado suban Haku noleyo
@mahadugas388
@mahadugas388 8 ай бұрын
Aad iyo aad Wax laga xiiso dhicikaro maba ahan 😋
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
faniintii odhan buu marba mid heesihiisa noosheega cida samaysay ninkan masha allaah way wanaagsan tahay in loo sharaxo dadka sida loo kala laha heesaha
@Abshirmaxamed
@Abshirmaxamed 5 жыл бұрын
Waxaa wacnaan lahayd in Abwaan kasta oo Somaliyeed heesihiisa iyo tariikhdaba la qoro. Xigmadii iyo curintii way lumayaan.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Heesta ay shankaroon qaado ee cakuyeey..... Aaad yay u macaan tahay walhi.... Aadan tarabi tiir kamid ah tiirarkii fanka .... Cimri dheer iyo cibaado suuban....
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Nio zxpow adi meelkasra ma taagan tahay 🤣🤣👊
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 horta waan ku salamaya walalkayoow Meeel walba oo aan jooga hdaad adna joogta mxaad iga rabta lool waan simanahaye😁🖐
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@dailyxiin dani culus cawana negi 😘🙏 wllshy sharafsan wa ku salamay aan kula kaftame heso aad comanti ka bixisay ayan arkay waxan uga jeda aad tilmantay cida curisay cidda laxamaysay marka ilayn qarban odhanaya hesta cidasa qaday cidasa curisay hadii laygu qabsado waxan odhanaya cawo omar aya igu tidhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sooraan ilahay haw naxariis te islan tayda igu tidhi odhahda aya laga dhaxlaye
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Waaan kaa Qaaday Wlaal Sharafoow Wlhi Adba Wax badan Ayaaad Ogtahay oo aanan fanka ka ogayne Anu Wxxaan Hayo Waan isla faaan faaniyaa oo Waan Soo Qoraa lkn Wax badan Ma ogi Marka Runta la sheeego
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@dailyxiin sharaf ku nolow wllo qali qof dumar ah oo suugaanti hore sida ula socta weli ma arag 🙏🙏🙏👏👏👋👋👋👏👏🙏🙏🙏🙏
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
waxan maqlay waxay isu gubtay jacayl dartiis cajiib abwankan waxan is idhi ma awliya wixi sameyeey sidoodii bay u dhacen marwo guul daro iyo ciilki bay isu gubtay saado cali dhibtii u sheegayay baa qabstay gabaygiisi maxakamad birlaba bacad lagugu saar ninki maxkamadii birlaba bacadki lagu saaray hesta walida ahayd wiilkii matelayay waa washay cagjar maha intaas uun wax walaba uu ka heesay ama ka gabayay sidooda u dhacen waxaa la yidhi qofka imanka leh ilahay sida murayada la isgu eego ayuu wax u tusaa waa abwaan iga fajaciyay walahay
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Ma ila yaabtay Ani marwo aada uga naxay sidii qofaa aqaano cml😭 naxariis tii Jano allaha ka waraabsho dhamaantood
@qabojiyeqabojiye8672
@qabojiyeqabojiye8672 4 жыл бұрын
Abwan adan Tarabi waxa sharaf ii aah inan labo haben kahora an isla jognay wilkaagu yussuf Adan jamac tarabi
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 5 жыл бұрын
Aadan tarabi heesihiisu waa bad. Maxamed moge wuxuu u dhiibay heesta Naftu orod bay kugu Aamintaa. Kinsi wuxuu u dhiibay heesta Waan yaabanee. Shay mire dacar wuxuu u dhiibay bishaaradii naftaydaay. Abwaanku xitaa fanka wuxuu kuso daray Jiim sh.muumin. Cabdi nuur allale wuxuu u dhiibay heeso badan
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
Iyo maxamuud kabanle heesaha ugu badan ninkaas ayuu udhiibay
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 maxamuud kabanle koox kama tirsaneen sidaa maqlay
@ayuphaji5942
@ayuphaji5942 7 ай бұрын
Bishaaradii naftaydaay heestaas maleh abwaanku Heestuu shaymure udhiibay waa Wada noolaadoo nabad kuwaaraa
@Mursal1445
@Mursal1445 Жыл бұрын
Adeerkay Maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxariisto Dad badan oo badan oo qiima badan ayuu tagay ilaahay ha barakeeyo
@sabdi8148
@sabdi8148 11 ай бұрын
Ma aderkaba maxamed Cali kaariye zxb
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
Heestaas 1969 kii ayay gabadh aan la haasawayay itidhi bal hees iigu dhufo caawa anagoo meel geedo dhexdooda fadhina kadibna. Waan kasiidaayay ilayn musharax badan ahaaye kadibna waxay tidhi ala waar dee fanaanbaad tahay ...aduunyo shalaybay ahayd...
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 4 жыл бұрын
adigu 1969kii hadiiba wax shukaansanjirtay maxaa youtube ku dhex dhigay 😁😁@kaftan
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 жыл бұрын
Meeshu xagay ahayd waar niyow geed adayg baad tahee bal nala wadag goobta iyo xiligan xaladada nolaleed, dhulka, dadkan iyo dadkii hore
@sacduushmire3810
@sacduushmire3810 4 жыл бұрын
malaha tariikhda ka khaldante 1996 bd ula jeday😛
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@@abdikanimuse1576 aar xishooda dee youtube da' u gaar ahi ma jiree. Yaase idinka police idiinka dhigey?
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 4 жыл бұрын
@@faizamohomed9763 halkana miyaad joogtaa @naga cilmi badan
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya waxad tahey Weriye nagu qaaliya hadii aanu bahda fanka sababtoo ah waxad soo ururisaa ama aad wareysiyo xiiso badan layeelata taariikhda ku qori doonta mida kale Abwaan tarabi waxa uu kamid tahey tiirarka fanka soomaliyeed ku taaganyihiin lagamana dhergi karo heesihiisa iyo maansooyinka uu sameeyey Ilahey cimriga haw dheereyo abwaan aaden tarabi
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 жыл бұрын
Aadan tarabi jamac waa abwan weyn ilahba weyne alle cimriga haw dheerey
@sharifabdullahiyusuf825
@sharifabdullahiyusuf825 2 жыл бұрын
cimri dheer iyo caafimad ayaan idin rajeyna insha allah.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Yaasalam ilahay cimri iyo caafimaad hasiiyo abwaanka hoboladii dhintayna ilahay hawnaxariisto
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 4 жыл бұрын
Mahadsanid Omar seerbiya
@hanadolad2061
@hanadolad2061 3 ай бұрын
Alaah rabilcaalimiin ha idin xafiddo cumar iyo aadan
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Safar u ahay dhulkii hooyo inan lakulman rabaa abwanka somaliyeed aadan tarabi Isha Allah april
@HELLO7546
@HELLO7546 4 жыл бұрын
Safar salama , salaan qiimo leh iga gaadhsii abwaanka Aadan Tarabi.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Alle hakuu sahlo kulankiisa walaL...
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Abwaaan xikmad badan alle haku sharfo
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Cimriga Ilahay ha udheereyo adeerkay Adam tarabi ❤️❤️❤️
@laafa_cadde
@laafa_cadde 3 жыл бұрын
Abwaan adan tarabi jmac Waxa uuu sameeyaa eryo cajiib leh Allaha dhowro aduuun iyo aakhiro
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 5 жыл бұрын
Asc Cumar, sxb waxaad soo diyaarisaa Taariikhdii Axmed.Cali Haaruun Dararamle
@pysuhayb15
@pysuhayb15 4 жыл бұрын
Yess
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Yes
@debbieashcroft8702
@debbieashcroft8702 4 жыл бұрын
Yessivwfjswku
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
abwaan aadan tarabi alla cimri iyo cibaado suuban ayuu siiyey .masha allah.
@Mohamed.Khaliif
@Mohamed.Khaliif 5 жыл бұрын
Abwaanka Illahay ha xafido
@inahaanfarkudhuuqe99
@inahaanfarkudhuuqe99 5 жыл бұрын
Cumar serbiya gudomiye abwanka waydi hesihi kabanle waa la isku haystaa
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 4 жыл бұрын
Cumar serbiya Waxaan ka Codsanaynaa Inaad Soo Aruuriso Heesihii Maxamed Cali Kaariye Iyo Taariikhdiisii
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
War cali kariye somali oo dhan inay isugu Tagto mooyee cidi ma dhamaynkarto
@calimuxidin9765
@calimuxidin9765 5 ай бұрын
Cumar Seerbiye Cabdi Aadan xaad ( Cabdi Qeys) iyo Siciid Xarawo in aad wareysi ka qabatid waan jiclaa lahaa
@abulcashara12
@abulcashara12 5 жыл бұрын
Aad ba loogu baahna abwaanada hargaysa jooga tariikhdooda
@atamayste4593
@atamayste4593 5 жыл бұрын
Abwaan tarabi alle cimrag haw dherryo waxa u lahaa heesto xigmad hel sida dawo
@abdulljama4591
@abdulljama4591 5 жыл бұрын
Horay usoco cumar Abwaanka wa salaamaya
@CabdixakiinCaliyaasiin
@CabdixakiinCaliyaasiin 10 ай бұрын
Macha alh mid ka mida hal abuurada waawayn ee suugaanteena soo maray
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 Жыл бұрын
Abwaanada aan heesahooda jeclahay buu kamidyahay ABWAAN Tarabi isaga IYO ABWAAN SINGUB IYO ABWAAN MAXAWED CALI KAARIYE ILAAHAY HAU NAXARIISTO INTII DHIMATAY ISAGANA CIMRIGA ALLLAHA UBARAKEEYO
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 2 жыл бұрын
Mash alaah aadan tarabi nolow wariye cumar serabiya
@mohamedomar238
@mohamedomar238 4 жыл бұрын
Maxamad cali kaariye wiil ow dhalay oo waaberi layrahdo ayaan aqaanaa. South africa yuu jooga
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Waaba wiilki magaca wabari loogu magac daray
@mohamedhussaim7981
@mohamedhussaim7981 2 жыл бұрын
Alle haku xafido Ader Aadan tarabi lph wakhtigis soqatay
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Xaajaba la yaablehe baL aan qodo xabaalaha....!!! Qisada riwaayada iyo say akhirki ninki xalabalaha u qodaY.... Yufle :kinsi xaaji aadan... Mxamed mooge waxba dunida kama ogid.... Shaymire: bishaaradii naftaydaaY.... Mawjad buuxda ayuu aha... Aadan tarabi.....
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 Жыл бұрын
AAMIN CABDILAAHI XIRSI IYO ALLE HAWO NAXARIISTO CABDIRAXAMAN RAAS
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
ILAAHEY HA KARAAMEEYO ABWAAN AADAN TARABI WAA GEESI HALGAMAA AH OO XITAA DAGAALADII XORIYADA KA QEYB QAATEY WUXUU KA MID AHAA RAGII GALAY BUURAHA MIRIYE EE FAQASH KU XASUUQEY ILAAHEY HA KARAAMEEYO ADEERKEY AADAN TARABI
@bileali8006
@bileali8006 5 жыл бұрын
Abwaan aadan tarabi nin wax wayn umadisa uga tagi doona
@badridualle
@badridualle 5 жыл бұрын
Heesta ay saado qaadinjirte allah yaa raxmu ee kolkolbay lugtaadani luxudka kuu horseeda
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
hesta aad shegtay badh waxa laha abwaan xasan ganey qaybna aadan tarabi jaamac
@zubairafridi9667
@zubairafridi9667 4 жыл бұрын
M.a serbiyow abwaanka waxaa u sheegta ilmaha maxamed cali kaariye waxaa hada u jooga labo wiil iyo gabar hooyadodna waa shamso maxamuud xirsi shamso daadsan waxayna degenyihiin ex fiyoore
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 3 жыл бұрын
Walow caruurta maxmed ali kaariye walal hadad garnayso igu salan aniguba abwankaas walahi wan jeclaa ilahay how naxariisto
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 5 жыл бұрын
Badri ducaale Cabdi food iyo faarax Guudow iyo cagjar iyo fannaankaa oo aan filayo in la odhanjirey Axmed Ileeye, dhammaantood waxay ka tirsanaayeen kooxdii fanka ee gobolka sanaag ee abwaan Aadan Tarabi.
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 4 жыл бұрын
Maanshalah ceerigaabadii hore ayaad tahay intaba waan xusuustaa faarax guudow maclina buu ahaa Haybe cagjar si fiican ayaan u garanayaa salaadu kama tegijirin saaxiibu salaad ayuu ahaa waxaa kaloo isna jiray fuaad caliyow oo isna kooxda ku jiray laba gabdhood ayaa jiray wejigoodu waan xusuustaa laakiin magacyadii baanan hayn Aadan tarabi oo yar oo dhexdu u xidhantahay ayaan xusuustaa oo dhalinyaro ah
@gabyaayechenal4204
@gabyaayechenal4204 5 жыл бұрын
Waxaanu kaa codsanaynaa heeska qisada cajiibka ah kawaramaya ee uu Abwaanku sameeyey islamarkaana uu qaado Maxamed Mooge ee tidhaa Dar Allaad uhurudaa waxba dunida Kama ogid inaan kawaraysato waa hees cajiiba
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Walal qisada mar huruu ka hadlay waadna helaysa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Dar allaad u hurudaa!!
@ahmedjamahassan4512
@ahmedjamahassan4512 4 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa maalin anaga oo ah koox ka tirsan snm barqo ah ayaanu isa soo taagnay Berdaha wadaama goo anaga oo ka nimid gobolka sanaag ilaa 100 nin oo hubaysan ayaanu ahyn sida caadiga gelinka hore waddada waxa mari jiray Ciidankii dawladdii Siyaad Barre gelinka danbena SNM hase yeeshee maalintaas waanu u badheedhnay muddo ayaanu joognay waddada waxaa nala socday nin caddaan ah oo afsomaliga yiqiinay oo la odhan jiray ama somalidu bixisay Farxaan, Abwaan Adan tarabi ayaa goobtaas noogu tiriyay maanso hal ku dhigeedu ahaa Haddaan laysku garanin goobtaas, Adan waa halgamaa weyn gaar ahaan jiiddaas aan ka hadlay.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Hdaaan laysku garanin goobtaas.... Cajiib walaL wali ma jamhad baad tahay....🤣
@ahmedjamahassan4512
@ahmedjamahassan4512 4 жыл бұрын
Maya jabhad immika m ihi lkn waa taariikh hore waxaan ka hadlayaa , hada waxaan u arkaa ama aaminsanhay in dagaalkii berigaas la galay uu khalad ahaa somalina burburiyay, labada dhinacba waay khaldanaayeen baaaaaaaaaaaaaan odhn karaa
@loogecabdijama4853
@loogecabdijama4853 6 ай бұрын
Maansada soo dhamaystir
@sharifabdullahiyusuf825
@sharifabdullahiyusuf825 2 жыл бұрын
waad mahadsanthy cumar serbiyo
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@axiddig5486
@axiddig5486 3 жыл бұрын
Abuwaan culus waxweyna O'g. Wariyaha warsiga kaqaday Aad baad igu mahadsan Tahay sidad tariikhadii suugaanta aad uruuyso isuguna taxaalgiiso iyaado hawl Adag ah waqtigan Cumar Sabriiye qof jira oo da'yar lakiin waxbadan qabtay siduu ururiinlaha tariikhada facaweyn ee iska luuntay.
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 3 жыл бұрын
Taariikhdu laf dhabarta wareega nololasha uu nooluhu ka dheegto wixii loo dhiteeyey, Sxbkay Cumar Seerbiya waxaan leeyahay horu u soco... Halkan waxaan ka bartay A.H.N Marwo/Gaasira Maxamed
@mohamedlibaan6837
@mohamedlibaan6837 3 жыл бұрын
cumar Serbia sxp wad mahadsantahay
@saidojama1170
@saidojama1170 3 жыл бұрын
Sharf badanaa abwaan Adam tarabi Allah yaa cizzak
@dolaalxoogsade6428
@dolaalxoogsade6428 4 жыл бұрын
Nice
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 4 жыл бұрын
Runti dadkanu fanki waxay k dhigeen tarikhdisa abwaan iyo fanaan balse cidah u baahan in wax laga reebo waa mulaxamistayasheeni hore
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Sx
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
dadkii hore dad wanaagsan ayay ahaayeen oo isku ooya marka mid dhibaato gaadho hadana barashada diintu wey ku yarayd oo ferseda maanta lahaysto may haysan, culimada siday ku helaan wey adkayd! maanta dadka jooga iyagoo kitaabkii quraanka akhriyaya oo gurigiisa kutubtu rasaysantahay ayay xasad iyo xumaan boqonta iswada goynayaan, umadii naarta miyaa dadka maanta nooli subxaanallaah
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Sxb warYsiga abwaanka oo dhamays Tiran noosoo galin bilaa caleeg
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Cumar seeebiya waa dadaalaysaa Lkn jaanisyada aad heahid dadka uga Faa,iidee Saad wad I ogtahay dadku uma wada ogee Kadhamee qofkasta wuxuu sameeyey Oo kaydi hadad rabtid KZbin ka Hagelin hadad rabtee Fankii abwaankan intaad kadiubtay kow Laba majoogo
@cabdiraxmanmuqtermacalim532
@cabdiraxmanmuqtermacalim532 2 жыл бұрын
Hadii aan abwaankan arko waxaa igu soo dhaaysa heestii bishaaradii naftaydaay bogta waxan ku soo maray batalaalihii aw boodhari ku aasnaa aw mireheeda aw asi leeyahay Waxaan kulu qeeyay shay mira dacaar
@sharifabdullahiyusuf825
@sharifabdullahiyusuf825 2 жыл бұрын
abwaanka aqoon badan uma lihi lkn sida u wax u sharaxayo aad ayaan ugu helay.
@zaakir2884
@zaakir2884 5 жыл бұрын
Musiga uu waraysigu ku bilaabmayo heestiisa iyaa igu caawiya fadlan. Mahadsanidiin...
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 3 ай бұрын
Markaad dhageysato heesihii hore aam wareysiyada abwaanada oo ka sheekeynaya riwaayadihii barisamaadka Adna ma jamataa ma dhahdaa alloow yaa nasiibkaas ku siiya Oo fanka kugu dara
@moogemooge3836
@moogemooge3836 4 жыл бұрын
Waa wareysi qaaliya
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 жыл бұрын
Abwaan milgo weyn leh abawan aadan tarabi
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Abwaan ka abwaanada Aadan tarabbi iyo wariye cajiib ah Cumar Seerbiya
@pickystar-x3o
@pickystar-x3o 5 ай бұрын
Aadan tarabi iyo xasan tarabi ma wll se habaryoonis tee weeye
@Yaasiin1
@Yaasiin1 5 ай бұрын
May aadan tarabi habarjeclo reer yoonis
@badridualle
@badridualle 5 жыл бұрын
Heesta kinsi qaado ee ana edge qarsooniyo Dhulaan cidi arkaynbaa Laygu ilaaliya adanba leh weydii
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 2 жыл бұрын
Cumar seerbiya halyeey baad thy somaliyad ka dhalatay uun
@qarandoonyaybooshle6987
@qarandoonyaybooshle6987 4 жыл бұрын
Abwaan qaaliya oo khatar yuflaha qabow dhaxan yalax leh baan ku yaboohiyaa
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
salaan mugweyn baan kuusoodiret cumar seerbiya0
@abdiwahabadam7147
@abdiwahabadam7147 5 ай бұрын
Abwaanno badan oo Somaliyeed ayaa heesa ay qaadeen Laga raacay.raggaas waxa ka mid aha.1.Cabdi Tahliil warsame 2.Beerdillaacshe iwm
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Alwad hees aan jeclahay
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 5 жыл бұрын
Abwaanka waxad ka waraysataa fankiisii kooxdii gobolka sanaag iyo heesihii uu qaadi jirey Maxamuud Kabanle.Waxan xasuustaa in aan daawaday riwaayad uu Actor ka ahaa Haylbe-Cagjar oo abwaanka Aadan Tarabi sameeyey. waxa jirey fannaan kale oo isaguna riwaayado kale Actor ka ahaa, magaciisii waxan ka xasuustaa in la odhanjirey ILEEYE.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Maxamuud Kabanle wuxuu ku noolaa ogaantay sida la sheego gobollada dhexe gobolka ahiiraan ama mudug isagoo xanuunsan dhimirka qaba..Marka heesaha cajiibka ah ma waxaa sameeyey Aadan Tarabi. Dhintaye maxay baray Dhoolla ka qosolkeedaa Dhufsatoo nafteydii Waryaa dhudi ka soo dhiga
@badridualle
@badridualle 5 жыл бұрын
Salah Koorèeye abdi food miyaa fanaanka kale Sxb
@mohammedabdi8740
@mohammedabdi8740 4 жыл бұрын
Hees uu aadan sameyay bulo laxamka saaray kamanka uu tumay jiim shiikh mumin codka shankaroon ma jirtaa bal ii waydii abwaanka
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
@@mohammedabdi8740 wey jirtaa
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
axmed ileeye samatar wa ninka sameyey heesta u qado cabdi_khadar xasan laari ee afgobadsi hadaliyo araar wu ka weynaa axdigaynu dhiganiyo
@abdiali8341
@abdiali8341 2 жыл бұрын
Waa kuma nlnkaasi
@dolaalxoogsade6428
@dolaalxoogsade6428 4 жыл бұрын
Hawl qaran baad wadaa
@abdinajibfarah2191
@abdinajibfarah2191 4 жыл бұрын
Heesti waxba dunida kama ogid
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 5 жыл бұрын
Maan moodi jirin inuu heesaa cajiibka leh ee culus inuu sameeyey oo leeyhay. Awal ka hor labo heesood uun baan u aqaanay ta Maxamed Mooge qaadi jiray ee 'dumar baad ka tahoo waxba dunida kama ogid, iyo heesta Yufle ee Kinsi qaadi jirtay'
@gelleabdi7148
@gelleabdi7148 4 жыл бұрын
Codka fiidiyooyada aad bay liitaan.
@saidhasan4718
@saidhasan4718 2 жыл бұрын
Naago iyo niman waxaa soobaxay afka nuux nuuxiyo !
@baashebukud9832
@baashebukud9832 2 жыл бұрын
Wasamo
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 жыл бұрын
Way iga waynayeen ku lahaa subhanala horta cabdi qays isaga ka wayn waayo Maxamed aadan Dacar waxa u sheegay in Cabdi Qays isaga oo caruura ayuu daqadaa naga eegi jiray marki danbena wax baanu u diran jirnay
@abdisallan
@abdisallan 4 жыл бұрын
Waxa iga gid maday Oo gees IGA maray Halay tasfiro
@abdikaniduale3371
@abdikaniduale3371 4 жыл бұрын
1- WAXA IGA GEDMADAY= waxa iskaga kay dhex yaacay. Tusaale: adigoo tirinaya xoolo meel daaqaya markay xooluhu Iskaga kaa dhex yaacaan ee aad garan waydo kaad tirisay iyo kii kale.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Oo gees iga maraY... Oo dhinac iga maraY...
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
waxY la macno tahay waxa iga khaldamay sida u walalken shegay
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye muu dadka tagin
@nasruden1420
@nasruden1420 4 жыл бұрын
Tuug tarabi
@lulu_maee
@lulu_maee 4 жыл бұрын
Waxaa wanaagsan inuu waraysto qof wayn ooy is af fahmayaan
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 4 жыл бұрын
Hoono maad naga daysid badwaynta fanka iyo odayadaan ina daaliyay. Allaha inoo wada danbi dhaafee inaga daa.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
WalaL hdadan waxba sheegaYn amuska ayaa kuu qurux badan....
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 4 жыл бұрын
Oo qoraalkaygu ma wax ku'oolbaa, mise adaaba macaansanaya macaasida?
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice
Taariikh Faneedka Abwaan Aadan Tarabi Qaybta 2aad
26:45
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 71 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН
Barnaamijka Bandhiga Deeqa Abwaan Adan TarabI Qeybtii Koobaad
32:35
Waa qisadi xanunka badneeyd iyo mujahidada cashaqa.
33:10
Rama Jama (Nafaqada caashaqa)
Рет қаралды 15 М.
Gaariye
38:07
Abdiweli Elmi
Рет қаралды 79 М.
Good iyo Guuleed iyo Abwaan Aadan Tarabi
13:24
Eryal Multimedia Hub
Рет қаралды 85 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57