Jaajuumow Ciyaar waa ku daayay😄😄👍 Filimka XUJO kala kici Jaajuumow majejeese waaye Jaajuumow
@MuhanadCadde13 жыл бұрын
Rer London ina nasab tihiin anaa idin qiray waayo qofkii idin imaado farxad iyo bashal baad ku so dhawenesan wayo waxa tihiin dad qalbi fican insha allah farxad ku nolada somali waxe horay u tiri guri furan lama gale qalbi furana lagala🙋♂️🙏❤️
@abdulkadirabdi1024 жыл бұрын
Jaajumow nin culus so dhawow fanaaninta reer london so dhoweynta wey ku fiican yihiin thanks
@abdiraxmaanbarrecismaan12114 жыл бұрын
Waa oyay gorma igu danbaysa ya iso kiciya away dira jacayl iyaga isfahmaya 💯😢💯😢💯👏👋🌺😢😢 xitaa jajumow waa dira jacayl Ciyaal magalo
@faizafani3694 жыл бұрын
Masha allah farxiya fiska wa fananada ugu wadanisan burburkii kadid fananinta sobaxday horu soco
@fouedahmad97784 жыл бұрын
Jajumo our legend Welcome to Britain 🔴🔴🔴🥰😘
@nasrohasan49434 жыл бұрын
Abukar mahdi maanta waan u duceeyay haduuba walaalkay jaajumow ii keenay markii la qaxay kadib aan bartay jaajumow waliba aniga dadka ma dhexgalo bulawi maahi walashay baan ku bartay darteed xasuuso dhalashada wiilkayga curadkaa xafladii loogu qabanayay marko maano xaajow
@maarifacollege-kenya12644 жыл бұрын
nasro hasan dadkeegi reer marko cadeey
@wanaagaqoyska78874 жыл бұрын
Abukar Mahdi waa kusalamay Jajumow welcome 🙏 UK 🇬🇧 Soo dhawow 👏🤝
@nasrohasan49434 жыл бұрын
Omg haday fanaan sax arkayaa laakiin magaceeda ii soo baasa 🥰🥰🥰
@ilhaam12674 жыл бұрын
Maasha alllh bahda xujo iyo dhaman inta soo dhaweyntan quruxda badan usameysay abuukar jaajuumow oo ah shaqsi nagu qaali salaan iga gaarsiii abuukarow
@nalkacadey77294 жыл бұрын
Vzvçl
@TheZilzaal4 жыл бұрын
maasha Allah xasuus abuukar allah ya cizzak saxb adiga dhamaan teamkiina iyo samigaa insheeg hooola meeela ku wed dheh mahadsanadiin
@mustafkhaliif86904 жыл бұрын
Abti lacag isii ayaan u jeedaa yaa arkaayo like saar inta aragtay abti lacag isii 😀😀😀
maasha allah abtigey sifiican aa loosoo dhaweeyey reer london
@kiinabdi6804 жыл бұрын
Sharaf ayay no tahay isku duubnidiina farxad ku waara 🙏💯❤️
@ashrafonlinequran90684 жыл бұрын
Ogayziis ogaysiiz Matahay ruux danaynaya barashada quraanka kariimka ah BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Matahay ruux danaynaya barashada quraanka kariimka ah Iyo LUUQADA AF SOMALIGA iyo AXAADIISTA rasuulka (SCW) Fadlan nagala soo xiriir lanbarkan 063:4256179 ama kusoo Biir group whats upp kan chat.whatsapp.com/D0FBz3jGh5Y3QEuFadlan nagala soo xiriir lanbarkan 063:4256179 ama kusoo Biir group whats upp kan chat.whatsapp.com/D0FBz3jGh5Y3QEuDNmvi4U
Qof aan weligeda qof iyado ku dhagan ama ceyneeso la arg oo iyada mar walbo lagu dhag yhy aan shag jalaq u siinin abaayo mcn nollow inta noll jirta whli manta hadaan heysan lahaa lacag aroos adunka weli laga arkin ban ku samen lahaa farxiya fiska queen afkeeda laga amaan helo ✌️💝🥰💖waxad kugu duceynaya allha in aa iska dhafta heesaha
@lailawali51054 жыл бұрын
Wlhi beenta ma ahan farxiya darilaheey u jecelahay ilaheey fanka haka madoobeyo
@khadarmuse23224 жыл бұрын
Qofka ugu horyaa saw aniga maaha like i saar
@somowfahimoofficial74714 жыл бұрын
Isoo booqo codsi
@abgaalowcali64774 жыл бұрын
waaaaw
@farhiaiamail6053 жыл бұрын
Hesahan curuba laga qadi jiray sida jajumow lo ciyara fankan cusub xog watan ma keni karan dheshi hore
Kkk.kkk war asbaro walaahi waa qosl soconaya wuxuu qaaday maheesbaa mise
@somowfahimoofficial74714 жыл бұрын
Isoo booqo codsi walal qaali
@ahmedmohamud88054 жыл бұрын
Asc waligey komment maan qorin Base maatey waxaan uqoraayaa Ma kmnt amma lk baslse waa farxad qofwanaagsan markaat aragto wax qabadkiis iyo magaca Somali dusha usaaraan waa qof mas uul sare ah Legend abukar mahdi mahasanid
@saadiacadey39604 жыл бұрын
MASHA ALLAH MASHA ALLAH ABKAR MAHDI. KULIGIIN WAA SALMNTIHIN AWY JAJUMOW WALSHIS FADUMINA
@caishacudonlyrics58164 жыл бұрын
Welcome you reer London❤❤❤❤❤
@somowfahimoofficial74714 жыл бұрын
Isoo booqo codsi
@najmocumar84634 жыл бұрын
M.a abuka nagu salan jsjumow wale mamo telka inta kala dhuntan daawan jiray jajumow
@foosmohamed10784 жыл бұрын
Jaajuumow Boqarka shactarada waaye. 😂😂❤️👍
@liinafarah47374 жыл бұрын
Abukar mahdi saan u sugaayey so dhaweynta legend jaajumow burcad KZbin t badan muuqalo so dhigen video todobo bixi farxiyo fiska kulahaa allah inoo kaaa daayo
@khadirosman99894 жыл бұрын
Best camera man abukar Mahdi hard worker keep going bro