Towradda tan Barakeysan Lyrics

  Рет қаралды 69,332

VivaSomalia1

VivaSomalia1

7 жыл бұрын

Please Like & Subscribe
Mahad Sanid

Пікірлер: 54
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Waa Erayadii iyo Laxankii Abwaan Saciid Xarawo
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 2 жыл бұрын
21 october caawa oo ah habeen khasmiis soo gaalyso oo saacado ka hareen. Habenkii aan tanaadnayaa ayaa heestaan ii baxaya sanadku waa 2021.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
MashAllah Allow haybadeenii noo soo celi ya rabbi
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Siciid Xarawo ayaa midhaha iyo musigaba leh, oo weli nool, he is a legend, cimri dheer baan kuu rajaynaynaa iyo caafimaad
@biggaffa
@biggaffa 5 ай бұрын
Sax asaga leh Mahadcelinta. Lakiin Xanun ayaa jirto Qabiil Heestan waa loo Curiyay Abdulahi Ciise Dowladiisa Dadkana ma ogo taas Alaha Umaqan Dadkan Somali isma rabto.
@abdifitahsaed9444
@abdifitahsaed9444 3 жыл бұрын
Siyad baree 🙏🏽🇸🇴❤️ qabrika allha uwasaciyo
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 5 жыл бұрын
Woow my country Somalia will be great again somaliweyne one day we will rebuild great nation AGAIN
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 5 жыл бұрын
Somaliweyne Vision was an unrealistic and tribalistic senseless idealism which brought Somali Republic to breakdown into a failed state .... Shaanti Somaliyeed went there separate ways.. Everyone should take care of his home country and stop making senseless ideology of Pan Somali unionist.... And it failed BIG ..
@villasomalia1756
@villasomalia1756 3 жыл бұрын
Inshaa Allah Somalia will be GREAT NATION AGAIN
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 ай бұрын
Erayadii Abwaan Siciid Maxamed Harawo Codadkii Qaar ka mid ah Hobalada waaberi
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Eryadii iyo Muusigii AUN Siciid Xarawo codkii Hobolada Waaberi
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 жыл бұрын
I miss Aabe Siyad 💙💪☝
@yasinmohamed7103
@yasinmohamed7103 4 жыл бұрын
Waa Abwaan Qaran Saciid maxamed Xarawo
@dahirahmed445
@dahirahmed445 6 жыл бұрын
Ma sha Allah. Alla dowladnimo macaanaa
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
VIVA KUWAKUWIIY QQARHANKAKIIY ISKU TAAGOW!!! VIVA MUXYIY ALRAXMAAN AAMIIN
@a.msalim2720
@a.msalim2720 5 жыл бұрын
Ilaah dalka somaliya xaq tusi qof hantidiisi lagu dilo hoygiis laga qaato marka weydistana ha dilo alow dadki saas no galayo na qabo xaq tusi ABDULQADIR SHINGAANI AX ARJI QORE 900 XAMARWEYNE
@soloibrahim9673
@soloibrahim9673 Жыл бұрын
What a great nation it was .InshaAllah one day will restore back it lost glory
@skillstime7693
@skillstime7693 7 жыл бұрын
waaaw macaan eryada iyo codka ba
@aadanabdirasakh3427
@aadanabdirasakh3427 7 жыл бұрын
aun abwaanka maxamed cali.kaariye ayaa curiyey
@waririhaji8983
@waririhaji8983 7 жыл бұрын
Aadan Abdirasakh....... waxaad aqoonin laguma dardarto brother heestaan waxaa iskaleh abwaan saciid xarawo
@wrfhbg
@wrfhbg 4 жыл бұрын
ascaar khan balaayadaan maantay taagan. Waadhib tawradii kaligiis taliskaahaa katagay
@aadansaalah6268
@aadansaalah6268 2 жыл бұрын
Dhaaraaraha iyo isbedlkuba waa sune. Qadarkana waxa kamid ah isbedel shar iyo khayrba. Maalintaasna cududa iyo dareenkeeduba sidaas ayuu ahaa maantana cududeeda iyo dareenkeedaba waynu ognahay. Waa iska xaal aduun
@cabdulahiyuusuf7220
@cabdulahiyuusuf7220 Жыл бұрын
Everything is preplanned, side of evil, but allah has Everything his hand , what devil plans, it doesn't work it
@friendlyboy4110
@friendlyboy4110 3 жыл бұрын
Dhiigayna moxoo kasameysanyahay yaab !!!
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
Siciid maxamad harawo ayaa laha miraha iyo laxankaba dhowr heesood oo kacaanka lagu amaanayo ayuu iskumar tiriyey
@halimajama1664
@halimajama1664 3 жыл бұрын
Tabar iyo taagba weeye
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 9 ай бұрын
😭😭😭💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mxm273
@mxm273 2 жыл бұрын
Dhibkaa ku jira idamka alle
@saadamoumin9553
@saadamoumin9553 Жыл бұрын
Woow the best song ❤
@friendlyboy4110
@friendlyboy4110 3 жыл бұрын
Waan ilmeey wallahi (enough is enough )
@daadirxasan4414
@daadirxasan4414 2 жыл бұрын
💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿
@fatimamoalim494
@fatimamoalim494 2 жыл бұрын
😍😍😍😎
@dealta4037
@dealta4037 6 жыл бұрын
Masha Allaah lpxyda Africa
@dealta4037
@dealta4037 6 жыл бұрын
Masha Allaah
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. 2 жыл бұрын
Farmaja talabadii ad qaday in la dhamestira rajena
@SaasSaasi
@SaasSaasi Жыл бұрын
Adigu in afsoomaaliga aad soo barato ayaa fiican
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. Жыл бұрын
@@SaasSaasi adiga afsomali so bara xita magacaga sida lo qora ayaad garan weysay hada waxa kugu qoran magac ma dhihi karna afsomali xita mahn😉
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaali Kenya La joogaa Waa Soomaali BV Kuwa t
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliya Baa Leh BV Kenya Ithiopa Waxan Idiin Sheegeynaa Soomaali Ha Baqnina
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
Wllhy ilmada ma ceshan karo........JIGJIG
@seidabdi751
@seidabdi751 4 жыл бұрын
SSAWMANNAAN Baa lataabaqaaday
@abdirahmanalvara5779
@abdirahmanalvara5779 2 жыл бұрын
Wwww m.A
@ustaadhmoshalichannel2321
@ustaadhmoshalichannel2321 4 жыл бұрын
Towradda tan maxa laga wadaa walalyalow
@Ahmed40662
@Ahmed40662 3 жыл бұрын
Thowratatan means kacaankaan isbadalkaan baa lagawadaa
@nabaddoonabdirasak2714
@nabaddoonabdirasak2714 2 жыл бұрын
Kacaankan
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
am sorry this this flag blue sky
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Hahahaha ala maxa been laysku maweelinayay Barakaysan kulaha halkay barakadu uso martay afweynaa hogaminayaybee
@Ahmed40662
@Ahmed40662 3 жыл бұрын
Muuse biixi iyo afwayne afwaynaa wadankaa u fiicnaa maxaa Soo kordhiseen idinku qabyaalada iska wadaa walaal waa wax xune
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@Ahmed40662 marka afweyne wuxu ku wanagsana dadki u laynayay e shuyuukhdu u horeysay , iyo qur'anka ipaahay e uu badalay miyaad leedahy
@Ahmed40662
@Ahmed40662 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 doqon dambiguu galay alaah ku leh siyad laakiin somali kama horayn kamane danbeyn maxa idinka 30sano Soo kordhiseen xataa madaxtoyo waxaa idiin ah gurigii Morgan dagad waa tii berbera oo uu siyad dhisay ayraporka sidoo kale wado sidoo kale canshuurta dadka waad ku qayishaan uun war siyad tagyee maxuu adeerka muuse biixi uu Soo kordhiyay sidi siyadne dastuur calmaaniya buu dadka ku dhaqaa shame on u man siyad wa dhintee ka leexo
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@Ahmed40662 🤣🤣🤣 hadal jileecaga wan ka wiswisay wlahi Anaga on waxba so kordhin soydinkan na baryaya ee ha naga go'inada haya maxa na kiin daba dhigay Afweyne ilaahay Cadaabta ha geeyo in sha Allah wa ramadaane
@Ahmed40662
@Ahmed40662 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 nacas baa tahay meeytida afka kala bax haduu ale cimri ku siiyo waxaad arki doonta beesha dhexe oo sidi tigree la iskugu tagay oo somali aan qaxayn qaxaya wale wanka cirka ma eegaa la yiri ilaa lagowraco idinkina wa la mid maalintiina Iska suga eebaay...
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Down Somalia failed State
Magool  Maanta Maanta (Lyrics)
6:03
VivaSomalia1
Рет қаралды 974 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 77 МЛН
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 941 М.
Nuur Daalacay (Diigo ciyaaya) Best Somali Song 2012 HD
6:37
TheGobfilms
Рет қаралды 1,1 МЛН
Habooney Nafteydaa by Samatar (lyrics)
5:33
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,2 МЛН
HEESTA LAGA SHABI | ERAYADA ABWAAN XIRSI DHUUX | CODKA KOOXDA HIDDO.
5:21
Somali National Television
Рет қаралды 13 М.
Tubeec heesta Xurnimada ee Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee
6:00
xusuusonline
Рет қаралды 949 М.
Oktoobareey
4:50
Hashim Awad
Рет қаралды 367 М.
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 405 М.
Dhulka Sow Anigu Ma Lihi.SSC00420
7:04
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Wadadii cadeyd Lyrics by Kooxda Waaberi
3:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 28 М.
Muuse Ismaciil Qalinle aun | Heestii Wali Jacaylku Kuma Galin
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 16 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 7 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 124 МЛН