FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII "HARGEISA" TOP CLASSIC LOVE SONG MUSIC FROM/ALBUM MARWO 2002/2003

  Рет қаралды 37,281

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

3 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " HARGEISA" TOP CLASSIC LOVE SONG MUSIC FROM MARWO ALBUM 2002/2003
HEESTAN HARGEISA WAXAA LAGU SAMEEYEY AMA LAGU HAL-ABUUREY MAGAALADA BOORAME EE GOBOLKA AWDAL.
HEESTAN HARGEISA WAXAA AY KA MID TAHAY HEESAHA UGU CAANSAN HEESAHA UU QAADEY AL-FANAAN AXMED CALI CIGAAL.
HEESTAN ERYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKA HEESTAN WAXAA KU DAREY ISLA FANAANKA AXMED CALI CIGAAL
HEESTAN WAXA AY KU JIRTEEY ALBIM UU SOO SAAREY FANAANKU SANADKII 2003dii OO LAGU MAGACAABI JIREEY " MARWO"
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON LA WADAAG ASXAABTA KALE
MAHADSANIDIIN DHAMAAN

Пікірлер: 19
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Cajiiiiib Mid kamid ah heesihii ugu saameynta Taariikhdii jeceelkii abwaan kaariye iyo shankaroon
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Ina kaariyo kuwii soocna isaga iyo sangub.xasan ganey.cisman askari.xassn sh.sh.muumin ina saleybaan bide.huuryo iyo kuwo kale oo badan oo ay isasudhka kalmaha Alleh haybad ku siiyay.jabiyi iyo cali suguleh cajiib
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 жыл бұрын
Waa areydii kaariye laxankii iyo codkii cigaal dhakhtrkii jacylka kaariye alaha unaxristo waana heesaha aan laga xiisa dhicin
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
Markii ugu Horayse i Haleelay Cashaqu Ma Halkaan fadhiista waw👉 Waa Ereyadii Aun M Cali Kaariye
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 8 ай бұрын
Heestan sanadkee buuqaday
@xaabsade9844
@xaabsade9844 3 жыл бұрын
Axmad oo yar😀😀from hargaisa liketa🇸🇴
@A3000BC
@A3000BC 3 жыл бұрын
Calanka shaydaanka iyo Hargeisa kalafogaa wale!
@landerslanders1624
@landerslanders1624 3 жыл бұрын
Aduunyo Meel walba marada buluuga la ordeysaan😁😁😁 Bal kawan qofka aanu qiimo ka lahayn agtiisa
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Naftaan ku habaa heesaha cigaal.
@muxiyadiinibraahimibraahim9439
@muxiyadiinibraahimibraahim9439 2 жыл бұрын
Waa ladhacay
@dhoodiween700
@dhoodiween700 3 жыл бұрын
Cadi maha
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Original cod
@GustavoGaming
@GustavoGaming 3 жыл бұрын
why are you adding so many transition effects?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
This is good for this Video!
@abdiboramaa8720
@abdiboramaa8720 3 жыл бұрын
Hassan sh muumin alana I naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye Sxb ayaa lahaa heestan. Waa caan caan dhalay 😌😂😂
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@@abdiwelihassan7941 Waa xog sugan sxb heestan waxaa lahaa Aun Abwaan Maxamed Cali Kaariye la iskuma hayo taa. Thanks bro
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 3 жыл бұрын
Daqtarki jeclyka kaariye
digriga culimadu ma daayaan .hees axmed cali cigaal
13:57
mohamed abdilahi nur
Рет қаралды 6 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 86 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
AXMED CALI CIGAAL HEESTA DAD HARGAYSA SOO MARAY
8:41
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 10 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН