Xasuuqii Garab case laba adeeraday ah ayaa ku jiray😢 Alle ha janeeyo
@WaayoArag.Ай бұрын
Masiibooyinkii dhacay 1969-1990, waxa ay sida miinooyinka hadba ka qarxaan dadka Soomaalida ah. Sababta weli dawladnimo loo heli waayay na wax kale maaha e, madaxweyne dambe oo dalkii Jamhuuriyadda Madax ka noqda, oo dawlad awood leh hormuud u noqdaba dadkii waa ay ka sasayaan. Taas ayaana keenaysa, in aan dawladnimo hana qaadda olagu arag Soomaaliya.