Walaahi xuubi naagtan yaar walahi wan kaa heelayay funny ba aheed subhanalah waalahi wa ilmeeyay 😭😭😭😭😭😭😭 subhanalah ilaahay cafimad cafimad xuubiyay ila hada commentiga qoorayo ilmada wa joogsan ladaahay
@xaajibalad54637 ай бұрын
Gabadha nafteeda Allah baa haya caafimaad keeda allah ayaa haya allow caafimaad sii gabadha aamiin yaa rabi is baadh hadii lagaa helo daawooyin kaalmatiha baa helaysaa waanad noolaan kartaa intii allah kuu qorayaa
@cibaadocumar97707 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@Shukri-x1v7 ай бұрын
aamiin
@farxiyomohamed55357 ай бұрын
Aamiiiiiiin yarabi
@SacdiyoHassan-os7sg7 ай бұрын
Aamin Aamin
@caishamaxamuud48757 ай бұрын
Subxanalah aidis kuma dhicin ee waa cagarshow dawo ayuu leyahay a HANA iyo dahir wey ka walayan gabadhan ehel keda ha qabsada dadkan wey kawalayan yaab walee🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Hadaad qabtid xanuunka HIV loo madhinto wakhtigii laga cabsan qabey lama joogo dawaa laqaata oo waa lala noolaada ilaahayna haku caafiyo ee nolol iyo dhimasho xanuun mahayo ilaahay ayaa haya
@RiyaanaCismaan-e3x7 ай бұрын
😢😢 yaa allah
@Ikraam-lula7 ай бұрын
Allah ha cafiyo 😢
@SacdiyoHassan-os7sg7 ай бұрын
Illaahow caafi
@Baraka-f9j7 ай бұрын
Soo ma wanaagsaneyn adigoo huba waxaad qabto in aad bulshada la wadaagto?
Hiv Ma View lagu Raadinayo Yaab Hebal ama heblaayo Waa ku dhacay cml waa Sheeko Vieuw
@samowsamale34907 ай бұрын
Aduunyo jaceyl iyo views raadin ayaa maxkamadahan shayaadiinta loo sameystay
@kafiakhaire8217 ай бұрын
40 SANO O XARIGA WAYE QOFKI CUDURKAAS FAFIYA SOMALIYANA WA TOGASHO
@Footballgamer15897 ай бұрын
Bisinka ma dhabaa mise waa arin qof lagu xumaynaayo? Haday dhab tahay allah ha caafiyo
@sidrasirad94757 ай бұрын
dadkan somaliyeed marka hore isbadha ayaa laga wayay waxay moodan qofka dhuuban qudha wax qaba lix bilood markad badho sug hadana badh lix kale suga markasi guurso maha inaad ku hado tan kale dad caaawad qaba jire is ilalai oo dadka ku qalama ka guurso ka baxa badaha aad odhanaysan somali somali weye wa been cadowgiina badan tashada dumarow walee bilee cuduurada faaha kasuun maha boqolal cudur ba jira qof aan is badhin somalia yaanu guursn
@samowsamale34907 ай бұрын
Maxkamadda shayaadiinta acuudu Bilaah
@yasminmaxamed55047 ай бұрын
Daahir iyo hana ayaa gabadhaan waalaaya oo nacayb u qaba daarood wasaq
@kafiakhaire8217 ай бұрын
GABADHAN ALLAHA CAFIYO L
@cibaadocumar97707 ай бұрын
Ninka waa inaa la soo xiraa
@kafiakhaire8217 ай бұрын
AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@XaliimoMuuse-n8r7 ай бұрын
Hayeey
@sidrasirad94757 ай бұрын
dadka baraha bulshada wa shadadin reerkeedi bay ku dirayan cid geridada ka danqanaysa ma jirto bay leeyihin yaahuu ha ku dirina tolkeed gabdha ilamaheeda waxay ugayn qofka ugu xiga hadan aabahi jirin ninka gabdha dilayna wa in magtii looga qaada
@Mercury_fish7 ай бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@kenedidhadi87017 ай бұрын
Warkan run baa uhaystay lkn sheekadu markay maraysay ilmaha Hanna ku qor ayan ogaaday ina meeshan mashruuc ka socdo. Allah filinka meesha ka socda bal ila dhagaysta. Hanna kulaha ilin aa iga socota 😂😂😂 Hada ogaada soomaaliyeey gabadhaa ilaa hda waxay qabto qofna maa ogaa ee waa malaawaal uun waxaso hdl laa dhuraya Yaaaaahuuuuu
@DhibiqHusein7 ай бұрын
Ale ha Caafiyo amin
@Ayuushali-p9c7 ай бұрын
Bisinka naa maxaa dhacay
@cabiiralive7 ай бұрын
Ma Runbaa Mise Deeq Geesood Baa la rabaa in la caayo?
@hamseabdalla43336 ай бұрын
Meeshan filin hindi BAA yaala walahi naagahan dhilooyinka miskiinta way waalayaan
@sidrasirad94757 ай бұрын
alal maxay iska dhigan dad wada wanagsan nayadha mid walaba oo badhacinaysa habalahooda wada dayacan inanta yar ha walin si aad ilamaha uga qadan joojiya walida
YURUB WAXA LA SIIYA DAWOYIN DADKA QABA EY NOLANAYAAN 90 SANO XATA HADEY IS GURSADAAN LABO QOF O OG O QABA WAXA LA SIINA DAWO O CUNUGA DHALANAYO OWSAN QABIN
@Sara-bl1vn7 ай бұрын
Candho ruufiyan maxa kaa dhigey horta oo afar naag aad Candhoy 5 ugu thy hay teda kale maxa hana ka galey horta iyo candho meeye ehelkeedii hadad HIV la nooshahay orod dawo doono
@Novemberrain0967 ай бұрын
Waaxan layaban a hay dadkan amiin saan hannah paranta aka ex Christian ineey social worker tahay. Mida kale miidaan Xubi where's her family 24/7 maxa Hannah tuugo dhaba dhiigey. If you have HIV go see a doctor why bring it to social media.
@Ahmedali784586 ай бұрын
Hiv aids ma qaabto waa drama views raadis
@SaciidSaid337 ай бұрын
Waxaas cadho ayaa baray ninkaa isagaa ka masuula
@SaeedSaleh-z4z7 ай бұрын
Hawada heysah hawada bedel fasax aad
@CabdiQani-c5o7 ай бұрын
War xanuunkan daadka madiilo aha baa diila
@Saydika1017 ай бұрын
XUBI QAALI HIV MA QABTO EE ILMAHA CALOOSHA KU JIRAY AYAY DISHAY
@SaciidSaid337 ай бұрын
Tii yareed ma xanuun ayuu ku ridey
@Shukri-x1v7 ай бұрын
Xubi murukata jogging naafaqobadan cun abaayo
@ashashire26977 ай бұрын
She lying
@DeeqoAli-b3z7 ай бұрын
Subxanalah walaaley adoo nolosha iska ridey hadana gabadhada naag cabtooy ah ha ku qorin gabadhadu aabahed ku qor, ninkas hadu cudur kugu ridey waala ogaan kara waqtigi uu ku guursadey balse anigu waxan ka shaki qabaa nimanki ethopian ka ay la tuman jirtey iney cudurka ku kenayn. Soo joog laga waaye soo jiifo ba laga helaa, hadu ninkas aad sshegaysid yhy na ilaa muqdisho bu cudurkas geeyey Subxanalah