FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " CAKUYE HAWL ADUUN BADANAA, MA CIDLA...CLASSIC TOP SONG MUSIC

  Рет қаралды 448,267

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " CAKUYE HAWL ADUUN BADANAA, MA CIDLA CIIRSILAAN FADHIYAA...CLASSIC TOP SONG MUSIC
Cakuye hawl adduun badanaa
Ma cidla ciirsilaan fadhiyaa?
Cir kaa dheer dhul kaa dheer
Caweys ma kuu du'daa?
Wayga ciirsantoo taladu
Cayn wareegsantee aniga
Culays baa i saarane
Allow ciilka iga bixi
Nin caydhi weligii
Ceeb kama fogaadee
Caaway u darantee
Xaggee baan cuskadaa?
Cakuye cosobkii qalbigaa
Mahayo carfigii indhahoo
Middii aan calmaday baa
Cidhiidhi ku jirtoo
Caashaq baan hortii anigu
La cataabayee haddana
Dhib kalaygu curatee
Allow ciilka iga bixi
Nin caydhi weligii
Ceeb kama fogaadee
Caaway u darantee
Xaggee baan cuskadaa?
Calool xumoodayeey xalay baan
Gogoshu i cuntoon cartamoo
Sidaan u caddibnaa bay
Cadceedii soo baxdee
Cudurkaa iigu sii darane
Waa calaacashaa madhane
Ciddi jiidey socodkee
Allow ciilka iga bixi
Nin caydhi weligii
Ceeb kama fogaadee
Caaway u darantee
Xaggee baan cuskadaa?
Subcribe, Share and Comment
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 197
@Nasiiba
@Nasiiba 18 күн бұрын
20/june/2024 bal aan dhowro aayuhu halkay ii jiheeyaan💔
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 күн бұрын
Heeska "Cakuye Hawl Aduun" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Naxdin Iyo Nasiib) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in riwaayaddan jilliinkeeda masraxiyadeed la dhigay sanaddii 1971.
@axmedcadaariashkir4177
@axmedcadaariashkir4177 13 күн бұрын
Heestaan waxaan dhagaysayaa Saq dhexe 2:20:00. 26/6/2024 magaalada Kambala. Waliba xaaladaha Dunida igu wada Fooraraan.
@najibmohamoud7027
@najibmohamoud7027 7 ай бұрын
Heestan Hadaan dhageesanaya Macno kaladuwana waa leedahay anigu arin aan jacayl ahayn baaan udaartay taasoo hadah culeeskedu fooda isooosaray Waxana dhigtaa jamacad isooduceeya zxbiyal alle haydiin fudeediyo amuuurihiine😢😢😢❤
@Nasiiba
@Nasiiba 5 ай бұрын
Wll muraadkaaga Allah kuu sakhiro hana niyad jabin Mar walba niyada khayr usheeg ayaamuhu way kuu hagaagiye🥺
@lakersnasir8352
@lakersnasir8352 Ай бұрын
It’s does I thought at first
@yoonisyare1342
@yoonisyare1342 3 жыл бұрын
Hadii aad dawanesi 2021 kabtan ayuub kasomaqashay qisadii wariyihi lagu dilay radio muqdisho
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@rahmajomow3484
@rahmajomow3484 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 so sad wlhi
@deeqacusman7276
@deeqacusman7276 3 жыл бұрын
Wariyihii wuxuu ahaa abtigay waxa nooga shekayn jirtay hooyada jamiila cali salaad
@yoonisyare1342
@yoonisyare1342 3 жыл бұрын
Alle wariyashas xaqoda haw udhiciyo
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Legendary Abwaan MAXAMED CALI KAARIYE.... ilaahay ha unaxariisto
@daarali
@daarali 21 күн бұрын
Qaar baa soo qorayaa hadaa djagaysat 2024 iyo wax la mida anaguna waxaan dhagaysanaynau 1987 kii bal yaaa iskeen tusa howl aduuun hhh
@qalbinuura8340
@qalbinuura8340 10 күн бұрын
🤣🤣🤣Oday baa thy m.a cimri dher ban ku rajayn abti
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 4 ай бұрын
Kabtan Ayuub baan ka maqli jiray heestaan ileen adeer Axmed Cali Cigaal baa qaaday adeer cimri dheer + caafimaad taama alaha ku siiyo aamiin❤
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 Ай бұрын
You are young hadaa kabtan ayuubka kaqli jirtay😅😅😅😅😅
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Ай бұрын
@@ccsugaal5314 wlle ma yari da'a ahaan lkn dadka heesaha qaaraamigaa laga badiyaan ahay
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 6 ай бұрын
08/01/2024 ...goobta aan joogaa waa hargaysa waana hees dhab ii qusaysa waana maalin aan kala tagnay xaaskaygii on aad u jeclaa ...runtii waxay ila qaadatay intii ugu fiicnayd noloshayda ... Inshaa allaah khyrr baan rajaynaayaa 😢😢😢 wayga ciirsantee anigaa ...
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 5 ай бұрын
Aax wlhi 30/1/2024 ayaan dhageysanayaa magaranayoo noloshaydu si aytahay hawlo aad u culus ayaa isoo foodsaarey
@webiofficial4386
@webiofficial4386 3 жыл бұрын
Heestan 2021 january 9 ban dhageysanaya mr taakeye dartiis ban u dhageysanaya wariyihi jeclaa hestan🤦‍♂️
@abwaanmaxamedawcalicartanh8260
@abwaanmaxamedawcalicartanh8260 6 ай бұрын
Waa hees la yaab leh, Allah yaa cisak, Calool xumoodayeey xalaybaa Gogoshu i cuntoon cartamay Sidaan u caddibnaa bay Cadceedii soo baxdee,,,,,,,, Ciddi jiiday socodkeee Allow Alloow ciilka bixi
@deeqa1151
@deeqa1151 3 жыл бұрын
Hestan 2021 dhagaysan markii tariikhda dadku sufyaan dilay 1991 wariye kamida sxbkiis ku oran jiray barnamijyada ku khatim wariyihi markhatiga aha allow unaxariiso xaange io dhaman intii uu layey😢😢
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 3 жыл бұрын
isku meel aan ka soo maqalnay
@kingdehonest843
@kingdehonest843 3 жыл бұрын
Kula mid ayan ahay sxb
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 3 жыл бұрын
Ma hubta eedesanaha inuu wax dilay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Ma hubno inuu wax dilay
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
Waa heesihii lagu sameeyay gorongoza dalka musambique, ina cali kaariye dhowr heesood buu halka kusameyy wuxuuna ukala dhibay cigaal iyo xassan adan
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 3 жыл бұрын
Alahu u naxariisto aabihii caashaqa ayuu ahaa maxamed cali kaariye
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@rahmajomow3484
@rahmajomow3484 3 жыл бұрын
Taakeeye xaqa haku soo qabto 1991 wariyahii aad dishay iyo heestaan xiriir kooda meeshan ikeenay 😭😭😭😭😭😭😭
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 4 жыл бұрын
Abwaan maxamed cali kaariye allaha unaxariistee heestaan asagaa sameeyey xilligii uu jacayl daran hayey waxayna qayb ka aheed riwaayadii naxdin iyo nasiib
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Nabadoon Soomaaliyeed waa xog sugan sxb waa erayadii Aun Abaan singub Waa hees dareen meel foga ka hadleeysa iyo xaalad jaceyl oo ba,an
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa xog suhan @Shaakir waad saxn tahay bro
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
war ereyada hesta maxamed cali kaariye aya lehe singub kadaya de
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE halkaa ulaabo abwaan m c kaariye ayaa lahaa waxayna kujirtay riwaayadii naxdin iyo nasiib
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE heesta waxaa leh maxamed cali kaariye aun
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Goor sheegtu waa 20:00 pm magaaladu waa Hargeysa Goobta aan joogo waa Duleedka Magaaladda weliba dhanka Naasa hablood heestan caawa oo ay hawl yari ii qabsatay ayaan dib heestan usoo baadhay
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Erayadii Dr Jaceylka Abwan Kaariye Luqdii iyo Laxankii Al Fanaan Ahmed Cali Cigaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah walaal waa xog sugan
@ikraanmohamed992
@ikraanmohamed992 3 жыл бұрын
Cirkaa dheer dhulkaa dheer,heestaan 2021january.bn dhagysanayaa wxn kusooraacy warysigii ninkii markhaatigaka ahaa dilaagii weynaa ee SUfIYAAN/Taakeeye. Markuu lahaa xaange wuxuu oran jiry barnaamijka kusoo khatin
@haykalmahmud694
@haykalmahmud694 3 жыл бұрын
IKRAAN MOHAMMED. Wll waa runtaa aniguba sidaan ayaan u soo galay in aan dhagaysto, waana markhaati fiican wll.
@nuriiahmed1321
@nuriiahmed1321 3 жыл бұрын
Ikraan aniguba sidaas aan usoo raacay
@fadumoqaasin5887
@fadumoqaasin5887 3 жыл бұрын
Sas baa u soo raacay oo u dhagaysan raad bay igu reebtay heestu
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@rahmajomow3484
@rahmajomow3484 3 жыл бұрын
Wariyaha intii dhimanin uuba maalintii 10000 jeer dhiman jiray haduu heestan jeclaa calool xumuu ku noolaa allah unaxariisto janadii fardowsa allah ka waraabiyo kii dilalyna allah soo qabto 😭😭😭
@aishafuaad1
@aishafuaad1 9 ай бұрын
Heestan xasus badan bey igu ledahy wlhi😢mana ilawi karo 2018😢waqtigas ban dhagesan jiray 😢xalay ban aniga gari saran ba wiil darty heesti 😢sas ban kuso xasustay😢💔ila hada isku dareen bey igu ledahay 😢2023
@deeqaluula5683
@deeqaluula5683 9 ай бұрын
Ax😢sorry pyo 😢
@nasiib2387
@nasiib2387 9 ай бұрын
Ax 😢sorry pyo casho iska samir 😢
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
قمه في الإبداع والروعه .......... أطال الله عمرك الأسطوره أحمد علي عجال
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 Жыл бұрын
8:44 Am axad 12/02/2023.. Adeer cigaal heestaada caawaan dhageysanaya ragu waa kii jab soomara😭😭😭😭😭😭😭
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 18 күн бұрын
20/6/2024 jcyl baa iwalwaalanaya
@rahmajomow3484
@rahmajomow3484 3 жыл бұрын
Wariyaha allah unaxariisto janadii fardowsa allah ka waraabiyo maalintii kun jeer uu dhiman jiray calool xumuu ku noolaa taakeeye cadaab aduun iyo mid aaqiro allah ku mariyo 😭😭😭😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Wariyaha sheekadiisa ma fahmin
@mrsayid3640
@mrsayid3640 Жыл бұрын
@@MohammedAhmed-py4rk ,😂😂 ceeb maleh ma fahmintu wllkay
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
@@mrsayid3640 Dee nooga dhac. Axadku maxuu ahaa?!!!
@mrsayid3640
@mrsayid3640 Жыл бұрын
@@MohammedAhmed-py4rk aniguba kula mid baan ahay fahmi waayay wariyaha meesha socda suldaan
@deeqacusman7276
@deeqacusman7276 3 жыл бұрын
Wariyihii udilay taakeye wuxuu ahaa abtigay mcn illaahay janadi fardowsa hageeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Marxuunka iyo intii kale ee xaqdarada lagu dileyba
@nasirosmanali7285
@nasirosmanali7285 2 жыл бұрын
In loo dilo ayuu mudnaa ninkaa dilay abtigaa wllo Lkn aakhiraa danbaysa wllo
@axmedciise6016
@axmedciise6016 3 жыл бұрын
Waah waah waxaasa fanan axmed cali cigaal daadkasa daad nool aha caku yay hawl aduun badanaa
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
Erayadi abwaan maxamed Ali kaariye Cod toolmoon
@shafieabdi9728
@shafieabdi9728 3 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal nin sare cimri dheer cibaado San
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 5 ай бұрын
30/1/2024 habeenku waa habeen salasa ah waa maalmo adag oo soo wayahay noloshaydaa mana garan karoo meel ay ku dhamaan donan kaligey ayaan meel cidlaa iska fadhiyaa fikiro noloshayda xitaa halis galin karaa ayaa igu soo dhacayaa lkn waxaan ilahay ka raj3ynayaa inuu noloshan dhan uun iidhafiyo
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 4 ай бұрын
nin cayri ceeb kama fogaadee xagee baan cuskadaa xaga rabi
@nazreinmahatt7633
@nazreinmahatt7633 Жыл бұрын
Culees baa isaarane alaw ciilka iga bix😢😢🤲
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Muuqaallada qeyb ka mid waxaa soo daayey tvga suudaan! Waxa ay tusaale u tahay is dhexgallka faneed ee ka dhexeeya soomaaliya iyo suudaan!
@naimayasin8932
@naimayasin8932 3 жыл бұрын
Takeye cadaabta Alle kugu foge kamaba baxayside ciil badana waa nin tol wayey Alle ha u unaxaristo markas bu anaga wax noshegaya hada
@mahadjowhar8287
@mahadjowhar8287 3 жыл бұрын
majeerteen ku maxay dheheen ? maykal jaksan baa loo yaabaa mar haduu axmed cali cigaal maraykan tagay
@mohamedkorane5671
@mohamedkorane5671 3 жыл бұрын
Kkkkk. Michael Jackson waa horuu dhintay
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
waa noga sharaaf badan yahay maykal jaksan sabab waa nin muslima ah somali ah axmed ali cigaal wiil poqortoyo
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 Жыл бұрын
Aduunkas ma so gaarin lkn wlhi qalbigu igu sawiran yaahay yabay yaa i geeyay somalia waa gaas ma arkiin lkn waxa moda sidi qof joogay waxaas waan yabanahay 😢
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Fanaan aan fankiisa duugoowin axmed cali cigal 1960s ilaaa 2020 marka kama liicin top 10 ka
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah illaahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga beryayaa Fanaanka
@qosoliyoqaraaxo8926
@qosoliyoqaraaxo8926 2 жыл бұрын
Heeskan waxaan dhagaysanaayay anigoo siisocda Venezuela 2008kii
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Hadda waa halkee?
@maxamedaroori9349
@maxamedaroori9349 Жыл бұрын
Video
@maxamedaroori9349
@maxamedaroori9349 Жыл бұрын
Axmade maxamad
@maxamedaroori9349
@maxamedaroori9349 Жыл бұрын
Axmade
@umuabdijibbaar2800
@umuabdijibbaar2800 Жыл бұрын
Jecelku waa ciil haddi lagu diido qofkaad jecleyd
@omarmohamedfarah3103
@omarmohamedfarah3103 2 ай бұрын
❤wlhi wan jclhy heestaan Axmed cali cigal xafidullah❤
@kingdehonest843
@kingdehonest843 3 жыл бұрын
Heestu dareen xanun badan ayay igu reebtay wareysigii wariye Cabdisalan ka dib. Adeer Xaange Allow ku naxariiso.😭 Taakeyow wax ku taakeeya Alle haku tuso😡 xaqii baa feraha ka dilaacay.
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 3 жыл бұрын
Top hees musik iyo cod sare. Cigaal jilaa weyn waye heesta fadhi ku bilabay erayada heesta waafaqsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad bro
@rufaaciyare3153
@rufaaciyare3153 8 ай бұрын
Isnin 16/10/2023 ayaan dawanayaa😢
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
BOQORKA CODKA CIGAAL .S.SARE 👋🐎🐎🐎🐎🐎
@MaxamudxidigMaxamudxidig-jl1rw
@MaxamudxidigMaxamudxidig-jl1rw Жыл бұрын
Alla wayo wayo xasuus
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii m.c.kaariye codkii a.c.cigaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Ali Said.. Waa xog sugan waad saxan tahay sxb
@somalidashidan6453
@somalidashidan6453 3 жыл бұрын
Allaha ha unaxaristo wariyihi u takeeya dilay waalahi wan oyaay nin tol wayay takeeye naarta allaha kugu fogeyo
@axmedcismaansaleebaan8461
@axmedcismaansaleebaan8461 Жыл бұрын
Fanaanku ma weriyuhuu , se ninka taakeye diley magicii intaas lee igu caawi
@MunaAbdillahi-xo2si
@MunaAbdillahi-xo2si 4 ай бұрын
22 feb 2024 baan daawaneya
@Alisacudi
@Alisacudi Ай бұрын
Waa hees aad u macan ya dawanaya 10/5/2024
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 2 жыл бұрын
Odayga yari qurx miidhan buu ahaa kolay anigu waanba caashaqi lahaa hadaan markaa joogi lahaa lol
@nanaleila8735
@nanaleila8735 2 жыл бұрын
Dumar badan ba aad u jeclaa abti Axmed Cali cigaal. Ruunti aad bu u qurux badan yahay adaa live lu aragtit.
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 ай бұрын
Heskan jacel ahaan uma dhagesanayo waxa igu dul hababaya nolosha aduun melaa wax ka bilaabo maqan jmacad wan dhameyay sand iyi bar kahor mustaqbalkeyga maqan sidu noqon doono rabi xaal og waa iska aduun iyo xaladiisa 😊
@asadabdikadirmohamed890
@asadabdikadirmohamed890 3 ай бұрын
waxaan daawanayaa 30/3/2024 ama 20 ka bisha ramadaan habeen sabti ah saacadu waa 10:55pm habeenimo in jigjiga ethiopia xafada 7aad gaar ahaan haamaha
@hamdakhayr6280
@hamdakhayr6280 6 ай бұрын
8/01/2024 😢
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Waa halkay u dhimatay
@sagalhassan9031
@sagalhassan9031 2 жыл бұрын
Kabtan ayuub brought me here 😂
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Heestaan si kala duwan ayay dadku u fasiraan Waxaa la ogyahay inuu AUN abwaan kaariye jaceyl la yaab leh soo maray heestan barnaamij Goos goos ah iney ku jirtay ayaan filayaa Ujeedadeeduna Abwaanka unbaa garan Mahadsanidiin
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Maya sxb waxay kujirtay riwaayadii Naxdin iyo Nasiib oo alaha unaxariistee abwaan m c kaariye lahaa mahadsanid
@abdishakurmahamed8674
@abdishakurmahamed8674 Жыл бұрын
nin caari waligi ceeb Kafugado Ax ya Axmed call
@rajaindhacadegurayarr9529
@rajaindhacadegurayarr9529 4 жыл бұрын
Aduun waa gaas buu aha 🙏🙏🇸🇴🇸🇴
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 8 ай бұрын
Cakuye bowl adduun badanaa Ma cidla ciirsilaan fadhiyaa Cirkaadheer dhulkaadheer CAways MA kuuduudaa
@ubaxali4948
@ubaxali4948 Жыл бұрын
Allhow cilka iga bi ih🤲😭😭
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
Heestaan qofkii aan gudigiisa joogin oo dadkle lajooga ha daarto sida xaangoo kle aun
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 4 ай бұрын
Ciddi jiiday socodkee allow ciil ka iga bixi.
@kvlogs2913
@kvlogs2913 3 жыл бұрын
Ciil badanaaa 2021 like saaar
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Waayo Waayo
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 Жыл бұрын
01/6/2023 allow alle niinba waayhisa ilen meel ku waabo weynu Kala foogane miya ku waramaay weli
@ahmedmohadacaley4900
@ahmedmohadacaley4900 5 ай бұрын
heesahani wee heesahii dawlada looga cabanayey markey saraankiil fanaanka reerkooda toogatey lkn kaariye macag kale buu u bixiyey isagoo yiri xaaskeygii baa foolaneysey wax lacag ahna jeebkeyga kuba jirn
@lakersnasir8352
@lakersnasir8352 Ай бұрын
6/6/2024
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 3 жыл бұрын
😓😓😓😰😰😰😰😰😪😪😪😪😰😰😰😰😰😓😓😭😭😭😭😭 ciil iyo Caro weynaa ileyn ciil looma dhinto ma seexan kari waayey taakeeye ilhy ku cadaab 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓😓😰😰 ilhy ha u naxariisto adeer xaange iyo dhamaan wiilashi lala diley
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab, illaahay ha u naxariisto intii Dhimatey Aamiin aamiin
@naimayasin8932
@naimayasin8932 3 жыл бұрын
Amiin ciilkisa lajogi lahy markas bu Somali wax ushegaya cadabta Alle kugu fogay takeye
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 3 жыл бұрын
amiin abaayo ilhy ha u naxariisto dhamaan wariyashii uu xaq darada ku laayey ilhy umada islam ka haka soo qabto kaas
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 жыл бұрын
Waxaan dhegay san jiray 1992 markii Hawiye Gaalkacyo nugu xasuuqay dagaalkii haaf-qiyaame 3000 kun nooga dileen
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Beenaaale Iska dhigayaa darood dhila kuxaartay was
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
MIDHIHII IYO LAXANKII MAXAMED CALI KAARIYE IHN. WAXAAN KASOO XIGTAY AXMED CALI CIGAAL WARAYSI SOMALICABLE TV .... London.
@FirasNok2
@FirasNok2 6 ай бұрын
ورية كبير
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ waayo
@yahyeabdi-kd4ju
@yahyeabdi-kd4ju Ай бұрын
26/5/2024
@bilexuseencali7543
@bilexuseencali7543 3 жыл бұрын
Bile xuseen cali
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
Heestu qiro badanaaa😭😭😭
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 3 жыл бұрын
Asalamu calaykum alaha naxariisto kaariye waa malintii sarakisha badan lalaayey ayuu ku xuzay nin ay saxib dhow ahaayen kaariye oo la toogtay
@CismaanDayib-id4ih
@CismaanDayib-id4ih Жыл бұрын
26/5/2023 hamayn sabti ah baan dhagaysanayaa
@nimcoaadan-vb5ur
@nimcoaadan-vb5ur Жыл бұрын
Allow ciilka iga bixi😢
@DaahirAhmed-tb6js
@DaahirAhmed-tb6js 6 ай бұрын
31 12 2023
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 5 ай бұрын
❤❤❤😂😂❤❤❤❤😂
@suleekhaosman6397
@suleekhaosman6397 3 жыл бұрын
Waxaa i keenay taariikhda laga hadlayey
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Nin cayra Weligi Ceeb kama fogatee
@calixasanwarsame9858
@calixasanwarsame9858 3 жыл бұрын
Cigaal hes xassus
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Hees qaaliya waaye ood weliba qoraalkii heesta noo soo raacisay. Mahadsanid SM&C.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Haa walaal waa hees macaan laxan iyo cod iyo musig isugu tagey, waa hees qaaliya aad iyo aad Mahadsanid walaal
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow nice
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite( eagle-eyed )
@axmedibraahim8375
@axmedibraahim8375 4 ай бұрын
2024 February 21
@mohamedrashiid4595
@mohamedrashiid4595 3 жыл бұрын
Abwaan baasameeyay heestan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Ssc Ofsoomaaliya
@hamdacudon3937
@hamdacudon3937 Жыл бұрын
Heestan markay howl ii Qabsato ban dhagaysta😰
@hamdacudon3937
@hamdacudon3937 Жыл бұрын
7/2/2023
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
War taakeeye maxaa hesta kagaley maxaa layidhi dadka takeeye miyaa heesta jeclaa mise ninki ladikey
@kiahiba8587
@kiahiba8587 3 жыл бұрын
Good
@cusubhassan1160
@cusubhassan1160 4 жыл бұрын
Silsiladi Sibley 2
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
Anigo gabadh Cafar aah jaceyl aan cadi aaheyn ii hayo safar debeda dalkisa halagaga saaro oo 2 bilood qaatey. Jaceylkasi miid lamidaa dunida igumaso marayoo.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Saaxib bal inoo Cafarta ma kuwa Itoobiyaa mise Jabuuti? Luqadee baad kuwada hadli jirteen?
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
Reer jabuuti walaal
@foziyomaxamed1358
@foziyomaxamed1358 3 жыл бұрын
m.a fanaankan horta manolyhy dadki damba ahee 🤭😀😀
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Foziyo Maxamed Haa Fanaankan Axmed Cali Cigaal waxa uu ku Nool yahay USA illaahay Cimiga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂🎉😮
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 3 жыл бұрын
Sorry taakeeyow ciqaabta ilhy la kulan naartii ilhy haku geeyo
@safiyaalihashi8424
@safiyaalihashi8424 3 жыл бұрын
Heestaan aniga hadan dhageysatay waa kaxumahay wiilkaas ciilka uumutau waana aydhacday ciilkaa dadbadan bay kudhacday dhibaatadii nagu dhacday waagaa ciilwey bay nagu ahayd I’m sorry walaken ilaahay ha unaxariisto
@abdiraxmanabdirashid5001
@abdiraxmanabdirashid5001 3 жыл бұрын
Taakeye ninki hesta dhegeysan jiry bui dily ina gumeed weye kasi wle
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Taakeeye waa halyeey calanka shayaadiinta naga badali lahaa
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@deeqa1151
@deeqa1151 3 жыл бұрын
@@Qoojistan maganta ninka dayn wayey miya calan naga badalin dhila dhashay laangaab laangaab dhalay marti aqoon
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
@@deeqa1151 ninka laangaab ma'ahan laangaab xabad ma rido
@deeqa1151
@deeqa1151 3 жыл бұрын
@@Qoojistan laangaabka xabada urido baba udaran waxba ma xeriyo
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 5 ай бұрын
Kkkkk
@lakersnasir8352
@lakersnasir8352 Ай бұрын
This is sad song bout Politician of Somalia when it had real government unlike today I really don’t like this song wlhi.
@mahdiabdillahiharbi2123
@mahdiabdillahiharbi2123 3 жыл бұрын
e
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 109 М.
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 145 МЛН
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Xogmaal Media
Рет қаралды 75 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 71 М.
Axmed Cali Cigaal iyo Saynab Xaji Cali Baxsan Doraato_Miyaad_ilowday
10:54
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,7 МЛН
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 614 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 183 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 7 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,6 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 629 М.