Xogta Lafta gareen oo shirqool halis ah ka badbaaday, Aadan Madobe oo KGS kusii jeeda, & Sland

  Рет қаралды 28,518

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 20
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 3 күн бұрын
Walaal nidaamka iyo anshaxa saxaafada kamid maaha muraayad ama ookiyalo inad ku aqriso warar ee aduunka lasoco mahadsanid👍
@AxmedKaarshe-d4y
@AxmedKaarshe-d4y 2 күн бұрын
Mahmaah xumo wexeeyleedahay Gudniinxumo Isks sax Maahmaahda
@abdullahisheikh6219
@abdullahisheikh6219 3 күн бұрын
Adeer hadallada beenta aaad sheekto aakhiro waa laguu soo fadhiisandoonaa
@rnoor9763
@rnoor9763 3 күн бұрын
Itoopia tuugada talada kasiidheceyso waaka xaaraan taako kamid ah dhulkeena iyo badeena
@farhiyabille331
@farhiyabille331 3 күн бұрын
Wey ku jabayaan mar kale iyaga iyo xabashida ay wataanba idin Ilaahay sms haal canid hi ah ha soo kaxeystaan ama keligood ha yimaadane dhulka SSc Khatumo Catan buu ka yahay in iidoor ku soo noqdo ha aaminaan intii Ilaahay ku abauurey
@Alimaxamed33Alimaxamed33
@Alimaxamed33Alimaxamed33 3 күн бұрын
umadyahay qabiilkiyo qaranimada waa laba an is qadikarino waligod is qabanayn!!!!!!!!
@CashoCusmanxajo
@CashoCusmanxajo 2 күн бұрын
Warunta
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 2 күн бұрын
Qatumo haloo diro ciidan somaliya kasocda
@user-pj8mg1wx5k
@user-pj8mg1wx5k 2 күн бұрын
Amxaarka io kuwa lasocode e ay dabadhilfiinta e isaaq 15 adkusheegtay 50 to tababaran o heegan 200 boqol o dusha io magaloyika baadiyaha ilaa caano ilaa gaalkacyo ilaa doolo baasugay dhaqaaqa sool ee somaliy guuuuul guuulidnimo io hugaan cadalada o garakara dad dalka dadka diinta o aragti fog lehe o dadntiisa tandadka io dalka kahemariy o wadaniyadu dhabkhiso Allah hanasiyo aamiin somaliya cid kasta wakuadow ismanaogid o idika isucadow imaaraad calakiisa Allah harido o aboorku hadhemey waa cadawga caalamu islaam o waa cadawga somaliy waa garabka yuhuuda dhub Allah hasiyo xukuka imarad jadumo
@Hassanm2299Mohammed
@Hassanm2299Mohammed 3 күн бұрын
Xalay miyaad ku riyootay
@ShariifNahar
@ShariifNahar 3 күн бұрын
Isha wararka aan ka hellno
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 3 күн бұрын
Qaabkan maxaad ka fahmi karaa adigu
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 3 күн бұрын
Gaalgale inaad tahay waa is caddeysay
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 3 күн бұрын
Jingka may koofar kiingky biyi ? Ady ing nakaati, Reewunoow safkuwa isky eny hora liniingkisiry sel langkoo ung boorow iimangkaa sugoow
@G4STV2858
@G4STV2858 3 күн бұрын
Xasan Shekh koofurgalbeed uu ka adagtihiin putland waxkama qabankar Juboland sidaasookale wuxuu u dowladaynkaro waa koofurgalbeed
@abdullahisheikh6219
@abdullahisheikh6219 3 күн бұрын
Maxaa Laftagareen kaliggiiis maxaa ka dhiga iyadoo Madax kale aynaan jirin mid doonaayo inuu ka qiib galo shirka aad sheegeeyso??
@abdullahisheikh6219
@abdullahisheikh6219 3 күн бұрын
Maxaa loog handadaayaa Koofur galbeed iyadoo Puntland, Galmudug, Puntland iyo Hirshabeelle aan waxba layska weeydiineyn?? Arrintaas waa gardarro iyo daadaansi
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 3 күн бұрын
Niyahaw adigu sirdoonka caalamka ugu qatarsan miyaad tahay waaba yaabe ila hoose kaliya ayaaad ku haysaaye yaa kuu sheega wararka qqarsoon😂
@abdullahisheikh6219
@abdullahisheikh6219 3 күн бұрын
Hassan qabiilkiissoow ku soo koobey dowladnimada Soomaaliya. Qabiilna qaran ma naqd. Hassan waa inuu caddaalad keenaa oo lagu saxo arrimaha. Laakin hubka qarnka beesheedeeyda kaliyaan ssinaa adiga uun amrkayga kaliya ku shaqee waxna kuma siinaayo saraakiisha sarsare ka shaqeeya Shabbeellaha hoosee waa beesheeyda. Waxaas maa dowlad ah?????
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 күн бұрын
Xalka Soomaaliya waxa uu ku jiraa Xasan Sheikh oo dalka laga qabto xilkana laga qaado haddii aan taas la yeelin Soomaaliya waa ka tegaysaa waana adag tahay in dib laysugu keeno
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 50 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
DEG DEG SUUFIYADA OO FIRCOON KU TILMAAMAY SH UMAL & XUSKA NABIGA LIISKU HEESTO
22:59
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 50 МЛН