FARXIYA KABAYARE DHAKAC DHAKAC AAN DHEELO HARGEISA LIVE SHOW 2020

  Рет қаралды 381,626

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Пікірлер: 372
@maryanruunmohamed5819
@maryanruunmohamed5819 5 жыл бұрын
i love hargesa I’m from garissa somali maal walbo aay jogto ha is jeclaato one love
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 5 жыл бұрын
Maryanruun Mohamed thank u
@qalanjoxasan2212
@qalanjoxasan2212 5 жыл бұрын
Amiin xabiibti💋💕💕💕😙😙😚😚
@adamyounis4449
@adamyounis4449 5 жыл бұрын
Gaarisa nagu salaan🥰
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 жыл бұрын
Walaalo sheekadaasi waa qiiro ee jacaylkaaga iska hayso
@apdikibarismael2316
@apdikibarismael2316 5 жыл бұрын
Anagu waxaas ma naqaano naayahe markad dadka soo eridaan ayaad markiinana tidhahdan one love
@khalidomar5550
@khalidomar5550 5 жыл бұрын
Showga in maslax Io Anzhax Joogaan Bay Ahayd🙏 Any Way new score iyo casimada Uma Oodhan hargeisa ♥️ From Borama Inti Reer Hargeisa Ah like ta zhpyaL♥️
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Gobtii reer borama.
@samiranuur7052
@samiranuur7052 5 жыл бұрын
Masha allha ina adeerty farxiya kabaye i am form muqdisho i love you ❤️💕 hargeysa ❤️❤️❤️❤️
@umimucaad370
@umimucaad370 5 жыл бұрын
samira nuur qurux subacibre isaar
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 5 жыл бұрын
I miss hargeysa coming soon insha allah ❤️
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 5 жыл бұрын
Anba sido kle 7sano ka maqnahay 😂
@abdukadirosman4902
@abdukadirosman4902 5 жыл бұрын
Xageed joogtaana hno duniyo
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 5 жыл бұрын
reer hargeysa waa gob allow uziyaadi nabadooda i am from muqdisho
@marwaadam1304
@marwaadam1304 5 жыл бұрын
wow laan dheer nimo wllh EedadeY kapta xaaji Reer hargesa dad jiro baatihin wllh Love you yaaq I am frm Muqdisho one love dadkeyga😫😫😫
@lulalula1236
@lulalula1236 5 жыл бұрын
Masha Allah reer,, hargeyso farxiyo way ka,,tumeenn wada dhalasho wacan
@umimucaad370
@umimucaad370 5 жыл бұрын
lula lula quruxey subacibre isaar
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 жыл бұрын
Lula Lula singel mad tahay nin guur doon ayan ahay
@somalijustinv435
@somalijustinv435 5 жыл бұрын
*_Xaruuntii gobta Somaliyeed Hoygii Fanka wadankeena Allow mar un igee_* *_Salmulhi Ree Hargysia from kismayo_*
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 5 жыл бұрын
Gacmo furan kusoo dhawoow saaxiib wamagaladaadiiye
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 5 жыл бұрын
kaa qadnay bro thnks idin jclnhy anana❤
@mariamina8692
@mariamina8692 5 жыл бұрын
Somaliland waa dalkaagi ku soo dhawoow
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 4 жыл бұрын
wllky adiguna marka soo iman rabtid xalwad kismayo noo soo qaad
@salwamohamed2578
@salwamohamed2578 5 жыл бұрын
wale rer hargeisa gob weye duriyada martida way aqnan sida lo so dhaweyo ❤
@nuwara8333
@nuwara8333 3 жыл бұрын
Somali dad wada dhashay waye lama kalagoonkaro 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 жыл бұрын
Goptu isma Qariso viva Soomaliland GUUL Iyo Gobanimo 💚🗯❤
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
Qofkasta oo durriyada jecel iyaguna way jecelyiin Shardiya durriyada barakaysan 😅😅
@ayanomar96
@ayanomar96 5 жыл бұрын
Hhhhh ok aniguna isaq Ayan aha lakin re Djibouti Ayan ahay
@xariirohurre7635
@xariirohurre7635 5 жыл бұрын
@@ayanomar96 jabuuti baan ku dhashay hargeysana waan ku korey laakiin wadnahaygu waa somaliland waxaan isku arkaa hargeysaawiyad
@niciimafaaraxmaxamed2888
@niciimafaaraxmaxamed2888 5 жыл бұрын
Casimda dalka miss wlhi guriga ku koraya from sool
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Xaruntii darawiishta salam ✋From Hargeysa
@aishajamayusuf3742
@aishajamayusuf3742 5 жыл бұрын
Farxiyo wa nag caqli badan dad wey isku dhacen badan lkn rer somali land wey tageri jirtay wata ukala kiciyen
@lulalula1236
@lulalula1236 5 жыл бұрын
Wan WADA dhalanay somahann
@daadircalidaadiryare658
@daadircalidaadiryare658 5 жыл бұрын
Jvkhkuh Knojgjh
@ahmednawaf4973
@ahmednawaf4973 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👊👊👊👊👊👊
@sagalmahamet1475
@sagalmahamet1475 5 жыл бұрын
Yaa waduud guleed hotel Oo ah hotelada caasimada Ugu wa weyn Oo loogu talo galay ilaa 10,000 oo qoF ayaa buuxsamaY xalaY waa la yaabay Wataa Nazabnimada duriyadu viva jamhuuriyada barakaysan somaliland 💚💬❤
@ismailaden5775
@ismailaden5775 5 жыл бұрын
Kkkkk... Waar ciyaalka xaafada ka dhaaf ciyaarta duriyada kuwani waxba kama oga duriyade.
@sagalmahamet1475
@sagalmahamet1475 5 жыл бұрын
@@ismailaden5775 sis hadaba ha Ogaadaan kolaY U qiri maayaanO meeL baa bugtee VIVA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN SOMALILAND 💚💬❤
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 5 жыл бұрын
SagaL Mahamet reer hargaysa nolashee jecelyihin ❤️
@raxmaali3516
@raxmaali3516 5 жыл бұрын
Dadkaygii duriyada noolada
@sagalmahamet1475
@sagalmahamet1475 5 жыл бұрын
@@duniyocuntoiyoqurxin2069 VIVA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN SOMALILAND 💚💬❤ GOBANIMOH ☝️ 💚💬❤
@alixamari1031
@alixamari1031 5 жыл бұрын
Im somali fanaanku maha qabiil viva hargaysa
@sihaamxaashiyaasiin6974
@sihaamxaashiyaasiin6974 5 жыл бұрын
Somalilnd iñta jecel🌍❤💋
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 5 жыл бұрын
Sihaam xaashi Yaasiin ❤️❤️❤️
@abdallaroble836
@abdallaroble836 5 жыл бұрын
Anigoo ah Hawiye Halgamaa Murusade Ciyaal Xamar, maanta Waxaa leeyahay dowlada Somaliland Mahadsanidiin Dadkii Ilbaxninada Inaa Tihiin Waa idin Qiray Been baa la ii Sheegi jiray.. Waa idinka fuqay Cimaamada waa idin ku Tuuray 🙏❤
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 жыл бұрын
hawiye walalahayo ❤
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@kafiyainamahamed7977
@kafiyainamahamed7977 5 жыл бұрын
Hargeysa iyo wacdaraha ina kabayare waw cimamda farxiyo maheysto😂😂😂😍
@umimucaad370
@umimucaad370 5 жыл бұрын
kafiya ina mahamed qurux subscibre isaar
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
Kabta boqorad banaankeeda ku dhacday waye, yaa celin kara, cidna deee, ubaneeeeya. #Shanaana❤❤❤💋💋
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Farxiya heesahay qaado makala dhacaan lakiin waa heestii ugu saamaynta badnayd abid ee lamaqlo, Heestan waa Jaceylkii oo Hadlaya ❤❤
@quruxoday533
@quruxoday533 5 жыл бұрын
Doqoni meel lagu ficiltamay in lagu kala tagay moodaa somali peace one love meel lakala tagi maayo
@rayaankhader1697
@rayaankhader1697 5 жыл бұрын
Somaliland uguu imo ciso iyo sharaf waa dada aqana soo dhaween taa allah I xafiid my home somalilnd is my herat mesha ku dahasahay allalh maxan uu xiss i love my motherland💫⭐️🌎
@umimucaad370
@umimucaad370 5 жыл бұрын
rayan khadar macnto subscibre isaar
@BidhaamiyeTV
@BidhaamiyeTV 5 жыл бұрын
Waa Jecahay Hargeysa, waa magaalo ilbax iyo biseel dadnimo ka muuqato, Hargeysa jir oo waligaa ha jabin. waxaa tahay magaalo naga mid ah
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 5 жыл бұрын
Farxiyo dad gob ah is hasheen abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xooggadalka1333
@xooggadalka1333 5 жыл бұрын
The best people in somalia are Somliland hargaysa💓💓💓💓🌹
@nazraapdirizak1573
@nazraapdirizak1573 5 жыл бұрын
inta Somaliland jecel like ii saara
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 жыл бұрын
Ree hargeyso qurxo badnaa Masha Allah Caadi mahan Showga Kapapayare
@kingcarab8768
@kingcarab8768 5 жыл бұрын
I love somaliland ❤❤❤❤
@ikraamrush6272
@ikraamrush6272 5 жыл бұрын
Tolaay yaa hargaysa igeeya caawa Dhukygi hoyo ku xiisay 😥😥🔥
@kmlhssn4668
@kmlhssn4668 5 жыл бұрын
Love from Hrgysa
@hindacrisaaq9058
@hindacrisaaq9058 5 жыл бұрын
Gop weyi rer hargeysa 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💋💋💋💋
@daadircalidaadiryare658
@daadircalidaadiryare658 5 жыл бұрын
46_7+0974279606(06484()(/)
@ismacilmaxamed9107
@ismacilmaxamed9107 5 жыл бұрын
Waaaaw waaaw reer hargeysi walhi waa dad dhalgobeeda 🥰🥰🥰🥰👍👍👍
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 5 жыл бұрын
Sida dhibic roban Ku dhowra sida wilan dhalay baan kaganaxa dhibtiyo cilkan Ku diida dhagaheygu adeey Ku maqlan indhaheyguna adeey Ku dhuktan 👌👏👏👏👏
@muusejawlecaato123
@muusejawlecaato123 5 жыл бұрын
Culumadii nasteexo indho kajoojisay bandhiga farxiyana ufasaxday culumo nagacilmibadan inta qabta like iiguqabta
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 5 жыл бұрын
Anigoo ku hadaya afka wasiirka diinta waxaan leeyahay kabayare waxay ka baxday balantii mar hadii iyadoo timo jaran ay soo heestay liinta ayay cabi doontaa sida ugu dhakhsaha badan
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 5 жыл бұрын
Cawa maan tagin anoo waliba aanu jaar nahay hotel guled lakin waxan ku farxay inay Farxiya Kabayare soo dhawayn fiican heshay..Hargaysa wa hoyga Fanka.
@faysalibrahim9045
@faysalibrahim9045 5 жыл бұрын
aad iyo aad bay cod xuntahay
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 жыл бұрын
Faysal. Waxaan arki jiray naag naag ka maseerto waligeey ma arkin adiga ka hor nin naag ka maseeray.
@hoodosomaliland2945
@hoodosomaliland2945 5 жыл бұрын
reer somalia halkan ayka salamaya ✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋💓
@ikraammohamudomar9376
@ikraammohamudomar9376 5 жыл бұрын
Bal eeeg dhirirka sidi raga yey xaniyo ledahy farxiyo daimond nasab kamila ina ader hore usoco❤
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 5 жыл бұрын
Wadnkaga cidii jecel hdad jecalto cunsurinimo maahe wa miwadnimo❤ Duriyada way ducsntay🤗
@sakirepere8256
@sakirepere8256 5 жыл бұрын
I love somaliland ✊💃✍
@maxmedapdi7981
@maxmedapdi7981 5 жыл бұрын
ASC macal asaf shadiid maan modayn haygii cilmiga iyo ilbaxnimada in dad noocan ahi hargaysa joogan dad muslim ah ayeynu nahay inaynu nijaas lacag ku bixino iyo wakhti waa ayaan daro weyn oo inoo soo hoyatay waxan idinku nastexaynayaa qofkii lacag iyo ku bixiyey Allah ha u tobad keeno waayo maalka iyo wakhtigu Allah hortiisa waalayna waydiinayaa sida uu inoo shegay nabi muxamed Scw scw scw waxad waxku bixiseen qof aan haba yaraatee xisoodkii ka tagtay towfiiqda Allah ha ina waafajiyo dhamanten
@abdiwalisheikh
@abdiwalisheikh 5 жыл бұрын
Hotel baraar oo ka soo hor jeeda ayaan fadhiyay bartazaan kala socday inta ka ag dhawayd farta taaga😂
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Ani xata hotelka kula jogay😂
@ifraxifrax6985
@ifraxifrax6985 5 жыл бұрын
Hhh hhh Wan qoslay funny thy
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 4 жыл бұрын
Bariga Lama Furin Baraar Ee Naga Xishood
@abdiwalisheikh
@abdiwalisheikh 4 жыл бұрын
@@xaqudirir9789 wuu furnaa wll Aniga i waydii
@faadumoaxmed8481
@faadumoaxmed8481 5 жыл бұрын
Waa taa ayadoo dhukuran idiin heestay reer hargeysa farxiyo ma naxdo🤣
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Wa wadana boqarada😂😂
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 5 жыл бұрын
Libaxad waaye kabayare
@moh4127
@moh4127 5 жыл бұрын
😂walanay u nixin geesi nimo dhaaf
@lulalula1236
@lulalula1236 5 жыл бұрын
Masha Allah uu dhaha
@rahmanoura6867
@rahmanoura6867 5 жыл бұрын
Dhukuro
@ahmednawaf4973
@ahmednawaf4973 5 жыл бұрын
Hadiii somali nimada hadey kugu ween tahay liki haila dhaafin aboow abaayo
@abdirahmanisse499
@abdirahmanisse499 5 жыл бұрын
Kabayare waa la dareemay inay dul irir timid 👏👏👏👏
@deqaabdi3348
@deqaabdi3348 5 жыл бұрын
I love hargeisa ❤❤❤❤👏👏👏
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 4 жыл бұрын
Showgn Qamar Sugani maxuu iman way horta comantiga igu soo sheeg
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 5 жыл бұрын
Farhia diamond guulayso fanaanada umada soomaliyeed ee qof nimo ahaan waa qof qalbi farxadeedleh💔💔💞💞⚘🍡🍡🍇✍💝❤💞👋👏👏👏👈🙏
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 5 жыл бұрын
Salama gobtaydii ree somaliland jaceladydii❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🌹💋
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 5 жыл бұрын
Waa lagaa jecel yahay soomaaliland noolow geesiyad baad tahay hore u soco farxiya
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 5 жыл бұрын
I love ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍 hargeysa
@laylashacni7435
@laylashacni7435 5 жыл бұрын
Wllhi gacan u tagay farxiya nin cadiya ayey u socanaysaa tagaradaasi waa sidad somalind ugu hestay no agoow
@nimoabdillahi9902
@nimoabdillahi9902 5 жыл бұрын
We didn't somaliland 👌👌💓💞
@afiabdi6041
@afiabdi6041 4 жыл бұрын
I love this song thank you sister
@ProudAfrican
@ProudAfrican 5 жыл бұрын
Sida dhibic roob baan kuu dhowraa, sidii wiil aan dhalay baan kaaga naxaa iyo indhahayga adiga ayey kudhugtaan dhagahayguna adiga ayey kumaqlaan. Waa sharaf iyo laxan aad u dheer.
@husseinhandule
@husseinhandule 5 жыл бұрын
showgii qarniga hoyga fanka hargeysa holywood farxiya kabayre singer licence approved from today she,s joing top group somali singers thump up don,t forget handule from hargeysa like like like like like
@Berlula.manka1
@Berlula.manka1 5 жыл бұрын
Dhukuro Diamond 💎 gormee noso labaneysa wan u xiisne wlhi sifican baa baa laga tumey dadkeygu waa gob gobi dhashy
@Mgl22-p2h
@Mgl22-p2h 5 жыл бұрын
Qof kasta oo *somaliland* jecel wa la jecel yahay kii neceb na waa la neceb yahay
@mohamudabdinassir1549
@mohamudabdinassir1549 5 жыл бұрын
Somaliland meel wasaq badan waye ufff...🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 5 жыл бұрын
Ma ogtahay gafoor cawo wuxuu gubaa ninkiisee qofkii somali land neceb waa qabiiliste
@abdihamid605
@abdihamid605 5 жыл бұрын
@@mohamudabdinassir1549 nacas ayaad tahay dad lama caayo maxaad u daaawansyna show al fana farxiya duli ayaad tahay
@abdihamid605
@abdihamid605 5 жыл бұрын
@@sagalhassan7677 klkkk ha caayin waa nin waalan sagal loool
@abdihamid605
@abdihamid605 5 жыл бұрын
@@sagalhassan7677 mahamoud nasir waa nin waalan
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 5 жыл бұрын
Score Showga Qarniga iyo Queen 😍 Farhia Kabayare ❤️ 7 Kun o qof ba xaadirtay Hoolka Guuleed Hotel Cajiib Reer Hargaysa Somaliland Gob
@abdirahmaangocase3616
@abdirahmaangocase3616 5 жыл бұрын
Inta Ku qanacday showga kabayare we hargeisa like-ta iisaar
@amaalmohamed1152
@amaalmohamed1152 5 жыл бұрын
Reer hargaysa nasab kaamila from Somalia
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 5 жыл бұрын
Viva somaliland from hargiesa
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 5 жыл бұрын
Lapa qof Lee mahan igaga so horeysay ee like igu cumamada
@rahmaahmed3155
@rahmaahmed3155 5 жыл бұрын
Ku saarney
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 5 жыл бұрын
Farxiya fariid ❤️❤️😘 sodhawoow qaaliyey ❤️❤️❤️😘
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 5 жыл бұрын
Ax gabadha May masar uxidhaaan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tiriy oohoo tiriyaw.kabaneeee waahwaah.
@yasindacaro6416
@yasindacaro6416 5 жыл бұрын
Waa gobgob gabadhasi ani wan tagera alle habarakeyo iyo wadnhdsntihiin sida sharfta leh aad u soodhaweyseen inanta farxiya
@ironlady9986
@ironlady9986 5 жыл бұрын
Jamuriyada barakysan ee waysda qabta ... Salan iga gadhsiya 🙋
@makoahmed7175
@makoahmed7175 5 жыл бұрын
I wish farxiya hadi ay iska badali lahayd timaha sidan ay ujarayso waxaad mooda wiil yaro dirac gashaday hooyo farxiya sidan iskabadal timahaga adoo raali ah comantiga waxaan kasoo qoray magaalada seattle wa hoyo farxiya waan ku jeclahay good luck 👍💚💙💜💋muah
@asaldhaladofficial4148
@asaldhaladofficial4148 5 жыл бұрын
We love somaliland 💚💭❤️💚💭❤️dad loo tgnah hdy thy zooo dhowyn Waa somaliland 💚💭❤️ Hoyga fanka hargayza cdi mh farxiya kapayare the house Hargayzah hotel guuled wx lugu tlagy dad gadhayah1’00000000 wnu puuxzy gopanimo somaliland kaptiinah cdi ma gazhan krto viv zomaliland 💚💭❤️💚💭❤️💚💭❤️💚💭❤️💚💭❤️💋👏💋👏💋👏
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 5 жыл бұрын
*Waligay Hargeisa ayaan joogay waligayna matagin show uu fanaan dhigayo*
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 5 жыл бұрын
Me too walhi
@saciidfarax1871
@saciidfarax1871 5 жыл бұрын
Hooyo Dhukuro waan ku wataa
@apdirahman3809
@apdirahman3809 4 жыл бұрын
Ayaa DA wan doona 2021
@inamohamed2491
@inamohamed2491 5 жыл бұрын
Gobweye shacabka rer hagreysa lkn siyasad doonan aqon aya nakala dilay
@poqoradanolosha3732
@poqoradanolosha3732 5 жыл бұрын
Soo dowoow farxiyo ❤️dhremanei aan dhapta ku saare ❤️😍
@hoodosomaliland2945
@hoodosomaliland2945 5 жыл бұрын
welcome fariya adaa iska leh wadanka wle cidikama xigto iiinolow saxiib wadanka rux
@xakiimxudaydi9414
@xakiimxudaydi9414 5 жыл бұрын
wllhi farxiyah wad ruxday guleed hotel iyoh zhacpka reer hrgysa
@safwaanhalac3263
@safwaanhalac3263 5 жыл бұрын
Walalayalow reer somali land bal xoga ilbaxnimada jaarkina puntland kuwo ladhoho an ka dhashay wax kasiya. Qol madow banu ku jirnaa walle gabadh duriyada barakesan mahe inan naag kale iba dhdhamen😎😎
@laaleyschannel2711
@laaleyschannel2711 5 жыл бұрын
Maashaalah wll waanu kusiin inan wanaagsan
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 5 жыл бұрын
safwaan halac ahhahahahah dadkas waa dad diintooda xaqa dhowraya naaga jeego jaran waxba ku sheegi mayso
@safwaanhalac3263
@safwaanhalac3263 5 жыл бұрын
@@laaleyschannel2711 thanks
@safwaanhalac3263
@safwaanhalac3263 5 жыл бұрын
@@ahmedwadani4524 bowe shax shaxda wa lobahanyahay ilah ba ina lahe. Hablihina teda kale xasiisan abtow cad cada oo qurux badna baladu mawaxasa haysan. Kuwayaga wa allow sahal
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 4 жыл бұрын
@@safwaanhalac3263 reer puntland waa dad gob ah wlhy dhawr jeer baan garowe tagay waa magaalo aan cidna lagu mashquulin hargaysa iyo garowe same xaga dimuqraadiyada iyo xoriyada from burco
@xusenbood4608
@xusenbood4608 4 жыл бұрын
Halow fanaanada dukuro waa qof qaaliya agbilawbo cawa anaa jel sida dhibicda riobkaan owraa kkk
@mohamedaidid4485
@mohamedaidid4485 5 жыл бұрын
Hablaha iyo inamada iris samaale waa la soo dhawaynayaa waa dadkoodii iyo dalkoodii
@nimoabdillahi9902
@nimoabdillahi9902 5 жыл бұрын
Viv irir samaale
@sundusindho2557
@sundusindho2557 5 жыл бұрын
Farxiya sooo dhawoow wll hargaysa adaa leh
@niciimaaragsan2224
@niciimaaragsan2224 5 жыл бұрын
Respect farxiye kabayare❣❣❣❣❣❣❣❣💋💋💋💋💋💋
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Kabyro naag nool allh KU daayo aaamiin
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 5 жыл бұрын
War gab waye farxiyaa inta umada wali show hergesa kuma arkin
@xaliimogaarane4050
@xaliimogaarane4050 5 жыл бұрын
Farxiyo makaftameyso weydhigatey showgeeda fariyo guuleyso
@mariamina8692
@mariamina8692 5 жыл бұрын
Farxiya gob ayay timi waana la soo dhaweeyay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nabad iyo Nolol.waaa jiraaaa
@mowlidshaleabdi4969
@mowlidshaleabdi4969 5 жыл бұрын
*Kabta hajji keep going*
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 5 жыл бұрын
Farxiya deeman naag fariid reer soomaaliland soo dhaweya waa inoo inan
@hindacrisaaq9058
@hindacrisaaq9058 5 жыл бұрын
Goptu isma qariso wakaa rer somaliland kep going
@alinoorabdi7898
@alinoorabdi7898 5 жыл бұрын
Wlhi farxiyaay hadaadan towbadkeenin halis baad ku jirtaa Allow kusoo hanuuni
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Ilove this song Farhia kabayare
@kmlhssn4668
@kmlhssn4668 5 жыл бұрын
Walahi waa showgii qarniga 2020
@isbatorenaanaa8258
@isbatorenaanaa8258 5 жыл бұрын
Wan dhextagna xalay gulaid hotel live nasiip sowmalihi
@Janno190
@Janno190 5 жыл бұрын
Farxiya Samee show kale oo soo casuun khadra sinimo
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 5 жыл бұрын
farxiya kabayare yanay cadho naga ka tagin gobti layga beray from hargaysa caday
@abdihassan5893
@abdihassan5893 5 жыл бұрын
Go ahead gabar haweye
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 5 жыл бұрын
Farhiyo gabadhaha la jooga sidee dhaqankooda ugu qurux badanyihiin ayadan jeego baa uu jaran Allaha ha Soo hanuuniyo.
@diamondd2246
@diamondd2246 5 жыл бұрын
Ahmed Hargeysawi. Waxba isma dhaaman cowrada wey uwada qawan tahay
@samsamyuusuf4161
@samsamyuusuf4161 5 жыл бұрын
I love you my country som💚💚aliland farxiyana guuul
@muboodeko2655
@muboodeko2655 5 жыл бұрын
hargaysa adaa iskaleh somaliland ada ıska leh mamul xafladaha ıyo habraaca halaga barto rer hargaysa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dhakacdhakac teesha laygu shamuumay.iyaaahiyaaaah miyaaaa.sacabbadan
FARXIYA KABAYARE HEESTII RUXDAY MASRIXII HARGEISA LIVE SHOW 2020
4:50
Hawraar Music Production
Рет қаралды 667 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Dhakac Dhakac by Farhiya Kabayare 2015 Live Stage performance
5:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
FARXIYA KABAYARE VS CABDIRAXMAN ODEY NUURKII INDHAHAYGU SAWKAN 2020
7:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 448 М.
NIMCO DAGAN | XASUUSTII WAAYO WAAYO SAHRA AXMED | CAWEYSKA ASMA SABAN 2020
6:26
FARXIYA kABAYERE - DHAKAC DHAKAC LIVE 2015
5:36
Tusmo Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,6 МЛН
FARXIYA KABAYARE MAQAL DURBAANKA HARGEISA LIVE SHOW 2020
3:52
Hawraar Music Production
Рет қаралды 498 М.