Wallahi ad ban uguxumadi falkaas waxash nimade ahayi cuqubadi banahayso wali qayanadaas daadki kadanbeyi waxan rajeynaa inow illahey ka abaalmariyi xiliganbo
@abdinasir79989 ай бұрын
iyaga uqolan manta ilahay hortisa ee haka sarto...
@Aw88-c1r Жыл бұрын
Samatar was notorious war criminal in 1978 and again in 1988 . with the approval of his boss (Siyaad Barre)
@omarali42655 ай бұрын
😢waa faham nay laakiin arin taan wax laga waydiio majerteen iyo Isaaq iyo cali samatar waayo hawiyaha waa la is ka watay
@EngMukhtaar-q4iАй бұрын
Soomaali waligeed dib isu aaminayso
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Rashiidfaarax-up1yt8 ай бұрын
Asc
@abdinasir79989 ай бұрын
Balayi iyo cadaw ba ka adegtay meshas waxayna ku tusinaysa in dawlada ay ka buxin dad badan oo cil qaba yal ah...
@ahmad6967 Жыл бұрын
Qiyamaha Af wyeena qisaas loogsoqbn
@abdirahmanhusein2244 Жыл бұрын
Meesha wax ka qaldan yihiin ee u baahan in la saxo ama la hubiyo waxa weeye ma Xasuuq hal meel ah baa dhacay mise 2 xasuuq' waxay dad goob joog ahaa iyo Saraakiil ciidan sheegeen in ay jireen 2 xasuuq oo ka deegaanka Jigjiga oo yahay kan Garab Case midka kalena uu yahay markii la yiri Taliye walba hasoo diro labada Askari ee Ciidankiisa u fiican ee inta la isugu keenay bannaanka Jigjiga ka dibna la laayey
@Aw88-c1r Жыл бұрын
Waa runtaa waa 2 dhacdo oo kala duwa. Tan garab case waa saraakiil dadkan la laayay. Waxana goobjoog ahaa wasiir Cali Samatar oo amarka bixiyey. Ta kale waxa la soo xulay guuto walba nimankii u geesisanaa oo loo sheegay in la dalacsiinayo, hase yeeshee la laayay. Halkan waxa goobjoog ahaa col. Cirro oo amarkan bixiyey, laakiin in Samatar la ogaa ma cadda.