Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "HAATUF"

  Рет қаралды 169,417

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер
@cabdiselaamxaaji8098
@cabdiselaamxaaji8098 4 жыл бұрын
Mulkiilayaashii fanka soomaalida alle ha wada naxariisto dhammaan intooddii dhimatay inta noolna caafimaad iyo cibaado suubban baan alle uga rajaynahayaa.
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Waa Fanaaninta Caan baxay Ugu Riwaayadaha Badanaa Uguna Heeso Badnaa Hassan Adam Samatar zahra Ahmed jama Alle ha u naxariisto Allahuma Aamiin 🤲 Heestani Riwayadi Wadhaf iyo Shimbro War Iskuma Hayaan Bay ku jirtay Waxa Hal Abuuray Osmaan Adam Waxaana La Dhigay Sanadki 1979 ki
@Mubaarak-p11
@Mubaarak-p11 2 жыл бұрын
ALE SWT ha u naxariisto marxuumad Sahra Axmed Jaamac. Hoobalad bulshada soomaaliyeed quluubtooda ku weyn bay ahayd.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Ruwaayadii waraf iyo shimbiro kala warla iyo Ruwaayadii hawaalnaado jaceylku iyo Ruwaayadii galbeed waala xoreeyay muusigooda waxaa tumaayay 1 c.m.lugeey gitaarka codka dheer 2 gitaarka reema tifoow 3 oorganka andaraaya 4 sagsoofanka codka wayn aamito 5 sagsoofanka codka dhuuban maxamed saleebaan 6 batariga a.goobe tumbuga moorgan
@Rooxaanta
@Rooxaanta 3 ай бұрын
Ismaciil yare ku jira
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 Жыл бұрын
Hees ay isla qaadaan Samatar iyo Sahra tan baa ugu wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@istawujama1434
@istawujama1434 4 жыл бұрын
Illahay janatu fardowsa haka warabiyo sahra ahmed jama ammeen ya allah
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 2 ай бұрын
Hadii aynan is arag inaan hibanayo ma og tahay Samatar
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Wayo wayiihi waxna waad ku mahadsantya hawshad noo gaysoo thinks
@alisaid2008
@alisaid2008 17 күн бұрын
Mirihii cismaan askari laxankii siciid xarawo cadka sahra axmed iyo x.a.samatar
@Cartan7
@Cartan7 2 ай бұрын
Waqooyi have had great Somali songs
@amssaid9583
@amssaid9583 4 жыл бұрын
So deep eey eey sahro n xasan Beautiful.......
@colmlander3447
@colmlander3447 4 жыл бұрын
Ala ha u naxariisto sahra Axmed jaamac
@osmanaden2779
@osmanaden2779 4 жыл бұрын
Riwaayadii Wadhaf iyo Shinbiro War isuma Hayaan 1978,Erayadii abwaan Cismaan Askari.Heestan laxanka waxaa leh Aweys Goobe.
@fuadibrahim8021
@fuadibrahim8021 4 жыл бұрын
!
@ahmedismaeldjama606
@ahmedismaeldjama606 3 жыл бұрын
1976
@atishh7332
@atishh7332 4 жыл бұрын
Allah arxaamha sahra wa firing yah rabiil calamiin🙏🙏🙏🙏🕋
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 4 жыл бұрын
Hestani aniga iyo ninkeyga nagu socotaa
@axmedciise6016
@axmedciise6016 4 жыл бұрын
Sahra axmed jamac alle haw naxariisto xasan adan samatar fanan jiray
@abdirahmaanyare3734
@abdirahmaanyare3734 3 жыл бұрын
Ereyada cisman askari,laxanka cabdikiriim jiir
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 3 жыл бұрын
Laxanka goobaa leh hoy
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 4 жыл бұрын
Legend hassan adan
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 8 ай бұрын
hasan adan naga heesihiisa naga daa please
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Waryaa AUN Sahra Ahmed Sawirkan fooshaxun, bedel adoo raali ah Sahra waxay ahayd fanaanad ugu taageerayaasha badan..
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Walal wa kalarka malaha sahra qurux way la dhimatay alaha u raxmado
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
@@husseinabdille Mahadsanid Halkaa kawaad oo caynaanka hay .Waraabahana ka ilaali SUUGAANTA
@amssaid9583
@amssaid9583 4 жыл бұрын
We love her she was beautiful person wll 2duba iA
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
@@amssaid9583 i knew,she was one of the greatest singer, women and leader brave heart and lovely sister i watched Riwayadii (jeel iyo jacayl)
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Ragga muusigga garaacaya yaa garanaya? Nala wadaag. Mahadsanid.
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Heestan musica waxa saarey macalow saan maqley
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@@husseinabdille Siciid Xarawo baa laxanka iyo muusigga heesta leh, sida Waayihii Waacnaa uu qoray.
@jaysuguleh808
@jaysuguleh808 4 жыл бұрын
AHUN Ahmed Tiifoow khamiis Tumaya Lead Guitar.Ahun Xayle Yare Tumaya Batteryga " Dubaanka badan. AHUN Ismaciil Yare Saxophone 1. AHUN Abdi Aamito Saxophone 2. Ahun Morgan tumaya Darbuugada. ahun Anderea tumaya Organka. Ahun Aweeys Goobe tumaya Base Guitar. Dhamaantood waxay Ka tirsanaayeen Waaberi Hargeisa 1978.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Macalow organka tumayey iyo ismaaciil yare ayaan xasuusta
@hajiahmedisse0475
@hajiahmedisse0475 4 жыл бұрын
aweys goobe ayaa ilaa afar heesood laxameeyey gacantuna waa usaga ayaan malaynayaa kolley sicid harawono iyo cisman askari oo abwaanka allifay ahaadoor weyn ayey laxamada heesaha ku lahaayeen weliba xarawo gacantana waa malaynayaa
@Tubeec699
@Tubeec699 4 жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII WACNAA Aad iyo aad baan kugu mahad calinayaa sxb qaliya🙏❤🙏🥰🙏
@Abdirahimofficialy
@Abdirahimofficialy 7 ай бұрын
Maxaan radio hargeisa ka dhagaystey heestan caawan xasuustay wlaahi anigoo sugaya ciyaarta Chnapionka Real madrid iyi dortmot 😂
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
Hadii.aad.hamido.guul.gul.daroba.horu.usoco.haniyad.jabin..jiidh.buur..banaaba..aaakgurka.guul..to..bbc
@colmlander3447
@colmlander3447 4 жыл бұрын
Wakhtigaas xasuus iyo hargaysa
@abdigacayte9
@abdigacayte9 4 жыл бұрын
Sawirkani maaha sahra axmed jaamac alah ha u naxariitee Adeer Funka Ciyaarta kadaa
@muxyadincabdi9518
@muxyadincabdi9518 4 жыл бұрын
Waa sahra axmed jaamac sawirku waana wakhtigay yarayd
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Adaan sahra aqoon we sawirka sifiican u eeg waliba waa maray yartahay
@muxyadincabdi9518
@muxyadincabdi9518 4 жыл бұрын
Maaha sxb ee waa sahra
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Dadka faallada qoraya qaarkood maxaa hubsiimo u diiday?
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
iga wale sahro axmed jamac rabi qabriga haw unuuro ayada inte inaga dhinte islam
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
Cajaaib riwaayadii wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan ayey ku jirtay waxana Alifay Cismaan Askari AHUN AHUN Sahra iyo Cismaanba.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Laba fanaan oo aan kala dhicin
@muxyadincabdi9518
@muxyadincabdi9518 4 жыл бұрын
Ma sahra axmed ayaanad garanaynin ayaan umalaynayaa
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Ruwaayadii wadhaf iyo shimbro war isuma hayaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Buuggii ruwaayadda baan lahaa.
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 Жыл бұрын
Laxanku waa aways abukar axmed (goobe) AUN
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska Riwaayadii ku jirtay?
@amssaid9583
@amssaid9583 4 жыл бұрын
Pls
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Cismaan askari
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 2 жыл бұрын
Erayada waxa iska leh Cismaan Aadan (Cismaan Askari). Heestani waxa ay ku jirtay "riwaayadii Waraf iyo shimbaro war isuma Hayaan" ee soo baxday 1979.
@axmedalisiyaad4494
@axmedalisiyaad4494 4 жыл бұрын
Tiilka
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 3 жыл бұрын
?Laxanka yaa saaray toliw?
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Kuusoow aan rabaa miyaa tiri ayaan
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 Жыл бұрын
Goobe AUN
@BoreholeMonitoring-fv8yc
@BoreholeMonitoring-fv8yc Жыл бұрын
Xarawo
@cabdinasiibgalad5045
@cabdinasiibgalad5045 3 жыл бұрын
Cabdi nasiib galad
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Ball darandoorigaan daya..... Hayey... reerwaqoyi,dhaha...hayey...lol... Eeyaahe hooyo..." Xareedo waraari tahey..... Exactly in Seattlenow...... raining biyoyaal.....
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
Haad.wad.wax.kastaa.cadow.buu.leeyey.isdaafac.buu.leeyey.signal..hilaac..
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 5 ай бұрын
Marba haday xasan aadan iyo sahra axmed heeska wada qaadayaan meel aan u dhaafo maleh macnaha labo fanaan oo aan aad utaageero weeyan.
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.h
@rastamaan2569
@rastamaan2569 4 жыл бұрын
G
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Haatuf=??guy. Mares. H...h..see . Sssss...xareed
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Sxp se waxan ka Codsanyaa hees ku jirtay riwaydii dumistii aqalkayg iyo arooskii inankayd wada qaadan afar fanan erayada Intaad joog qurxoontii iyo welib sii jeed ragana jeelnidin qabo soo geli meel kastab ka doono
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Jaamac | Heestii Daauus
10:50
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 41 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Heestii:- GADHBA GADHBAA LA TUSAAYE
16:51
Hal Abuur channel
Рет қаралды 25 М.
XASAN A. SAMATAR & SAHRA DAWO || WALE GABDHO AN ARKIYO| QARAAMI -
15:02
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 77 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 654 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "SAXANSAXO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 116 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 279 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 110 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН