WARARKII U DAMBEEYEY QAZA + WADAXAAJOODKA QAAHIRA + XISBULLAH + ISR4IL

  Рет қаралды 42,456

HBN Online TV

HBN Online TV

23 күн бұрын

WARARKII U DAMBEEYEY QAZA + WADAXAAJOODKA QAAHIRA + XISBULLAH + ISR4IL

Пікірлер: 121
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 21 күн бұрын
Minara homes waa shirkad dhiseysa dal cadowgena ah waana niman raba inay soomaalida baadhan soomaaliyey dalkena aan dhisano kenya waa cadowgene hadaad igu raacsan tahay like isaar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saeedwarsame2081
@saeedwarsame2081 21 күн бұрын
Mawlid iyo M M Cadde, war iyo Falanqeyn heer sare ah baad naga haqabtirteen. Jazaakumullaahu Kheyraa.
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 21 күн бұрын
Maxamed maxamuud cadde mahadsanid akhyaarey caawa warku waa kululyahay Nacallaa yuhuud kuyaal
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 21 күн бұрын
Maraykan waa cadawga 1aad yuhuda alaha babiyo amin❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicali8952
@cabdicali8952 21 күн бұрын
Falan qeeyaha maxamed cade. .. hadalkiisa dhabta ah aad ayaan ugu raaxaystay. Masha allah. Allaahu akbar. Illaahaw guusha iyo nasriga. Udoo de deji. Dagaal yahanada. Xamaas.
@user-uf5gr3wn4r
@user-uf5gr3wn4r 21 күн бұрын
Allahaylehe maxamuud maxamed cadde si cajiib ah ayaad u qaadaa dhigtay!!! Alle haku sharfo
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 21 күн бұрын
Maxamed cadi wa wariye sare oo rug cadaa ah Alle ha siiyo cumari dheer caafimad iyo cibaado suuban
@waabarijama8389
@waabarijama8389 21 күн бұрын
Quraanka markaad akhrisaan waxbadan baad baraneysaan ee akhriya إنشاءالله تعالى
@abdirahmanmaxamedhajikhali8080
@abdirahmanmaxamedhajikhali8080 21 күн бұрын
Well done brother's for your news all over the world, especially in Gaza genocid, we pray for the shuhadaas in Gaza.my God grant them paradise.Inshaallah. peace in Gaza, I pray for them in every prayers. Asc
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 21 күн бұрын
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 21 күн бұрын
Dhulka alle hala jaro yahuud iyo wixii la socda reer Gazana guul ayan u rejeynaa insha alah viva Gaza❤❤❤
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 20 күн бұрын
Mansha Allah wadku mahadsantin wararka Ada nosi gudbisan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 21 күн бұрын
Allah Akbar Allah Akbar Allahu Xayun Ya Khayuum Rabiyoow Jabi Oo Kale Cabsi Iyo Argagax ku Dhufo Sahanuniyada Iyo Rabiyoow Quwaadada ku Quwey Mujahidiinta Muqaawamadda Rer Falastiin Iyo kuwa Xaqa u Dirirka ah
@user-gc6de8cb3z
@user-gc6de8cb3z 21 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزه
@hawwagamaa7179
@hawwagamaa7179 21 күн бұрын
Aadbaanu ula dhacsannahay wararka HBN TV daadihinta mawliid iyo waliba analyzinka khabiir Maxamed M Cade thanks to your programs
@user-kk6cu6ev6g
@user-kk6cu6ev6g 21 күн бұрын
Masha Allah sxb Labdinaba Alle haidn xiftyo sida hufnanta leh eed noga haqab tirteen wararka sugan wxn idin leyahay sidaa udadala mawlid iyo cade ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sayidaxmed7790
@sayidaxmed7790 21 күн бұрын
Allhu agbar allhu agbar allhu agbar guul guul guul masha allh
@waabarijama8389
@waabarijama8389 21 күн бұрын
Waxaadtihiin aqoonyahano waxbartey allesw haidiin siyaadiyo aqoontiina aamiin, adkeysi aad noogu shaqeeysaan &dadaal aan hagarlaheen oodhab,run,&xaqiiqo wada ah rabisw ha idiinka yeelo oo ha idiinsiiyo Hana idiinka yeelo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 21 күн бұрын
waad mahadsantihiin mowliid iyo wariye mmc waa guushi falastiin iyo burburki yuhuda insha allaah
@suhuralahi8907
@suhuralahi8907 21 күн бұрын
Allah yacizak wararkiina wan kufarxaa waa xaqiiq anhubo
@abdihassan6570
@abdihassan6570 21 күн бұрын
Mowliidoow M.M Cadde, oraahdiisa ugu dambeysay ayaa na kaafisay, taas oo ah in Yukryn Ruushka looga haro reer Galbredka ayey Dani ugu jirtaa, iyo Isr4il iyo Mareykanka in laga adkaado amaanka aduunka ayaa Ku jirta. Mahadsanidin.
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 21 күн бұрын
Mahamed Cade Masha Allah thanks bro 😊
@seynabcali4205
@seynabcali4205 21 күн бұрын
Yes nabad la baryaa nabad maaha guuleyta Falastiineey
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 21 күн бұрын
Dhulka allha lajaro sahuuniyda israil iyo xulfada marykanka uu horkacyo
@ahmedabdirahman3951
@ahmedabdirahman3951 21 күн бұрын
Illaahoow Guulee Reer Falastiin 😥😥😥
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 21 күн бұрын
Reer.galbeedkii.ayaa.xamaas.uyeefhinaya Xabadjoojin.israelna.aamustey.yaab.yaakiis.ilaahow.feg feg.u.qabo.aamiin❤❤❤❤
@user-op7wg7ik1q
@user-op7wg7ik1q 21 күн бұрын
Mawliid waad kumahadsantahay wararka lahubo ee hbn yoga imanaya
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 21 күн бұрын
Guul allha garsiiyo xamaas iyo xulfadeeda insha allhu allha guleeyo
@lailaomar9267
@lailaomar9267 21 күн бұрын
MashaAllaah waa ku mahadsanthy sida nogu so tibisaan xaalada falastiin Allaha ka dulqaado iyo aduunka xaaladahisa
@Baareey
@Baareey 21 күн бұрын
Shugran jassaakallaah khayran Maxammuud maxammad cadde iyo mowliid xaaji wararka aad noosoo gudbisaan waan ku qanacsanahay
@imahmud
@imahmud 21 күн бұрын
Two legends, Mawlid and Mohamed Mahmud Cadde. May Allah bless you and protect you. Can you please extend this episode. Thanks.
@cabdixaydar435
@cabdixaydar435 21 күн бұрын
Waad mahadsan tihiin sida wacan ee noogu soo gudbiseen wararka caalamka
@seynabcali4205
@seynabcali4205 21 күн бұрын
Xamaas hadii eysan xukumeyn yaa xukumaaya ?wax dhici kara maaha ineysan xukumin maxaa yeelay ayagaa udhintay iney yuhuuda iska dhiciyaan guul guul inshaa Allaah all Falastiin ❤️❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@mahdimahamud1109
@mahdimahamud1109 21 күн бұрын
Asc. MM.Adde iyo Madaale Mawlid,waad madsanitihiin,sida aadka u fiican eed aad warsrka noogu soo gudbisaan. Arrimahan Fakastiin ku dara wsrarkiina iyo rayigiina inay tahay AMUUR EEBBE WATO, Wakhtigiina ka joigo XAQU IMAN LAHAA!!
@user-ms1rg5cr1k
@user-ms1rg5cr1k 21 күн бұрын
🎉 guul guul xuuti.wa xusbulaah
@waabarijama8389
@waabarijama8389 21 күн бұрын
Nabiyulaahi muxamed csw meeshii uu carshiga ilaaheey looga qaadey waaye, oo salaadaha &sida loo oogaayo loogu soo dhiibey waaye
@FarduusMohamud
@FarduusMohamud 21 күн бұрын
Waad kumahadsantihin Saad nagusogubseeyn guul waarta falastiin
@Mohamed99993
@Mohamed99993 21 күн бұрын
Thank M Cadde falanqeenta aadka bixisey
@aliyussufosman1831
@aliyussufosman1831 21 күн бұрын
Allah ya cisiq shukraan walaaleyaal
@bilehanut7473
@bilehanut7473 21 күн бұрын
Maxamed Maxamud Cade Maansha allah
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 21 күн бұрын
Mowliid iyo mm cadde jisadiina janatul firdowsa allaha kadhigo xamaasad islaamnimo ayaa idinka muuqata falastiina waad u hiiliseen
@A-Muslim-girl.fromYemen
@A-Muslim-girl.fromYemen 21 күн бұрын
انَا اختكمَ مَن اليمَن وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّاّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين من الحرب انا واسرتي بيننا ایجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه اني اختكم في الله من اليمن رقمي 0̳0̳9̳6̳7̳7̳1̳6̳6̳4̳9̳4̳9̳4̳ وتساب لمن اراد يساعدنا واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخواتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخواتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب ||| ماتستطيع مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواتي سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيـرا🤲🏻ا`/~«:☽💔💔💔Ππ≋Π-↑/{•^•^|√|_|π=^|_
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 21 күн бұрын
Ilaahey masiibo deg deg ah haku rido Israel iyo marekan madaxdooda iyo ciidamadooda yaarabi
@user-fv3ce8tn1x
@user-fv3ce8tn1x 21 күн бұрын
❤hadi laqabto cadawga falastin wamadaxda yahuda wa waxala aqbalay ducada muslinka haromobo shalahu
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 21 күн бұрын
thanks mohamed iyo mowlid
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 21 күн бұрын
Mujaahidiinta falastiin guusha Allah ayaa siin doono yahuuda yurub ayay uqaxi doonaan meesha markii horaba laga keenay
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse 21 күн бұрын
Isrilhaajaabtoo❤❤
@bilehanut7473
@bilehanut7473 21 күн бұрын
Waa taageersanahay M M Cade noosoo Badi Aqbaartiisa
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 21 күн бұрын
Been.sicuudi.wuu.ka.dhergey.iyo.carabi.guul.aamiin❤❤❤❤
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 21 күн бұрын
Guulguul Guul Palestine ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Palestine ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht 21 күн бұрын
الله اكبر
@NuurAddowAbdullahi-dh5di
@NuurAddowAbdullahi-dh5di 21 күн бұрын
Mohamed maxamud cadde wariye sare m.a
@user-sp7rw7mw1t
@user-sp7rw7mw1t 21 күн бұрын
Hbn waxa joga rogcatayal saxafaded masha allah ayan adinlenahay
@user-op7wg7ik1q
@user-op7wg7ik1q 21 күн бұрын
Mawliid waxa dhiman barnamijka taariikhaha aduunka oo somaliya kujirto sida tariikhda madaxdii smartly somaliya jabuuti itobiya kiniya
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 21 күн бұрын
MA Dhacayso Inay Xamaas Warkaas Qaadato
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 21 күн бұрын
Ree galbeedka way fur furmaysaa insha allhu waxy noqonysaa wadmada saboolka ah
@hassenmohamed4609
@hassenmohamed4609 21 күн бұрын
الله يعزك يا محمد عد
@user-xx5eb4yv4g
@user-xx5eb4yv4g 21 күн бұрын
Mahadsanid hbn
@sayidsheekh2140
@sayidsheekh2140 21 күн бұрын
Diltogasho halagu xukumo natanyaahu iyo saxiibadii insha allah insha allah sidagdaga insha allah
@user-ms1rg5cr1k
@user-ms1rg5cr1k 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Xamaa.xuuti xusbulaah
@mohamednurdheere3733
@mohamednurdheere3733 21 күн бұрын
AAD AYAAD UMAHADSANTIHIN HPN ONLINE HORMAAR BALARAN AYAAN IDIIN RAJEYNA INBDN HBN HA GUULEYSATO💯
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 21 күн бұрын
Qabiir weeye maxamed maxamud cade
@user-qn6dh9fs4r
@user-qn6dh9fs4r 21 күн бұрын
aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin al ustad maxamad cade iyo wariye mawliid xaaji walahi anigoo aad uga xun duqaynta iyo dhibka ay marayaan walalen falastiin ayan markaan daawado barnamijyada hbn waliba qaybra falanqaynta waxaan darema falastiin in ay guulaysaray
@waabarijama8389
@waabarijama8389 21 күн бұрын
Israaiilna waa neynaas nabi ,yacquub csw ayaa laoranjirey israaiil quraankuna banii israaiil ayuu yiraahdaan, kuwani waayuhuud magacooda ,kirishtaanka barootestanka ah ayaana taageero yuhuuda katoliga weynecebyihiin yuhuuda &mad hadaha kale ee kirishtaan ka, borotestenkana waa uk,usa,australia, newzealand, &canada.
@cabdicali8952
@cabdicali8952 21 күн бұрын
Reer galbeed. Hubkodi. Ay ku dal dalayeen. Yukrayn. .. waxba umay tarin. .. gacanta ayaa badan koodi lagu dhigay. .. fashilkii. Reer galbeed. Ayaa muuqda
@user-yg3it3go8x
@user-yg3it3go8x 21 күн бұрын
Xamaas rag ilaahay la jiro miyaa la liicin karaya
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 21 күн бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA DOQOMADA AH
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 21 күн бұрын
Aamiin
@faisaljama4500
@faisaljama4500 21 күн бұрын
Taas ayaa xaqiiqa
@calijeerimuxumed2818
@calijeerimuxumed2818 21 күн бұрын
Asc asxaabta hbn gaar ahaan mawliid&maxamed
@user-pe7lt2sl9l
@user-pe7lt2sl9l 21 күн бұрын
اللهم.انصر.الاسلام.والمسلمين.
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 21 күн бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 21 күн бұрын
Alle haso dedejiyo inla aqonsado Reer falastiin in ay noqdaan dowlad madax banan
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 21 күн бұрын
Wa sax falastin xogeda aqonsaday cid ay oga bahantahay aqonsi malahan
@AbdisiyatAbdisiyat
@AbdisiyatAbdisiyat 21 күн бұрын
Abdi Siyat xamas ALLAH ha ugargara
@Shucayb.Sh.maxamed
@Shucayb.Sh.maxamed 21 күн бұрын
Binsal manka Sucudiga Inuu Siyasadii Sucudiga Waxkabadlayo Ayan Modaynay Lakin Wali Wuu Ujilicsanyahay Maraykanka
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 21 күн бұрын
Dawladda Ay Sheegayaan inay Aqoon Sanayaan Wax Ka Jira MA Lahan
@user-mv3ec1xh7i
@user-mv3ec1xh7i 21 күн бұрын
Hamas ha iska diido maraykanka uhuu donay, go'aankogii ha ku jogaan
@Shucayb.Sh.maxamed
@Shucayb.Sh.maxamed 21 күн бұрын
Sucuudiga Waxan Filayaa Inuuna Lahayn Goaan Adag Wayo Wasiirka Maraykanka Wuxuu Kaga Lalabanayaa Waa Jilicsanan Uuarkay
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 21 күн бұрын
KOOYAAME LAMA SIISTO 100 BILYAAN OO DOLLAAR .BALSE WAA LA QAATAY SIDII. SOCOTARA 🏝 ISLAND MA LEH. DOOWLAD NO GOVERNMENT ..PLEASE PROTECT OUR NATURE ISLANDS IN JUBBALAND. ......
@muxumedamir
@muxumedamir 21 күн бұрын
❤❤❤❤
@zulfafara3919
@zulfafara3919 21 күн бұрын
❤❤❤🎉
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 21 күн бұрын
ASC WELCOME 🙏 SOODHAWADA MAXMAD bal waran zzxb
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 21 күн бұрын
Waa munaafaqiin labada gaal
@user-jd2jy3wx4w
@user-jd2jy3wx4w 21 күн бұрын
hbn waa suxufiyiin xaqiiqada ka hadla
@MuqadinCaahi
@MuqadinCaahi 21 күн бұрын
Muqadin
@user-uf5gr3wn4r
@user-uf5gr3wn4r 21 күн бұрын
Maxamuud caawa waa kacsN yahay
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 21 күн бұрын
W.m.santihiin . Suldaanka mahamed mahamuud cade aad iyo aad ayuu u mahad san yahay.
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 21 күн бұрын
Of Somalia GUUUUUL of Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 GUUUUUL 💪💪💪💪🍇🐐🐐🐪🐪🍓🍓🍎🍉🌻🍏🍌💯💯💯💵💵💵💪🌾🪴🐐🐪🍋🍉🍌
@saladmohamed6429
@saladmohamed6429 21 күн бұрын
Xageen siinta nagadaa
@Abdiramo3
@Abdiramo3 21 күн бұрын
Nolaw mahamed
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 21 күн бұрын
Rug Cadaa Mohamed cade Afkay goosataan maqli jirey 😂😂😂😂
@user-wp7do5ox9b
@user-wp7do5ox9b 21 күн бұрын
Mowliid waa fule
@waabarijama8389
@waabarijama8389 21 күн бұрын
Wsc
@kaafijunior7324
@kaafijunior7324 20 күн бұрын
Chines ma sahlano walee kormee somalia sidas noqo dontaa
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 21 күн бұрын
Dhibka laguhayo shacbka ree falstiin allha kadul qaado yaarabi
@user-wp7do5ox9b
@user-wp7do5ox9b 21 күн бұрын
Waa ninka ku leh binyaamiin natanyaahu. Lacanahulaah baa. Saxan. Kaa. Yar. Mar. Horaan ka. Shakiyay. Mowliid. Lama. Dhagaysan karo annigu. Cidii. Ka. Baqayo cgaranmaayo.
@hnoor4361
@hnoor4361 21 күн бұрын
OO markaa yaa ka talinaya ma maxamuud cabaas OO doqonimadu daadka Iyo digada rogtey mise reer galbeedka xagjirka ah,
@aliyussufosman1831
@aliyussufosman1831 21 күн бұрын
Mowlid iyo m.m cade waad ku mahadsantihin. Maxay dowladaha shiinaha ruushka ay uu aqoonsan wayeen dowlad falastin leedahay iga jahil bixiiya. Waad ku mahadsantihin
@sharmarkecisman729
@sharmarkecisman729 21 күн бұрын
Hello m.h and m.m.c
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 21 күн бұрын
Hadii sidey xamaas heshiska ey soojeedisay hadi laqadan wayo qobolqo dhane ha kiiqo
@OmarOmar-mi9dt
@OmarOmar-mi9dt 21 күн бұрын
Asc
Como ela fez isso? 😲
00:12
Los Wagners
Рет қаралды 6 МЛН
Мы играли всей семьей
00:27
Даша Боровик
Рет қаралды 5 МЛН
Normal vs Smokers !! 😱😱😱
00:12
Tibo InShape
Рет қаралды 91 МЛН
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 13 М.
🍁 Ситуация на пейнтболе
0:11
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 8 МЛН
ХОТЕЛ УКРАСТЬ БАЙК, НО☠️
0:30
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Do you have a friend like this? 🤣#shorts
0:12
dednahype
Рет қаралды 9 МЛН
Зу-зу Күлпәш. Сайлау. (7-бөлім)
49:25
ASTANATV Movie
Рет қаралды 596 М.