Waxaan Booqanay Xerada Geela Jigjiga lagu dhaqo ee Qaayib waxaana nalagu Marti qaaday Caano Fresh ah

  Рет қаралды 21,524

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 85
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Mashaallah Nuur iyo Guuleed waa Legend Somali ah we love you!!!!
@aminahassan1421
@aminahassan1421 Ай бұрын
Maasha Allaah walee dadka ree jigjiga waa Soomaalida dhabta ah❤
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 Ай бұрын
Masha Allah Walaal hore u soco, waxbadan bean kaa faa’ideysanay sida magaca alabta( gaawe iyo biri iyo dhagal) barnaamijyadan geelana no badi❤❤
@mahammeddaada9555
@mahammeddaada9555 Ай бұрын
mansha allah❤❤❤❤
@MahdiAbdirahman-r6b
@MahdiAbdirahman-r6b Ай бұрын
ماشاء الله الله يسعدك في الدارين ❤
@ismacilwarsame7965
@ismacilwarsame7965 Ай бұрын
Masha allah tabaarakalah
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
❤❤❤❤❤masha Allah somali guul iyo gobanimo melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Ай бұрын
Mansha allah Nuur iyo Guuleed
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 Ай бұрын
MashaAllah 🇸🇴 geela Allaha barakeeyo ❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Mashaallah Guul JigJiga people
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Guul iyo Nuur welcome my father and the whole my family are ( Geel ) Hargeisa my father was famer and have also Geel.
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
You've to have available toillets.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
Wardee geella bullaale kasoo waraabiya allahaw barakeryo amin
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 29 күн бұрын
MashaAllah Jigjiga 💙S
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 3 күн бұрын
Masha allah nuur iyo guuleed waxaa niiga maqan ilkacase iyo jaamac galad ragaas soo wada tookada kale waa barnaamij aad u qiimo badan caano geel oo culan waa daawo wlhi mash allah odaygaan geeleeda horaa qosol igu dilay ilaahoow bahalka iga weeco 😂😂😂 cabsina waa heesaa geelii ka baxsadayna waa rabaa in uu soo celsho masha allah laakiin ogaada geelada dhirta daaqo ayaa daawo badan geelaaan badarka lasiiyo sida galeeyda masagada qamadiga buunshada iyo wixii lamid ah daawo haka sugin waa sun. Geel dhirtaas ilaaheey noocyadeeda kala duwan ee soo daaqay haramkiisana ama dhiisha caanaha lagu shubayna laculay masha allah markaa cabti caanahaas korkaada iyo caafimaadkaadaa ka dareemee
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Unfortunately now the Isaaq clan take from us every thing
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv Ай бұрын
We are all family, plus before Ethiopia i rather my bro isaaq take it
@abudarda00
@abudarda00 Ай бұрын
Isaaq are our brothers! Never hate anyone because of qabiil or what someone from their tribe might do to you. Ilaahay ka cabso wa la dhiman
@tusechanell3669
@tusechanell3669 Ай бұрын
Kan isaaq ma gabadhbay ka fara xumeyeen
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 29 күн бұрын
Waa gabadh eeg magaceeda yasmin ayaa uqoran nin ma aha​@@tusechanell3669
@HamdkI
@HamdkI 25 күн бұрын
Iyagabu darod cudur layiraahdo bay qabaane maxad ku fali adigu
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Guul iyo Nuur welcome my father and the whole my family are ( Geel ) Hargeisa my father was famer and have also Geel
@mkahmed5075
@mkahmed5075 28 күн бұрын
Mansha allah jigjiga
@Miicaadyare
@Miicaadyare Ай бұрын
Nuur iyo Gulled waan idin salaamay Anaga Halkan galbeedka Gorafka Geella lagu maalo waxa laga Sameeya Moroh iyo Tigaad kala Nooca ah halkan Geedka aadku sheegaysaan Gorfka laga qoray, Mida kale Geelu markuu dhirta kala badan oo kala jaad jaad ah soo daaqo Caanihiisu dawo noqdaa macaana noqdaa caanihiisu.
@CABDULQAADIRC.XUSEEN
@CABDULQAADIRC.XUSEEN 27 күн бұрын
maashaalaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤ jigjiga allow dadkeeda barakee
@AbdisatarQandal
@AbdisatarQandal Ай бұрын
Mansha allaah
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Ай бұрын
Hal aano lahayn ayaa qaayib la dhihi jiray hal naas ayay ku buuuxin jirtay gaawaha .💔 wakhti tagay😢
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Ай бұрын
Masha Allah war noorow Allaha idiin calfo canaha aamin gaawe ama Toopke labada magac ban u aqaana shayga geela lagu maalo Runtii barnamijkan xiiso gaara ayuu leeyahay Magaca Xerada waa Qaayib Waxad mooda Somalidu meelay joogan inay fahmen inay ka faiidaystan Nimcada Alle siiyay Galkacyo waxan kajira Barqamal geel loobixiyay halkaana waa Qaayib Guulaysta Noor iyo guuleed Raga geela sigaara ban u salamaya guul
@mohmodserhaye3164
@mohmodserhaye3164 Ай бұрын
Mansha allah Caanaha waa la dhamaa Ee cabis maha
@kurashabdi7321
@kurashabdi7321 Ай бұрын
Maashaa allaah Allaylehe geela meeshiisii baa la dhigay
@dodorara9532
@dodorara9532 Ай бұрын
Allaah ha barakeeyo oo ha idinku xifdiyo dad iyo duunyaba waxaad hasataan nicmada allaah lama qiyaasi karo kuwii ku shugriya allaah ha inaga dhigo roobka iyo deeqda allaah nicmooyinkiisa waa dhaqan taariikh leh afrika nicmaa taalo kuwo ka faaiidaysta allaah ha ka dhigo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Waxa uu 😮sheegeyo waa cilmi ee ha la keydu
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
O loved you guys
@djamabouh7470
@djamabouh7470 Ай бұрын
asc walaalaha guoleed iyo nuur mataa wad ciibadaysaten madama ood geeel kaa caana dhamayisan
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Ай бұрын
Msha alah waa Barnaamij Tayo Leh Runtii ! ●hurubgaalka wa lag huraan ●Caanha eeelaha ilaashaan
@abdimohamed2623
@abdimohamed2623 Ай бұрын
❤❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Waa qaniimo in aan geel caanihiis cabeysaysan MashaAllah
@YasserAA93
@YasserAA93 Ай бұрын
Jijiga meshan ku dhashay! Iyado wada girdirad aha ayaa igu danbesay! Allahow ka xooro xabashida!
@AbdirazakAhmednour
@AbdirazakAhmednour Ай бұрын
😮Caanaha waa la DHAMAA ee lama cabo.
@MuqtarCabdi-rx2wu
@MuqtarCabdi-rx2wu Ай бұрын
Asc.nuur.iyo.guuleed.masha.alaah
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 Ай бұрын
Sharan wacan weeyaan geela
@abdimohamed2623
@abdimohamed2623 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Xoorku waxa uu leeyahey waa subag!
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 Ай бұрын
Geel cunto la siinayo caanihiisu waa noocer
@konelfarass
@konelfarass Ай бұрын
Congratulations I will insist and call All knowlegeable leader and citizens from majority pastoralist territories to develop and firmly back AT all level of state policies the durability of this unique identity of freedom and equality
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
REER KAN WAN .JECLAHAAY. ANIIGA. OO.KA SOO JEEDA QABIILKA CIISE. EE DEGAA.GOBOLKA AWDAL GAR AHAAN. DEGMOYINKA. ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
السلام عليكم Canaha gela & kadidisa oo la isku daro wa dawo gar ahan waxa lagu daweya cuduro badan sida cudurka kansarka 🎉🎉🎉🎉🎉 Mahadsanidiin
@ziyaadmahamed4453
@ziyaadmahamed4453 Ай бұрын
Wariye nuur iyo mulkiilaha caana wada ma garanaayaan way qudhqudhinayan
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Maansha alaah
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
REER KENYA GEELA CIYAARTA KA DAAYA IYO CAAGADAHA AAD KU LISEYSAAN,NINKAAN NUUR LA YIRAAH OGAADA WAA NIN DHAQANKA GEELA IYO MIYIGA KHABIIR KU AH SIDUU HADALADA UGU TOOS TOOSINAYO RAGGA BAAN KA GARTAY WAA REER MIYI REER MAGAALOOBAY
@MuqtarCabdi-rx2wu
@MuqtarCabdi-rx2wu Ай бұрын
Asc.warcaanaha.waxnasiiya.wariye.yaal
@amiincnasir9389
@amiincnasir9389 Ай бұрын
😂😂😂😂wlhi waa qosley. Noor iyo guuley
@NastehoBadri
@NastehoBadri Ай бұрын
Wankazumahay geel jingad kuxaraysan cano naga dhamimayo mar haduna kayn robku xalay miray kufofin micno malah
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 7 минут бұрын
Guleed ayaa ku saxan magaca xoorta xoor maaha
@user-nq9wr3yh5o
@user-nq9wr3yh5o Ай бұрын
Aabahy baan ku arkaa 😅😅 aggah
@djamabouh7470
@djamabouh7470 Ай бұрын
nuur wa ruunta cyaalka iyaa ku cabaa canaha
@user-nw5hg5oy9b
@user-nw5hg5oy9b Ай бұрын
Eaw masha allaah wa casneheeni io geleni
@abdif1256
@abdif1256 Ай бұрын
Asc, meeqa litir baa laga lisaa maalintiiba(24 saacadood) geelaan la dhaqaaleeyey ee xeraysan, kan hawdka daaqase immisa litir baa isna laga helaa?
@djamabouh7470
@djamabouh7470 Ай бұрын
cagadaha dasadaha wa manuuc in laguu liisoo heelaa
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
ANIIGU. OO. AAN KALAA. QADEEEYN RER.OGADENIA. AAD IYO. TAGEERO UGUU. AHAAY. REER OGADENIA. HAMPALYO HAMPALYO WAA DAAD. IILAAHEEY .KU NIMCAAYSTE. GEELAA. CAJIIB. CAJAAIIB AAH
@cabdimahamud
@cabdimahamud Ай бұрын
Cagdheer raa xaysan
@faysalali2485
@faysalali2485 Ай бұрын
adeer ama caag halugu maalo ama digsi halagu maalo ujeedadu waa in lamaalo. mida kale soomali waxaa halkaa dhigay lama nimaadno fikir cusub. waxaan rabnaa inaan 500 sano kahor inaa wali isticmaalayno
@uknownnrick
@uknownnrick Ай бұрын
Cagaduhu caafimaadka umaroona Teedakale cagadahaas markan arko fakhri baan dareema😂 wa xoolo qaxooti. War gaawahafican
@abdirahmankhayre8293
@abdirahmankhayre8293 Ай бұрын
Caano fresh ah inaat leedahay mayac kale oo soomali ah maa wayday sida dhay xafta
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 Ай бұрын
Waa shaandhadii caanaha xoorta
@GOBAD123
@GOBAD123 Ай бұрын
Ala caato badanaa nirguhu😢
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 29 күн бұрын
Caanihii waa laiibiyay
@MuqtarCabdi-rx2wu
@MuqtarCabdi-rx2wu Ай бұрын
War.xamar.ayaan.joogaa.
@MuqtarCabdi-rx2wu
@MuqtarCabdi-rx2wu Ай бұрын
Soodhamaysatee.maxaalalafadhiisan
@maxamadfaarax178
@maxamadfaarax178 Ай бұрын
Asc
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
Waan wadaa cuganahay haha Somali oo dhan.
@abdihassandoubad1771
@abdihassandoubad1771 Ай бұрын
Galas laguma maaliyo cabdaw weelka gaalada
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 Ай бұрын
Kan caanaha lagu cabo waxa la dhahaa bidhe qordi iyo ganuun
@maxamadfaarax178
@maxamadfaarax178 Ай бұрын
Ninkanwaraysigaqaaday waxuukaysqaanbuu Warsan nin Soomaali ah ookayaqaanay she Maxamad cabdi Muxumad mijir markuu dhamaystiro ayayrana dhar uxidhirtay sidacaruurta
@bashiirmaxamed4023
@bashiirmaxamed4023 Ай бұрын
Lamigii doolo mahayno iyo dagmooyinkisaba
@faraxcabdidheeg8338
@faraxcabdidheeg8338 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂jirgaan 😂😂😂😂😂
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 Ай бұрын
Abaskuul way leedahaya wayna dhaqdaan sida kuwa jarar degen,sida ciise abaskuul,reer ibraahim,Ismaaciil iyo yaasufba.
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
Warshad kadhiigaa oo aduunkaa gadhsiiyaa
@maxamadfaarax178
@maxamadfaarax178 Ай бұрын
Warsan idinsalaamay
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. AAH .MUWADIIN. UU.DASHEEY DALKA JAMHUURIYADDA SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍 ✨️ 💖 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍 ✨️ 💖. GAR AHAAN. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴
@user-st2mv8im2d
@user-st2mv8im2d Ай бұрын
𝖬.𝖺 𝖣𝖺𝖽𝗄𝖾𝖽𝗂𝗂
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 29 күн бұрын
Mshaa allah ❤❤❤❤❤❤
@NimaOsman-b4m
@NimaOsman-b4m Ай бұрын
❤❤❤❤
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 139 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 15 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 543 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
TVNET X
Рет қаралды 282 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA CUNTAD WADADA EE JIGJIGA
12:11
Maria Harlin
Рет қаралды 20 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН