AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR HA I DAYRIN WIIL YAHOW TOP SOMALI HEES

  Рет қаралды 321,502

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

7 жыл бұрын

AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR
Erayadi abwaan cismaan cumar camuur

Пікірлер: 54
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Hees xusid mudan heestan afar sano kahor ayaan bartay nimaanu saaxiibo ahayn ayaana aad u jeclaa oo marwalba dhagaysan jiray sidaas ayaana ku bartay Ayuub Yuusuf Siciid Ayoub Bakayle Legend halkan ayaan kaa Salaamayaa.
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 2 жыл бұрын
Sahra axmed mxud Sahra-yar kooxdii danan ayay ka tirsanayd ee Axmed gacayte
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 3 жыл бұрын
Fashaq waxay kaxishon wayen gayte iyo maxamed moge manta walo ayey nahy ayey inalaga waregayan
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 6 ай бұрын
Erayadi abwaan cismaan cumar camuur
@ARDA-MEDIA-PRO
@ARDA-MEDIA-PRO 6 ай бұрын
shugran cabdiraxmaan cismaan cumar camuur ayuu dhalay wan garanayaaa
@abdisamedabdilahi8494
@abdisamedabdilahi8494 5 ай бұрын
Erayadii AHN cismaan cumar canbuur
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 2 жыл бұрын
Mooge left us gacayte left us dhuule left us but sarha still rocking cimriga ilahey ha ku barakeeyo momo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Intuba way dhali karayeen allah ha daayo zahra halgan intaa aad soo qaadayna allah ha u naxariisto
@axmadsayid7807
@axmadsayid7807 2 жыл бұрын
Wo mujaahid axmad gcayite
@Janno190
@Janno190 4 жыл бұрын
Sahra halgan way yarayd markay vacate la heesaysay markii la qaxayna sahra waxay ahayd 16 years or 17 year's old . Alle ha u Naxariistee Axmed Gacayte yuusuf why ka waynaa sahra halgan (sahra yar )
@naciimalaki9151
@naciimalaki9151 3 жыл бұрын
Akhyaareey yaanu u daba fadhiisanaa ereyada heestan nagu caawin karoo noo qori kara please.??
@najaxsaciid1538
@najaxsaciid1538 3 жыл бұрын
Sida dooxa hawdoo Waqal aad u darariyo Mayey uu dig-dhabayoo Daadku soo rogmayoo Uuu ka saaray daafaha Dardhatoo caleentuna Dharab uu ku dadanyey .......... ........ ........ Dab markaan ka baydhiyo Imikoo aan da' ahay Waan ku daawanaayoo Dadka kaan jeclaystee Hay dayrin wiilyahaw
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 3 жыл бұрын
Wooooooow
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@jamiilojalaqsan2275 🙄jamiilo jalaqsan cajiib🤔
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 4 ай бұрын
Erayadii cismaan xirsi canbuur
@ahmeddirie8132
@ahmeddirie8132 4 жыл бұрын
Sahra HALGAN is the name, waagaasi waa markay fanka ku soo biirtey. Waxaaney ahayd gabadh aad u dayar markey fanka ku buurtey, kedibna. MUUJAAHIDAD #1, Allah ha soo haddeyo oo waxaan Allah sbx uga baryayaa inay maruun ka hadho oo ka toobad keento.. Aamiin dheha
@xasanscd5118
@xasanscd5118 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin wllo
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin
@xasanshiine51
@xasanshiine51 3 жыл бұрын
Ax yaa qarami axamad gacayte❤❤♥️♥️✌🌹🌹🌹💔
@khadarmahad792
@khadarmahad792 6 жыл бұрын
Yaa salaam salamnaa minal balaad
@cabdinasirtakhal3979
@cabdinasirtakhal3979 7 ай бұрын
Waaa hees iyo badh ❤
@CawkeMukhtar
@CawkeMukhtar 3 ай бұрын
Waawaa eesh calaa hees
@mkhadarmuhumed3452
@mkhadarmuhumed3452 3 жыл бұрын
Daydayoo Asaagaa
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
docada qoor shariif mahamuud
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 2 жыл бұрын
Sahra yar iyo gacayte ,waayo waayo
@deeqmaxamed5778
@deeqmaxamed5778 2 жыл бұрын
Xasuus wllhi
@cabdiraxmaanaadanaxmed1366
@cabdiraxmaanaadanaxmed1366 10 ай бұрын
2:05
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Waayo waayo
@cabdiqaadirjatawe3091
@cabdiqaadirjatawe3091 3 жыл бұрын
waxasaa jacayla
@barud2386
@barud2386 6 жыл бұрын
Yaa salaan 😍😍☝☝
@ahmedsahal2478
@ahmedsahal2478 Жыл бұрын
Fadlan soo geliya iyadoo dhamays tiran mahadsanidin
@axmednaaji8206
@axmednaaji8206 2 жыл бұрын
Esh calaa hees
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
waxaad qorta ducada sharif miLte
@maxamedcalibulaybulay8292
@maxamedcalibulaybulay8292 2 жыл бұрын
Axyaa gacayte
@maxamedcalibulaybulay8292
@maxamedcalibulaybulay8292 2 жыл бұрын
Eshcal lxan cod kuwa yaa heli kar somli to day
@ReerHawd
@ReerHawd 5 жыл бұрын
You tuber Ninku Gaadhaya Mudug boy majiro waayo lyrics ayuu heesihiisa kasoo dhigaa si dadku u Akhriyaan kadib loowada fahmo Ani waxba kama fahmin fiican
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 жыл бұрын
Anigu maba dhagaysto heesaha lyricska la saaro waxaanba ka jeclahay kuwa kale oon fahmi ogahay
@muuseaar4787
@muuseaar4787 4 жыл бұрын
Eeshcalaa hees
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 3 жыл бұрын
Ilmaderayal calixararo hala gadhiyo cuqda isaq aya hayse
@user-if2xm6xb2b
@user-if2xm6xb2b 6 жыл бұрын
Sahara halgan nafta ayan u hurayaaa wa habaryartey
@xasanscd5118
@xasanscd5118 4 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣 Ma habaryarnimo ayd ugu huraysaa
@barud2386
@barud2386 6 жыл бұрын
Pls lyrics heestan
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 5 жыл бұрын
sida dooxa hawdoo waqal aad udaran iyo mayay uu rigdamayooo togoo soo rogmadayoo usoo saaray daafaaa dargatoo caleentuna dareemadu ku badantahay
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 Жыл бұрын
P
@mustafeige6028
@mustafeige6028 6 жыл бұрын
sahra halgan waa habar wayn ilaa gacayte ayey la heestay by Mustafe cabdillahi cige
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
mustafe ige nacas Habra baad cay u taqaan miyaa miyaa WAXAY doonto ha ahaato anagaa ku dhaadana
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
asal hargeisa 👍👍👍👍🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 4 жыл бұрын
mustafe ige nio aqli sidee kuu galay habar maxaa ladhahaa magac sharafle ugu yeer hadii kale iska aamus habar inta aad dhihi laheed maamo maad iska dhahdid bal
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
mangabka day
@habibhasan802
@habibhasan802 4 жыл бұрын
Tan maaha Sahra halgan ee beenta iska daaya waxa la yidhaa Sahra Cali xasan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
no no no no wa sahra halgan sahra yar
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 156 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
AXMED GACEYTE  WAAN MAAGANEE  TOP SOMALI HEES
5:19
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 124 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 330 М.
Axmed Gacayte Yuusuf Gaboobe- Male ma le| Kaban| Lyrics
6:34
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
YouTube- SAHRA HALGAN  - CALEEMO SAAR.mp4
5:11
sadaam20091
Рет қаралды 253 М.
БЕЛКА ПРОПАЛА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 800 М.
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 31 МЛН
Котик спрятался 👀 #юмор #рекомендации #прикол
0:24