Waayojoog: Halgamaa Cali Xasan Cadar & dhacdooyin xiligii SNM Qaybtii 3aad

  Рет қаралды 14,005

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Taxanaha sooyaalkii halgamaa Cali Cadare xiligii SNM qaybtii 3aad' Kalasoco barnaamijka #waayojoog #CBATV
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 47
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye codsiga noo tix gali OO faysal xabaal mariwaa soo warayso waa mujaahid tariikh badan kawarami kara please wariye waanu kugu xiiqnee bal mujaahidka na horkeen
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
CBA TV runtii shaqo Qaran baad hayaaan, taariikhdu waa in la raadiyaa dadkana loo soo banaan dhigaa, sidaas darteed halkaas ka wada. Mujaahidiinta intii nool caafimaad iyo cimri dheer, intii dhimatayna Allah ha u naxariisto. Salaan sharaf leh from Somalilander in California USA
@calicabdi6586
@calicabdi6586 Жыл бұрын
War faysal xabaal mariwaa noo keen zhp
@hindaelmi6826
@hindaelmi6826 Жыл бұрын
Muj afar tabaqaad soo waraysan nio burco jogaa waxbadan buu ogyay Wana rafiiq Mohamed Cali iska ag dhawaayen
@janodoon6938
@janodoon6938 Жыл бұрын
MEE WLALAAL NAASIR FAYSAL XABAAL MARIWAA BAL YAABKAN KAALAYA
@bashman345
@bashman345 Жыл бұрын
Allah yaxfadkum yaa mujaahidiin
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaaah Allaw ku xafid markasta dhamantiinba mujahidiintii SNM
@museahmed5147
@museahmed5147 Жыл бұрын
Alle haku xafido ifka iyo aakhiroba mujahid cali
@aliomar9379
@aliomar9379 Жыл бұрын
Keep it up CBA
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Waa xiligan qorigayga cabaysanjiray
@khalidhusein8410
@khalidhusein8410 2 ай бұрын
Muj number kii SA noosoo dir
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Sxb mujaahid jiibka jid goyntii baligubadle iyo gumar dhexdooda galiseen ayaa qabatay todobadii nin ee baligubadle uga libaaxsanaana ku dilay waxaana ka mid ahaa nin kibray oo la yidhaa xeefow
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaaah Allaw ku xafid markasta dhamantiinba mujahidiintii SNM
@RAMADAN3035
@RAMADAN3035 Жыл бұрын
wariye ibrahim cali daray isagana warayso xogbadan buu hayaa anaa og
@abdigaaf5462
@abdigaaf5462 Жыл бұрын
1988 ka warayso hagayn 1991
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 Жыл бұрын
Hanbalyo cba horyaalka taariikhda wixii loo soomaray ee lagu xoreeyey
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 Жыл бұрын
Wariyaha iyo faysal xabaal mariwaa ma laba dooda reerbaa cola
@abdirazakmahamud8213
@abdirazakmahamud8213 Жыл бұрын
Hhhhhh war niyow arintaa hala baadho
@abdijama6427
@abdijama6427 Жыл бұрын
😂
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariyuhu codsiga dadka ma tix haliyo miya. Ninka mujaahid faysal xabaal mariwaa mxu ku diiday tolow?
@sheikhsheikh3969
@sheikhsheikh3969 Жыл бұрын
Ninka yidhi faysal iyo weriyaha ma reerahoodaa col ah muxuu u waraysan waayay waar faysal waa mujahid xalaal ah isaga iyo weriyuhuna waa wallalo adiga iyo aniguna wallalo ayaynu wada nahay waxeenuba isku midbaynu nahay wuu waraysan insha allah markuu diyaar noqdo in a ducee faysal iyo kuwan iyo kuwii dhintayba INADERO
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 Жыл бұрын
Mashaqynayo hagaji
@raageabdi5434
@raageabdi5434 Жыл бұрын
Cabdi nasir wararka ku soo dhakhsao
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Shilkaha iyaga halagala hadhee iyaga ciidankoodii jid goynta ka ahaa gumar iyo biligubadle dhexdooda waxay dubteen todobadii nin ee ugu libaxsanaa ciidankii baligubadle iyo jiib ay wateen
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Qoodane ayaana ka mid ahaa raga jid goyntaa ku jiray jiibkana qabtay todobadaa nin ee kibrayna ku laayay jidgoyntaa
@maxamedsaleebaan3956
@maxamedsaleebaan3956 Жыл бұрын
Asc wn slamya TV ga cba bio aniga oo maxamed saleban ah dagaal ka dhacay konfurta hargeysa oo la nagu jebiyey waa la I qabtay gaadhi Terate uune ah ayay na saaran aniga iyo nib saalax la yidhaah lkn markii xaga hargeysa la noo soo qaaday oo gaadhigu marayo wado lazg qarkeed ah meeshan la yidhaa maygaagaha iyagoo aan waxba iskaga kasyz tirimey oo hareerah ay fadhiyaan gaadhiga ayan sida diyaarada ka dhex booday anigio doinaya in ay I toboggan ljn aanay hargeysa ila tegin marka rasaas xad dhag ah ayay igu ridden lkn alle dile ayuunba dhinta cid kale waxba ma dili ksrto marka Jarkii laagta ayu ilahay nabad qab igu gaadhsiiyey ka dib wan ka booday mudo way i eryadeen lkn
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaaah Allaw ku xafid markasta muj
@ifiye258
@ifiye258 Жыл бұрын
Ina qacle waa awawgay
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Waa mujaahid
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI MEESHUU KU DHANAADAY MUUSE CABDALE AYAA DABA JOOGYO MAANTA CIRO KU HAYSTAAN.
@cabddiqanideeq532
@cabddiqanideeq532 Жыл бұрын
Waar naasir addilaahi yoow sxp faysal xabaal marwaa bar,naamihka waad ka duubtee mee taariikh duu kaaga waramay soo daa niyoow
@ubaxhusein8935
@ubaxhusein8935 Жыл бұрын
Labada nin ee duruqsi ku dhintay ee muuse cabdale labo abdilahi ma ahayne ina gete waa saxardiid gete
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Dagaal saqajaan ayuu ahaa waxaa dagaaladka sokeeye ku dhintey niman bdn oo faqash dili kari wayday
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 5 ай бұрын
Tuuladaa uu garanwaaya mujaahidku waa tuulada gumar
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Wax dagaalkii gumburaha iyo nageeye dagaalkay banka gumar u dhow iyo shilkii lagala hadhay ka waramaya ninkan ayaaban arkay
@abdigaaf5462
@abdigaaf5462 Жыл бұрын
War ninka wax u dhib imisa cisho ayaad waraysanaysay waad xiijisay adig iyo tvga dhaqaala ka soo galaaya
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye codsiga noo tix gali OO faysal xabaal mariwaa soo warayso waa mujaahid tariikh badan kawarami kara please wariye waanu kugu xiiqnee bal mujaahidka na horkeen
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 Жыл бұрын
Fekerkaa waan qabaa wariye nagu ixtiraam fadlan
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye codsiga noo tix gali OO faysal xabaal mariwaa soo warayso waa mujaahid tariikh badan kawarami kara please wariye waanu kugu xiiqnee bal mujaahidka na horkeen
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
walahi walahi walahi waa sidaaas
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye codsiga noo tix gali OO faysal xabaal mariwaa soo warayso waa mujaahid tariikh badan kawarami kara please wariye waanu kugu xiiqnee bal mujaahidka na horkeen
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 12 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 104 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
CBA TV
Рет қаралды 32 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН