Wareysi dhammeystiran, Cali Dheere iyo Cabdalla Nuuraddiin 23/09/1976.

  Рет қаралды 30,430

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Wariyenimaddu Ma aha Wax Micraphoneka uun la iskasoo qaato, Ee Waxeey leedahay Qaanuun & Sharci..Tusaale Waxa Lawareysanayaa Fanaan, Waa in Uu Maalintaasi Wareystaa Weriye Fanka Wax Kayaqaan, Siyaasi Waa in Uu Wareystaa Nin Siyaasadda wax Kayaqaan oo Weriye ah, Dhaqaalaha Sidoo Kale, Sportska Sidaasoo Kale Si Jaanta & Jiibta La Iskula Helo Dadkuna Barnaamij Hufan oo Xasuusna Reebi Kara Loo Gaadhsiiyo, Sida Kan hada aan Dhageysanay oo Kale...Aun Cabdalla Nuuradiin Abwaan & Wariye Sarre ayuu Ahaa... Cali dheerana waxuu aha Nin Masha allaah ah oo Kaftan Hufan & Xirfad Sarre oo uu Misigu u Horeeyo leh
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Wwriyahan wareysanaya cali dheere cabdalla nuuradiin uma hadal ekee hala hubiyo. Mahadsanid.
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 amoo asigoo hergab haayo yhy xogaa qofka markoo hergab haayo codkiis waa is badalaa
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Axmed Sahal Walaal anigaa 100% kuu huba inuu yahay Cabdalla Nuuradiin (aun). Ma aha nin codkiisu qarsoomi karo.
@mohamednour2706
@mohamednour2706 3 жыл бұрын
Sxb saas weeyaan arinku nin wax fahamsan ayaa tahey
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 qof cabdalla nuuradiin codkiisa yaqaani, shaki ma galinayo cadkaani innuu isagii yahay, allaha u naxariito.
@barkulanchannel503
@barkulanchannel503 3 жыл бұрын
Hhhh sheekada warabaha iyo rida inta ka heshay like 👍
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 жыл бұрын
That was funny story.
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 2 жыл бұрын
Inta wajigaaga ka heshY haday like saran kawaran
@suldanlove4206
@suldanlove4206 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cali dheerta
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Allh u naxariisto cabdala nuradiin isaaq Iyo cali dheere
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 3 жыл бұрын
45 sano ka dib baan caawa dhageysanaa anigana waa waqti fog. Allaha unaxariiso dhamaantood janadii fardawsana allaha geeyo
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Labadaba alaah haw naxariisto
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Allaha u wada naxaristo dadki hore rag culus farxad kaftan iyo niyad fiican bay ahaayeen
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Cali Dheere
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 жыл бұрын
Mahadsanid Cumarooow.
@falisaqaadir9311
@falisaqaadir9311 3 жыл бұрын
Wax shaki ah kuma jiro in wariyuhu yahay alustaad cabdalla nuuraddiin axmed ok ilaahay ha u naxaristo labadaba insha allah
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Жыл бұрын
allaha u naxariisto cali dheete waa reer hargaysa ayuu ahaa allaw kuu naxariiso
@faadhigotahliil8215
@faadhigotahliil8215 3 жыл бұрын
cali dheere legend wayn buu ahaa❤❤❤
@axmedaden1655
@axmedaden1655 3 жыл бұрын
yaa salaam, ragna waa ragii hore, hadalna waa intuu yidhi, alle ha unaxariisto labadoodaba
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 жыл бұрын
Illaahow kuu naxariiso runbadanaa
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 3 жыл бұрын
Allow idiin wada naxariiso dhamaan
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
"Telefishan baynaan lahaynoo, teleefishankaan la sugaynaa" 1976 ayey ahayd marka ay saadaalinayaan in wadanku taleefishan yeelan doono. Malaa 1984 mise 1983 ayey ahayd markii wadanku teleefishan yeeshay. Waxaas baa hiigsi iyo himilo la dhahaa.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
😢😭
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 жыл бұрын
Hal eray oo luuqad kale kuma hadlayaan afsomali sax oon la barxin ayay ku hadla hayaan. Iyo dadkeena maanta jooga oo luqada shisheeyaha wax fiican mooda
@alihanash9829
@alihanash9829 3 жыл бұрын
Xiligaa 95 % dadku afka Hodona Bay ku hadji jireen. suugaanta and baa loo yiqiin una saraysay.oo qofka aaan hadalkiisu mug iyo miisa sarbeeb maahmaah i lahayn ,wanna loo yiqiin af garooc on wax a lama waddling jirin.
@alimohamed9107
@alimohamed9107 3 жыл бұрын
Waa xusuus waqtiqii hore
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Waa dadkii aduunyadan inoo bilaa bay waaw wakhti tagay ilahay ha u naxariisto
@yahya579
@yahya579 3 жыл бұрын
45 sano ka dib ayaan daawanayaa 2021 Cajiib!! 45 ayuu ahaa markii waraysiga laga qaaday
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Hada ma noolyahay waa 90 hur waa aduunkale
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@nasyadeuanyeong8707 wuu dhintey mar hore Cali dheere waxuu ahaa walaalihii hargeisa wll
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Haa legend buu ahaa 1967 baanu anigu bartay ANOO wiil yar ah waxaanu isku baranay arooskii Cismaan gacanlow waliba afsomakiga saani uma aqoon waxaanu ka Nimid cadan xilkigaa kolkaa subixii buu xaafadayada soo hormari jiray kolkaas buu I odhan jiray abti bal waran oo reer koi dhan bariidin jiray alaaah haw naxariisto aftahan buu ahaa
@alihanash9829
@alihanash9829 3 жыл бұрын
Waan xasuustaa beri hore heesta nabaddaana muudso naa machado tidhi
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Fanaaniintii hore mid kastaa kaalintiisa wacdaruu ku ahaa, bal siduu gurbaanka ugu xaragoonaya fiiriya.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love's
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 3 жыл бұрын
ninkan wareysiga qaadaya waxaad mooda inaanu taarikhda fanka wax aqoona u lahayn ,waxuu weydiiyey goormaad fanaaninta waaberi kusoo biirtay, waana suaal qaldan waayo ninkani waqtigu fanka galay waxaa jiray fanka walaalaha hargeysa, waaberi waxa la sameeyey waqtigii kacaanka waana 70 tanadii.
@micnamalahan
@micnamalahan 3 жыл бұрын
Aqoon ma u leedahay !? Cabdalle nuuradiin, waa Abwaan/weriye ninka aad ku sheegayso in uu fanka aqoon!
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 3 жыл бұрын
@@micnamalahan walaal malaa qoraalkayga maad fahmin mana aflagaadeyn wariyaha runtiina aqoon uma lahayn isaga ee waxaan layaabay suaasha uu weydiiyay cali dheere oo aad moodo inuusan aqoon fiican ulahayn oo ahayd goormaad kusoo biirtay hobolada waaberi oo aynu wadagaraneyno in magaca fanaaninta waaberi lasameeyey waqtigii kacaanka sanadadii 70kii si loo mideeyo fanaaninta somaliyeed, ninku wareysanayeyna waa cali dheere somalia oo gacanta isticmaarka kujirta ayuu 1950gii kamid ahaa fanaanintii Hargeysa ee caanka ahayd walaalaha Hargeysa,marka waxay ahayd inuu yidhaa goormaad fanka kusoo biirtay, halku kayidhi goormaad hobolada waaberi kusoo biirtay, bal adba dhageyso wareysiga,, marka waxay ila muuqatay inuusan aqoon horeba fanka somaliyeed ulahayn ee uhaysto inaaney jirin waaberi horteed inay jireen fanaaniin caana sida walaalaha hargeysa iyo kuwa kale oo badani.
@micnamalahan
@micnamalahan 3 жыл бұрын
@@AhmedIbrahim-he2ux sxb Waan u gartay in aad wariyaha wax ka sheegin balse la soco halka uu wareysiga kaga qaaday waa Xamar , tan kale Hoboladda Waaberi waa isla Xamar , su’aasha ah goorma ayaad Hoboladda Waaberi Kusoo biirtay waxa kale oo Ay la macno tahay goorma ayaad Magaalada Muqdisho timid marka si loo eego! Mahadsanid
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 3 жыл бұрын
@@micnamalahan marka mecnahaagu waa xamar iyo fanaanitii waabare horteed fanmajirin,ok waan kugu raacay aragtidaad see hadaanu nahay somaliland ogow idaacad afsomali kuhadasha hargeysa ugu horeysay koox fanaanina oo magac lehna somaliland waxaa laga asaasay afartaneeyadii waa walaalaha hargeysa oo cabdilaahi qarshe iyo kuwa kaloo badanina kamid ahaayeen cali dheerana hoboladii walaalaha hargeysa ayuu kamid ahaa waaberina waa kada,weynaa.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Magaca kooxda waabari waxaa la sameeyay 1960, kooxo kale oo dalka kajiray iyana way jireen xamar & hargeysaba Wariyuhu su'aasha uu wediiyay qalad uma arko anigu, kooxda waabari goormaad kusoo biirtay ayuu waydiiyay balse wuxuu kaga jawaabay fanaanku xiligii uu fanka ku soo biiray. Tan kale haddiiba aadan garaneyn cabdalla nuuradiin axmed waxaan filayaa willi waad da'yar tahay, koleey heesihiisa waad garaneysaa, isaga se magaraneysid.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Allaya raxmaa
@ahmedmaxames7410
@ahmedmaxames7410 2 жыл бұрын
Alaha u naxaristo
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
DADWEYNAHAN HANUUNINA!!->👍 SALAAN SHARAF WAQOOYIGA KURIYA SAAXIBO MAYAL ADAG!!!
@magichashi
@magichashi 3 жыл бұрын
Cabdalla nuuradin oo la waraysanaayo Soo gali sxb
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Aduunyo waa iska noocaas sidaa ayaa qoloba qoladii ka horaysay ay ugu sheekayn doonaan lk ninkani wuxuu ahaa raggii bilowgii fanka soomaaliyeed waayo wuxuu sheegayaa inaanay jirin wax la garaacoba markuu soo galay oo teneg iyo baangadaha baabuurta la garaaci jiray kkkkkk
@ahmedaweys3821
@ahmedaweys3821 3 жыл бұрын
Nuuradiin
@ahmedaweys3821
@ahmedaweys3821 3 жыл бұрын
Maha ninka wareysanayo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share'S
@naciimakhadar266
@naciimakhadar266 2 жыл бұрын
Wariyuhu dhinac bù ka rarayahy wuxuu is dhafinayaa tarikhdi fanka hargaysa iyo wallha hargaysa
@daacadduceysane7498
@daacadduceysane7498 3 жыл бұрын
Kkk
@Farhaan114
@Farhaan114 3 жыл бұрын
Eeboow Kuu Naxriiso
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Cali Dheere goormuu dhintay?
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 жыл бұрын
Masoo dhawaan baan filayaa
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Xiligaa wareesiga laga qaadayo ba anba dhoween
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Waxa kale oo uu Cali Dheere ku jiray riwaayadii Dhedo roob noqon wayday ee alifa Cabdilahi Diiriye Sooraan Riwaayadaas waxay ahayd sideetanaadka hortoodii
@ahmedmaxamed9626
@ahmedmaxamed9626 3 жыл бұрын
Idhabir buu ahaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook'S
@dahamusse6459
@dahamusse6459 3 жыл бұрын
O
@AMO00165
@AMO00165 3 жыл бұрын
Tol.beelay waar ninku waa qoloma Rer abtigay ayaa cadaadlay dega Wuxu ku bdhashay cadadlay
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
HYoonis, Ugaadh Cumar
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 2 жыл бұрын
Wariyuhu wuu ku qaldamay inuu yidhaa wabari goormaad ku biirtay waxay ahayd inuu yidhaa goormaad wallaha hargeisa ku biirtay wallahi magaranayo wariyaha lakin waxaan u malaynayaa inuu reer konfureed ahaa oo iska diidayay taariikhda fanka ee hrgysa
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 2 жыл бұрын
Waa cabdalle nuuradiin waafaas xaasaasiyadan majirin. Nikani ma aha beelaha loolanku udhaxeeyo siyaasadeed wll asalkiisu waa reer yaman sidaa lasoco
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
@@hassanmohamed900 Weliba waa Yamani reer Waqooyi ah.
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Fadaral rooko shanta aba sharci sokireyso galo oo ceji iskusawira sadam siaskari loodido askarina dharkisa sogasho warabe dur joga magalo mayimado maskana waxa kasobaraten dibada ayi iskul walagu shegeya musqusha inuu kuso baxo gudaha qolka jifkana musqul lagusameyo iyaga lagasobartay filiq filiq gadi walagunartaga nijaso lafahey gasha narana logasara sadeqo waladhibta ilahey inu kabadbadiyo
Wareysi laga qaaday Maxamed Axmed Kuluc 1974
29:56
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 31 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 866 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 36 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 62 М.
CABDALLA DHEERE IYO TIKTOK IYO HANAFI MAXAA KALA HEYSTO !!!!!!
10:52
Dhanaane Media
Рет қаралды 3,3 М.
Majaajilo Ustaad Cabdal Nuuradiin,Aw-kuukuu,Jeeyte.........
8:24
Abukar Mohamed
Рет қаралды 473 М.
Cumar Dhuule Cali Waraysi Xiisa Badan
29:52
Hoodo Show
Рет қаралды 19 М.
Taariikh la yaab leh!
17:39
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 38 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Macallin Gaariye iyo Hummaagyada Kinaayada iyo Xuska, 1995  Abijaan
32:47
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 866 М.