DHULBAHANTE IYO HABARJECLO MIYEY HESHIIYEEN? HORGALKII UGU XUMAA OO HARGAYSA LAGU XIDHAY GUUL

  Рет қаралды 19,599

Madani Production

Madani Production

Ай бұрын

DHULBAHANTE IYO HABARJECLO MIYEY HESHIIYEEN? HORGAL UGU XUMAA OO HARGAYSA LAGU XIDHAY

Пікірлер: 75
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 Ай бұрын
Fadlan #Subscribe dheh KZbin-kan Update wararkii ugu danbeeyey halkan ayaad kala socon doontaan mahadsanidiin #Share
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Khaalid iyo Habarjeclo ayaa la kala qaaday ciidamadooda ee Dhulbahante iyo Habarjeclo maaha ! Walee reer aan aqaan ma bartaan sida loola hadlo Soomali!
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
guul iyo gobonimo ciidanka ilaahay barakeyay ee dowlada barkaysan ee ssc khaatumo ilaahay haidin barakeyo
@iwarsame946
@iwarsame946 Ай бұрын
Guul Dhulbahante forever.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 Ай бұрын
Mansha allaah guuul guuu SSC guuul guuul gobaniimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪😍😍😍✅✅✅✅✅✅✅💪💪💪💪💪😍😍😍😍💪💪💪💪💪😍
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi gessi dhale Abbas ❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
U ducee Allaha barakeeyo dheh
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 Ай бұрын
Caabaas Allah ha ku xafiido ❤❤guuleysta Tolkey Reer Khatuumo ❤❤❤❤❤
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo khaatumo state inshallah
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
SSC Geesiyadi Daraawiish Guul iyo Farxad Alle idin sii Cadowgiina Hungow Cagta Hoosteeda Alle ha Geliyo........❤❤❤
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 Ай бұрын
Guuuul ssc
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
HORGALKU ISAGAAKAXUN REER CIILQABAYAAL KUL DHAFORK HAKATOGTEN❤❤❤💯💯💯✅️✅️✅️👑👑👑💪💪🐴🐴🐴
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Horgaleh waa horgaleh shalay idor bu lef lefayay nacladih idin ku dhacday war wuxuu damir xumah horgaleh kuwah ilahay bah duleyey waxaan jeclahay in kuwah lah diloh horgaleh
@zamzamahmed2226
@zamzamahmed2226 Ай бұрын
Xagjiiir 💙🤍💙🐎🐎🐎
@CMG0607
@CMG0607 Ай бұрын
Hambalyo isaaq a miirkale isaaq waalan uma hambalyo
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 Ай бұрын
Dulmika dhabarka Allah ha jabiyow.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Habar jilicsan wle Nabad wali maysan qaadkan horgalka cadowga SNM idoor futada U ruxaya wle madaxa laga toganaya Hadan aragno
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Waxaad u caytamaysaa sidii qof laga adkaaday! Maamulkaaga dhiso, nabad la qaatay xagee ku aragtaeen! Nabadii may qaadan, nabadii may qaadan, waa maxay! Meeshan nabad iyo geel la kala dhacay la iskuma hayo ee in Ła is xukumo ayaa Ła isku hayaa! Xukun baa la isku hayaa Somalią! Idinkuna guusheenii waxaad u bedesheen Habarjeclo ayaa soo socota, Habarjeclo balantii ka baxday, wefdi u dira Habarjeclo, Habarjeclo colaad bay isku raacday, Habarjeclaa meel ku dhuustay! Somaliland ninka haysta ee laga saaray SSC degaankooda maaha Habarjeclo! Isagaa xukuma Habarjecladan aad buunbuunisaan!
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Alaaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@hassanfarah1784
@hassanfarah1784 Ай бұрын
BAGGA ANA WAABA UGU BOGEY IYANA WAAW BAROORTEEN AF QADHMUUN INAY DILAAN BAY AHAYD.CABBAAS OOW INA CAMBAASHENA WAY DILEENE MIYAADAN OGAYN, GOORMAA KUUGU DAMBAYSEY,INA KOORE IYO SHACABKA BAHARARSAMENA WAA KU XIGAAN .
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 Ай бұрын
one love somali
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 Ай бұрын
Asc Cabaas madani Sharciga Islaamka qof muslima lama Nacdali karo
@user-uo8gz4xu2g
@user-uo8gz4xu2g Ай бұрын
cabaasoow doqonta waa 👍 ok inay liinta cabto
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
SSC SOCOTAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Ай бұрын
Hawiye waa soo cuneen marehan, next WAXEY USOCDAAN MAJERTEN Markaaa WAXEY usahlee iidor inay makhuuniyaan dhulbahante then galgacyo next. Beesha cumar mohamoud leelkase waa target 🎯 next 18 months inay futinte kafuraan MARKAA gaaran xuduuud eeey hg Ku kharwaan re burtinle.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Waa naasiibdaro Soomaali ku dhacday inay Ethiopian kala celiyo Ilaahow wixii Dulikaas noo horseeday Cuqubo ku rid
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Guuleyso
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
ar maay dilaan nacaska waa xayawaan kaasi anaa aqaanay waligaayba
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
xagee heshiisku jooga caynaba ilaa beer wain laxoreye
@munayousuf8460
@munayousuf8460 Ай бұрын
Dhulkeen yuusan iman haduu imaado indhaha ha laga saaro wiilasha halganka ku naafobay ayaa ubaahane
@saidali6971
@saidali6971 Ай бұрын
Cabdirisaq naag landhere ah oo reer shirdon ah bu Hargaysa ku qaba ya lahadli kata waar ninka haku khaldamin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Dulmiga Dhabarka Allaha ka jabiyo
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
WAA RUNTAA😂❤ HORGAL WARKIISA YAAN LA CANAYN 😂.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Ай бұрын
war federaalka ithiopia ayaa so kala dhexgalay liyuu poliskuna shaqo wacan ayey qabteen
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t Ай бұрын
Siwacan buu yeelay nuux taani jeelkana wa in laguwasaa baastarka baastarku dhalay cayat garaadadayada
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Ай бұрын
Cabaas madani waa geesi Soo halgamey ola Socda dadkiisa iyo dalkiisa waxa ka Socda dhan. Waa Nin Colaad xoogan iyo Nabada Si fiican uyaqaan oo inbadan So halgandy Alle ha barakee?? Kusoco garaad cabaas madani
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Ай бұрын
Waakufiicantahay halaxiro
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Horgal xalkiisu waa in la xanuujiyo
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp Ай бұрын
Kkkkkk hadi la idinka arsanayo Waxa ugu horeya kuwa idinka arsanaya majeerte 10 octobar1978 Iyo ka dib waxad ki samaysen Wax ku xiga oo idinka hawiye Xasuqi ad ku samaysen wakhtigi Siyad bare dadka kale ee somaliyedna waa idin danbeyan Adiga afkaga ka yidhi waa la kal Arsanaya
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Abasow maxaad u maydhanweydey uskag ayaa jidhkaaga ka muuqda
@user-rz4fu4mj9n
@user-rz4fu4mj9n Ай бұрын
Dabacayuun ma otolaryngology nabad cabaasow
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
HORGAL YAAN LAGA NIXIN😂. WILASHAAYAD8I GEESIYADA AHAABA WAA DHINTEEN. ALE NAGUMA SOO CESHO.
@saidali6971
@saidali6971 Ай бұрын
Cabdirisaq ma gaari kartid hadii and Ka hinastay waxas rago nimo maahan waa wasiir sharaf leh oo naag sacad muuse qaba
@w410921
@w410921 Ай бұрын
Wadadii dhulbahante doonaya inay samaystana waa la joojiyay. Ninkani war ma hayo, waa ciil qabe aabihii HJ dishay oo isagu aarsan kari waayay.
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 Ай бұрын
DHULBAHANTOW HESHIIS MA JIREE MA MARKAY ISA SUUXIN JIREENBAA LA GAADHAY WAXAAN KA DIGAYAA DHULKA DHULBAHANTE WAXAY KU QAATEEN ISA SUUXINTAAS YAR MAANTASE WAXAN LEEYAHAY YAAN LA AAMININ YANA QABIIL QABIIL LA INOO KALA GURIN GAADMA AYAY WADAAN ISKA JIRA QORIGANA HA DHIGINA OO YAAN LA SEEXAN TOLOW HABAR JECLO AMA HORGAL MIDNA AAMIN MA GALO . HESHIUSKUNA HA AHAADO MID GUUD OO DEEGAANKA WADA GAADHA SSC KHATUMO STATE HESHIIS KALE MAYA MAYA MA OGOLAAN KARO HADAY HAWD TAHAY IYO HADAY SANAAG TAHAY IYO HADAY NUGAAL TAHAYBA : !
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
SAX❤. NIN LA AAMINAA YUSAN JIRIN. YAANA LAYS DHIGAN. DAD AY GAADAAN BAY YAQAANAAN. ISAAQ WELIGIIS TOOS UMA DAGAALAMO.
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
Ninyohow Cabaasow ninkii Kabtaan Ayuub ah janaalkiisi xaguu kudanbeeyay.ninkii umad ilaahay baa fiidiyowyadiisi hore meelkasta lawareegin
@user-ke5hy7bv3j
@user-ke5hy7bv3j Ай бұрын
Madaashid isdawee cunsuriyadaa kuguween laaxawla walaaquwata
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Ай бұрын
CABAAS WAA RUNTII IIDOORKU WAXAY REER WALBA KA XUSHAAN KUWA UGU LIITA EE IGU SHUBADA AH EE UGU TABCAANSAN BAL FIIRI, GOBOLKA AWDAL BUUNI REERKOODA MOOYAANE REER KALE MA CAAYO. DHULBAHANTENA WAA SIDOO KALE BAL FIIRIYA KOORE, INA CANBAASHE. NIMANKII BULSHADA UGU LIITEY UUN BAA AY DOORANAYASN.
@RothaMuse
@RothaMuse Ай бұрын
Duliyoow Abdirisack ma gaartid Afka un baad ka noozhahee orod abaaha uzoo Aar kii ku dhaala hortadaa lagu togtee hinaazkana yaan laga dareemin Ninka weliga gaari mayzide 😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Hartiyowo horogalada halabaadho waayo sidan saxa maaha waxan aya samayanayan 😏
@SundusCqaadir-ii7ns
@SundusCqaadir-ii7ns Ай бұрын
Asc
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
Hhhh bilaa xigmad baad tahay niyohow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 Ай бұрын
Habar jilicsan heshiis lama gelayno ilaa aanu dhulkayagii ilaa lebida gaatama aanu tegayno cidii la hadasha habar jilicsan nama metelaan dhulbaahante hawd wey na ceebeeyeen isaaq sifiican ayaanu isu arkaynaa waana kibir jebinaynaa Insha allah ssc khaatumo state of Somalia
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Inta dhul horleh radinaysin dhabar jabin yay idinku samayn habar jecelo kaliya mahan arinka xadka ay shegan way ka siman yihin
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 Ай бұрын
@@hodanc6255 Insha allah diyaar baanu u nahay dhinac kasta dhul horleh raadin meynee dhulkii naga maqnaa ayey habar jilicsan noogu yeedhaysaa inaan kala wareegno
@user-cj5gv9wc4e
@user-cj5gv9wc4e Ай бұрын
Sax haku cabo jeelka
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Boowe Dadka noocaas ah inaad view siiso maahan ood ka sheekayso!!
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
xataa haduu soo goosto waa in ladilaa nacaskaa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
SOONGUR WALEE WAA U EGYAHAY😂😂😂😂😂ISAAQU BAGAY UXIREEN. YAA AAMINIKARA HORGAL DADKIISII NECEB ?
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Waa lagu digtaa ruux hadduu reer tolkii dibad kameero oo uu daba cayuun iyo ugalo dagalka iidoor dani igama hayso iyo xabsiga loo dalaandaliyey.
@mrazizi583
@mrazizi583 Ай бұрын
DULI QURBAHA JOGA AYAA RABO DHIIG RAG INUU KU FAANO IMOW WALAL
@atooresiciid4764
@atooresiciid4764 Ай бұрын
Sorry my cant 😂😂😂😂😂
@AliHassan-rp9ue
@AliHassan-rp9ue Ай бұрын
Adiga yaa kaa doqonsan
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 Ай бұрын
Ileen af aanad lahay lama qabto ninkaa leh hala aarsado hada ninkii aabihii dilay wuxuu wataa ciidanka salinta jooga markaad waraysatona wuxuu ku odhanayaa qof maan diline doofaar baan dilay miyaanay cajiib ahayn kiiyoo ninkii aabihii dilay waxaa ku hadlayo inuu cid kale ku canaanto inay aarsadaan Ma aarsade waa adoo kale
@marwaancapitahnolixle402
@marwaancapitahnolixle402 Ай бұрын
Ninkii aabihii lagu hordiley ayaa hadlaya adigu kaaley oo aarso carkaaley
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
Waa aarsaday wiilkani 15 ayuu ku sifeeye iidor
@hanad318
@hanad318 Ай бұрын
qalaskan imika ayo wadanki tagaya, dhawr iidoorna Wu so biraynaya😂
@DanyerruuntasheegaHaye-jh3cb
@DanyerruuntasheegaHaye-jh3cb Ай бұрын
Langaab dhiig islamaka veiw ku radsada
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Waar. Miyaanada. Ka. DAAlin. Coolaadi. Iyo. Isaku. Diir. Qaabiil.
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Haddada. Ciidana. Tahaay. Naabada. Yaa. Kaalita. Caalbuyga. Oo. Been. Iyo. Buuga. Waar. Isalayaab
@w410921
@w410921 Ай бұрын
Been badanaa, Dagaalku maalin buu ahaa, maalintaana laba nin baa dhulbahante laga dilay sarkaal kujiro, HJ nin baa laga dilay.
@gureey3185
@gureey3185 Ай бұрын
Cabaasow aakhiro maxaad u dhigatay isku dirka muslimka maad iska dayso
@MjaamacXasan
@MjaamacXasan Ай бұрын
Beenaale,isaaq madareemin waxaad sheegayso
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 9 М.
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,5 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
Habarjeclo
35:05
HabarJeclo
Рет қаралды 10 М.
FEYSAL CALI WARAABE HAWIYE WAA ADDOOMADA DAAROOD (3937)
1:00:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.