💜🌹💜😍Dir cusub been wallahi ciise iyo gadabiirsi Daarood iyo isaaq waa u siman yihiin.mana ka xigaan.
@rahh41375 сағат бұрын
❤❤❤❤❤ Ciise Wayne waa Daarood Daaroodna waa Ciise labaduba waa Soomaali. Soomaalinimadu ha waarto. ❤❤❤❤❤
@mrjamac14 сағат бұрын
MAANTA WAA DIR WANA URAARSAMALE BERRINA WAA REER SKEHIKH ISAAQ MARKAY DANTOODA GARAAYN CIDNA GARAN MAYAAN BERRI
@MacalinHassan-w9u14 сағат бұрын
Dir ma aha indoor taxaaluf ayuu rabaa was lala fahmay
@hassanbuni172514 сағат бұрын
Markay jabaan isaaq ayey yidhahdan dir baan nahay marka kale way dafiraan oo dir manihin ayey yidhahdan,
@SagalMohaned14 сағат бұрын
Waa runtaa walhy wey duuban tahay iyago leh dir manihi e carab nahay
@faizam523Сағат бұрын
Xaqiiq taasi, ayaan dhaweyd buu lahaa nin isaaq ah oo la wareysanayey dir hanagu sheegina waa dad liita ee carab baanu nahay. 2023na waa kuwii oromada noqdey, markaa waxaan garan waayey maalinta daarood eryanayo sababta ay yaa diraay yaa iri aheey ay u dhahaan.
sida saxda ah Ciise , Gadabiirsey, Sure Dir maaha . Dirtu waa Gaadsan kaliya . kuwaan kale waalagu owr kacsadaa
@MaleykaGabane13 сағат бұрын
Youngleeku Biyomaal dir miya
@MursalJaamac-z5g11 сағат бұрын
Soomaali oo dhan waa walaalo ee buunbuuninta hala joojiyo. Wax garadka samakataliska ah raadinta xalka halagu garab istaago. Xaliye from Garoowe.
@Saydaanlaaye14 сағат бұрын
MA MAANTA AYEY CIISE DIR U BIXIYEEN SAWKUWII CANFAR HUBAYNAYEY EE LAHAA IYAGAANU WALAALO.NAHAY ISAAQ DIR XAGEE KA SOO GALAAA ASALKOODABA LAMA YAQAANE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ILAAHAY WUXUU ABUURO CIISE AYEY UGU NEBCAAYEEN ISAAQ