FIGRAD GANACSI - BAKERY BUSINESS

  Рет қаралды 17,739

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Жыл бұрын
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka ,waa fikrad wanaagsan Jazaakallaah kheyran
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Fikrado dhaxal gal ah weeye Ustaad oo dhalinta Bilow ganacsi kujiro aad u anficin👏 Mahadsanid kunjeer Zakariye saad Dhalinyarada u garab istaagaysid 🙌🏿
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan Diktoore soo dhowow walal
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Wan dhawahay Ustaad Mahadsanid inbadan..
@maydal6037
@maydal6037 Жыл бұрын
❤❤❤Maashallah, Mahadsanid. Waanan dhamaystay. Mar ii hirgashana inshallah waad ii casuumantahay🎉❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Like saar Muuqaalka, Waxaan dalka aad ugu soo arkay meelaha ViP yada ah in Shaqaale Kenyati ah ka shaqeeyaan arinkaa ma ila aragteen see maxaa sababay?
@Alijayte252
@Alijayte252 Жыл бұрын
Mahadsanid walal Waxa sababay waa xirfad yari haysata dhalinyadena iyo somalidiyo ajanabigii aaminsan waa intas un
@abdirahman1384
@abdirahman1384 Жыл бұрын
Dadka aadka u bartay aya aad u yar ama haday jiraan wadanka ma joogan kuwa joogaana ma jecla ama way iskala weynyihiin xirfadahaas kuwaas oo ah kuwa ugu lacagta badan
@niciimajibril5106
@niciimajibril5106 Жыл бұрын
Thanks wll Haa wey jirtaa waana aminad la,aan baan is odhan karaa sbbto ah dumar badan oo macmcnka karn yiqana wey joraan
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
Masha allaah Waa fikrad Wanaagsan waana la socda muqaladaada dhamaan wll jzklaah fikirkaaga
@abdirisakgagaa7957
@abdirisakgagaa7957 Жыл бұрын
Thanks bro business kaas aad ayaan u jeclahay waana rajeynayaa mar un in aan furto insha'Allah
@suleekhaabdala5003
@suleekhaabdala5003 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Wcs wll Thnks bro taasi waa riyadayada illahayow iirumay wan dhamaystay❤❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Sakariya illaahey ha ku barakeeyo
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Asc maansha Allaah zakarie halkee ka heli karaa, Zakariye maansha Allaah illaahey ha ku ciseeyo habo macaan soomaali ka war hadii la geeyo,
@alifarah24channel82
@alifarah24channel82 Жыл бұрын
waan dhameystay ustaad kun iyo kow jeer waad mahadsan tahay
@Xalimo33
@Xalimo33 Жыл бұрын
Mansha Allaah ❤❤❤
@abdirahmanshhusseincxc1172
@abdirahmanshhusseincxc1172 Жыл бұрын
Masha allah Ustaad sakeriye waxaan rabaa inaa soo sharaxdo qalabka misaabiirta Taraabunada ku shaqeeyo
@nicmahayaan9972
@nicmahayaan9972 Жыл бұрын
Mahadsanid zakaria waan dhamaystay waa fikrad muhiim ah
@melunwelheleye884
@melunwelheleye884 Жыл бұрын
Zakariye walaal alaha ku xifdiyo waad noo faaideeysaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaan teenba shukran
@mohamedabdi4108
@mohamedabdi4108 Жыл бұрын
❤❤❤ aad ayaad u mahadsan tahay zakariye wax badan waan kaa faaiday laikin hal mid ayaad illowday malaha , waa sida loo sameeyo ama waxa laga sayeeyo ee muhimka aha , iyo sida laysugu dardaro ama qalabka laftiisa loo adeegsado thanks brother hore u soco
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waa sax walal Muuqaaka laguma wada dhamaystiro balse wixii farsamo ah shaqaalaha xirfada Bakery yaqaana ayuu la kaashan karaa hirgeliyaha Ganacsigan. Mahadsanid
@caraye379
@caraye379 Жыл бұрын
Masha aalah wan dhameystay wa fakirad aad u cajiib una bahan ka mira dhalin
@oumalkerfarah848
@oumalkerfarah848 Жыл бұрын
Waan thameestey Zakaria Thanks
@hoodaipraahim6995
@hoodaipraahim6995 Жыл бұрын
Wa dhamystay qar Alle haku siyo❤❤
@deeqaosmam2902
@deeqaosmam2902 Жыл бұрын
Asc wr wb, adigoo u sii xiisa qaba oo sii macaansanaya dhagaysiya ayuu waqtigaba dhamaadaa, illaahay ha ku karaameeyo sidaad noogu sharaxdo beecmushtarada kala duwan, Jazaakalaah kheyr.
@draxmedsahal2165
@draxmedsahal2165 Жыл бұрын
Waan dhametstay ustaad kun iyo kowjeer waad mahadsan tahay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan Dr Soo dhowow
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 Жыл бұрын
Wcs shukran walal waxad kalo noo so radisa bookta laga barto sameeska iyo dawada lagu xifdiyo laga barto cake iyo pastry cabitaanada iyo snacks oo dhan
@mhm6601
@mhm6601 Жыл бұрын
Waan dhamaysatay sidoo kale tartan baan ku galay in aan ku guulaysto rajaynayaa
@zamzamismailahmed7237
@zamzamismailahmed7237 Жыл бұрын
Thanks wan dhamaaystaay wali qabti qurba jooga wan kasuugaya
@dhadco6213
@dhadco6213 Жыл бұрын
Mansha allaah waan dhamaystay mahadsanid
@asiamohammed3115
@asiamohammed3115 Жыл бұрын
Muqaal aad igu muhiim ah ..mhdsnid wl sakeriyesekeri. Muqal ad so gelisanan dhamysan majiro ban filaya
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Very good Asia Mahadsanid
@Dagan66
@Dagan66 Жыл бұрын
Waan dhameestay in kastoo fikirkaan aan ku haminayay waad iga faafisay lkn waa ogolahay kaligey magalada ma uwa awoodi waxan baryay bakey iyo cake decorating waxaan ka dhameestay 5 koorso lkn shahadadii wali lama soo bixin alison ayan ka dhameestay hadana 4 koorso wadaa isoo duceeya in allah iifududeeyo fikirkaan 2 sano ka hor ku haminayay lkn qarash la'aan iheesay foorno waan heestaa
@davidadams6944
@davidadams6944 Жыл бұрын
Magaaladee joogtaa wll
@roodomohamud
@roodomohamud Жыл бұрын
Asc wll meshad ka bartay ayaan u bahmahay se ula xirir kara I cawi
@Ameem6677
@Ameem6677 Жыл бұрын
Asc walal ugu horreyn waan kaga mahad celinyaa dhiir galintada hlke kala soo xidhiidha walal
@Adnaanhaaji0366
@Adnaanhaaji0366 Жыл бұрын
Adigu ma iibisa qalba anigu aad ayaan ujevlahay macmanka i aan sameyo hadan waan sameya uguyaran 3 dukan ayaan ceek gesta malinle ah habeen kina lacagtan kadonta aad ayaan ugu bahnahay inta aad shegtay
@zeinabhirsi94
@zeinabhirsi94 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@mariaabdirisack1
@mariaabdirisack1 Жыл бұрын
Waan dhamaysty ustaad guulayso
@m.mshuriye8256
@m.mshuriye8256 Жыл бұрын
Xirfada waan xiseya waxanan raba insha allah inaan so Barto oo wadanki kagag shaqaysto yurub Ayan joga hada
@Drsnuura
@Drsnuura Жыл бұрын
Thanks wll waan dhamayste
@misssusu
@misssusu Жыл бұрын
Manshallah wad mahadsan tahy sidan u doonayay ma malayn kartid teeda kale waxd ka soo hadasha wll buddy craft machines invitation cards ka lagu sameeyo
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allah shukran
@bisharamohamedibrahim5929
@bisharamohamedibrahim5929 Жыл бұрын
Masha alah wan dhameystay
@waxgarad983
@waxgarad983 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@m.mshuriye8256
@m.mshuriye8256 Жыл бұрын
Waan dhamaystay❤
@Zamzam-qm6xv
@Zamzam-qm6xv Жыл бұрын
masha.allaha wadhamey
@Moha-ce2zk
@Moha-ce2zk Жыл бұрын
Runta ka shegtay pro aad bad u mahad santahay gulayso
@HAYDARI641
@HAYDARI641 Жыл бұрын
wow end
@yusufahmed9848
@yusufahmed9848 Жыл бұрын
So qor qimihisa
@hiboascwllofadlanqaybihika6297
@hiboascwllofadlanqaybihika6297 Жыл бұрын
Mansh Allah Walalky sakariy wafikir wacn mahad sanid
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Жыл бұрын
Thanks
@nuuradiin-k5q
@nuuradiin-k5q Жыл бұрын
Mahadasanid 🎉
@Mahamedingoola
@Mahamedingoola Жыл бұрын
waan dhamaystay
@nimoomar8519
@nimoomar8519 Жыл бұрын
Masha allha
@quruxda-qarson
@quruxda-qarson Жыл бұрын
Iso booqda gacmaa alle haydiin barakeye ❤❤
@ismaciilXigmaawi114
@ismaciilXigmaawi114 Жыл бұрын
Asc wr wbr walaalkee zakariya displeyga qimahisa iyo fornada gaska kushaqeneysa ayadana qimaheeda iyo sida aan kuheli karo waxaan jogaa muqdisho.please faafahin iga sii mahad sanid●
@ayanisse2082
@ayanisse2082 Жыл бұрын
Masha Allah walal hadan kudirsano mano keni kartaa alabaha sida green house and alabaha kale
@zuubanbooschannel5197
@zuubanbooschannel5197 11 ай бұрын
Indr ina cabdilaahiyow Anoo xafada jooga ma ku ganaca San karaa
@daherdaher9790
@daherdaher9790 Жыл бұрын
Farsama solar ka iyo qalabkisaa ino daa brother mahadsanid
@maxamedaxmed5498
@maxamedaxmed5498 Жыл бұрын
Masha allah wan dhamaystay qorshahaan wuxuu sifiican u anfacayaa nimanka foornooyinka leh
@sahansoftware6507
@sahansoftware6507 Жыл бұрын
Asxaabey waxaan ubahna qof ovenada kala yaqana ama aqoon uleh reply isoo galo
@Haliso71
@Haliso71 Жыл бұрын
Msha alh alha kubarakeeyo zxp sakariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin dhamaanteenba walal
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha allah.
@HamdaAbdirisak
@HamdaAbdirisak Жыл бұрын
Waan dhamays tay eefikrado kle noosooduub ootan kafudud
@ahmedcabdale9091
@ahmedcabdale9091 Жыл бұрын
Wn dhamayty mahdsnid wle
@mohamedadan511
@mohamedadan511 Жыл бұрын
Waan dhameestay wll
@rayaanaxmed2311
@rayaanaxmed2311 Жыл бұрын
Hhh ana ugu soo horeeyey ganacsi jacayl ❤🎉
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bravo 👏
@mohamedtimacade324
@mohamedtimacade324 Жыл бұрын
Dhamaystay wllo❤
@AmalyTikTok
@AmalyTikTok Жыл бұрын
Isgooska baar ubax display frinjiyerka wuu yaala cake waa lagu gadaa lkn dhaqshado ma badan ma aha
@dowretube0
@dowretube0 Жыл бұрын
Waan dhamsysty
@kowsarabdiwaxid6436
@kowsarabdiwaxid6436 Жыл бұрын
Ustd numbarka whatsapka ma isin karta❤
@nasracali3396
@nasracali3396 Жыл бұрын
Waan dhamaystay
@kawsarmuhumud6
@kawsarmuhumud6 Жыл бұрын
Mahadsanid waan dhamaystay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Very good
@ummmaryam1722
@ummmaryam1722 Жыл бұрын
Aswb mahadsanid waan dhamaytey
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wcs Mahadsanid
@nouramayow7887
@nouramayow7887 Жыл бұрын
Siden kula soo xariira
@farhanabdi3289
@farhanabdi3289 Жыл бұрын
markii afraad een daawado. danayn badan
@abdallahboythebest128
@abdallahboythebest128 Жыл бұрын
Wala wad mahadsani Dahan rabaa ta kasaysa
@kunkaroninacumar9293
@kunkaroninacumar9293 Жыл бұрын
Dadkan ayag ajaanibta iska jecel
@daherdaher9790
@daherdaher9790 Жыл бұрын
Koraan yari baa jirta jabuti amaa waa qali dee sidee qalabkan ugu shaqaynkarna cashar solar no diyari
@hasanadamfarah-in5kn
@hasanadamfarah-in5kn Жыл бұрын
Sxp aad ayaan u jeclahay wax soo saarka
@waxiidjaamac9368
@waxiidjaamac9368 Жыл бұрын
Mahad sanid wll waan dhamaystay
@xamadacumar
@xamadacumar Жыл бұрын
Magaalada jigjiga Hal Meherad Ayaa 3 Meelood ku leh Aad beyna ugu shaqeysaaa.walow meherado waaweyn yihiin
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Xamada ku mahadsanid xogta aad nala wadaagtay
@cabdullaahimuumin
@cabdullaahimuumin Жыл бұрын
Waxan kmid ahay dadka kuxiran kanaalkaada
@maxamedrasaas8434
@maxamedrasaas8434 Жыл бұрын
Waan dhameystay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 Жыл бұрын
Dhibka ugu weyn ee wadanka ka jira ayaa ah in korantada qaadi tahay ee adigo mahadsan nala wadaag solar lagu shaqen kari
@hamsehussein594
@hamsehussein594 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb anigu waanku jiraa ganacsigaa bakery ga waxbadana wan ka korordh saday o iga dhina xaga marketing ka wanan dhanaystay mahadsanid
@ayaanlemaxamuud5720
@ayaanlemaxamuud5720 Жыл бұрын
Hdan fikirada io wax isku darsano iyo meel dhaqalo farabadan ka imanayo kwrn ❤
@asadahmet
@asadahmet Жыл бұрын
Wa arin wanagsan
@mostafaibrahim9459
@mostafaibrahim9459 Жыл бұрын
Aniga bakery man lakiin shaqadan xirfad ayay u bahantahay
@HajiHiish
@HajiHiish Жыл бұрын
Fikradihii investments soo celi 5 qodob ugu hadli jirtay
@shukrihaji6958
@shukrihaji6958 Жыл бұрын
Ugaas laba jeer yaan ku ceshaday
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Жыл бұрын
Puntland oo dhanka hal bakery kuma Arag intaaan dalka joogay 🤔, Aad ban ula yaby wallhi markaaa, somaliyada kalana malaha waa lamid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aad iyo aad waan dareensahay in Puntland Ganacsi noocan oo kale dhalinyaradu ka faa’idaysan karo gaar ahaan Hablaha
@Jamal00415
@Jamal00415 Жыл бұрын
Ustaad sakariye waxaan ubaahanahay number whatsapp leh oo naa kaalasoo xiriiro
@NimcoMaxamed-vw4wp
@NimcoMaxamed-vw4wp 3 ай бұрын
Waan dhamaystat❤
@faraxmohamed3278
@faraxmohamed3278 Жыл бұрын
Masha Allah
@abdirisakali2896
@abdirisakali2896 Жыл бұрын
Waan dhamaystay
How to Start Bakery Business From Scratch (Invested $1000)
23:58
6 Figure Revenue
Рет қаралды 131 М.
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
GANACSI QIIMO JABAN - ICE CREAM ROLL BUSINESS
8:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 25 М.
Mass production of 600 ganache chocolate cakes / Cake factory
12:00
푸드킹덤 Food Kingdom
Рет қаралды 4,8 МЛН
1000$ KALIYA KU BILOW  MASHRUUC DIGAAG
9:57
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
How I Turned My Last $5 to $10,000,000
26:36
UpFlip
Рет қаралды 2,5 МЛН
55 Baked Goods to Sell | Bakery Business Ideas You Can Start From Home
4:16
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
10:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 18 М.