Askartii Siyaad Barre disibilin iyo akhlaaq military malahayn waana sababta soomaaliya u burburtay.
@guuleedguuleed18112 жыл бұрын
Siyaad bare alaha unaxariistee nin ragged buu aha anagaa isxasuuqne cidkale yan la,eedayn
@AmranAbdi-es6iz5 ай бұрын
Na laxayay naga AMUs Ciyay saa
@Shin-wu4mi2 жыл бұрын
Masha Allaah ❤️ aad buu u caqli badan laakiin ya waad garan weydeen ⁉️‼️❓🌚😭
@hermanoturtle54512 жыл бұрын
You're a great as nterviewer, little walal. I don't write Somali but french. I speak perfectly this somali language. So any story about my uncles are mine. Mohamed Farah Dalmar dit Mohamed Ali. C'est le debut du SNM. L'etat embryonnaire de notre nom SNM.
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Hero man.
@abdirahmanceerigabo48382 жыл бұрын
Wale waa runtii mujaahid ka
@mohamedmadar55092 жыл бұрын
Taariikhda runta halaga sheego!
@iraadhuruusecoliraad17342 ай бұрын
Beemaale hoʻoyadaa u sheeg
@Shin-wu4mi2 жыл бұрын
Wixii runana sheega idinkoo allaah kabaqaya ‼️
@abdiqanihandule78112 жыл бұрын
Waa xiligan qoriga cabaysanjiray
@AhmedJigga2 жыл бұрын
Jaalle Muuse Biixi Cabdi Wuxuu Yidhi Mujaahid Baan Ahaa Oo Hadana Mujaahid Maxmed Cali رحمة الله عليه Weligay Ma Arag Oo Hadaa Muxuu Arkay..........................Waar Tuuga Cawjada Sita Qabtaay Waar Jaalle Muuse Maqajaan Qabtaay .....................Wa Laahu Aclam.
@osmandahir59932 жыл бұрын
Waligey ma arag qof jibriil abokor ah Oo maxamed cali waa jibriil abokor yidhaahda ama ku sheega Waar taariikhda runta halaga sheego Maaha inaad taariikhda walaalkaa Been ka sheegto jibriil abokorna Wuu yaqaaney wuxu maxamed cali Yahey waxad moodaa inaanad Adigu taariikhda wllkaa garaneyn Kaaley oo jibriil abokor ka baro
@NajaxCabdi-te2xv6 ай бұрын
Mujaahid maxamed cali wuxu ahaa halyey reer sheekh isaxaaq waana runtii Dad badan oo jibriil Abokor ayaa aaminsan in maxamed cali jibriil Abokor ahaa inkasta oo odeyaal ogaa jireen imikana ma foga waa nin tolkeen ahaa dhiigiisana noo hurey AUN
Ali Hassan isaaq idinka tegye somali waxaba ugama baahna ee somali dentooda ha raacdaan waxba yaanay isaaq ku waalan
@maxamedsiciid83902 жыл бұрын
Wariyahani ragii todobadki hore uu waraystay ragii 4da asaasay ayay ahaaye m cali uu ku biiray jabhadaasi ninkani beenbu kashekaynayaa amanta walaalkii ayuu meesha layimid
@mohamedothman75192 жыл бұрын
4aad waa mar danbe ee Muj Max’ed Cali wuxu haystay ciidan jabhada oo Soomaali Aboo ah.. haddaad si wacan u dhagaysatayna jabhadda 4aad abaabulkeeda MCLI ba lahaa. Watadhara Maxamed Cali miyaanad maqal??
@dahamusse32512 жыл бұрын
Badhaacis
@MohamedIsmail-vx9ue2 жыл бұрын
AYAADARO QOFKII YIRAA TAARIIKHA AYAAN KAWARAMAYAA WAA SOODAA WAX WAAJIB KUG AH TAFAQTIR IMIKA NINKANI WAX AAN XAQIIQ AHAY AYUU SHUBAYAA IDIGUN HII HII AYAAD LEEDAHAY
@iraadhuruusecoliraad17342 ай бұрын
Waxaas beeentaa ku shaqaysraan fuckin
@MuhAliH-b1t3 ай бұрын
Dadbaa odhanaya waa beentii ninka weynee intaa leeg maxaa ku kalifaya inuu been sheego go sleep to your home
@axmedcaabi31942 жыл бұрын
Waxa Ninkani Shubay 80% Waa Been Waar Taariikhda Mujaahidka Cidaan Qofkan Beenta Ku Micno Tirey Ahayn Ka Waraysta.
@CabdillahiMaxmuud10 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Waar Ninkan waxaa kadaran kuwa waraysanaaya ee hadana Tvii sheeganaaya aad ayaan uga Xumahay waar Ninkani waa Nin waalan ee hala qabto