Waaw! Wariye u damqaday dalka oo ka hadla hadba baahida iyo daldaloolada dowladnimada ee u baahan in lagu baraarugo. Mahadsanid mr Guuleed
@AliMohamed-v4z6 сағат бұрын
Thanks sida wacan aaad wax u iftiimisid
@shirealpha523514 сағат бұрын
Waad ku mahadsantahay muuqaalkaaga kolleey madaxdeena inta aad sheegtay oo dhami ma seegana oo way ogyihiin ogaal bay u sameenayaan musuqa waana ka xumahay.
@alinor221012 сағат бұрын
M.a 🎉
@abdirahmaanmaahir9786Күн бұрын
Mahadsanid mudane. Waxaan Rabaa inaan ka baxsado Faallo qeybta caafimaadka ee loo aadayo India 🇮🇳 waxaa la Arkay dhibaato cusub oo halis galin karto jinsiga soomaaliyed dhibaatadaasna waa: Lamaanayaasha u aado inay is ku soo beeraan ilmo ayaa la arkay iyaga oo dhalay ilmo badan oo Indian u eg 90%. Allaha noo gar'gaaro.
@Taaasim124711 сағат бұрын
Muqaalkan madaxdeena haloo share gareeyo.
@abdikarimahmed85169 сағат бұрын
Ilahay ka abaalmari barnaamijyadan soobadi cabdulahi
@harsah863Күн бұрын
Waaa Warbixin muhiim ah waana wax loo baahan yahay in lagu baraarugo
@abdikadirhaji6852Күн бұрын
Axsan Dowladii Nabad iyo Nolol oo taageri jirtay Ciidamada Qalabka Sida lakin Hassan sheikh Ma Daneeyo Ciidamada Qalabka Sida
Ururka Calaacalka Hoog iyo Halaag ayaa idinsugnaaday Kuwatuugsanaya ee raba in ay ku Nolaadaan Canshuurta Shacbka Big No Dalaaliinta shabaab No Lufluf Canshuurta Dalka ayaalagu Horomarinayaa No Jeebka Mashaqryte Hadaalin Adeer
@abobasement346Күн бұрын
waa igu sawir waxan waa shaqoh mafiyoh iyo moryan ku heshiyen in lah cirib tiroh shacabkah qabilkah ku dagalamayah qabilkah somali ilahay bah duleyay
Saaxib taasi ceebmaahan in lees gargaaro hadaan heeysano ama aan awoodno in aan daaweeysano dadka naga dhaawacno cidna uma baahaneen oo waa ka dharagsanahay xaalada caafimaaka dalka ja jirto marka taas kuma eedeenkartid dowlada aduunkoo dhan ayaay ka jirtaa warkaadu dhinac ayoow ka raranyahay
@hamdibulhan8009Күн бұрын
Soomaaliya rsbi ha u naxariisto in qofka dhibaataysan la booqdo ama wax loo taro waa wax fiicsn laakiin intey dibada u dasbulayaan oo intaas oo qaradh ah la bixinayo bal mey u keenaan dhaqaatiirta dalka ama isbitaal caalami ah u furaan dadka lacsgi khma yara dadkaan laakiin waz dsliyo dadlagu ciyaarayo oo laduleeyey
Waliba cisbitalada gudaha gaarahaan kuwa ajnabigu kahawlgalo fiiro gaarahalooyeeshe nabadsugid lootababaro waxajira kuwa amniga shacbka iyo somaliyaba khatar ku ah dadkana si hoose u ….
@ahmethassan6232Күн бұрын
Walle dhib jirtaa ka hadashay C/salaan kuwii qaato taladaas allaah ka dhigo madaxdeena.
@MohamedOsman-z2pКүн бұрын
Dowladii Siyaad bare WHO ayaa ka bixin jirtay lacagta dhaqatiirta iyo daawooyinka dunida sedexaad waa laga cawiyaa maxa ceeb somali kaliya uga dhigeysaa
@abdusalammusafarah335822 сағат бұрын
In Loo bahanyahay in wax laga qabto ma ogtahay dawladdu?. Maya qorshahaba uguma jirto in waxuun la isku dayo.!
@ashahassan8878Күн бұрын
Haka yaabin inta ay xamar caasimada tahay siyaasiga hawiye ee unukaalaehna uu soomaaliya madaxda ka yahay in ay waxaad sheegayso dhacaan bal waxaa halis kujirta jiritaanka umada soomaaliyeed iyo dhulka soomaaliyeed waxay qarka u saarantahay in ay soomaaliya ukala googo odo dawlado yaryar oo qabiil ku dhisan oo isneceb oo gaaladu lakala safato iskudirto dabadeedna sidii andalus midmid loo liqo dabadeedna magaca soomaali lagu diimo ee mudane u sheeg dadkaaga hawiye ee curaarta u haysta dawladnimadii waxna aan maamulikarin in ay ogolaadaan in caasiada laga wareejiyo muqdisho talada wadankana ay qabtaan dad ehel u ah oo soomaali oo dhan ka kooban si dalka iyo dadkaba loo badbaadiyo 34 sano inagu filan xamar na caasimad manoqon karto ee hawiyow garawsada dhibaatada iyo dheeraadka aad ku tihiin jiritaan umada soomaaliyeed
@AliAhmed-d5d6pКүн бұрын
😂😂😂😂😂😂somalidu waa dadyaable kuwaas baa la qabyaaladeeyey oo qaar laga tegey wardalkaan inkaar baa ku dhacday
@ilhamdahir9915Күн бұрын
Taa waxaa ka see daran India silaamo dhalma daayayi ayaa lagu soo shubaa caruuro Indian halkaana ha la ogaado sxb
@maxamedboolow8016Күн бұрын
Tankale sodajiska video ga noofur
@Aminatt31828Күн бұрын
farmajo kale maa jiro 😂 farmajo kii 4dakadood uu u balan qaaday itoobiya sow maaha illowsho dhowaa ma umulba aan maqli jiray😂😂